Xasan Aadan Samatar ( Weeraroow )
9:54
Axmed Biif ( waa Nacab Jaceeyl )
6:25
Kisi Xaaji ( Iga Maqan )
5:04
4 ай бұрын
NIMCA YAASIIN ( Isku Daalnay )
5:45
Пікірлер
@NastehaMudei
@NastehaMudei 17 күн бұрын
2024🖐🏻
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 27 күн бұрын
Waaw xabiiba xasan tooxoow fanaanad cod wanaagsan leh oo hoballadii waaberi hooyadii fanka ka mid aheeyd ❤❤
@KowsarCeydaruus
@KowsarCeydaruus Ай бұрын
❤❤❤
@XamariHamarihamari
@XamariHamarihamari Ай бұрын
G^ggggg
@Naima_Omar_Ahmed
@Naima_Omar_Ahmed 2 ай бұрын
Quruxdado Nacimoy nacimoy way iqara galisaye😂😻♥️
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 2 ай бұрын
Xasan aadan caadi ma ahan legend hobolladii waaberi hooyadii fanka soomaaliyeed hornuudkoodi buu ahaa legend xasan aadan ❤❤
@cbdala-
@cbdala- 3 ай бұрын
😮😮😮😮anu
@farhanhassan72
@farhanhassan72 3 ай бұрын
Aash caala hees
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh ❤❤
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh 0:34
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh 0:34
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh
@AyuubCabdi-t1m
@AyuubCabdi-t1m 4 ай бұрын
Gabaryahy qudhadiyoh
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 4 ай бұрын
Inaba caadi ma ahan waa wuu ihu nastoo nabareeygu yaal ku noqnoqonayaa intuu igu negyoo sidii naas wax dhalay ii niuujiyaa waaw eesh calaa heeskaan heer sare ❤❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 5 ай бұрын
Laba legend waa fanaaniintii ugu caansanaa hobollada waaneri hooyadii fanka soomaalyeey waana labada fanaan ee ugu heesaha badnaa runtii Au naxiiriistee sahra axmed jaamac & xassn aadan samatar sheeg sheeg & ka hadal inaba uma baahno waayo waxeey ahaayeen laba fanaan oo mar hore tagay geyiga soomaaliyeed oo dhan & caallamkana aad looga yaqaano anigana waa fanaaniinta aan heesahooda & waliba hab masriyadooda labada aan aadka uga hellay runtii ❤❤❤ heegan chanel aad baan idinkugu mahad celinayaa idinkana soo gudbintiina / Mahadsanidiin . ❤❤❤❤
@mahamedsiciid-b6p
@mahamedsiciid-b6p 5 ай бұрын
4/6/2024 habeen wacan aniga iyo iidil waa magaaladiii dirirdhab
@Sucad-z2c
@Sucad-z2c 5 ай бұрын
Xasuus berbera Santana anoyar😢
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 5 ай бұрын
Waa fanaaniintii weeynaa ee hobaladii waaberi hooyadii fanka soomaaliyeed eesh calaa aad baan uga helay aniga ❤❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 6 ай бұрын
Dookh laba wajiiliyo dibin daabyo waa u halis , eesh calaa hees xasan aadan samatar legend la qaban waayey in uu yahay beey cadeeyneeysaa / thank's heegan chanel hooyga heesaha ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 6 ай бұрын
Dantaada ku luudisaa waa run hadii lugi kaa Gordon damtaada baad ku luudisaa axsan erayo macaan / thank's heegan chanel ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 6 ай бұрын
Baastoow inaba caadi ma ahan fanaan weeyn legend baastoow ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 6 ай бұрын
Waaw eesh calaa hees wa eesh calaa cod ustaad siidii cali wiinkeey caadi ma ahan ❤❤
@phodCadde
@phodCadde 6 ай бұрын
Quruxdadu gacaloy
@MukhdaarSaleebaan
@MukhdaarSaleebaan 6 ай бұрын
Hees tii filim kii nuura ku soo gali jiray
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 6 ай бұрын
2024 😂😂
@WllTobanle12
@WllTobanle12 2 ай бұрын
Wa shiqe wacdiyadisa dheso😮
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 7 ай бұрын
Waaw labqdeena googaa maad garan xisaabtaa mise geedkii Mira dhala idinku weeyska gurataan ? ❤❤ waxbaa ka dhacay xasan aadan samatar & Au Aamina C/ llaahi Xirsi fanaaniin waaweeyn baa meesha isku hellay ❤❤❤ / Thank's
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 7 ай бұрын
