Adeer Warqad ay labo Nin oo ilma Adeer Soo Sareen Ma ShaqeyneysoXassan diirato iyo groups kiisa Ciidamada ay buun buuninayaan ee ay dheheen Wey is dhibeen Waa 47 Askari, kuba Sawirada beenta Social media la dhex Wareegaya haka Waan tobeen Adeer ha'u baqin Sayid Sheekh Axmed Madoobe Waa Nin isaga Filan Xassan diirato iyo xaar Wal Waalkiis lakiin Ogadeen ha iska ilaaliyo kuba Sheegadka ah ee ku dhex jira
@Dhacdo-Tv2 күн бұрын
Qaabkee Loo Marayaa Qabashada Hogaamiyaha Jubaland?
@popular74932 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴
@FadumoAli-z4d4 күн бұрын
Waxaa layaab ah sunigan seylac kasoo tagay kuna faanayo qunbo ya canbaan cunaa ku faanaayo wiilkeynana waa idin dilaah ow dha Haa warkaas kaljan iyo kalajaan iga dheh cabsii Ana aan cunee shimaa leyska warsaa dahabya shidaal aa lashegay ma qebsanoo wabilaahi towfiiq aamiin
@Dhacdo-Tv4 күн бұрын
Deg Deg; Putin Oo Hadal Lama Filaana Jeediyey, Wejiga 2aaad Waa Nukliyer Waa bilaa Sabab Maxaa Cusub
@Dhacdo-Tv5 күн бұрын
Ku Soo dhawoow Dhacdo Tv, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribe✔Share ✔Dhiibo Fekradaada
@Dhacdo-Tv6 күн бұрын
Aragtida dadweynaha inaan idiin soo gudbino waa inoo muhiim hadeynu nahay Dhacdo Tv
@AsmaAhmad78 күн бұрын
Sowta maalinkasta la qarxinayo Sowta magaalooyin itoobiya la wareegeen Maxaa kaa galey somaliland dadkii lahaa dhistaye waar magaadhid muuse iga gaardhiiya ninkaa 😂
@Dhacdo-Tv8 күн бұрын
Tacsi qaran wuu ku saxan yahay
@NimcaanHoussein8 күн бұрын
Hmblw Hmblw
@Fadxaxiis1238 күн бұрын
Kkkkkk
@Warqaadchannel8 күн бұрын
Craxman ciro welcome
@Warqaadchannel8 күн бұрын
Muuse tag iilna reeb
@Dhacdo-Tv8 күн бұрын
@seed39668 күн бұрын
Kk ninkaas xasan ladhaho iyo ninkaas xamse ladhaho cid lahadashaa yeyna jirin waayo hadalkoodii hore halasoo hordhigo Hadalkodaa edbin ugu filan runtii shalayna maslaxo ma wadin maantana wax kheyr ah ma wadaan runtii❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌
@abdullahiyassin55399 күн бұрын
Bal ninkaas beenta iyo khiyanada oo noo sheegaayo bal dhagaysta daalim ilaahay beeniyay tuug ah, umadiina dawlad la aan iyo gaajaa kudisheen hantidii umadana idinkaa liqay oo liqaya habeen iyo maalin hanoosheegin waxaa rabto anaga beenaalayahow tuugaa ah
@Dhacdo-Tv9 күн бұрын
Daawo Hibo Nuura Oo Socdaal ku martay Soomaaliya kzbin.info/www/bejne/f6CqZ6R-YqmEgLs
@Dhacdo-Tv11 күн бұрын
Maxaa Sida Somaliland Inoo Diiday Oo Doorasho Qof & Coda U Qabsan La' Nahay? Shabab Miyaa Laga Cabsanayaa?
Ukraine Ma Waxay Qorsheyneysaa In ay Sameysato Nukliyer Haddiiba Trump Uu Dib Ula Noqdo Gargaarka?
@Dhacdo-Tv12 күн бұрын
Malaga Yaabaa In Muuse Biixi Ku Soo Baxo Doorashada ?
@fatumasaleban472212 күн бұрын
❤❤❤❤waaw
@fatumasaleban472212 күн бұрын
komishinka allaha guuleeyo
@Dhacdo-Tv13 күн бұрын
Yaa Qaban Doona Xilka Madaxweyne Ee Somaliland?
