Пікірлер
@abdihayd2924
@abdihayd2924 17 сағат бұрын
❤❤❤ MAANSHALAAH GUUL BEELWEYNTA. MUUSE ABOKOR EE BEELWEYNTA❤ ARAB ❤❤❤ WAAN SOODHOWEYNAYAA. HADAANU NAHAY TAAGEERAYAASHA ❤XISBIGA. WADDANI ❤❤❤. SOODHOWAADA. WALAALAYAAL. DHAMAANTIIN BA ❤❤❤. GUUL WADDANI GUUL SLND ❤❤❤❤❤
@axmedhaaruun2195
@axmedhaaruun2195 2 күн бұрын
Koofiyad bacle huguri qaaday oo 5dolar baa ka hadshiina
@ashanor8035
@ashanor8035 2 күн бұрын
Maashaa Alaaha iidlefaarax gob gobe dhashay cadawgeen hajabo Alaaha haydin xiftiyo
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 күн бұрын
reer burcow xirsi huunada kaa reeba sanadaka manta ah meel waalaba waxay latagan yaahin xirsi waa tuug muuse shani yaa kaa tuugsan
@user-tm6gv1ck7z
@user-tm6gv1ck7z 2 күн бұрын
Ayaa.dhintay maislaanti.biicida.dhiimatay.waxaani.yusra.hartiba
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 күн бұрын
❤❤❤ soo dhawaada reer garadag
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 күн бұрын
❤❤❤ WADDANI XISBIGA RAJADA SHACABKA JSL
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 күн бұрын
Xibibiga huwanta ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee wadani wuxuu dhintay dorashadii kahor 😂😂😂bacaac bacaac bacaac Allah yanacalak yaa munaafiqiin
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhshayaa shallayto markaad qooqaneyd eed doobineysey maxaad horumarka aad sheegeyso hadda. 2.0. Alla kuqabnay waxad dooneysaa 40 million oo doollar oo kalleeto adogoo hadda 50 jir npqday. 3.0. Programme ka aad sheegeyso waa khiyaamada aad kursiga ku dooneyso. 4.0. 50 jir haysta 40 million baad tahay miyey kaa dhammaattey lacagtii badneyd.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 күн бұрын
Heesaha kucelceliya soodhigay waddani sida dhibica roob. Kudhisa mid wadajirka dalkan iyo dadkanba jecel.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 күн бұрын
Waa guul kacuratay gobolada bari oo dhan. Dalku wuu kanabedkalay ee codka kumideeya fartiina. Dulmiye down today.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 күн бұрын
Saaxil waa indhaha waddani ee halookoco. Xukumadu waykagaabisay wax qabadka saaxil.
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 2 күн бұрын
Magciin be biciide waxay u durbaan tuayaan huwantii naa mee rageenii sowkuwii huwanta u dhiibay qarankiin jab redr iide waxay masnta soo fhowrryeen hueantii oo niqaam xidjan huwan ilaa buean naa miyaa rag idinka dhiman ma masnta ayaaf sooo dhowayseen saaxiibkii ina dawdar
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 күн бұрын
Gabadhu waa howka mashaalah. Haweenka saaxil waa hormuudka xisbi waynaha waddani hore usocda.
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 2 күн бұрын
Measha wa hargysa sahil ad ka hadlysa wa xage gabdho wa arab mowlud iyo tadase ayagina wa arab..saxib msla.heego tahey isqarinysa
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 күн бұрын
Waa shaqo wacan oo diyaar garow xoogan muujinaaya.
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 2 күн бұрын
Gudoomiye mawliid waanin reer wadani jeclaayeen imikana ay jecel yihiin waa in meel kasaraysa halkii hore kasaraysa loomagacaabo
@saidgulied8288
@saidgulied8288 2 күн бұрын
Xirsi gaab alahayow naga qabo
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 2 күн бұрын
Maansha Allah waa dhaqaaqay Xisbigii Wadani waxaan arkaa Malinkii Abdirisaq iyo aqoonyanbadan iyo waxgarad kale, reer wadaniyow 2 cod ogaadaa oo dadkana ku wacyigaliya oo utilmaama.
@Yaasiin1
@Yaasiin1 2 күн бұрын
Xirsi waxaa laga raba codkii maxamed abokor ee kulmiye ku xisaabtamayo maxamed kaahin iyo cali mareexaan iyo xinif ka reeb mahaa maba jilib yar muse abokor oo marka hore mucaarid Kahin taageersan la shirto
@salehelmi3927
@salehelmi3927 2 күн бұрын
😎😎😎 Habar Jeclo laan dheeralayaal ✌✌✌
@ismailali4339
@ismailali4339 2 күн бұрын
Reer Wadani Calooshooda bay qeedhiin u qarinayaan, reer Iidle intan shilimada loo qaybiyey ma metelaan. Waa ceeb Xirsi gaab oo cadho qaba iyo xisbi u adeega huwan inuu reerkaa dhan maanta magacooda cadhaysiiyo, dhicise mayso insha Allah.
