Naruuro by Axmed Dhagax.Release: 2011
5:49
Dhaqdhaqaaqa Laafyaha by Nuur Eebo.
5:52
XAAWO SHARAF by Ahmed Biif.
6:54
14 жыл бұрын
Пікірлер
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 16 күн бұрын
Mucjisada fanka cod halalaasi ah iyo dagnaan buu isku darsadey Allah haku naxariisto #Nuur Eebo
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 Ай бұрын
heesta waxa asalkeda iska leh AHU CABDI AW CUMAR ILAA EREYADA ISAGAA LEH
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Ай бұрын
Fanaan Fanaan kategay. Sir mahamuud cumar uare,wllo Sweden. Ciyaal kiihore Hargeisa 👍
@user-if6jb9hz6p
@user-if6jb9hz6p Ай бұрын
labihowle marsin qoraxey
@abdallahamud4087
@abdallahamud4087 Ай бұрын
July 2024 Anyone there?
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 Ай бұрын
ALLE ha u naxariisto dhamaantood Abwaankii heestan sameeyay YamYam iyo Laxamayste Abdikariin faarax qaareey Fanaankii qaaday Cunar Nuur Cabdulle iyo Nuur Eebo oo dib ka qaaday
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj 2 ай бұрын
Mhnaq waa
@mideeyeofficial
@mideeyeofficial 2 ай бұрын
2015 waxaan xusuustaa heestaan kaligeed aya telefonka igu jirtay kama xiiso long time alle ha u naxariisto fanaankena🙏
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj 2 ай бұрын
Mahad alle o😅
@caqlicade534
@caqlicade534 3 ай бұрын
Qof Jaceylumow liitaan Ehee Leedhaa Isidatoo ❤🎉
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 3 ай бұрын
❤😂🎉
@Uvbnn
@Uvbnn 4 ай бұрын
1994😢😢
@MonaHAhmed-zm5wl
@MonaHAhmed-zm5wl 4 ай бұрын
2024❤❤
@AxmedMumincabdi
@AxmedMumincabdi 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@amiinkhadar432
@amiinkhadar432 4 ай бұрын
Hestan waxa jecel zxkp cabdi qadir nuur nolow zxp❤
@BAASHEYusuf
@BAASHEYusuf 4 ай бұрын
Hh
@usan6927
@usan6927 5 ай бұрын
He died on july 1999 in Toronto Canada😥😥
@usan6927
@usan6927 5 ай бұрын
This album was released in 1994 and this artist died on july 1999 in Toronto Canada
@FaaisoAxmed-lf6kt
@FaaisoAxmed-lf6kt 5 ай бұрын
Wa bil ramdaan alfanaan nuur ebow allow u naxariiso cod mcaan ayuu lahaay
@nafsaaa
@nafsaaa 6 ай бұрын
😍😍😍
@user-vt2hy2gv3v
@user-vt2hy2gv3v 6 ай бұрын
😂
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 6 ай бұрын
Markuu soo baxay nuur eebe waxaa labyaabay Maxamud singub wuxuu lama calfandoono fanka nuur eebe sidii bey noqotay
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 6 ай бұрын
Wow😮
@user-mf2my5fo6y
@user-mf2my5fo6y 6 ай бұрын
15/2/2024 hammigu war war Kama bi iyoo calaacal wax kuma kenee aduun howli Kama dhamtee
@Alamuddin-pj3yq
@Alamuddin-pj3yq 6 ай бұрын
😮😅😅😅😅😊😊
@mohamedcoladosman5044
@mohamedcoladosman5044 8 ай бұрын
Dusha Timaha guudkee Dib u dhaafay araxdee Dibna hadalka qaadmada Ilka dabar cas kaga yaal Dib markaan u fiirsado Fanax yaraada muujiya Idishaye cabaaryada Isla gaaray dacalada Dagan labaada garab iyo Waxyaha dushoodaa Dhan dhaqaaqa lafyaha Dadyow anigu yaabayee Daruuryahay Adoo kale Nabi Yuusuf dabadii Lama keenin dunidee Nasiibku ha iigu kaa daro Ma dadkii Kitaabkii Diinteena sheegto Daganaa runeey Soo daahiraa tahay Doowliilka dheererke Daray baxay lamoodyee Dagaalantay socodkiyo Dun wanaaga dhalankaa Dib markaan u fiirsado Fanax yaraada muujiya Idishaye cabaaryada Isla gaaray dacalada Dagan labada garab iyo Waaxyaha dushoodaa Dhan dhaqaaqa lafyaha Dadyoow anigu yaabayee Daruuryahay Adoo kale Nabi Yuusuf dabadii Lama keenin dunidee Nasiibku ha igu kaa daroo❤
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 8 ай бұрын
Habaar sow ishaydu ma qabtoo Iyadu iimaY Arkoonin 12/9/2018 ilaa wakhtigan oo aH 10/01/2024 Hal mar niYadeYda kama Bixin JacaYlka aan U Qabo GacalisadaYda
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 8 ай бұрын
Heestan waxan soo booqday maanta Ah sanad kij cusba 2024 first january
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 8 ай бұрын
Heestaan waxaa horay uqaaday fanaankiwynaaa alaha unaxariisto cumar nuur cabdule
@RaxmaRaxma-ic8fy
@RaxmaRaxma-ic8fy 8 ай бұрын
Still gold 2023❤️ Rip 🥹 legend nuur eebo
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 9 ай бұрын
Xasuus qaliya 2010 aroosyada ayanu kaga ciyartu jirey
@tuulo-cw9bn
@tuulo-cw9bn 9 ай бұрын
Who is listening to this in 2035.
