Meher Wacan Maxamed Iyo Hoodo
11:03
3 жыл бұрын
Пікірлер
@MRWALWAL
@MRWALWAL Күн бұрын
Who watched 2024
@XhangsanPure
@XhangsanPure 9 күн бұрын
26/09/2024 Habeen goordanbe 1:07 Markii iigu danbaysay ee aandaawado riwaayadan waxay ahyd 2018 noloshu waysocon
@hayirbare1923
@hayirbare1923 16 күн бұрын
Tiktok facebook iyo whstup ayan ku so caajisay. Waxaan so raadiyay riwaayadihii barisamaadkii la jilay kuwaas oo dhaqan dowladnimo dadnimo iyo soomalinimaba ka turjimi jiray. Dadkii hore iyo kuwa maanta waxay isku yihiin hadhka labadiisa oo kale wllhy. Inti dhimatay allaha u naxariistiiso inta noolna cimriga allaha u siyaadsho Aamin. 18 Sep 2024 21:34 Hbeenimo khamiis ah Lusaka zambia 🇿🇲
@kadragood130
@kadragood130 26 күн бұрын
MashaAllah TabaaraAllah, one of the most experienced Cardiologist. Very humble professional. May Allah SWT protect you and bless you.❤
@SuleekhaAden-p7q
@SuleekhaAden-p7q Ай бұрын
2024 ❤❤
@SuleekhaAden-p7q
@SuleekhaAden-p7q Ай бұрын
2024❤
@fihiimayar503
@fihiimayar503 Ай бұрын
Waano iyo wayo aragnimo mashaallaah❤❤❤❤❤
@faysalbarre8834
@faysalbarre8834 Ай бұрын
Godob lama xabaartee yuu gaardka kaa lumin
@munaxasan3114
@munaxasan3114 Ай бұрын
Waxa daawanay caawo oo bishu tahay 28/9/2024 habeen qamiisa ❤❤❤
@Yooco_media
@Yooco_media Ай бұрын
Waaar Ha fiishtaamin cid dheg ku xidhaysaa ma joogtee🙂😅😅
@jimcaale__juni0r
@jimcaale__juni0r Ай бұрын
Bishu Waxay Maraysaa 23:August 2024 Zaacadu Waa 9:15 Waxaanan Jognaa Djibouti 🇩🇯 XaaladuHu Way Daganyihiin AlhamdulillaH Iyo Xasuus Horre Ayaan Soo Gocanay Cawa Markay Ahayd 2012 Est❤
@nasrasaaacid3016
@nasrasaaacid3016 Ай бұрын
2024/8/19 malin ay iga jajbthy bn sarirty ku dul dawnya 😅
@Saxane24
@Saxane24 Ай бұрын
Cagdheer wax ka munaafqasan arki maysid heestan anoon aqoon oo iska dhagaysanaya baa niman liyuu police ah si xun iigu dileen oo tellkii iga qaateen 2 bari baanan xirnaa, isla kuwii baa hada meel walba onlf ku faanaya wlhi gun baatihiin nacaybka aan liyuu police uqabay baan onlf u taageeri jiray lkn hada markaan arkay in la isku dhex qasmay waan ka niyad jabay
@GacalAbdi-bi3xb
@GacalAbdi-bi3xb Ай бұрын
17/8/2024 saacadu tahay 10:42 casarnimo daawanayaa wllhi xasuus like haila dhaafin🙏
@FAADUMOCqadir-m8s
@FAADUMOCqadir-m8s Ай бұрын
Allaa ha u naxariisto inta dhimatay
@MacruufMahamed-d7x
@MacruufMahamed-d7x Ай бұрын
Waxaa dhintay alaha ha uu naxristo rubaayad qaali ah ayay jileen hada fananti joogta waxa RUBAYD SH MA SAMAYNKARAN
@MacruufMahamed-d7x
@MacruufMahamed-d7x Ай бұрын
Qaraami ina wayrax uldheere
@ahmeddjamajktvfilms9614
@ahmeddjamajktvfilms9614 2 ай бұрын
Alle ha u naxaristo sarreeye
@bulshawiofficial3230
@bulshawiofficial3230 2 ай бұрын
2/8/2024 😢❤
@ayaanlemaxamud5050
@ayaanlemaxamud5050 2 ай бұрын
Riwaayadu macanaa waxay sooo baxday 1978 waana riwaayadaha ugu mcn ka badan
@Udug.carale
@Udug.carale 2 ай бұрын
2024💥
@HalimoMed-r8j
@HalimoMed-r8j 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HalimoMed-r8j
@HalimoMed-r8j 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Ogaadeen ku Marexaan ayey col u haystaan war walaalihiin weeye Marexaan.
