Пікірлер
@bulxandahir734
@bulxandahir734 Ай бұрын
Odaygani waxu nosheegsys in xabashida si ay u raligaliyan inay dad soolayan side isago yahuud soodilay dad somaliya oo wado u galan oo ay layeen ayu naga sheekaynaya wa wax laga xishoodo
@Dulqusley
@Dulqusley Ай бұрын
Ciyaalki Morgan ilmo Guntar no dhiiga hessta 😂
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 2 ай бұрын
Cayda iska daayaa... Shacbaaneey qof naxariis badan baad tahey oo gob qurux iyo codkarnimo Ilaahay siiyay ah lkn hubso xibigan aad ku jirtoooo..❤❤❤
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 2 ай бұрын
Immika laga ogaan doono...NOVEMBER.... ISKA DAY CAYDA...
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 2 ай бұрын
Shacbaaneey Ilaahaey ka cabso... iska day cayda....😮...
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 4 ай бұрын
Dadka qaar xanuun ka cancerka haya wadada oodweyne hadii la dhiso waa horumar somaliland u soo kordhay maxaa commentiga laga ooyaaa ta kale berberi dubai tartamaysaa
@caalimmahdi3342
@caalimmahdi3342 4 ай бұрын
War waa cali caabi faarax siciid
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 4 ай бұрын
SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland noolada idintii dhimatayna alle haw naxariisto aamin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤
@monamaxamud
@monamaxamud Жыл бұрын
Illahey haku naxariisto Awoowe
@RuuxiRuuxi-yu4pd
@RuuxiRuuxi-yu4pd Жыл бұрын
😞 😔
@RuuxiRuuxi-yu4pd
@RuuxiRuuxi-yu4pd Жыл бұрын
Salahu calhi wasalam
@ikk8851
@ikk8851 Жыл бұрын
Layaab waa sool oo puntland inagu dirtay waar inakaa is hurane inaga daaya isir hadii kale kaadhkii dir yaan qaar waalani xoqine
@muusemacallin6005
@muusemacallin6005 Жыл бұрын
Waa la yaab tani
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Жыл бұрын
HOOYADII GEESIYADA HEYBADA LEH DHASHAAY SOOLEY HEEDHE SOOLEY GUUL IYO GOBANIMO REER SOOL
@mahamudh9589
@mahamudh9589 Жыл бұрын
Isaq caqli xumow tii hore ee ad ku faraxsanayden ku adkaysta
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
Masha sllaaah
@faisakhalil1663
@faisakhalil1663 Жыл бұрын
Guuuuuul iyo gobonimo
@yusufkolkol1213
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Iidoor land wada niikad oo waligiin hadaynina intaasaad ku wanaasantiine
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
The voice s of our beautiful berrbara queeens 😍😍Masha Allah
@madarcali122
@madarcali122 Жыл бұрын
MASHA ALLA berbera waa lagu yaqana difaaca dalka guuleeysta
@HassanAli-tu8qp
@HassanAli-tu8qp Жыл бұрын
Maxay been isu sheegeen
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Subhanallah Ma Waxuusan Allaha sxwtc Ooga Caroonbaa Fusuqa Somaliland Yaala & Xasuuqa Loo Dabaal Degayo. Ma Waxaan Loo Ciqaabeyn Baa Qowmaluudnimada. Waa dufcadii 1aad ee Jaamacada Abaarso. SSC & Garxajisow Dhulkiinaa, Dhaqankiina & Ubadkiina Ka Ilaaliya Habar Awal & Xisbiga Kulmiye Carro Alle Ayaa Dul Taagan Qabasho Daran Baa La Qaban Doonaa Kol Dhow IA.
