Ninka lasootaagan xadradu waa ciyaar waa jahli aan fahmeeynin micnaha iyo mid aan weligiisba maqal oo dhagta laga nacsiiyey, alla maxaa qalbi jilcin iyo karaameeyn dhaxdeeda kusugaan, 2015 ayuu yar iladhashay_cabdullaahi nookeenay ilaa maanta maan ilaawin oo aan fasiraadeeda fahmaayo Alxamdulilaah, mahadsanid cabdullaahi ❤
@cosoble2 ай бұрын
Allahu Akbar❤❤❤
@daganedaacad78282 ай бұрын
Still watching 02/09/2024
@alta11152 ай бұрын
Masha Allah
@jabkaofficial61462 ай бұрын
Nabi amaankaan oo idil waa ceeb ka saliim waana masha'alah marka laga soo reebo tuduca: Nasoo xusuuso xaal waa xumaaday xamar dhexdiisa ayaa laysku xoogaa, oo ula jeedo maadixa rasuulka(scw), miyeeysan ka mudneyn in uu yiraado rabigii xaliimka ahaayow xaalkeena adigaa u jeedee xamar xariir luul nooga yeeleee ❤❤❤❤❤❤.
@goatbagaax52242 ай бұрын
Ma nabiga ayaa xamar waxa kasocdo og
@Filsan-o1oАй бұрын
Na so xasuso umadada dulmiga iyo cadalad darada aye ku badate wana cadeysten ayu ula jeda ilhy halaga cabsado waleysku xoga ben maha xolahaga ina laga xoga lagu dila ma ben ba nabigeni subana ma wuxu yiri haleys xogo hana lais dilo wa may sidas ayu ka wada balse xamar kaliya kama jiro xog iyo dil e dunido dhan ayu ka jira wuna ku saxan yahy shekh lilahi dacad u digriye aya ladha alle haka warabiyo janadi firdow sa adun iyo aqiraba jana uga barya eba weyne dadkena alle haso hadeyo ayaga na alahu ma amin ❤❤❤🤲🤲♥️