Пікірлер
@sharmaakecabdilaahijamacmaxmud
@sharmaakecabdilaahijamacmaxmud 3 сағат бұрын
Ram charan
@hanadolad2061
@hanadolad2061 7 күн бұрын
Waa fanaanad qurux cod leh maasha Alaah
@nimanmowlid6309
@nimanmowlid6309 11 күн бұрын
Xadka gabayleeyahay, xubintii an doonaba anaa gabayku xaaleeya Xaqiiqnimo anaa xinfinin Xakama ulaacaye Xaawotaako ayaan gabayku xaalayne Ku xadfaday indhaha Xeerinsocodkeede xumatada gumaystaha Ayaa falaad xoboga loogaysay Taarikhda xoogaleh wataa Taalo xardhaye, xisku igama lumo Markaan nacabka u xiiraayo Xaskastoo ugalo anaa xeegagsha Xaawo taaxo taarikh xogweyn Ayaa lagu xariiraaye Anigu xaaleyey maansandan Nacabka xuladka ruubaysa Xawdaba anaa kajara nacab OO taarikh xiiso leh kicine Xilkasnimo aniga udhashoo Qofkii xul ah gabayku xariiraya Xaawo taako taarikh xogleh Baa lagu xasuustaaye Xadka gabayguleeyahay Xubin kastaba gabay ku xaaleeya Xagii aan ulajeedona xarafku faaleya Xaawo taako taarikh xuslehbaa Lagu xasuustaa taaloyinba lagu xardhay, xamarku yaalaye. Xarafkii andoonaba anaa gabay ku xaaleeya. Xarafku iga qaloocdo, xiskuna igama tago, markan nacab u xiirayo Xaalaynta gabay anaa sugaan xariir ah huwiya xinfinada.
@Hanad_Daacad
@Hanad_Daacad Ай бұрын
MUNO XAFIIS IN THE BUILDING 🏢❤
@shushuabdikadir6706
@shushuabdikadir6706 Ай бұрын
Xalima qalif magaol wa ceyr kenana wa sacad waxa maqlay kenan abtiyashey ceyr ah wan maqlay
@MaxamedGamuur-g7m
@MaxamedGamuur-g7m Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 Ай бұрын
Allah unaxariisto
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 Ай бұрын
Legend fuad 🫡❤👑
@ZuhuurAhmed-t6e
@ZuhuurAhmed-t6e Ай бұрын
Fanka garanayee howsha kale Maxy ahayd😂
@Samiyaapdirahman378
@Samiyaapdirahman378 Ай бұрын
10/december/2025 serchinka ikene😭😂
@MumtaazCali-w4h
@MumtaazCali-w4h Ай бұрын
Ram ram Charan ❤
@SuuriCrisaaq
@SuuriCrisaaq Ай бұрын
Cali dheere wiilkisa iyo xaskisa miyay kala tageen
@Omer-m4v5i
@Omer-m4v5i Ай бұрын
Adigu isaga baxdaye anagana hadaan heesahaagii macaanaa ku baashaalna allaha noo gargaaree shaydaan baa na haysatta hada waan xiijinay waxaad qaadayna macaanka lama daynayo in badan
@CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir
@CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir Ай бұрын
Allaha Ku Naxariisto
@Salman-h6t7e
@Salman-h6t7e Ай бұрын
Mashaalh
@amiirahassan8937
@amiirahassan8937 2 ай бұрын
😂
@OzanavicOzan
@OzanavicOzan 2 ай бұрын
He😂
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 3 ай бұрын
Mayee kadaa haku dhegine aaminaay kkkk
@somalia499
@somalia499 3 ай бұрын
Masha allaah
@EngMukhtaar-q4i
@EngMukhtaar-q4i 3 ай бұрын
Mash Allah heesuhu waa dhibato alle soo hadeeyo dhamaanteen
@MawaahibA
@MawaahibA 4 ай бұрын
Musasalkaas oo afsomali ah yaa igu caawinaya😢
@caashobashiir648
@caashobashiir648 4 ай бұрын
kuwaygii❤❤❤❤❤❤
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 4 ай бұрын
Waxaaan rajaynayaa inuu guursado
@3moori124Alshobleey
@3moori124Alshobleey 5 ай бұрын
ALLAAH kuu naxriisto
@walfanbii6366
@walfanbii6366 5 ай бұрын
M.a fuad sxb waxan ku daawa naayey 1997 ilaa hada marki ugu hireysayna waan ku arkey
@Luulsaciid-x7d
@Luulsaciid-x7d 5 ай бұрын
Adukadir Abdikim Abahaa
@axmedkartk4624
@axmedkartk4624 5 ай бұрын
2024 yadawanaya like
@maslaxofficial110
@maslaxofficial110 5 ай бұрын
✅✅✅✊ Xasuus
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 6 ай бұрын
Who is listening @ time of the hour 2330hrs in 2024... Great Super Stars specially Aamina Dhool superb, unique and amazing voice
@AsmaGobsan
@AsmaGobsan 6 ай бұрын
MnshaAllah
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 6 ай бұрын
Bipasha
@abdisamadcirro9886
@abdisamadcirro9886 6 ай бұрын
heestan ma hayyo cod iyo laxamtoona!!!!!
