KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Жазылу
Wacyi media
Ku Soo Dhawoow Kanaalkaaga wacyi media!
Kanaalkaan waxaa loo aasaasay si loogu faafiyo aqoonta iyo wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed. Halkan waxaad ka heli doontaa muuqaalo tayo sare leh oo ku saabsan arrimaha bulshada, caafimaadka, dhaqanka, iyo horumarinta bulshada. Waxaan diiradda saareynaa sidii aan u soo bandhigi lahayn warbixino iyo barnaamijyo faa'iido leh oo bulshada ka caawinaya inay helaan xog sax ah iyo talooyin wax ku ool ah.
Ku xidhnow oo nala soco si aad u ogaato sheekooyinka cusub, wacyigelinta bulshada, iyo macluumaad kale oo xiiso leh. Ha iloobin inaad subscribe saarto, like gareyso, iyo inaad la wadaagto asxaabtaada si aan u wada gaadhno bulsho wacyi leh oo caafimaad qabta.
Ku mahadsanid taageeradaada!.
7:28
maxaa ka dhexeeya xukuumadaha musuqa iyo kooxaha argagixisada?!!
Ай бұрын
11:57
dagaalkii qiram 1853 - 1856 ll markii ay raashiya isku dayday inay qabsato dawladii cusmaaniyiinta.
2 ай бұрын
9:06
qabyaalada iyo burburka dawladnimada !
3 ай бұрын
7:33
shahwada muqaddaska ah ll maxaa ka jira inay shiicadu fasaxeen ka ganacsiga xumaanta?
4 ай бұрын
5:33
caadooyinkii saati iyo gubida dumarka iyagoo nool-nool!! #18+
4 ай бұрын
5:03
Robert Liston ll dhakhtarkii qaliin ee ugu yaabka badnaa iyo wuxuu sameeyay !!
4 ай бұрын
6:17
Anti Semitism ll u xeeladaysiga daadinta dhiiga !
5 ай бұрын
8:18
wax ka ogow taariikhda umadii ugu sharka badnayd ee soomartay dunida !
5 ай бұрын
7:59
Harada Tiberias ll bilawga dhamaadka dawlada yuhuuda iyo soo bixida dajal cawar !
5 ай бұрын
13:02
wax ka ogow wixii dhexmaray boqorkii ugu awooda badnaa muslimiinta iyo boqorkii roomaanka?
6 ай бұрын
10:36
camar ibnu caas II wax ka ogow taariikhda mid kamida dadkii ugu maskaxda badnaa ee soo mara dinida
6 ай бұрын
4:49
maxaa ka dhexeeya fal dambiyeedyada iyo filimaanta ?
6 ай бұрын
6:26
farxadii luntay !
6 ай бұрын
7:12
maxaa dhici kara hadii ay xuutiyiintu kaga dhabeeyaan ?
6 ай бұрын
12:13
Boqortooyadii xabashida ee aksuum | maayo muhiima oo la ilaaway.
7 ай бұрын
Пікірлер