12 December 2023
1:43
Жыл бұрын
7 October 2023
2:51
Жыл бұрын
Пікірлер
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen 5 ай бұрын
Isaaaaq ayuuunba leh oo xoraysanaysa
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 ай бұрын
Gobalkawa layaqaansida loo kaladegoceerigaabo majirto meelkaleceerigaabanaqabiilkasta xaafadiisa haw tashado
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 6 ай бұрын
😂😂😂 Gar adag degmo ma ahayn xilligii dawladii kacaanka , tan kale laasqoray oo ahayd xaruntii xaddaarada iyo kalluumaysiga ma wuxu leeyahay degmo ma ahayn kkkkk waa iska hadle, jiidale & birxmar ma hooyadaa baa leh bal car kaalay oo nabad gal.
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 6 ай бұрын
BEENAALE WEYN Horta ugu horrayn Gobolku waa 5 degmo . Ceerigaabo: waa la wada degaa waxana ugu badan Harti Warsangeli & Dhulbahante. 2. Laasqoray: Waxa dega Warsangeli. 3. Dhahar : Waxa dega Warsangeli. 4. Badhan : Waxa dega Warsangeli. 5 : Ceel Afweyn. Waxa dega Isaaq, waana Halka degmo oo ay Gobolka Ka deegaan, hadda waaba tuulo oo cidi ma joogto dagaal badan oo la dhacay baa Dadkii ka qaxeen. Gobolku dhanka xeebta wuxu kasoo bilaabmaa halku sheegay lkn wuxu ku dhamaadaa Ceelaayo oo Bosaso u jirta wax ka yar 30km, wuxu yidhi xiis ilaa shidan Isaaq baa dega waana been cad, sababta waxa weeye maxaa dagaalku uga dhacay haddii Isaaq dego , laasaaurad meesha la yidhaa oo gahayle dego marka lagaso bilaabo Waqderiya , Shidan, Geelweyte, laasqoray, dur duri ilaa Ceelaayo warsangeli baa dega . Guud ahaan Gobolka Sanaag 80% Warsangeli baa degan 5% wax ka yar baa iiddoor degayaa ma af baad ku yeelan, waxan uu tirinayo waa tuulooyin . Haddaanba tiriyo degmooyinka markii danbe la magcaabay ee Beelaha warsangeli degaan. 1. Xingalol 2. Yubbe 3. Buraan 5. Hadaaftimo 6. Ceelbuh 7. Ceeldaahir 8. CAWSANE 9. Mindigale 10. Qaarara 11. Baraagaha qol 12. Shinbiraale 13. Daara salaam 14. Rad 15. Gumar 16. Laas Barwaaqo 17. Balli Busle 18. Biyo Guduud. 19. Dur duri 20. Geelweyte 21. Shidan 22. Waqderiya 23. Ceelaayo. 24. Xabaasha wacle 25. Ragaad 26. Mirci 27. Moon 28. Milxo 29. Masha caleed 30. Markad Weliba qaar badan baan ilaawaayaa, dhulkaa ballaadhan badankooda waxa la degay 1960 waxay u qalmeen degmooyin. Hartiga kale ee Gahayle & Dhulbahante iyagana qoraalka labaad ban kuso gudbo si aan qoraalkan usii dheeraan. Beenaale ma 10 tuulo oo aan cidna ku noolayn baad dadka degmooyin uga dhigay ilaa Gobolka waa joognaa oo annagaa ku noole SSC khaatumo hadday sheegato ama yimaadaanba waa leeyihiin waana kaaga badan yihiin, xataa haddaysan degi lahaynba magaca harti bay ku Iman lahaayeen oo dagaalkii lagu galay yaa nacas duufle.
@nimco4147
@nimco4147 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nimco4147
@nimco4147 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 10 ай бұрын
Asc waaar hartiyoow maxaadka qabtaan warka odayga waxaad nagu waasheen SSC KKKKKKKKK
@bindagarbuja291
@bindagarbuja291 11 ай бұрын
❤❤🎉🎉❤❤❤🎉
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase Жыл бұрын
Dulka wase !❤
@RaxmaCawil-c2t
@RaxmaCawil-c2t Жыл бұрын
Mashaalah Mashaalah
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 Жыл бұрын
Ka soodhiibo radhyigaaga ciidanka sland lascanod ma xoog baa league saarey