Пікірлер
@hawahassan8872
@hawahassan8872 8 сағат бұрын
Asc Wallale weriye si ad uhadlesid sax ma ahan xanuunka ad ahmd m islaam kusheegiysid suuxdina aqabo burana madaxa oogama ltaalo xanuunkiisa waa xabada iyo risaas kudhacay isaga difaaca dalkiisiisa kujira ayu ku naafoobay qafka marna masar kusuuxay malinki dhowedna xamar kusuuxay marna meedadka qabriga kafaganayo masaajidadii beedka rabina gadanayo gaaladana lugaha kadhunkanayo oo weliba usajuudi sidee wadanka madax weyne ooga yahay?? Midakale waxa wax dooranayo xassan sh iyo xamze ma ahane waa umada soomaliyed Wana ladooranaya mamulkana waa xaga rabi OKAY sorry about that
@JoonWehelye
@JoonWehelye 8 сағат бұрын
Ninkaan waa mucaarid fogaaday wuxuu buun buuniyaa puntland iyo mucaaridka lacag ayuu qaatay waa sida daahir calasoow oo kale
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 8 сағат бұрын
Axmed madoobe waa nin daacad ah haladoorto
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 10 сағат бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 10 сағат бұрын
Asc Suldaanka Tv Dalkan kuwa ku dagalmaya iney ka shaqeystan bey rabaan iney umada u shaqeyan ma raban cuduro aan laga bogsan allaha ku wada rido
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 10 сағат бұрын
Alla kan soo maha meesha lagu bahdilay oo Calanka SOMALIDA 🇸🇴 loo diday in la saaro 😡😡😡 muu aado Wasiirka Arimaha Dibada
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 10 сағат бұрын
Guul Guul PUNTLAND POWER 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻 👑👑👑👑👑🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️ Viva Dani 👑🇸🇱💞 Hassan Dhiiqo Wuxuu Dhihi jiray Alshabaab Yaan la Dagaalamin Asagaba Alshabaab ah Shir inuu la Qaato ayuu u Tagay 🤮🤮🤮
@AamaCade6
@AamaCade6 10 сағат бұрын
Waxaa soobixidoona teendhada hadii la aado labo nin midkood farmaajo ama xasan Cali qeyre
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 12 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 12 сағат бұрын
Beenlow Sookii Wasiirka Arimahadidaba Ahaaa???
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 12 сағат бұрын
Awey Shariif Xaqiraadweyn???
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 12 сағат бұрын
Qof.iyo.cod.farikamaqodna.faanoole.waaye
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 12 сағат бұрын
kuwa la gowracey waa beesha gaaøjaceyl
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 12 сағат бұрын
Xasan guryaha uu xamar ka dhistay yaan la kireeysan waa xaaraam
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 13 сағат бұрын
Teendho Ma Soo Istaagi Karo Dastuurka Somalia Uma Ogola Xassan Sheikh Inuu Mar Sedaxaad Usoo Istaago Kursiga Madaxweynaha
@MaxamadwaliBashiir
@MaxamadwaliBashiir 13 сағат бұрын
mahad waxaa leh ilah oo cadow geena iska horgeeyay alxlih
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 13 сағат бұрын
Ilaahow ummadda badbaadi
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 13 сағат бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴🤴🏻🤴🏻✍️📩✊️👌👍🏽🧕🏻🤳
@AhmedJimale
@AhmedJimale 14 сағат бұрын
SULDAN QUDBADII DHUMAAL MASOO SAARINEE MAKA NAXDAY RUNTA OO SHEGAY CADI ISKA DHIG LEYSMA GAARIN
@JAMAYUSUF-l4p
@JAMAYUSUF-l4p 14 сағат бұрын
Gobolka baad ku soo celcilisay maa tiraahdi puntland...miyay ku dhibaysaa inaad tiraahdi puntland?
@aminahussein1
@aminahussein1 14 сағат бұрын
Arimaha Puntiland Xassan Dhiiqo Mooryaan ha ka ahaado . War u geeya?
