Ciid Mubarak hassan omar baffo
0:39
4 жыл бұрын
Пікірлер
@AbdirashidDhux
@AbdirashidDhux 21 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@somethinginyoureyes1794
@somethinginyoureyes1794 Ай бұрын
Been a shegata salaada gabayare. Wa la shiraqolaya. Wada ka baqaysaya adigaa inqambaa. Ku timida waxada uu adegsatay ssharanashura cabbala fadila caabdla ffadila waxa dilaya abgalaa niina habargiira gurigisa ka saraya waana lo araaya nacale sharFa xumada ku dhimataya salaadda waa shahiida addigana musuqalada ku dhimaataya24 saca najaariya uu baxa. La yiri qaracana ayuu uu dhiNTAYA
@AxmedawilOsman
@AxmedawilOsman 3 ай бұрын
Neefoow taariikhda iska sax salaad gabayre kornayl buu ahaa ee ma,ahayn general
@zamirck4765
@zamirck4765 Ай бұрын
Haa korneyl buu ahaa isaga io abdiqaadir dheel dheelba Genaral waxaa ahaa caynaanshe
@AbdirizakMaslah
@AbdirizakMaslah 15 күн бұрын
Subxnalah tarikhda adaaba ubahan inaa barato salad general dhexe buu ahaa Labada kale wuuka sareyay
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 5 ай бұрын
SALAAD ALLAH HA NAXARIISTO
@asmaomer5311
@asmaomer5311 6 ай бұрын
😢D 4ever in my heart😢❣
@MohamedAhmed-ge8yq
@MohamedAhmed-ge8yq 6 ай бұрын
Allah ha u wada naxariisto dhamaantood. Salad hadii uu ku dilay waxbuu sameeyey dheel iyo caynaanshe dulbi baa ka galay. Caynaanshe wax danbi ah ma gelin waxa uu ahaa nin wadani, diin iyo shaqsi wanaagsan. Allah ayaad horjoogtaa masnta waana dulmisay labadaas nin. Anigu dheer iyo caynaanshe isku qabiil ma nihin lakiin waan jeclaaday markii aan aqriyey taariikdooda. Hadii uu Allah Soomaliya wanaag iyo walaaltinimo ladoonaayey Caynaanshe ayuu madax oga dhigi lahaa. Lakiin dhibka iyo xumaanta aan ku jirney ayuu adigoo Bare ah kuu doortay
@nuuxmiami
@nuuxmiami 8 ай бұрын
Fudeed.kiisii baa dilay sir la'aantiisii
@mohass2721
@mohass2721 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
mahooyadaa baa siisay qofkaan bidaarta weyn ee aad meesha soo dhigtay tuugooy heestan hal eray kama uu saxin eraya adoonkan qataarka ah sbabtuna waa nin cabqari ah oo sameeyay aun phalasof c qaadir x yam yam heestan cid yeelata uma baahi qabto 3 lagans baa isagu tagey mooryaaney aun c kariin jiir yam yam c yuusuf hanuniye cimri dheer alow sii oo caafimaad leh
@BilalAbdullahi-y2l
@BilalAbdullahi-y2l Жыл бұрын
Mi favorite song best ever: ::::: durdur iyo rareedi❤
@yusufadanyusufadan7341
@yusufadanyusufadan7341 Жыл бұрын
Guull wadoow siyaad naxristi jano alha ku siiyo🤲🩸🇱🇺
@mohamedabdikadiraden9216
@mohamedabdikadiraden9216 Жыл бұрын
MUDANE MADAXWEYNE ILAAH HAKU DHOWRO
@alifahadofficial9759
@alifahadofficial9759 Жыл бұрын
Xafsa ismacil cumar
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
"Waan la taliyay, oo dadka dhibta ka dhaaf baan ku idhi" hooyadaa beenta ka was, Ehlu naar ehlu naar dhalay! Taariikhda ayaa na bartay midkiinna qaldanaa, afartan aanno kadib na Soomaaliga caqliga lrh ayaa, in aadan dan Soomaali wadin e uu isagu kaa qummanaa.
