Ururka Barwaaqo iyo Burco
6:06
Maalinta ururka Talo wadaag
8:20
Пікірлер
@mansaMusa-v6o
@mansaMusa-v6o 3 күн бұрын
Waxaa aasaasy Magaaladan Gaashaamo Alle haw naxariistee Ahmed Cilmi Abnwaas oo ka soo Jeeday Beesha Garxajis H.yonis Cabdi Xirsi [R.cawad]_______ haku soo dhisin odayaashan kale eed sheegisid adeer hana la wadaajin Xuquuqdiisa Iyo wax qabadkiisa. Baligii IYo meheradii iyo Cariishkii Ugu Horaysyana isagaa lahaa ABNWAAS alle haw naxariistee❤
@NuurSalax-e6s
@NuurSalax-e6s 18 күн бұрын
Dameerihiina dameerahayaga saarta
@mahamudmahamedisse7241
@mahamudmahamedisse7241 21 күн бұрын
Adigu national.ID maba haysatide maxaad ka hadlaysaa goormaad shariif noqoteen hawiyoow raggii hargeisa dadka ku xasuuqayay miyayna idinka ahayn,adeer daarood nama laynaynin oo dad aan is dhalnay oon is dilno oon is naqaanno ayay ahaayeen laakii. Ragga na xasuuqay waa hawiye qazooti edeble noo ahow oo dantayada ha dhex boodin
@Xasan-h9r
@Xasan-h9r 21 күн бұрын
Umada soomaaliyeed Allaha u gargaaro.
@haboon6195
@haboon6195 21 күн бұрын
Mashallah Ugaas guulayso ❤
@medabdouali1119
@medabdouali1119 21 күн бұрын
Walahi les Somalilandais sont in modele pour la corne d'Afrique
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 22 күн бұрын
Feysal waa fataal gaboobaye
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 22 күн бұрын
Fataal duco malehee ilaahow nadhaafi dheh
@ahmedaadan4624
@ahmedaadan4624 23 күн бұрын
Hanbalyo faysal cali waraabe
@Maxamedcali1
@Maxamedcali1 Ай бұрын
Ooooooooooo yes waalaga guuray😅
@nellyglittery356
@nellyglittery356 Ай бұрын
Viva tolkayo Ciise Muuse guulaysta
@OsmanBarkhadle-g9k
@OsmanBarkhadle-g9k Ай бұрын
Hambalyo Ahmed hasan
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
SANAADUUQDA DAGAAN KIINA HA LAGA ARKO
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
S.MUUSAA KA TAGAY OO ARKAY INAAN KHAYR JIRIN
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
ZWAA FARII C.M.
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
WAAR MA WAXAD LA SUGAYSEEN MAALINTA CODKA
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
HANBALYO WAAR DHAGAYSTA CIISE MUUSOW
@umurowda6887
@umurowda6887 Ай бұрын
WAAW AXMAD XASAN WAY TASHADEEN WAA SIDAA
@zahraabdi8800
@zahraabdi8800 Ай бұрын
Hodoi dhodhoo ma lacagtii somaaliya laga keeney ayaa idin soo gaadhay adeer koofiyada iyo cumaamada ayaad leedahay anaguna farta iyo kaadhka synu kala ceeb la'aano kulmoye guul 🎉
@Subeyra
@Subeyra Ай бұрын
Geesiyaal❤❤❤❤ciisamuuse dharaga sharafta lahayd ❤❤❤❤❤wadani wadani
@sofar-l9j
@sofar-l9j Ай бұрын
habar fadhida lagdini wax uga fudud m.weyne u tanaasul sheeko gaaban baad haysa ragu wey tartamayane ka 14:18 14:18 14:18 14:18 dhex bax waxaad leedahay waa i arkaay i maqla weeyan al midaan wasac deero deero hirdimayse adigu fidno ha u horkicin kii allaah u qoraa helaye cod baa lagu kala hadha somaliland waa dal iyo dad bisil oon loo baqayn
@johnyou4036
@johnyou4036 Ай бұрын
Sagaal iyo hal
@MawliidXseen
@MawliidXseen Ай бұрын
Mustafe horaa loo yidhi nin soori qaadatey waa nin seefi qaadatey
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
Dhisimayo haday wax naga dhaxeeyaan muuse 7 sano ku haysteen
@ahmedhassan-jp9je
@ahmedhassan-jp9je Ай бұрын
Mustafe yooonis nooloow nooow Wax garad ayaad tahay
@ahmedhassan-jp9je
@ahmedhassan-jp9je Ай бұрын
Masha Allah. Wa ka ragging wax garadka ahaa ee reer shiekh isxaaq oo h.awal ah. Jszaaka khayr liibaan nooolooow
@abumohameddualeh2219
@abumohameddualeh2219 Ай бұрын
WAA HADAL NACASNIMO AH WAX LAYSAGA HADHAYAA MA JIRTO EE DOORASHO AYAA LAGU KALA BADINAYAA BARYADU WAA MAXEY, CEEB
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 Ай бұрын
Dagalki ba wa xal..mar marka qar...
