way ku sax san yihiin raga ragii dilay ha lasoo qabto haday dowlad yihiin
@AamaCade68 күн бұрын
Xasan shiiq oo daarood midiyaha iskudhiibay
@abdurahmanmohamed12938 күн бұрын
war hadii ay iska haraan cid u baahan majirto dowladii la safata ethiopia ha raacdo turkiguna waa danaystee Somaliya haka tashato eritrea iyo masar ayaa ku filan lagu kabey kuwa Somaliya
@CabdiQaadir-k3t10 күн бұрын
Kkk waxaa yaab ah in runta laga leexdo waayo ciidan loo geeyay iyo inlasoo xiro axmad Marka ma waxaad rabteen in axmed gacma isa saaro runta yaa laga leexan Dowladda iskama celin karto axmad xitaa waxuu diyaariyag ciidankii qawan lahaa ilaa afgooyo ama carbiska
@User2-y6u10 күн бұрын
Dhiiiqo colaad meel walba dagaal wadanki dhama
@abuusuweda12 күн бұрын
Itobiya gawala badan bay kajoogta somaliya safirkedaya jogaa muqdisho wariyaha wain o waqici noqdo
@MaclinMuse-z5c12 күн бұрын
Maolin.itoobiya
@MaclinMuse-z5c12 күн бұрын
Asc
@abdirahmanabukar43813 күн бұрын
Waa jahawareertey somalia Wefti ka shaqeeya iskaashiga ethiopia Dhanka kale dagaal ayaa lagu qaadayaa
@MaxmadeXuseen13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤soomaaliyguulguul❤❤❤❤❤
@SuleimandaudAdan13 күн бұрын
Cidanka somaliya xogaan lacan iyo awood lacan aya xaysa cintas waxa usi dheer istaratijiiyad xumo dhanka dagal ah. Waxan dhixi laha cidanka cinta xogamiye aqiil ah ka cimanayo oo xogamin karo cinay harooyinka iska jogan. Madax weynaxa waxan le yaxay dalka cayarta kadaa iyo wilasha mustaqbal babac kadhigayso naa ka wan tow.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢walahi I'm very very sorry what is happening to our respective soldiers this days or years.
Asc waan idin soo dhaweey nayaa taabashada Maalin waliba waa diyaar laakiin Xayeesiin naga ilaali si fiican ayaad ku biloow day ku soco Xaaraan ku Naax halkan Umada Somaliyeed Dhuunta hayo ha noogu Xayeesiin halkan warku hana gaaro uun halkaaga kamiis waa biloow fiican soo dhawaaw adiguna