Caawan kugu so biiray wll wan ka helay shekadan hadan bilaby
@brozayn32712 күн бұрын
Fadlan sheekadan noosoo dedejiya
@Craxmaandaahir73-xi3me2 күн бұрын
sobadi sxb waan kahelaye❤❤❤
@aliqeyrnur3053 күн бұрын
Heer sare!👍
@AbdinasirHassanganey4 күн бұрын
Nio waan ku salaamay qiso fiican ayaad soo gudbisay lkn su,aal ayaan kaa waydiinaa eray ku jira oo ah waaq Erayga waaq maxaa loola jeedaa nio waaq iyo wiil la,aan alle ku dhig ayaam maqli jiree waaq ma alley ula jedaan hhh
@cumaansoomaali30332 күн бұрын
Erayga waa waxaa looga jeeddaa eebe ana Alle oo Soomaalidi hore ayaa isticmaali jirtay eraygaas. Waaq marka Illaaheey ayey Af Soomaali ahaan ugu yaqeen walaal.
@AbdinasirHassanganey4 күн бұрын
Haday sidii isku dilaan ayaanle iyo mareexaan walina ma maqlin dad gacanta laysku galiyo 😂
@AbdinasirHassanganey4 күн бұрын
Galayroow aragtidaada waa ii abshir wali ma dhahday 😂 somalidu waa isku wada dhaqan inta rer waqooyiya
@brozayn32716 күн бұрын
Waa sheeko caajiba oo farshaxan sare loo adeegsaday
@CabdulaahiCali-bb8wi6 күн бұрын
Wll sheekada kuyara dar waan kuca jisnee I mean 30 munent kadhig
@Sheekoole-hd7km5 күн бұрын
Mahadsanid walaal, waa aqbal soo jeedintaadu oo waxbaan ku kordhineynaa idam Alle.
@aliqeyrnur3056 күн бұрын
🎆
@RahmaOmar-tp4dy7 күн бұрын
Wll sheekada daqiiqadaheeda dheere xooga way yar tahaye😊
@RahmaOmar-tp4dy7 күн бұрын
Sheekada dheere xooga ila 30 daqiiqo gaarsii wlle mahadsanid 🥰
@CabdulaahiCali-bb8wi8 күн бұрын
Wll sheekada qaybaheeda waxkudar I mean Yara dheeree waan kucaajisnaybee