@baxsan698
@baxsan698 15 сағат бұрын
Warnaga tag warxun maramne nacasyahaw
@naalayeaadam2909
@naalayeaadam2909 15 сағат бұрын
Xasan diyaarad kama degayo miyaa. Ilaahow kan soomaali ka qabo
@AxmedSiciid-x4e
@AxmedSiciid-x4e 15 сағат бұрын
Magacu waa kaaba khaldan yahay ninkaanu waa dilaa wayn
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 16 сағат бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯👮✍️✍️📩✊️💯💯
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 18 сағат бұрын
MUSHAHAR WAA KA DHAMAATEY EEN GABARTII DAAROOD WAXEY UBAXISEY GENERAL DAAUUDKII 2AAD NAAG DAAROOD NIMANKA QABA MAGAC UBIXINTA AAD EY XARIIF KU YIHIIN
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 20 сағат бұрын
Waxaan U Arkaa In Maamulka Ku Haray Xassan Sheikh Ay Noqon Doonto Hirshabele Taasna Sheikh Shariif Ay Kasugeeso Go ahead please Beydhabana Maalmaha Soosocdo Ku dhawaaqesa doorasho
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 21 сағат бұрын
Suldaanka umadda guuleeyso
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 21 сағат бұрын
WAA CIIDAN HAL BEEL AH HADANA LACAGTII MUSHAHARKA WAA LAGA JAREY XASAN GURYIHII UU DADKA KABARA KICIYEY LACAGTIINUU KA GADEY INUU MUSHAHAR UGA DHIGO
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 22 сағат бұрын
Odowaa jaanis buu haystaa hadduusan ka faaidaysan magac dambe yeelan maayo. Ciidanku waa ku kalsoonyahay waana dayacanyahay waddankuna meel xun buu marayaa,waxa la rabaa in uu inqilaabo dawladda waddankana badbaadiyo halkaas baa magac iyo mamuus ugu horraysa somali oo dhan baana taageeraysa
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 22 сағат бұрын
*Xassan Sheekh* *Godkisi ayay biyo ugu galayn wayo ninkan dad ba qaday ee war iskuma hayo meel kasta waa laga qaylaya*
@IfaraaxAhmed
@IfaraaxAhmed 23 сағат бұрын
somaliya guulaysta ciidnka xooga dalka guulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Sumaya60-o8y
@Sumaya60-o8y 23 сағат бұрын
Odaygan waa rooble garabkiisa madama rooble musharax yahay lkn haweye inkaar ba ku dhacday in la isticmaalo mooye isma qabtaan hada oo badrol iyo macdan wadanka laga soo sarayo.
@baxsan698
@baxsan698 23 сағат бұрын
Hamze ma rw soomaaliyed mise waa rw qabiil ama daarood warbaxa dheh
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 23 сағат бұрын
Xasan shiikh shaar HG u gelisey ayuu kursiga ku yimid lkn caqli abgaal ayuu la yimid ileen waa ciilqabe HG halkii ay wax geyn lahaayeeen ayaa laga rabaa reer dameeraale shaley waa loo dhiibey maantana in laga qaadaa dhib badan kala kulmi mayno teendhadii inaan keeno ayaa nalaga yaqaan HG nin erya is dhahaa salka ayuu dhulka ku dhufsadaa saxan qoraagii cali mahdi ayuu ahaa HG ayaa daacadu ka badatey
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 Күн бұрын
Wariye maxaad uga jeedaa dagaalka Ceerigaabo in SSC gelayso iyagoo fulineysa amarrada Dawlada XSM.
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy Күн бұрын
Beenaale Beenaale munaafaq ayaad tahay bulaacad xamar akh.akh
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f Күн бұрын
Xasan tuug waa markii uu villa somalia ay habargidir ka soo saari lahayid xasan tuug xasan bahane xasan munafaq xasan tuug
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e Күн бұрын
Abdiqaybdiid Waa alshabaab iyo How gaamiye kooxeed
@MohamedDhoof
@MohamedDhoof Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️🇸🇴
@MohamedDhoof
@MohamedDhoof Күн бұрын
Xoog dalka iyo taliyah janaral odawaa guuuuuuul
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Күн бұрын
Caano ka dhan
@dibjir.m
@dibjir.m Күн бұрын
Saxiixa Danold J Trump ya u dhiibay Xamsa !
@farhanfarah-e2n
@farhanfarah-e2n Күн бұрын
😊😊
@Abdullahidekowkossar
@Abdullahidekowkossar Күн бұрын
Sentor abdi qeybdid is not easy man. I knew him from 1990.
@BakaQoryoley
@BakaQoryoley Күн бұрын
Haddaadan magaca noo sheegeynin warka kalana hanoo sheegin
@gureymax7639
@gureymax7639 Күн бұрын
Senator xasaanad leh waaye ina qeybdiid ra'yigiisana waa u xor ninkii awood is bida ee xildhibaan xasaanad leh Ku xad gudba waddo aan la mahdin doonin ayuu furay
@fatimasalad4555
@fatimasalad4555 Күн бұрын
Cabdi Qaybdiid Waa Hogaamiye Kooxeed
@Ruun-finder
@Ruun-finder Күн бұрын
Senator cabdiqaydiid ma aha nin loo booteeyo waa u xor fikirkiisa Waana nin halgamaa ah.
@SadiiqMaxamed-gm8oi
@SadiiqMaxamed-gm8oi Күн бұрын
Cabdipaydidhalkeemamolakalkacmaiman