@MaankaMaanta
@MaankaMaanta 2 ай бұрын
2024 hadaad iga danbayso ood halkan timid Like❤
@kalidmed5272
@kalidmed5272 2 ай бұрын
plein respect
@drsharmaaakewarsame3652
@drsharmaaakewarsame3652 2 ай бұрын
Dhalandholayey dhankee baa laygala hadlaya heesta riwaayada u dambaysa cajiib
@OldSomLyrics
@OldSomLyrics 2 ай бұрын
hadda shaqada oo kale riwaayad saas iskugu fadhida mala heli karaa talow
@NajmaAadan-k2x
@NajmaAadan-k2x 2 ай бұрын
1:48:34😂😂😂😂😂😂😂
@axmedgodhaadh767
@axmedgodhaadh767 3 ай бұрын
2024 bishii 7 habeen jacayl u xiisay
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 3 ай бұрын
Waxaan.filayaa.dadkan.matalaya.waxyar.baa.kanool
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 3 ай бұрын
Waa.xasuus.qiimo.badan.jiilka.danbe1978.waa.markii.ugu.horeeysay.ee.ladhigo.
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
1978 ma dhahday long time weeye maanshalaah sagashanaadkipaan islahaa weeye
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 3 ай бұрын
Ruwaayadan.xamar.ayaan.kuĝaly.tiyaatarkii.1978.waayo.waayo
@suldanyare6855
@suldanyare6855 3 ай бұрын
Yuu ka baqayaa tolow wuu baqayaa waakan hoosta eegayee Dee ragii ka adkaabu ka baqayaa
@IsmailIdiriscabdilaahi
@IsmailIdiriscabdilaahi 2 ай бұрын
nacaybka h awal alle ha idnkasaaro amin
@Nj23n
@Nj23n 3 ай бұрын
Waagii Abdi Ileey Aabo la dhihi jiray waye 😅
@UmusafaUmusafa
@UmusafaUmusafa 3 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalaam
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
"Gacal wada dhashiyo waxaan-nahay gayaan Aan geeri moye gashi kala fogaynine Godob lama xambaartee yaanu garaadku kaa lumin" Hadal Wax ku ool ah💯
@warsamemayele
@warsamemayele 3 ай бұрын
2024 yaa dawanaya xaraabo soo dontay
@AmeenBarkhadle-jb4se
@AmeenBarkhadle-jb4se 3 ай бұрын
2024/6/10 Yaa dawanaya
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 3 ай бұрын
Still listening 2024 before 2015. Waxaan ku dhagaysan jiray magalada iimay bari. Way0 way0. Cawana. D jabuti 🇩🇯 ku dhagaysanaa 😢😢😢
@abdihashi1863
@abdihashi1863 3 ай бұрын
Aad iyo aad waxaan kudhagaysan jiray gobolka afdheer anoo geelay ah 😂cawana Mogadishu Somalia anoo bachelor degree diyaara 🇸🇴
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 2 ай бұрын
​@@abdihashi1863 waxan rajaynayaa in aad had dhamaysy
@husein-ml4zq
@husein-ml4zq 3 ай бұрын
2013 wxn dhagaysty anoo yar manta 2024 wxn ku sugayan wadanka.china oon jamacada ka dhigto manta waa malin xasusu igu leh wxan rajaynaya inan nolosha meel fiican.ka.gaadho allena cimriga iyo cafimadka iyo cafimadka idheeryo alle falmigaga ayoo nabada dib u gulano
@shamsudiin6167
@shamsudiin6167 3 ай бұрын
2024 love sar
@AbdiFatah-dd5fn
@AbdiFatah-dd5fn 4 ай бұрын
2014 ba igu horeysay Miimiri kadhaysday ba u xiisay. 5:14 (6 /6/2024 daawosho WNGSN 😢❤😅
@abdoaliarreh9801
@abdoaliarreh9801 4 ай бұрын
Cawa oo Tariqdu tahay05/31/2024 dawasho wacan kuwa dawan dona 05/31/2034 Inshallah
@ConfusedDinosaur-og6ye
@ConfusedDinosaur-og6ye 4 ай бұрын
Stiil watching 30/5/2024
@abdulbasidnoor4558
@abdulbasidnoor4558 4 ай бұрын
29/05/2024 After Seven Years 😅
@khadarmadadaal8052
@khadarmadadaal8052 4 ай бұрын
Still 20²4❤🎉
@FalastiinCumar-jk5fv
@FalastiinCumar-jk5fv 4 ай бұрын
2024😂❤
@ShabcaanCilmi
@ShabcaanCilmi 4 ай бұрын
Shabcaan
@ShabcaanCilmi
@ShabcaanCilmi 4 ай бұрын
Alx.ilahy.baa.mahad.le.dhamaanten.inan.dawano.ruwada.aadka.u.macan.inta.dAlan.donta.2030.aad.baan.idrink.salamaya