African ku guulaystay gas soosaarid majirto fiiri Nigeria iyo dalalka xaarkay cunaayaam hawadiina waa baabiyeen anaga Carab ma nihin. Diyaar oil uma nihin waxaa nahay Dad tuuga ah.
@ima62918 ай бұрын
Wey uga dhamaneysaa dadkii soomaaliya u aadi jiray darect and indirekt iyo dhaqalihii wadanka ay geynayeen
@ismahanshrf59198 ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Amine 🤲🏽 Allaha
@fooziJaamac8 ай бұрын
Adoo darooda ayaa siin kara soo maaha, cid kale ma siin karto ethiopia, darood mooyee gaar ahaan maxamuud saleebaan aa wax bixin kara ethiopia sidaa ha ula socoto, declared by former sheik abdi hersi
@SalmaAli92908 ай бұрын
Free Farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmaAli92908 ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤
@xasan1278 ай бұрын
warkaan waa war hore
@AbshirMohamed-r6u8 ай бұрын
Turkigii laayey shacab ka ma saa kiin ta ah baad inoo amaani balaaya kula koofi dheeraatey yaa calmaani fansalax
@MaryamaSaleebaan8 ай бұрын
Subxanalaah waar nin waynbatahay ee bisha ramadaan beenta iyo munaafaqada iska daa
@AwaleAbdi-t8l8 ай бұрын
40 sano oo tuugo ah hadii lagu dhergi waayay ma 4 sano ayaa lagu dhergi
FEDERAL DADKA KEENAY WAA ADINKA 4.5 DADKA KEENAY WAA ADINKA
@xalwoshallayto59238 ай бұрын
GAALADA WADANKA ADINKAA GACAN U GALISEEN SABABTA OO AH VICTIM GAME AYAAD CIYAARTAN WAXAAD KU SHAQAYSATAAN PROBAGANDO WAXAAD KU SHAQAYSTAAN BEEN IYO EEX IYO QABYAALAD INAAD UMAD QABSATAN SIDII RED INDIAN KII WAXAAD KU DHAQAN TAAN DHAQAN AAD DIIN KU SALAYSNAYN OO AAD REER GALBEED KA MAANGUURI SEEN
Ayuubow horta adigon wax caayin ayaa la hadlaa ninkaan aad marxuumka ku shegeysid waa nin ka sharaf badan oo aadan gaari karin dantaada kolkii aad ka dhex weysay ayuun baa qeylisaa horta miyaadan ogeyn in beesha ogaden haddii aan dowladaan xasan sheekh aaysan ku jirin aad adigu kaba qaad u ahaan laheed kal hore ina abdirashiid xoolo waa tuu doqonimo la raranayey miyaad ilowday haddii reerkaan hawiye haddii aay daarood dagalamaan aad adigu muraha buurta u dheer aad sidaadi durba ku waalan afka ayaad ka noshahay ee ogow in haddii aay nimankii reer cabdille haddii aay talaabo ka qadiwayaan aan wixii dantiina ah oo dhan aanu banaanka dhigi doqon la isticmaalo oo shilimaadka qaata