Пікірлер
@LibanMax-o8y
@LibanMax-o8y Күн бұрын
GEEDIi SHAAMOW: ANKU SAXO BAYJKA 2AAD EE MARXUMKA (ALLE K NXSO) WAXAAD TIRI DHAMAC IYO DAB OLALIYO DHUXULA HA II (Horseedun) HAYGA DHIGIN DHURWAAGI.: SIDAN AYAA SAX AH: DHAMAC IYO DAB OLALIYO DHU XULA HA II (LIQSININEE) HAYGA DHIGIN DHURWAAGI. EREY GAAS XITAA WUU GELI KARA LAKIIN WAXA KAGA HABOON LIQSININE NIN LAYIRI DHUXUL LIQ.AFSOOMAALIGU WUXU LEEYAHAY ERAYO ISKU DHIIHID KALA QORIS SIDA INNAN IYO INNAN. WAAD MAHADSANTAY GEEDI SHAMBO.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 12 күн бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed )vstv.
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Ай бұрын
/23/6/2024❤
@Biotechsom
@Biotechsom Ай бұрын
Erayadii Mustaf Sheekh Cilmi, codka Khadra Daahir AUN iyo Cumar rooraye , hees waa dhaaftay
@CabdiNaasir-xe4sm
@CabdiNaasir-xe4sm Ай бұрын
Anoo dhimashaa rabin aan kula dhameey nee dhanbaal odoyga gaarsii
@maxamedcismaanraage4940
@maxamedcismaanraage4940 Ай бұрын
Good
@maxamedcismaanraage4940
@maxamedcismaanraage4940 Ай бұрын
Wow
@user-mp7ej9ll5q
@user-mp7ej9ll5q Ай бұрын
​😅
@maxamedcismaanraage4940
@maxamedcismaanraage4940 Ай бұрын
Yes.
@Cabdimuumin-ec7nk
@Cabdimuumin-ec7nk Ай бұрын
Cc c.cccccc cc.c ccc.c
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ hesaha jeclahay ka mid tahay
@ApdixakiinBashiir
@ApdixakiinBashiir 2 ай бұрын
Sida dhamasta gedaha dhirta uga sarayso Adiguna dhamaantod Qayrka u dhaftee yaa salam❤❤🎉
@muuseadan2294
@muuseadan2294 2 ай бұрын
Iga wallee fan waa fankii hore iyo baaah,bah Eesh calaa hees Bal eega xigmada iyo aqoonta ka buuxda Heesta iyo weliba laxanka aad ka u heerka sareeya
@CabdijabaarCige
@CabdijabaarCige 2 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaystay 2001 xasuus
@abdirisaaqcusmaan7238
@abdirisaaqcusmaan7238 3 ай бұрын
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 3 ай бұрын
April 23, 2024🎧❤
@Cabdulahi09
@Cabdulahi09 3 ай бұрын
Monday / April/ 22/2024 Addis Ababa baaan heestaaan ku dhageysanayaaa fadhigunu waaa saxan yhy.. intiii iga danbeysooow nabad kuuu jooooga..