@abumohameddualeh2219
@abumohameddualeh2219 Ай бұрын
@ Dagaal kana kuwii kabaha ilkaha ku qaadi jirey ayuun baa mar kale qaxi sidii 1994 In SOMALILAND ay Xamar ku noqoto dagaal ayaa naga xiga Nacaskan horda miyaad ku badashaan NIN rag ah oo SOMALILAND aaminsan anagaaba soo saari laheyne
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 Ай бұрын
@abumohameddualeh2219 muse kiwi abarso sanystey EE dhuga balka
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e Ай бұрын
maasha allah qacliga iyo carabka allah ha kuu daayo aamiin aamiin yaarabi
@axzabchannel6929
@axzabchannel6929 Ай бұрын
Siyaasi sare
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Ай бұрын
Sacad muusoow cashuurtiina haysta
@MuniirMaxamed-u2k
@MuniirMaxamed-u2k Ай бұрын
Inta daawanaysa 2 11 2024😂😂😂
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
War naga tag nacasyohoyow
@hah7064
@hah7064 Ай бұрын
Haaye dagaalka aynu galno iyo codka iigu rida isma qabato
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Dagaalku wuu soconayaa Doorashadu markay dhamaato car gurmadka keena ha noogaban
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
WARYAA GARXAJIS ISKADAA WAJIDABA KUWII BARIISKA KEENAY AA KU DHAAMAY SIDAA COD KU QAADIMAYSID
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
WAR HABARJECLO HA DIFAACINEE DIFAACDA DALKII
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Ай бұрын
Hargeysa lagugu imanaya Soo soco
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Ай бұрын
Ninkan waa geesi ❤❤
@warsameali5133
@warsameali5133 Ай бұрын
Waa oday sidaan u halaayo
@MahamedMohamud-ek5si
@MahamedMohamud-ek5si Ай бұрын
Munaafaq orod adigu tag dadka Ben ha ushegin
@AHN-v8t
@AHN-v8t Ай бұрын
Bal ciradan baaqatay eega ee doorasho iyo kursi uun u waashay, walalki odagal kujira o u kolba lugta qabanayo hadana leh anu dagalnee noogu rida, waxano kale wali lama arag
@DarwiishNL
@DarwiishNL Ай бұрын
Kaalay. Qurulugud. Nac nac Lama. Rabee. Sool. Maxaad Cago. Cadaan. Uga. Soo. Carartay. Af. Waa. Goblame
@WarsameCaliWarsame
@WarsameCaliWarsame Ай бұрын
Nacaladi kugudhacdey ma cimri colaad lagu baaquu joogaah caqli xunaa Waxaa leeyahey allow hala qabooji dadkaas islaamkaa oo khatumo xumada kule anaya alow maslaxad kheyr dhexdooda dhig adaa awoodee
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Ай бұрын
Haddaad isaaq oo dhan isku soo raacdaan, miyaan Dhulbahante tol lahayn? Walle idinka ayay idiin darantahay!
@nuradin876
@nuradin876 Ай бұрын
Guuul Somaliland
@DarwiishNL
@DarwiishNL Ай бұрын
Isa. Sooraaciinu waxaad. Isku Biirineysaan. Ayaanba. Jiriin Qoon. Mudo. Dheer. Dulmi. Xasuuq. Faan. Been. Khiyaali Ku. Jirey. Dhul. Aaney. Lahayn Iney. Dadkii. Lahaa. Ku. Xasuuqaa. Isku. Gara. Siiyaan Waa. Xiligii layska. Kiin. Qaban Lahaaa kuwiina. Larabo. In. Ladhaafiyo. Riwaayadii Doorasho. Qabiil. Loo. Soo. Weerarey. Reer. Ssc. Kuwiinan Gudcurka. Gudaya. Ayaa. Hadhoow. Cidla. Looga. Tegii Hacalaacalina. Uun. Awelba Garaado. Aad. Khaladeen. Ayaa Idiin. Soo. Dhoweysanayey. Lkn. Shacabka. Reer. Ssc. Isugu. Mid. Ayaad. Tihii e. Ku. Biyo. Caba. Waxba. Magacyo. Badan. Hanoo. Turning. Tayo. Ayaa. Muhiima. Soo. Wada. Yaaca. Siina. Wada. Yaaca.
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 Ай бұрын
Gardarayste ma guulaysto. Soosoco siraadeey
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Faan wayna beenaale 😂😂