Allaha ku cadaabo intaad beenta ku hadlayso waryaa.
@fadumosaid1145 күн бұрын
Dadkaan maxay ugu waasheen majeerteenka.qofkasta oo caana mj ah waxaa go aan lagu gaaray in lasheegto.
@fadumosaid1145 күн бұрын
Masaasaad dadka dadkiisa ujeceshiin.
@MukhtarmaxamadIbraahim6 күн бұрын
Waasax
@MukhtarmaxamadIbraahim6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Laylaabdullahi123127 күн бұрын
aj cadow illahay ha kaqabto aamiin yaarabi daahir cala saw wuu been badan ya hay daahir cala saw daarood is maciil ma jeer ten ayaa ciil ay wuu ku waa sh tay
@muheidinismailmose108310 күн бұрын
Asc, waa yaab iyo aduunyo gadoon.
@adensomali324711 күн бұрын
Waryaa waxatahay Dulmiilow Allah iyo rasuullba laheen
@adensomali324711 күн бұрын
Horey ayaa udhumisey daaya dulmiga
@shukri114mohammed211 күн бұрын
YAAB BADANAA KULAHAA! NAAG MAXAAD LA YUUSEYSAA??
@sakariemohamed82011 күн бұрын
Eeley habar gidir iyo daahir calasw ayaa idin af taqaan
M.a abayo allaha kula garab galo, kolay inta wadanka joogta ee caruurtaa haysata wad naga nasiib badan tahay Masha Allah Gabadh yaro 5 jirka ii joogta mana hadasho guriga iskaga haystaa alxmdulilah caala kuli xaal
@SahraAhmed-vz4ux4 ай бұрын
Never give up ❤🎉
@Umu-aya5 ай бұрын
Masha alh clipkaga aad ba ugu farxay dadaalka wilka u sameysay ilhey janada abal hakaga dhiko hoyo un ba u hagar baxdo ilmaha
@kafaayaabdilahi6 ай бұрын
Wll xagee kala soo xidhiidh
@umumohamed7156 ай бұрын
Asc nosobadi abayo
@fosiaabdilahi-ni8oy9 ай бұрын
Wiilkayga curad ayaa autism ah ee waa bil Ramadane adiga iyo aniga iyo intii muslina rabi awlaadooda ha u caafiyo
@NuuxCllahixaashi10 ай бұрын
Abaayo waa ubahanahy ee xagee ka hela
@frau619110 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@suaadmursal667310 ай бұрын
Ilaahay abaayo ilmaha autism ka ah ha noo caafiyo aan ku sabirno
Cunuga awtisimka ee Africa joogo kasoo halal abaayo
@habonjama5181 Жыл бұрын
Mash Allah qali badan
@naimanayrus2200 Жыл бұрын
1yr kadib firsnoya wana ka helo thanks 😊 waso tijabina I.a
@khadrasalax9738 Жыл бұрын
IlAhay haku caafiyo wlll mcn
@khadrasalax9738 Жыл бұрын
Ilahay haku caafiyo soomaliyey anigana cunug Shan jira oo aan hadlin ayan haystaa igu soo duceeya aniga gabadhan wlly
@deeqoxuseen1851 Жыл бұрын
Allaha noocaiyo cabdikariin
@fowsiyaliiban7266 Жыл бұрын
Maa Allah wadankii baadjoogtaa Cabdi kariim kawaran
@frau6191 Жыл бұрын
Xage lagalaso xariira abayo?
@sahraadenwarsame1997 Жыл бұрын
Wll plz caha geela xagan ka hela
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Asc wllo
@halimamohamedabdullahi9775 Жыл бұрын
asc abyo maxa sini kara cuno
@strxwbxrryedits Жыл бұрын
Asc abayo, canaha geelka inta an ka hala waalal ii so jawab wan ku barya jazak laah qeer
@Peachestitake Жыл бұрын
Asc Wllo I kasto Vedeo gan 2sano kaso waregatay hadana waxan raba in an ku shego walashay macaney xaalada ad ka shekaynayso anigay iso martay 24 sacadod 3 amma 4 saac ayu sexan jiray oohintana maba ka sheekayn karo oohin aan wakhti lahayn o iska socota haben iyo maalin dilmo xagtin laad feedh yacni ilahay Subxana wa Tacala unba ka warami kara xaaladanu galnay halmar ayan qatay go,an Hargeisa ayan u guuray Qur,aan ayan habeen iyo malin wakhti siin wayay janis ilahay aya mantana xaladisa ka shekayn kara Alxamdulilah ilahay I waafajiyay aya mahd iska le hooyo kastana wan kula talinaya hooyada haysata Autism Child rabta hurdo inu helo iyo daganansho oohin la,aan xasilooni Qur,aan aan xad lahayn hala raadsato ilmeheeda walhi way I xasusan doonta hooyadasi ilahayna wu kugu guulayn Bi,ithnillah Lkin Qur,aanka an idin sheegaya maha bil iyo laba bilod wa 6bilod ila sanad o an kala joogsi lahayn xataa aniga cunto mu cuni jirin wu soomanan jiray mantana sida carurtoda o kale ayu 3da wakhti iyo cuwaafba cuna alx alx Wanku ducaynaya wllo aniga ku dareemaye ilahay haku fududeyo culayska wllo