Xasan aadan samatar xasan baashi waa fanaan bullshada soomaaliyeed meel walbooy joogaanba fankiisa iyo heesaha uu qaaday & waliba riwaayadihii uu wax ka soo jillay ee uu heesaha ka qaadayba ay aad uga helleen gaar ahaan aniga xasan baashi aad iyo , aad baan heesahiisa iyo fankiisaba u jecelahay una taageeraa chanelkan heegana heesaha uu noo soo gudbiyo iyagana si heer sare ah Baan uga helaa uguna xiranahay ❤❤
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k 8 ай бұрын
Amed cali cigala xxx wabari hoyadii fanka❤❤❤
@sadikmohameddoumal9440
@sadikmohameddoumal9440 8 ай бұрын
One of the greatest singer ever in Somalia Ahmed Ali igal Allah cimriga haku barakeeyo
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 8 ай бұрын
Allahayoow dhib badanaa qof ka tagay dhulkiisee wallaahi waa run taasi ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 9 ай бұрын
Waaw aad baan uga hellay heeskaan ❤
@maxamedjilibey5951
@maxamedjilibey5951 7 ай бұрын
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 9 ай бұрын
Waaw waa heesaha aan laga xiisa dhicin abid eesh callaa hees dheh runtii ❤❤❤ waan ka helay heeskaan iyo chanelkaanba
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 10 ай бұрын
Shankaroon axmed iyo xasan aadan samatar heeskan yaa u sheega waa hees ka mid ah riwaayadii waraf & shinbiro war isuma hayaan
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 10 ай бұрын
Waaw eesh calaa hees iyo magaallada aad & aadka u quruxda badan ee hargeeysa
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 10 ай бұрын
Waaw waan ka helay heeskaan axsan dj waan ku wataa aniga
@AaminaMaxamed-lt2iq
@AaminaMaxamed-lt2iq 11 ай бұрын
❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 11 ай бұрын
Waaw eesh calaa hees iyo fanaaniin waaweeyn
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 11 ай бұрын
Waaw eesh calaa hees iyo fanaaniin waaweeyn
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Waa hees runtii dareenka dhabta ah ee qof caashaqa lagu hagraday ka hadleysa haa ismaqalka labada qof ee wax ka dhaxeeyaan jaceylkana wada wadaagay waa u muhiim jiritaanka qooyskooda ninka iyo naagtaba iney is maqlaan buu gurigooda ku sii jira karaa ❤❤ mama nimca yaasiin mahadsanid
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Eesh callaa hees , waxaanaa hees la yidhaahdaa / mahadsanid wallaal heegan chanel waan ku wataa aniga runtii ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Heeso waa heesaha xasan aadan samatar legend ka weeyn uu qaado ❤❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Au Eesh calaa fanaan Axmed Cawad ( axmed rabsho
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Waaw waa hees shidan oo daadis ah ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Waaw fanaan sidaan ha kaa ahaado ama ha kaa saqiiro xasan aadan samatar big legend aniga waan wataa samatar fanaanka soomaaliyeed ❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Xalay daruustii leey dhigay intaan daawan laa buu fkerki igu soo dagay ila koraydaruuraha ( eesh - qiyaasak waah waah waxaanaa hees & codba la yidhaahdaa boqoradii codka au magool Inaba caadi ma ahan ( heegan youtube chanell hubantina waa hooyga heesaha macaan ana waan ku soo xidhmay iminka / mahad - sanidiin heegan youtube chanell .❤❤❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Жыл бұрын
Waaw eesh calaa hees waxaanaa suugaan lagaa yiraahdaa maryan mursal fanaanad qaran oo aan la loodin kareeyn / thank's heegan youtube chanel waan ku taageersanahay waana ku wadanaa ❤❤❤❤
@MuseHasanQoryare
@MuseHasanQoryare Жыл бұрын
Waaw eesh callaa waxaaban la dhacay sida qoraalka & codka heeska ay iskula socdaan / thank's qofka soo qorayoow ❤❤❤
@fadumomuse6016
@fadumomuse6016 Жыл бұрын
@MuseHasanQoryare
@MuseHasanQoryare Жыл бұрын
@MuseHasanQoryare
@MuseHasanQoryare Жыл бұрын
@MariyaSiciid-j6f
@MariyaSiciid-j6f Жыл бұрын
Hees xasuuus mudan😢wxan dawadayv2023😢
@abdifatahismaciil2927
@abdifatahismaciil2927 Жыл бұрын
Zokle 🏡
@moktarkabadhe5554
@moktarkabadhe5554 Жыл бұрын
Still listening to this song 2023😢😮
@Hamdi405
@Hamdi405 4 ай бұрын
@@moktarkabadhe5554 2024😂❤