Пікірлер
@ismaanyare16
@ismaanyare16 13 сағат бұрын
sxb mxaa kajira linkiyada ay noosoo dirayaan hablaha canada jooga oo naleh naguursada linkiyo bdn oo ceynkaa ah la iiso diraa qaaasatan aniga markaa ma beentodaa mise waxbaa ka jira arrinkaa isaga ah please igaga so jawabde sxb
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 22 сағат бұрын
Single mother igu soo xidh nin aqoonyahan ah oo iskaabulo oo qurbo nacas jooga weeye
@AbdishakorRoyal
@AbdishakorRoyal Күн бұрын
Wll Kawaran hadaan Viso Waxbarsho ku imaado Canada Ma is dhiibi kara
@Muuusemuues
@Muuusemuues Күн бұрын
Zxp magaaladee ugu fiican xaga bilicda😊
@Muuusemuues
@Muuusemuues Күн бұрын
Keep going zxp
@muhammedhassan418
@muhammedhassan418 3 күн бұрын
Hees ma shopping noga dhiktay
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 4 күн бұрын
Qurux weeye insha allah malin dhaw n baan ku dalxiisi doonaa
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 4 күн бұрын
Qurux weeye insha allah malin dhaw n baan ku dalxiisi doonaa
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 4 күн бұрын
Keep going pro
@Inaibarahinbadal
@Inaibarahinbadal 5 күн бұрын
sxp mayga cawinaysaa sida ugu fudud aanku imaankaro
@Inaibarahinbadal
@Inaibarahinbadal 5 күн бұрын
wallo guled alberta waxan kuwaydiyey arkaad isdhiibto interviga ma qasaba in turjuuma larabo pls ply😢
@Inaibarahinbadal
@Inaibarahinbadal 5 күн бұрын
sxp waxan kuwaydinaya isaad utagtay canada iyo sida ugu fudud ee lugu iman karo
@MohamedHassan-sw2kf
@MohamedHassan-sw2kf 12 күн бұрын
Asxabey gabar dacad ah an isla dagno 2 qof iska so dhex saara
@aliabdi9848
@aliabdi9848 12 күн бұрын
Meqe qaadan kartaa yacni waqti ahaan
@DcflPtwqg
@DcflPtwqg 15 күн бұрын
❤❤❤
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 19 күн бұрын
I a malin un waku iman doona
@KhalidabdixakinAbdixakin
@KhalidabdixakinAbdixakin 21 күн бұрын
Hanadow wll ano passport Ethiopian Haysta car qaxoTi isla Ethiopia 🇪🇹 ah G5 malaygu xarayn kara 🙏🏽🥺 Ha ama may
@Guled_alberta
@Guled_alberta 21 күн бұрын
Cardka ma haysataa hadaadan haysan maya
@KhalidabdixakinAbdixakin
@KhalidabdixakinAbdixakin 21 күн бұрын
@@Guled_alberta lapadapa wan HaysaTa wllo
@Guled_alberta
@Guled_alberta 21 күн бұрын
@@KhalidabdixakinAbdixakin hadhow in faraha kugu soo Baxaan baa daran
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 19 күн бұрын
Faraha wxayy wll​@@Guled_alberta
@hanadkadare3299
@hanadkadare3299 7 күн бұрын
@@Guled_alberta asc bro qofka jooga yurub ee ah Swedish citizens marka uu Canada imaado maka shaqeysan karaa oo wadanka xaq ma uleeyahay in uu joogo haduu doono inuu dagaan ka dhigto kana shaqeesto? In aad iisoo jawaabto ayaan rajeynaya
@MuscabK-v2e
@MuscabK-v2e 22 күн бұрын
One day I.n😢😢😊
@HabiiboMohamed-k2p
@HabiiboMohamed-k2p 26 күн бұрын
Dad wayelo ah oo canada kulajoga usogudbi usamir youthubka
@HabiiboMohamed-k2p
@HabiiboMohamed-k2p 26 күн бұрын
Walal guled sida elmi ware oo kalle noguso gudbi english kadadka an aqonin warark canada sit ana ah nogusogudbi hak caajisin
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 26 күн бұрын
Ka waran qofka dubay jooga oo kaadhaka qoxootiga haysta dubay maka dacwoonkara wllo❤
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz 27 күн бұрын
Wad Mahadsan tahay wll
@MUHANNADHASSAN-b4n
@MUHANNADHASSAN-b4n 28 күн бұрын
gabar aa rabaa❤oo canada jogto
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 28 күн бұрын
Qofka raba inuu caruurtiisa oo Somalia joogta u soo dacwoodo Qarashka ku baxaya waa imisa Markuu canada keenayo??? Caruurtu waa 3 wiil Oo ka ugu weyn 18 jiro Fadlan su'aashaas iiga jawaab
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 29 күн бұрын
Adiga work permits isoo saar cid ima joogto canada 🍁
@Guled_alberta
@Guled_alberta 29 күн бұрын
Waxaas waa la joojiyay News-yada lama socotid miyaa
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Ай бұрын
How can I contact you
@sokoreya4697
@sokoreya4697 Ай бұрын
Asc nooso kardhi warbixinta walaal
@radakironman5895
@radakironman5895 Ай бұрын
Walalo tacliin waan xaysta degree university of djibouti balse sidee ayaan empp oo xaraysaan kara waaba daxkaley 😢balse 3 window ayaa ikaa so horbaxay tee ayaan kala isoo sheeg
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w Ай бұрын
Xaafada noo soo sheeg north, south, east, west.