@adenmohamoud711814 күн бұрын
CCW WAA SAXAN YAHAY. XASAN SHEEKH WUXUU DHAMAYSTIRAA QABYADII KA DHIMMANAYD. HA LA XISAABIYO XASAN, XISAABI XIL MA LEH. HADDUU XADAY HA LAGA SOO CELIYO, XABSIGANA HA LA DHIGO. TUUG XASAANAD MA LEH.
@lujisomalistar152214 күн бұрын
waxa tahay ahlu naar.Somali dhi u'abuuraya.
@lujisomalistar152214 күн бұрын
Cadiraxman Cabdi Shakuur waxa tahay siyasi nasiib daran Ale Subxanuhu Watacala ayaa taa kudortey. Fadlan haku naar gelin hadal aad tiri ileen waliga Somali xil kama qaban.
@Dhacdo-Tv14 күн бұрын
CC Shakuur Ma Ku Haboon yahay in uu madaxweyne u noqdo Soomaaliya?
@Dhacdo-Tv15 күн бұрын
"Geeri Unbaa Kursiga Ina Kala Dhaqaajin Karta" Maxay Adiga Kula Tahay?
@Dhacdo-Tv16 күн бұрын
DAAWO: Nin Tacadi U Geystay Haweenay Xaamilo ah. Maxaa Lagu Xukumay Ninkii Tacadiga Geystay?
@Dhacdo-Tv19 күн бұрын
Trump ayaa isha ku haya....😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Dhacdo-Tv19 күн бұрын
Hello, reer Germany..Waxaan Mararka Qaar Wararkan Usoo Gelinnaa - Bal Inaynnu Dowladda Iyo Madaxda uu Doollar-Ku Hor Kacay - Aan U Dareensiinno In Weli Damiirku Shacabka Noolyahay...Waa Sax Ma Fiicna Mana Wanaagsana Inaynu Caadeyesanno Aflagaaddada Iyo Cayda Madaxdeenna..Waa Nin wax badan qabtay, intii ogna weyn ogtahay, Marka falanqeynteennu sideedaba Waa Baraarujin - Bal Inay Is Daba Qabtaan, Ama xamxamtu meel dheer gaarto Oo Dadku afka ku diriraan..Tabarta Shacabka Waa Intaas.. Ee Wax Akhriya si aad waxbadan u ogaataan.. ….Mahadsanidiin..
@Dhacdo-Tv20 күн бұрын
Waaba loo kala hormarooyaa, anigaa dhahay iyo anigaa hambalyeeyay
@DaahirXarago21 күн бұрын
Firdhiiyoow ku firdhi waxaad heyso Iidoor
@DaahirXarago21 күн бұрын
😊😊😊iska eeg harris
@DaahirXarago21 күн бұрын
❤Trump halis ahaa hee
@Dhacdo-Tv21 күн бұрын
Update
@ubahguled9621 күн бұрын
WASAAQDAN MUSE BIXI MAXA KA SOO JIRA DHUULKA DARWIISH BURCO HARAGYSA IY9.BERBERA DHUULKA IN LA.DHIIGO AYUU RAABA WUU FARIISAN LAYAHAYA
@Dhacdo-Tv21 күн бұрын
Cod looguma talo galin, aamusnaan ayaa loogu dawgalay..!😀😀😀😀😀😀😀
@Warqaadchannel22 күн бұрын
Hayaay
@Warqaadchannel22 күн бұрын
Maxay isku heystaan Habar Jeclo iyo Dhulbahante? SSc Qaatumo
@Dhacdo-Tv22 күн бұрын
allow kala qabo adaa awood lehe
@Dhacdo-Tv22 күн бұрын
Allow alle Sidee wax U Dhaceen? 😛😛😛😛🤧
@Dhacdo-Tv23 күн бұрын
Sh dirir allow ku barakee
@Dhacdo-Tv23 күн бұрын
Soo Gudinta Doorashada Mareykanka next
@Starlightinthenight12323 күн бұрын
No. No. No. no. No. No. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@runkahadal68424 күн бұрын
Nin aqli leh matihid isaaq wa niman dir ah hadalka badan iskadaye dagalka kusodhawow kenya garisa😂 ba kaga noshahay google karey imisa degan 😂 nfd qabiilda degan sobaro 3 governors ka garisa wajeer mandhera ma ogadena mise wa darood federal ka Ethopia nimanka ku fadhiyo ma ogadena mise wa dir kenya somalida waxe kadegta nfd wa ismamul hal ba kadegda 2 wada kale ogaden malagayaqana population ka 3 ismamul iskufiri ya population badan dadka somalida an aqonin u shekey kenya waxa katahay majirto