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ALLAJA KU CAFIYO CAFIMAD TAMAAM AH ALLAHA KUSIIYO
@yeyofficial1956
@yeyofficial1956 2 жыл бұрын
Durduriyo xareedeey 18 may 2022 malin arbaca ah 14:18 pm. xasuus gaara.
@IqbaalMahamed-ge4bi
@IqbaalMahamed-ge4bi 4 ай бұрын
18may 2024 sabti
@abdinaserabdilahi9588
@abdinaserabdilahi9588 2 жыл бұрын
Siyaad Barre ahun ayaa isaga doorway?
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 жыл бұрын
Allash yss arxamu
@mohameddiriye7315
@mohameddiriye7315 2 жыл бұрын
Allaahu S c w
@КостянДашкин
@КостянДашкин 2 жыл бұрын
「ビデオサウンドは、私の想像を超えて、かなり良いです」、
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
Illahow caafi
@siciidsaafi3336
@siciidsaafi3336 3 жыл бұрын
Waxan waano lga dhaha beezaani
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud 3 жыл бұрын
Lama kala xishoodo miyaa heestan yam yam baa iska leh cabdalle yuusuf hanuuniye baa qaaday laxanku waa jiir dhaca joojiya
@abdiabdui3834
@abdiabdui3834 3 жыл бұрын
Dhiigyo cab farmajo down insha Allah
@chefzak755
@chefzak755 3 жыл бұрын
Waa program aad u fiican. Aad ayaad u Mahad san tahay wll!
@Mohamed_qadri
@Mohamed_qadri 3 жыл бұрын
Beautyful program 👑
@ciisemohaofficiall8979
@ciisemohaofficiall8979 3 жыл бұрын
Go forward brother
@abdinuur4473
@abdinuur4473 3 жыл бұрын
Maba fahmin adeegan la sheegayo waxaan isku dayey inaan raadsho lakiin wan wayey fadlan iga cawi hadii ad horay u isticmashay web browse wanku radshay ma arag app store ama play store wanka radshay
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 3 жыл бұрын
naf buu dilay waa loo sacbinaaa aniga maa ilaawi doono abtigey
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 3 жыл бұрын
ilaaheey ga unaxariisto sxb hadda waa inaa tashanaa farmaajo mareexaan waa inaa wasnaa
@cadnaangaming8175
@cadnaangaming8175 3 жыл бұрын
Keep going
@abdallagio3569
@abdallagio3569 3 жыл бұрын
Ilaahow ku naxariiso eng yariisow shakhsi qalbi fiican buu ahaa 😥😥❤😥😭
@mashakiyesugar3752
@mashakiyesugar3752 3 жыл бұрын
Qeybta dambe wad kahaleyse sxb
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Jaale Siad Barre Rest in Peace
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
Nin hiil wayay
@luqmanbaadi5637
@luqmanbaadi5637 3 жыл бұрын
no comments
@sowdomoha3382
@sowdomoha3382 3 жыл бұрын
Gen salad ga byare kadiye Alow ku naxariiiso whi manta hadow nola lahaay somali san ma noqoteen
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Kkkkk maxaa wixii Allah qoray muu badali lahaa Allah ba qoray in sidaan aan noqonee nio dambiga iska dhaaf
@farahjama6081
@farahjama6081 3 жыл бұрын
Wlhi soomaali siyaad barre yaqaan.
@guledjamac2385
@guledjamac2385 4 жыл бұрын
Codkakana firo gar ah!!!