@jimcaale__juni0r
@jimcaale__juni0r 3 ай бұрын
Waa Aniga Iyo Abdi Jaamac Wacays Waaberi Waxaan Ku Suganahay Magaalo Xuduudeeda Lawyacado Zaacaduna 17:15 Jawigu Waa Daganyhy Waanan Fadhinaa Zaacadani AlhamdulillaH Weyaan😊❤
@abdullahiabbey6175
@abdullahiabbey6175 3 ай бұрын
Who is listening 🎧 2024😢
@sihaamabdilahi4041
@sihaamabdilahi4041 3 ай бұрын
Mxa so dontay 😢
@nasiib157
@nasiib157 5 ай бұрын
Qoraalka naga sax walaal
@cabdaleC
@cabdaleC 6 ай бұрын
Fan fan dhalay khadra ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hg9ci5mb3i
@user-hg9ci5mb3i 6 ай бұрын
Heestan waxan daawanayaa 30/12/2023/sacaddu waa 2:03 habeenimo inzha allaH Mar kale ayaan eegayaa
@muniiraar3407
@muniiraar3407 6 ай бұрын
Siday dhamastu geedaha dhiraa uga saraysaa ❤ Adiguna dhamaantood qayrkaa udhaafe❤ Dhankaad iga jitaaban sii dhuganayaayo igu dhere sanate ❤ Dhudhmadan kugoogiyo dherekiyo laxaadkaba adigaa dhantaale ❤ Sidad igu dheertahay daa lama ilaabe ❤ Hadad dhimashaday rabin aan wada dhamaynee dhugo iyana waanadaa ❤ Dhi
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 7 ай бұрын
heestii ugu horeysay ee aan youtube soo galiyo heestaan kadib sheeko na dhex martay qolo reer waqooyi ah iyo kuwo aan qaraabo nahay oo isku dhan ahaa kuno dooday inay ayagu murtida gaar u leeyihiin iyo qolo reer koonfur ah
@safagaydh9370
@safagaydh9370 7 ай бұрын
Old.is gold
@user-gd7bv6ot7v
@user-gd7bv6ot7v 8 ай бұрын
Axmad cali cigaal boqorka codka. iyò khadra daahir cige. 2008 ayaan. Dhagaysan jiray
@deerowxaaji-ts8hk
@deerowxaaji-ts8hk 8 ай бұрын
😅..😅😊😊😅😢
@issaismael8795
@issaismael8795 9 ай бұрын
Wa hees ad uga hello
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 9 ай бұрын
Dhool kala hillaac badan dhawaaqyaduna kala wacan Nimaan dheef wadaag nahay inaan dhaco ma doone Anoon kaa dhaqaaqayn kula dhuuman maayo nabsi lama dhitaystee Dhamac iyo dab olalayiyo dhuxulo hay liqsiinoo hayga dhigin dhurwaagii Ninkii dhayda siin jiray dheehadiisi dooxe Anoon dhimashada rabin aan kula dhameeye dhanbaal odeyga gaarsii
@garaadmaxamuudgood5046
@garaadmaxamuudgood5046 9 ай бұрын
Caawa iyo Muqdisho Aniga iyo ASXAAB KALE BASHIIR IYO MADOOME TR 14.10.2023 XAAFAD H.WADAAG
@khadarmedia3522
@khadarmedia3522 9 ай бұрын
2023 October ❤❤
@AbdiHaji-nc1hv
@AbdiHaji-nc1hv 10 ай бұрын
Waxn rabaa heestii lahashada kalgacalka ee ayqaado deeqa gaydh
@wacanmidia24-bc8nk
@wacanmidia24-bc8nk 11 ай бұрын
sidaad iigu dheertahay dhaaxa lama ilaawo macnah dhakhso lama ilaawo
@DaahirGowyn112-hm9ek
@DaahirGowyn112-hm9ek 11 ай бұрын
Mustafe shiikh cilmi
@jamageelle5678
@jamageelle5678 11 ай бұрын
Add jaamac
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449 11 ай бұрын
Wah wah janta iga gadal me sidad igu dhertahy dhax lama ilawee hadad dhimashadey Rabin an wada dhameynee dhug uyaalo waanadee
@user-ks4es9pf1u
@user-ks4es9pf1u Жыл бұрын
Laan garoosak gadoo
@raaxoyusuf561
@raaxoyusuf561 Жыл бұрын
11/7/2023 rajo kunool 😊❤ 10:05
@sakareyeducale9805
@sakareyeducale9805 Жыл бұрын
Masha allh Sida Dhamaystu Geetuhu 01_07_2023 Like Dhac Ku Siiya Somalay