@abdisamadcirro9886
@abdisamadcirro9886 6 ай бұрын
hadii qiimeeye copi 50 ayuu keenay
@abdikariimdaahir2942
@abdikariimdaahir2942 7 ай бұрын
Allha u naxariisto
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 7 ай бұрын
Waxa uu fanka soo galay sanadkii 1971 waxa uuna qeyb ka ahaa fanaaniintii kusoo baxay barnaamijkii "Hergelinta Heesaha". Heeskii ugu horeeyay ee uu ku luuqeeyay waa heeska "Haboon" midhaha iyo laxanka heeskaa waxaa lahaa Aun, Abwaan Maxamed Cumar Nuur (Nidamaaye) halka riwaayaddiisii ugu horeysay ee uu jilliinkeeda masraxiyadeed qeyb ka noqdo ay ahayd riwaayaddii (Gar-cadaawe Iyo Caashaq) taa oo uu Alifay Aun, Abwaan Yuusuf Aadan Xuseen (Allaale) oo ay walaalo ahaayeen isna Aun, Abwaan Cismaan Aaden Xuseen (Cismaan Askari) waxaa jilliinkeeda masraxiyadeed la metelay riwaayaddaa 1972, waxaa'se xusid mudan in qeybihii hore ee riwaayaddaa uu Aktar ka ahaa Aun, Cabdillaahi Diiriye Sooraan halka qeybaheedi kale uu Aktar ka ahaa Xassan Aaden Samatar.
@kosafare-om5mc
@kosafare-om5mc 7 ай бұрын
Fuaad waa duqobey adun
@aadancj2486
@aadancj2486 7 ай бұрын
Legend
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 8 ай бұрын
Kansarku waa cudur halis ah qofkuu kubhaco waa uu bhintaa
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 8 ай бұрын
Saxafi filimis waa markii ugu horaysay ee aan daa wado
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 8 ай бұрын
Mohamad nur cadbi toomcurus waa jilaa caan ah
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 8 ай бұрын
amirkhaan waa jilaa taalin tileh lado boor hadii labhoho waxaa kuheesto fijay Thalabatiy waa boqorka ladaboor
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 8 ай бұрын
Barbuu Deefaa aaway saaxib waa boqarka Qobkicaarka
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 8 ай бұрын
SOO IMEEYAN ORAN EREYYARO SUAAL MAKU 0RAN KARAA
@sunduscali8027
@sunduscali8027 9 ай бұрын
OO Hada Dhermendara Ma Muslim baa
@moupdalla6753
@moupdalla6753 9 ай бұрын
😮😢
@AamitoNuur
@AamitoNuur 9 ай бұрын
Raam waa kutaageeraa
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 9 ай бұрын
Mashalllah barkhad waa nin Hormaray actor +diirector
@wizzmineey1324
@wizzmineey1324 11 ай бұрын
Hwhy
@shugriabdi2056
@shugriabdi2056 11 ай бұрын
Hes mcn
@Opjenco
@Opjenco Жыл бұрын
Qiraaq waan ku tageera