Пікірлер
@AliAli-mv9so
@AliAli-mv9so Күн бұрын
Zaadakalah cilman
@GabadDitgabad
@GabadDitgabad 2 күн бұрын
Xassan the best
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 2 күн бұрын
العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه ❤❤❤❤❤❤
@abdikadirsalat2288
@abdikadirsalat2288 4 күн бұрын
Sh shibli waa ganacsade saa ula hayso sh xassan magacaaa ha jiro
@abdikadirsalat2288
@abdikadirsalat2288 4 күн бұрын
Sh shibli waa ganacsade saa ula hayso
@cilmigawaanuur4
@cilmigawaanuur4 4 күн бұрын
Nasoo xasuuso qof dhintay ma dhehee
@cilmigawaanuur4
@cilmigawaanuur4 5 күн бұрын
qofna wuxuu leyahay ilahey kaliya wax waydiista qofna ilahey wax waydiista kadibna awliyada wax waydiista midka saxan waa midka kuley اياك نعبد واياك نستعين
@axmedjaamaccabdullahi282
@axmedjaamaccabdullahi282 5 күн бұрын
Howshu haday saa tahay in lagu akhriyo khudbada soomali nabiga zcw miyaa lagaga dayanaa hadii la dhoho waa masalo fiqiya oo lagu kala duwanan karo mowliid ka isaga xagee buu galayaa?
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 8 күн бұрын
Waa halkii ugu fiicneed ee aad Sadaqadaada kula bixi leheed Fadlan Walaal ka qeyb qaado dhismaha daarta al-imaan al-shaafici Som bank acc: 1000351454 Dahabshill acc: 0088562 Amal bank acc: 410104961020 Salaam acc: 36288534 My bank acc: 89301958002 Evc plus: 614444329 E-dahab: 624999335
@anasaxmed5208
@anasaxmed5208 8 күн бұрын
Evc qaabka loo isticmaalo ii soo qora
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 8 күн бұрын
*614444329*712*lacagta#
@mohamedalimohamed3748
@mohamedalimohamed3748 9 күн бұрын
Shukran abti mahadsanid
@axmedjama7899somalia
@axmedjama7899somalia 9 күн бұрын
Asc walaalada page kaan maamula waxaan kula talinayaa in ay ka fogaadaan erayada qaar ee aan ku habooneen in ay isticmaalaan. Wixii wax toosin ah culimada haloo dhaafo. Rag iska dhicinta badan mafiicno. Niyada ilaahay haloo bari yeelo . Wax toosina halaga dhigo. Sheekhana muda dheer ayaan sugeenay waan kasoo qeebgali doonaa inkastoo aad moodo in habeenka axada soo galeeso in aysan aheen 1 octobar .
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 9 күн бұрын
Fursadaan yeeysan Idiin dhaafin
@GaryLewis-z9g
@GaryLewis-z9g 9 күн бұрын
Lewis Jose Lee Kimberly Jackson Paul
@saadxuseen
@saadxuseen 9 күн бұрын
manshallah
@CusmaanCabdulahi-rn7wg
@CusmaanCabdulahi-rn7wg 10 күн бұрын
Haa waa ladhahaa intaaba wadaan Alle ayaa looga dhawaadaa inaa la idin sheek sheego maalin kasto
@MahadMaxamed-y3u
@MahadMaxamed-y3u 10 күн бұрын
Sh.nuur cali jaamac m.a
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 10 күн бұрын
waxey islaheyd suufiyo daliil baad soo heesheen
@dalmar8431
@dalmar8431 11 күн бұрын
KITAABKA USUULU TALAATUHU WUXUU GAALAYSIINAYAA MUSLIMIINTA OO DHAN XATAA ANBIYADA WUU GAALAYSIINAYAA. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas. 1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini. Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo: قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah. Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan. 2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada. وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo. Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah. اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا waa aayada '"37" suurada Axzaab. Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan. Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan, ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha. Wax bini Aadan ka baqo waxa ugu wayn Cadaabta,Rabbina wuxuu inoo sheegay inay Naartu tahay wax laga baqo oo wuxuu yidhi: وكان عذاب ربك محذورا Oo ah Cadaabta Ilaahay waa wax laga baqo. Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto. Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey. Waa kuwan 14 kii وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin. Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay. SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.