@mhassan0163
@mhassan0163 2 күн бұрын
Beenaale dhallunyaro aan shaqo haynin oo Muuse Biixi iyo inamadiisa u gumoobi maayaan sidaada
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 күн бұрын
Isha ha lagu hayo kuwii beelaha isku diraya dadbey sidaa ugu badisa
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 күн бұрын
Dariiq aan bedel aheyni ma jiro
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z 2 күн бұрын
maansha allah guul guul Wadani guul ❤❤❤❤
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 2 күн бұрын
Rer iidlow ma xirsi oo somaliland oo dhami ogtahay ayad wadataan kkkkk
@salehelmi3927
@salehelmi3927 2 күн бұрын
😎😎😎 Habar Jeclo = gar yaqaano laan dheerayaal ✌✌✌
@HRU2100
@HRU2100 2 күн бұрын
GOBTA HABAR JECLO
@kaledomar7041
@kaledomar7041 2 күн бұрын
SI FIICAN UGU DABAALDAGA XISBIGA HUWANTA EELAGA MAAMULO XAMAR EE HAYSTA NASHRUUCA QARSOON EE MIDAYNTA SOMALILAND IYO SOMALIA. QOF MUWAADIN DHAB AH OO U HAYA HIIL IYO JACAYL QARANIMADA IYO MADAXBANAANIDA SOMALILAND KULA BAYDHIMAAYO CODKIISA XISBIGA HUWANTA IYO FAQASH KALKAAL LAAKIIN INTA HOOSTA HUWANTA KA AH KULA SOCOTA EE OGOL IN SOMALILAND LALA MIDEEYO SOMALIA WAA LOOGA FADHIYAA IN AY U CODEEYAAN. HUWANTU HA DHACDO. FAQASH HA DHACDO WADANI HA DHACO. VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 2 күн бұрын
Maasha Allah ❤
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 2 күн бұрын
Maasha Allah Walalo Jira Oo jooga waa diyaar Codka Kaah
@sakariye4279
@sakariye4279 2 күн бұрын
Guul iyo gobanimo waddani iyo beelweynta biciide
@HRU2100
@HRU2100 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/fpTCeJaBmJWch7Msi=1NYgioJnkp3OjSNT CABASHO TAAGEERE XISBI
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 5 күн бұрын
Libaax hadal yaqaana
@mahdihayaanMohamoud
@mahdihayaanMohamoud 5 күн бұрын
Hambalyo wadani
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 6 күн бұрын
Masuul waa dhaafay xirsi xasan waa dublamaasi ee habarjeclo ayaa gaasirtay. Xirsi waa ninkii wadadadheer sameeyey ee bari horumarka hirgaliyey burco maanta waa fursad dahab ah. Harjecloy muuse xirsaadhaafay ee qorta. Muuse burco wuxuyidhi waa cadawga gudaha.
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 11 күн бұрын
Mashaalah gudoomiye waanu kaa gudoomnay hambalyada cadowga soomaliland na ilaahay ha jabiyo ❤❤❤ noolow gudoomiye xirsi ❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 11 күн бұрын
where is your boss waar kani hadhkisu ka dheraynayaa !!!!!!!! meeyay cirro miyuu kasoo dagdagay ???? from saylac
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 12 күн бұрын
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 12 күн бұрын
Cabdo khallad xisaab
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 12 күн бұрын
Maansha allah mr geel jire
@bilana289
@bilana289 13 күн бұрын
Beri hore ayan sheegey Muuse weli in aanu isu aqoonsan M/weyne Wuxuu weli is moodaya mucaarad Muuse isaga mucaarad isugu filan
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 13 күн бұрын
Mansha allah waa waddani oo ukacay dadkiisa iyo wadajirkooda. Somaliland waa dad iskuduuban oo midaysan.
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 13 күн бұрын
Isbadel khayr qaba oo togan oo wanaagsan dalka iyo shacabkaba madaxwayne cusub xukuumad cusub masuuliyiin cusub iyo xisbi xaakim cusub
@hamsirr6551
@hamsirr6551 13 күн бұрын
Ciro waxa u hadhay inuu yidhaa xaaskayga igu soo biirtay. Kkkkkk
@bilana289
@bilana289 13 күн бұрын
Doqoniimada la aamus
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 13 күн бұрын
Geesi,Allah,ma,xilo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 13 күн бұрын
Mnsha Allah guul baan u rajeenya xisbiga rajada shacabka wadni iyo murashaxba waan ka xumay inan mnta dalki joogin lkn niyada iyo quluubtuba wa wadni from qatar dooxa
@museali8972
@museali8972 13 күн бұрын
MUSHARAX GURUUJE IYO BK QABYAALAD AYEY KUGU TAAGEERAYAAN KKKKK
@museali8972
@museali8972 13 күн бұрын
CIRO WAA QABYAALADIISTE
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 13 күн бұрын
Guul guul madaxweyne ciro ❤❤❤
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud 13 күн бұрын
beeena waaas
@ZainaB-ve5gp
@ZainaB-ve5gp 13 күн бұрын
MashaAllah Guul Guul Guul Guul waddani ❤❤❤❤❤ inshaAllah