2:41 habeenimo ayan dhagaysanaya waa wakhti aan kusuganay marxalad adag oo aanan haysan wax shaqo ah wax maal aduun ahna meel iiool laakin dhibta laguma waare waan kabixi doona inshallah maalin ay noqotaba haduu alle ogolaado 31-5-2024 Nin Labaatan buuxsamay iyo aduun waa lagdamaya
@mayowaadama6 ай бұрын
29/5/2024) waa maalin arbaco ah xaaladana aad ay igu xuntahay xadana aan rajeynaayo maalin malmaha kamid ah inan kabixi dono insha allaah
@creativemind89246 ай бұрын
Mayow, Allah ha kuu sahlo arimaha..Baryada ALLAH BADSO..ALLAH WAA MID INOO DHOW OO NAXARIISTEE... Khayrna filo oo weliga nolosha ha ka quusane Baryada ALLAH BADSO
@qooqane657 ай бұрын
Oooh fankii wadankii aynu hadaynu somali nahay gacanteena ku burburinay ayuuu raacay Allah haw naxariisto
@seidabdi7514 ай бұрын
AAMIIN
@farhiaismail19847 ай бұрын
Sidu I barka day hurdo kama bogto wey bariqsayo weygu bahay bur ba kugu gudbane miyad so bixi karta macnaha waxba iga ka hor tagan iyada waxay ledahay dhulka igu balartaye beryo kama ragen anigaba beryahan bog igu noqdo berkiyo wadnaha bog igu shido birba igu jabsane Mey baxnanineysa dhulka balartaye beryo kama ragen minutes ku iman Laha ledahay he's wa jeclahay meqa radina
@farhiaismail19847 ай бұрын
He's he's dhaftay wa burba kugu gudbane miyad so bixi karta dhulka igu balartaye beryo kama ragen dhulka igu dher xaqiqdi iney aniga iga hadleysa moda