@Muslimah-Salafiyyah
@Muslimah-Salafiyyah 11 күн бұрын
Assalamu caleykum. Doodan oo dhameystiran aan Rabaa BaarakAllahu feek
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed 11 күн бұрын
Oo suhayb ar ruumi wuxuu ahaa ruumi muse carab sida sawaabkii waa inuu ahaa carabi isagoo yar la qafaashay oo ruum kusoo dhex koray Ha yeeshaee way yaqaaneen dhamaantood culimada aad sheegtay sh. Way yaqaaneen carabiga
@AbdirixmanMaxamad-t3v
@AbdirixmanMaxamad-t3v 11 күн бұрын
🎉🎉❤❤❤❤
@saadxuseen
@saadxuseen 11 күн бұрын
ilaahow noo ilaali sh nuur cali jaamac asadu sunnah
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 11 күн бұрын
Sheekhunaa ilaahey allaha xifdiyo
@engahmedhajifarascade5046
@engahmedhajifarascade5046 11 күн бұрын
Wahaaabiyadda waaa khawaaarij
@Xareeed
@Xareeed 11 күн бұрын
Oo Bilaal iyo Salmaan afka Carabiga may aqoon miyaa?
@GaryLewis-z9g
@GaryLewis-z9g 11 күн бұрын
Taylor Elizabeth Young Kimberly Walker Daniel
@AbdihakinOmarAhmed
@AbdihakinOmarAhmed 12 күн бұрын
Been naale
@MohamedShaafici-j9z
@MohamedShaafici-j9z 12 күн бұрын
Dadka markaad gaal ku dhahdaan sidaas ayeey culeey u leedahay ogaada
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade 12 күн бұрын
Caqiiqda islaamka waa islaam inkasto anagu ku arag wax khalada culimada ikhwan qof hadii khalad gelay aanu dadka wada matalim lakiin hadii qof khalad gelay caqiiqdadasu dhiman mayso aan.sharki ku dhicin waxaaba bidcaa in sunaha dadka laga saaro dariiqul salaf maaha
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 12 күн бұрын
Kuwaan waa hawo raacyo xeryaha qaxootiga kenya kuwa joogaahi waaba ka tageen jimcaha oo waxay dhaheen musaafiriin ayaa nahay
@curiousLiban
@curiousLiban 13 күн бұрын
Ikhwaani diin lagama dhageeysto. Wax walba oo diinta islaamka ka hor imaanaya waxay u sameeynayaan cudurdaar.
@abucabbaasalfaradi7290
@abucabbaasalfaradi7290 12 күн бұрын
Maxaad run sheegtay!!!
@4Assari
@4Assari 13 күн бұрын
Bal Ixtiraamka Eeg Inankaa Sh Abuu Bakar Soo Bandhigay Siduu Sheekha Uixtiraamayo Uu kalamada ugula Hadlayo Xataa Isagoo Khilaafsan Waa Tarbiyada Manhajka Salafiyada mashalh Kuwa Sidan Usoo Wariya Umuuraha Ee Suufiyada Waxaad Arkysaa iyagoo Bilaa Tarbiyada
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 12 күн бұрын
Haa xitaaa kuwooda waaweyn ayaa fagaaraha dadka ka caaya waa saaqidiin badankood
@Xareeed
@Xareeed 11 күн бұрын
Anigu waxaan qabaa Sheekh Abuukar Xasan Maalin in uu mudan yahay ixtiraam goonni ah marka loo eego Suufiyada kale, sababtoo ah marka laga yimaado ictiqaadkiisa, waa nin habdhaqan iyo aadaab culimo leh.
@ibnusalah3102
@ibnusalah3102 13 күн бұрын
Wll allaah haku barakeeyo akkhiro iyo aduunba
@مصطفىشريفشاعي
@مصطفىشريفشاعي 13 күн бұрын
Masha allaah
@zola2487
@zola2487 13 күн бұрын
Cabdi xayi sidas mamoodeyn xagee ku tuurey alwala wabaraa filcaqiidah caqiidada islaamka laiskuma khilaafo karo hadii towxiidka laisku qilaafo qofka wax khilafey waxa Laga noqonaya bari sida salafku u ooga bari noqdey الشيعة والقدرة والجبرية والجهمية والمعتزلة والاشعرية dhaman firaqdaas salafku kutubio ayey kaqoreen ay ku radinayaan oo cadeynayaan in ay bari kayihiin
@Informer-vi9qh
@Informer-vi9qh 14 күн бұрын
اللهم احفظ علماء المسلمين ووقف جميع ولاة الأمور وأصلح شباب المسلمين وقبح وجوه من أراد لهم بسوء يا رب العالمين
@MohamedAdow-p5l
@MohamedAdow-p5l 14 күн бұрын
Sbhnallhi