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w Ай бұрын
Which area is it
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg Ай бұрын
Group5 gorme lobilabaa imtixanka
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg Ай бұрын
Asc wllo sanadkan dadkii xateystey group5ka gormless loobilabaa imtixaanka isojawab
@zakiibraahim2143
@zakiibraahim2143 Ай бұрын
Sxb vlogyo no soo duub
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Ай бұрын
Scholarship ma lagu imankaraa ?
@izthahil8133
@izthahil8133 Ай бұрын
Lacgta visa ka hadl wll io qof ku markuu haysto carka qoxtiga qabka ku iman karo g5marka laga imado
@FarahGaab-uv9gs
@FarahGaab-uv9gs Ай бұрын
HADAN Ku imadan Visa to Visat OO Hadan Isa dhiba Aselma Seeker isaku Dhiibata Xlk Waa Sidee
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Ай бұрын
Linkiga xagee ka helayaa
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 Ай бұрын
Qaabkee uxaraysan karaa anigo aan haysan kaadh qaxonti
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Ай бұрын
Walalow isoo jawab basabor somali qab casumad ma laygu xarenkaraa canada
@CabdalleMaxamed-v2i
@CabdalleMaxamed-v2i Ай бұрын
Thanks sir😊
@KhadarMaxamuud-t8b
@KhadarMaxamuud-t8b 2 ай бұрын
ᴢxʙ ᴀɴᴀᴀ ʀᴀᴘᴀ ᴀᴅɪ ᴀʜᴀᴀɴ ᴛᴀᴀᴅᴀ ᴍᴀᴀᴅ ɪsᴏᴏ ᴅʜᴀᴡᴀʏɴ sᴏᴍᴀʟɪ ᴀʜᴀᴀɴ
@learningenglishtogetherlet1630
@learningenglishtogetherlet1630 2 ай бұрын
Gobol kasto oo Canada ka tirsan miyaa Somali Passport Malagu imaan karaa
@baahiye2479
@baahiye2479 2 ай бұрын
Sidee kuula soo xiriiraa walal qaali?❤
@CabdulaahiMaxamedmunye
@CabdulaahiMaxamedmunye 2 ай бұрын
Waxaana rajeynaa inaat Naga soo jawaabtid
@CabdulaahiMaxamedmunye
@CabdulaahiMaxamedmunye 2 ай бұрын
Wll aniga waxan joogaa hada dalka masar waxaan kujiraa qoxooti waana heystaa kaar qoxooti ah waxaan kujiraa hada waxbarasho qoxooti ah maraka hadii aat wax ka,ogtahay heyadaha masar iyo Canada 🇨🇦 please 🙏 wax fah faahin ah iga sii ❤🫡
@AlFurqaanMediaOfficialChannel
@AlFurqaanMediaOfficialChannel 2 ай бұрын
Nasiib leedahay wll qaxooti kutagi kartaa
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 2 ай бұрын
Interviewgii laga qaaday iyo caseska maqcuulka ah ee empp-ga soo gali wll
@cabdiraxmanmustafe-o1k
@cabdiraxmanmustafe-o1k 2 ай бұрын
waxaan jooga wadanka angola card qaxooti wan haystaa sidee uxaraysan karaa wax qarabo canada joogana malihi oo xagaas iga soo xareeya ? halkee wax ka bilaa ?
@baahiye2479
@baahiye2479 2 ай бұрын
Saxip aniga wado kusheegaya luuqa igasoo qabo
@baahiye2479
@baahiye2479 2 ай бұрын
Luuqa igasoo qabo
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Ай бұрын
​@@baahiye2479bro intee kaala soo xariira
@maslaxapdi
@maslaxapdi 5 күн бұрын
Hye zxp❤​@@baahiye2479
@akdiinichannel3335
@akdiinichannel3335 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb aniga waxan joga dalka South Africa ee ma ku iman kara basaboorka qaxootiga ee South Africa bixiso?
@asmaabdirahmn2213
@asmaabdirahmn2213 2 ай бұрын
Group 5 miyuu furanyahay wll
@hanooolaato
@hanooolaato 2 ай бұрын
Hadaa lagend tahay line canada ubahanahay wlhi blhi tlhi lacak waa igadiyar 18k ilaa 25k wahestaa igacawi😭🙏👐
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 ай бұрын
Yaa lagu dhicin , passport kenyaati qaado(kibaandha qaado , ka dib passportka kenyaatiga ) Wax badan ayaa kuu fududaani
@aqoonkororsihajka4679
@aqoonkororsihajka4679 Ай бұрын
isoo qabo