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 10 ай бұрын
Ale ha unaxariisto Nuur eebo
@upirashid
@upirashid 10 ай бұрын
Nur eebe was and will always be my favorite Somali singer RIP. Having been listening his music since my boyhood early 2000s up to now and I still can't get enough.
@XananShire-cq6cz
@XananShire-cq6cz 10 ай бұрын
Xasuus garay ileedahay heestan ana xiligas wilipa wiilkan kagalay nafsiga garigiisay hadarnan jirtay ad bn uyara musiga unban jecla lkn mafahmi jirin erayada 😢nafsi galay maantase aana la igalay
@m-deeq6043
@m-deeq6043 11 ай бұрын
dumar waa lugooyo,taas ayaan been ahayn runtii!
@cabdifitaxcabdi5743
@cabdifitaxcabdi5743 11 ай бұрын
😊
@user-je8md7re4d
@user-je8md7re4d Жыл бұрын
Xasuus baan dib u galle, shineemo buujimo biibitto kasoo horjeede ayaa laga shidi jire, howl wadaag waanba jeclaade albunkaas heesaha kujire waxaa ka mid ahaa hello, istar, iyo heestaan waxaan albunka oo dhamees tiran ka doonte oo ii balan qaade sxbke bashaal xafada xarir yaale maadaama ciddiise ay a haayeen maaliya buuro ama lacag ley, halka aniga cajalka doonanayane aanan heysan rikoor aan ku dhageysto, alx hadda 10 rikoor baan iibsan karaa nolosho waa raf iyo raaxo balse taayaro adag ayaa looga gudbaa
@AHMEDDHAQAN-gy1qp
@AHMEDDHAQAN-gy1qp Жыл бұрын
Naxariista Eebe allow ku waraabi❤
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
0:18
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
18
@SafiaHashi
@SafiaHashi Жыл бұрын
There is no someone like you i hope we are destined together my English is great but I can only translate that I see what i can do next
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Жыл бұрын
What you know about Toronto West of Tdott Lawrence and Pine at Weston Collegiate Institute
@ahzaab553
@ahzaab553 Жыл бұрын
He what caused his death
@SamiyaMahamed-jv2fi
@SamiyaMahamed-jv2fi Жыл бұрын
Those mans beaitfuls mash allaha
@user-qv5ze5mn2x
@user-qv5ze5mn2x Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
Heestan aadbay qalpigayga utaabaty 😥 plz iso duce wll hadad qoralkayga akhrisid in ilaahay gabar diin iyo akhlaaqleh isiiyo🙏😥
@anisoali4697
@anisoali4697 Жыл бұрын
Maxamed laaskaawi wlali illah hakusiiyo gabar diin iyo aqlaq wanagsan aad ka hesho jaceyl iyo naxariis insha alllah waku salama wll hadi aad mar kale halkan so boqato cawa E tariikhda mareyso 27bisha june 2023 haben ciid carafo E tahay ayan reply kuso galay
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
@@anisoali4697 haa wll mahadsanid mr walpa wan so boqda halkan alle haku sharfo wll qali👍
@DayaxMaxamud
@DayaxMaxamud Жыл бұрын
P
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Rabni ha unaxaristo noor eebow fanan cod macan ayu aha
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
Oof
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hamigu werwer kama bi'iyo. Calaacal wax kuma keenee.. Aduun hawli kama dhamaatee😔