@AA-ko1ud
@AA-ko1ud 4 жыл бұрын
😂👌🏾
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 4 жыл бұрын
Hargeisa iyo xamar Dhista turkey maxaa inga Galay
@iq4waaatpepee478
@iq4waaatpepee478 4 жыл бұрын
Xasuustii ma dhintay🤣🤪 Shalay train ka isku aragnee🖐🏿
@akidmohamedsdfdfxcui1pgfdy215
@akidmohamedsdfdfxcui1pgfdy215 4 жыл бұрын
Papa zio
@hibaxasan5953
@hibaxasan5953 4 жыл бұрын
Ale wayooway ma anoohaysto jaaliyaddan iyo somali badan ayaan kujabay konya ala xumeyda taankusodagay markay igalisay khoorta midaanan naxay onaxaresaneyn o lefayo waxaalatimid waxnakuqabaneyn ala meyey ilowday alehee abuurtay markan kudhahayay majiran somali ala ciilbadana 🤣 mawaxeykadorata Somalinimadi sanonad alxamdulilaah hadaanheley dadkeyge🌹
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 жыл бұрын
sawirka abe siyaad maxad u xumeysay habar deg dega ha kugu dhace shaqo kale yelo af kaga ka jedi si yad hebel gabaylee sax ayey ehed in la dilo rufyanki cadowga ayu aha iyo wadanku mingisteku warejin rabey sarakil cida salad gabayle u dhashen oo lagu kalsona aya so shegay inu arin xun damac sana siyaadna wawaniyey arinkan ka har aya la yiri waku gacan sayray sharciga udag sana doladana ficilada halisata gelinaya dalka iyo dadkaba tiirka aya laha wa ku saxana ee saladgabayle kuwa ka qimo badan ayaboski baneyay ee saladgabayle kuwalo hor u socod didka tirka qaney ma ogiido
@abdinaasirsaciid3977
@abdinaasirsaciid3977 4 жыл бұрын
Walaal marka hore dambiga iska daa maxaa yeelay hadalkaaga waxa kujiro inuu mingiste wadanka gacanta u gelin rabay salaad lkn mingiste 1972 wadanka ethiopia maba heysan1975 ayuu qabsaday marka iska hubi wuxusan qofka eheen lagama sheego inqilaabka wuu jiray
@mohamedfarah765
@mohamedfarah765 4 жыл бұрын
Nin xanuunsan aa tahay
@abdirisaqali7002
@abdirisaqali7002 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto Maxamed Siyad Bare.Dabadii waxba ma heyno.
@mocharles5641
@mocharles5641 4 жыл бұрын
Libaaxiii africa ee musqusha ku dhex dhintay
@abdullahisheegow5111
@abdullahisheegow5111 4 жыл бұрын
Major general salaad gabayre kediye aloow kuu naxariiso. Geesi gacal waayay ayuu ahaa
@jeffersonmarshall3926
@jeffersonmarshall3926 3 жыл бұрын
@Iker Crew Yea, have been using Flixzone for years myself :D
@shiremussa7450
@shiremussa7450 4 жыл бұрын
Cabdullahi fadal waxu ka mid aha ragi shirqolay salad gobeyre lkn caydid ba xamar ku dilay oo u aray salad marki afweyne xamar laga saray nafey nin ku dona ku waa afweyne xeryaha kenya ayu qaxoti ku noqday
@ismailjama8293
@ismailjama8293 4 жыл бұрын
shire lol taaariiq been ah baa laguu sheegay salaad waxaa ku marqaati furay abgaal bal dhagayso muna salaad gabyre waxay ay ka sheegtay xuseen kulmiye & rag kale ku jiray shirqoolka fadil looma dilin salad lakin waxaa loo dilay daarood boqolalkii daarood ee lagu xasuuqay xamar mawaxay kujireen shirqoolkii salaad? wabilaahu towfiiq
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Fadil darood ma aha waa beesha carab saalax
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 carab salax ma cadcadkaa wll inbadan dedayayey heybtiisa ninkaa loo diley shirqoolkii salaad gabayre
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
@@abdilahiyouseph2642 Carab saalax waxa weeye beel puntland dadka daaroodkana la dhalatay waxaa la dhahaa saalax maxamuud ismaaciil jabarti halka daaroodka la dhaho daarood ismaaciil jabarti waa saas cadcad maaha cadcadku millitary maba ahayn dowladna waligood ma galin.
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 si fcn baad iga war bixisay wll mahadsanid.... carab saalax beeshaas dad siyaasada kujira oo caanka ah somalia iyo kuwa kale derejo sare ka gaadhay ciidamada miyaney jirin marka laga reebo cabdalla faadil
@fatumaali1924
@fatumaali1924 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso geesi geesi dhalay
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 жыл бұрын
Aabe mohamed siyad bare rest in peace Lion of Africa we still miss you wlhi 💙 🕋 God bless you