@abdimajidabdullahiomar8548
@abdimajidabdullahiomar8548 Жыл бұрын
Meesha aad dhedig ka dhigtay (geesi) kadhig
@muftimufti1619
@muftimufti1619 Жыл бұрын
Hawen arbaca so galeyso beri na tahay ciida arbaco 28/6/2023 nairobi kenya 🖇️
@user-ce4hx6dd1i
@user-ce4hx6dd1i Жыл бұрын
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Labadoodaba waxaan illaahay uga baryeynaa inuu raxmo IYO janasiiyo
@ibraahimyaasiin-pi6ls
@ibraahimyaasiin-pi6ls Жыл бұрын
Waaw
@selmaandhubadb8368
@selmaandhubadb8368 Жыл бұрын
Dhirtu kala udgoon badan ubax kala dhadhaal badan Dhulka meesha Godan baa biyuhu u dhaqaaqaan , biyo Buur koraya miyaad aragtay? Biya meel godan bay isugu tagaan! Sababtu maxay tahay? Adiguba markaad gurigaaga ka baxaysid Darbiga Ma jiirtide albaab ka intaad furto ayaad ka baxdaa!! Ilaahii ku siiyey maskaxda ayaa biyahana maamulaya oo wada!! 😢😢😢😢
@shigshigowhassan7242
@shigshigowhassan7242 Жыл бұрын
qarami number one
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Sida dhamastu geedaha Dhirta uga saraysaan Adiguna dhammaantood Qayrkaa ku dhaaftay Dhankaad iga jirtaabaan Sii dhuganayaayoo Igu dherersanaadee
@warsanmedia3100
@warsanmedia3100 Жыл бұрын
Anoon dhimashaa rabin aan kula dhameeyee dhambaal odayga gaarsii 💍❤️ 3 Feb 2023
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
What a romantic song beledweyne bn kuxasuustaa iyo gayigii hiiraan aloow kuunaxariiso maama qadra daahir cige old is golden 🇸🇴🦁❤ 1 February galab aarbaco ah dabayaaqada sanadka 2023 ✅ like ✌
@safiyamaax4998
@safiyamaax4998 Жыл бұрын
Heesta qoraalka waad qaladay wllo anagun waan uga xunahy waayo Dadkii way qalad fahmi donaan Mushkiladana adaa markaa sameeyey Heesta xafid intaanad halkan soo galin si erayada aad isku wafajiso thnks
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Wllo majority ahn waa sax sidee wx u wadaa
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 Жыл бұрын
sida dhamastu geedaha dhirta uga sareysaa adiguna dhamaantood qeyrkaa u dhaaftee dhankaa iga jirtaa baa sii dhuganayaa oo igu dherersanaantee dhudhumaha ku joogiyo dhererkiyo laxaadkaba adigaa dhantaalee sidaa iigu dheertahey dhaax lama ilaawee hadaa dhimashadey rabin aan wada dhamaynee dhug u yeelo waayada dhirtu kala udgoon badan ubaax kala dhalaal badan dhulka meesha godan baa biyuhu u dhaqaaqeen dhabta iyo ciyaartuna labo leysku dherer isu dhiganta maahee ula dhebi la moodyee dhexdu madag sideeday qurux loo dhameeyey dhugmadiyo aqoontana rabaa kuu dhameeyee dhambaal odeyga gaarsii dhool karan hilaaciyo dhado lama maseeyee ged lagugu dherershana dhab laguma qabanoo weli hooyo mey dhalan jaceylkeenu waa dhab waxaa iiga dhiman sharaf nasiib iigu kaa dhaca dhool kala hilaac badan dhawaaqyaduna kala wacan nimaan dheef wadaagnaa inaan dhaco ma doonee anoo kaa dhaaqaaaqeyn kula dhuuman maayee nabsi lama dhitaystee dhamac iyi dab olaliyo dhuxulu hey dhex geynoo heyga dhigin dhurwaagii ninkii dhayda siin jirey dheehdiisa dooxee
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Thank you bro