Sallah Qasim Najji @Galgaduud MP
6:39
Waayo Waayo Galgaduud MP lyrics
8:15
Пікірлер
@HassanGBR-m2z
@HassanGBR-m2z 6 сағат бұрын
0:52
@Ahmey1449
@Ahmey1449 9 күн бұрын
❤❤❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Naftaydaa kuu jirraban Waxay haysa jamashadaa Adaan kuu jeelanahay Jacayl bad igu aburtay💔 Majiifsado cawadii Dharaartii ma joogi karo Dhinacaad iga jirtaa Qalbigu ii jiidayaa🤦‍♂️ Hayeeshee dan-bay horjogtoo Jir baa igu helay bannaan Jar baan ka lushaa khatara Talaa iga jaah wareersan Jid aan u baxaanan hayn Jahadii baa iga hallawday Hadaan kuu jeedin laa'yon Jabka kuu sheegi laa... Awood baan jirin xaggaygoo Afkiibaa juuqda gabay🤐🤐 2010 kii ayaa iigu horaysay heestan habeen aroos laga daaray waliba radiyihii artoshka la odhan jiray ee waynaa, Tuulo la odhan jiray "bakhtiiley" oo dhacda deegaanka Jaratti 14 sano ka hor Hadana meeshi baa si toos ah iigu muuqata cajiib!!! Subaxnimo jimce ah 14-6-2024 in Mogadishu ✍
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 ай бұрын
Alla soomaalidii maxay dhalan rogantay😢 laxawla
@BuuxCiise
@BuuxCiise 6 ай бұрын
Hadduu caawa kaar jabay ✅ Hadduu cawa kala jabay❌
@MrXalane
@MrXalane Жыл бұрын
Asc
@TechTalks-HQ-21
@TechTalks-HQ-21 Жыл бұрын
One of the big remaining of his first love ❤️
@MaxamuudWarsame-xq6km
@MaxamuudWarsame-xq6km Жыл бұрын
Nasteex Dhunkal Heeso somalia
@Gollaha-Social
@Gollaha-Social Жыл бұрын
@mastardacaadismaacil
@mastardacaadismaacil Жыл бұрын
Abti hees aan abwaankii sameyay sheegin lama xiiseeyo, abwaanka heesta lahaa sheega ama qora marka heesaha diyaarinaysaan, nabadeey
@axmedgajacow7060
@axmedgajacow7060 Жыл бұрын
Walaal ereyada heesta si khaladaad badan ba ka buuxa ee edit garey
@maxamadmukhtarmakhtal6986
@maxamadmukhtarmakhtal6986 Жыл бұрын
Doowlod
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 Жыл бұрын
Xassan baashi mirihii bare maxamed fiidow laxankii xassan aaden
@yaxyedaad2470
@yaxyedaad2470 Жыл бұрын
Cajiib⚘