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Жыл бұрын
KKKK HEEGO IYO KULMIYE AYAA CALAACALAYA. WEYDII MUUSE NABADA AADSHEEGEYSO HUUNO KKKKK GABILEY BAALAGUSOO SOCDAA HUUNO IYO BERBERA VIVA SSC VIVA TOGETHER VIVA BOORAME KKKK
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 Жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@amally83
@amally83 Жыл бұрын
❤Guuul Sumaliland🎉❤❤
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 Жыл бұрын
Guul Ciidanka Somaliland
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 Жыл бұрын
Guuuuul Somaliland
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuul somaliland
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuul somaliland
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Somaliland
@yahyemahamed1134
@yahyemahamed1134 Жыл бұрын
Alle ha ina xafido calanka tawxiidku alle kor ha yeelo
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
Dadyohow muslimka ah marka allah kuu nicmeeyo waa lagu shukriyaa waxan aad sameynaysan waa macsiyo macsidana cadho allah ayaa ka dhalata in nimcada allah lagu oo rag dumar diinteenu kala ilaalisay ay is dhexgalaan najiito xun ayaa kasoo baxda allah aan ka cabsano dhamanteen
@foziagelton3884
@foziagelton3884 Жыл бұрын
ManshAllah nyumbani kabisa
@asmamaxamuud3502
@asmamaxamuud3502 Жыл бұрын
Maanahalah guul
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Жыл бұрын
MASHALLAH berbera guulaysta port city
@cabdiqaniabdi9967
@cabdiqaniabdi9967 Жыл бұрын
Qaranka qaranka wali idiin daaaran😂😂
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Reer Afkalahaye 😂😂😂😂😂😂😂
@ibnudhayno7115
@ibnudhayno7115 Жыл бұрын
May God bless the Somaliland army and may God increase their lives and defeat their enemies
@halimaaden275
@halimaaden275 Жыл бұрын
Mash Allah I love Somaliland
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Жыл бұрын
Guul ciidanka qarank. Aaway kuwii cadowga gudahu ee necebkaa guusha ciidanka iee kala garan waayay shakhdiga iyo qaranimada. Ka baxow nafta waa. Cid laguma diganayo. WAA TAAGEERO.
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Masha allaa reer berbera sharaf ku noolada
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Жыл бұрын
Somaliland ha noolaato Alle ha halaajiyo cadawga Somaliland sida xisbiga waddani iyo puntland
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
Aar muxuu fikirkaagu liitaa markuu wadani noqdo cadow Somaliland yaa naxteex ah markaa Somaliland waa habar awal caqligaagu wakaa miskiin
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Жыл бұрын
@@bowdcali6156 waxaad tahay daarood cadawga somaliland oo isku dayaya inuu isaaq iyo somaliland la dagaalamo taasi ma shaqaynayso isku day fiican baad tahay jaajuus daarood ah.😅
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
@@farhannuh6174 hal diideysaa geed ayku xoqoto ma weydo caliol adeyg ninyohow qoraalkagu waa yaal adaa soo qoey wadani inu yahay cadowga Somaliland oo waliba habaartamey dhuusada isku xeji
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Жыл бұрын
@@bowdcali6156 Waddani ayaa Somaliland ka soo horjeestay oo khiyaameeyay Somaliland wuxuu ku tilmaamay madaxweynaha Somaliland dambiile dagaal, reer waddani waxba maydaan odhan dhinicii Somaliland ku soo duulay ee waxaad la safteen argagixisada SSC. Waxaan xaq u leeyahay in aan habaaro waddani
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
@@farhannuh6174 dumarka waxay odhan jireen habaarka hoostaada la hel anigu shakhsiyan habaari maayo dad myslimiin ah oo ehel iyo qaraano ah waxan ku leeyahay calool xumo haku dhiman
@rahmamohamud9302
@rahmamohamud9302 Жыл бұрын
Guuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@leeyahay
@leeyahay Жыл бұрын
Idoor wlh nabad aan ku jirin d5 waa lo baqaa
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Жыл бұрын
maxaa u diiday in aad dagaalka u gasho ssc int furimaha hore ee dagaalka
@awm221
@awm221 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Жыл бұрын
Pintiland iyo Argagixisada ku soo duushay Somaliland sida ugu dhakhsaa badan how ga baxaan ciida Somaliland ee Laascaanood.
@asma-hl2du
@asma-hl2du Жыл бұрын
Mshlh
@husseinahmed9656
@husseinahmed9656 Жыл бұрын
Port habour of Berbera,we salute you from Kenya.
@jaamaccabdale-lg6os
@jaamaccabdale-lg6os Жыл бұрын
Guul Somaliland inshA ALLAAH
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Жыл бұрын
Mashallah Somaliland guul ❤❤