Пікірлер
@Cawiif-e8u
@Cawiif-e8u 5 минут бұрын
Saettle globalist soo fiiri
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Сағат бұрын
Arrin kan wuxuu ii caddeeyay in soomaalidu badankeeda, Ilaahay iyo diintiisa iyo soomalinimada marka la isku barbar dhigo ay *soomalinimada* raacayaan, taa macnaheedu waa, in soomaalidu ay *caabuddo magaca soomali*
@abdihafidmohamad
@abdihafidmohamad 2 сағат бұрын
wa runtaa lkn adiga laftigaada soma ka dhigna inaad difacyso abdi iftin? Aniga muqaalada labada nin waan daawaday xussen waxuu kuso eedeyay arimo wato cadaymo loogana bahnaa iska difaacid inuu abdi iftin layimaado, halka abdi iftin waxaan loo joogin kalay inuu dhahay wa oromo qofkaan iyo lacag ayuu so qaatay balabalaa Wa sax arin ficaan ayuu abdi iftin bilihii lasoo dhafay kawaday baraha bulshada ee damaca etoobiya taas badalkeed ma ahan inay irinkaas ka dhigeso nin fican oo profile fican u yeeleso, background-kiisi hore na daboolayso? Xussen muna dhihin gaal waaye lkn wuxuu sameyay baaritaan wato cadeemo in ninkaan labo waji leyahy loona yaqaano munaafaq wuxuu dhahay ha is cadeeyo wa inuu layimaada cadeemo ka bari yeelayo hadee jiraan hadee jirin goaankiisa haku taagnaado umadana ha u sheeko inuu arimaas ku jiro.?
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 3 сағат бұрын
CWA gobolka colorado waa meelaha ugu somali yar.waxaana u shaqeeya CWA 5 qof oo somali ah waxeyna soo dhoweeyaan dadka cusub oo yimaada dalka
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 3 сағат бұрын
Dadka buufiska ku jiro filka ay wataan waxaa ku qoran ARCAFRICA iyo
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 5 сағат бұрын
Kaniisad malooshaqeyn karaa
@MohaKuusow
@MohaKuusow 5 сағат бұрын
Tnks wlh qaab fcn ayd ugu hdashy
@maadeeysamaale3862
@maadeeysamaale3862 5 сағат бұрын
Waxa iga quseeyo waa Cabdina wuxuu aaminsanyahay amaba na tusay Wadaniyad dhab ah "SOMALINIMO" inay ku wayntahay, dhinaca kale Hussein Jamac Wadaniyadii FAKE-ga ahayd ee Nabar iyo Naxdin aan ku baranay. Qof walba wuxuu DIIN ahaan u aaminsanyahay isaga iyo ilaahisay ka dhaxaysaa. Hadii diin la yiraahdona Hussein iyo Somalida badankeed CUDURKA QABIILKAABA kala wayn DIINTA oo waan is naqaanaa. Su'aashu waxay tahay. Ma baraarujin dhalinyarada Somaliyeed ee tusida waxa ay ETHIOPIA nagu haysato ayuu Hussein u daba taaganyahay Cabdi?
@MaxamediidJaamac
@MaxamediidJaamac 7 сағат бұрын
🎉🎉🎉
@YaasmiinAadan-e6v
@YaasmiinAadan-e6v 7 сағат бұрын
Ustad softwarada laptopkeyga kuma shaqeynayaan
@humanitarianactivist
@humanitarianactivist 8 сағат бұрын
VIDEO KALE AYAA LAHELAY UU DUMAR LIVE ONLINE UGU JIRA OO UU DHAHAAYO WAXAAN JECLAHAY INAAN MARKASTA SITO CALAMADA JESUS OO XATAA GAADHIGA AYAY IIGU JIRTAA WAYO WAAN JECLAHAY
@Shacni724
@Shacni724 9 сағат бұрын
Mahadsanid wall sida quruxda badan ee aad u sharaxday.
@mohammedmohamudabdi1708
@mohammedmohamudabdi1708 10 сағат бұрын
Ustaad last Vedio iyo waraysiga u bixiyey 3 yrs ago fiiri
@macalinsaalax
@macalinsaalax 10 сағат бұрын
Wax in la hubsado waa waajib lkn qofka kaniisad la shaqaysto qofkaas haduunan gaal ahayn waa ka ag dhawyahay ninkaas soomaali kaaboy oogu qoron tahay horaan ayaaan ka shakisanaa inta uusan murankaas soo dhaafin ka hor
@inaxasanwiilxasan6635
@inaxasanwiilxasan6635 10 сағат бұрын
Mahadsanid waa kalacadeysay wlhi
@noradenabdekarem2917
@noradenabdekarem2917 11 сағат бұрын
Abdi iftin afkiisa ayuu la qirtay
@ahmedmumin2403
@ahmedmumin2403 12 сағат бұрын
Basically, waxaad xaqiijisay wax inay ka run yahiin waxuu sheegaayay xusein. He might spiced up a little. Lkn wax baa ka jira... and thank you cashiirkaaga
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 12 сағат бұрын
Wax hubsada oromada yaan la aaminin Xaqiiqada jirta hubsada
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 10 сағат бұрын
Mxaa oroma seefla bood bathymetry, xusen waa nin Mareexana oolayaqaano , wuxuuna dagaal kula jiraa hay adaha cristanka ah ee muqdisho ka hawl gala iyo dhalinyarada lashaqaysa ,wadaniyad aan meel jirin ayuu kumeeraystaa ninkaan si,aana loo ogaan wuxuu kudexjiro
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 12 сағат бұрын
Good 👍
@felisabdi3794
@felisabdi3794 13 сағат бұрын
Ninka dhahaya maxaa Ilalahey nin ka dhigey ama nebiyada maxaa ka dhigan? Waa yaabe ninkaan ma difaaci kartid haduu Alle inkirey…
@One378
@One378 15 сағат бұрын
Catholic,Lutheran, ICRC all are resettling agencies in USA
@One378
@One378 15 сағат бұрын
Haydaha qoxotiga keena ama dib u dakinta sameya waa church’s
@AbdiAsyar
@AbdiAsyar 15 сағат бұрын
Adiga waxaad cadaysay in uu kaniisad ka shaqeeyo qiilna waad u raadinee miyaa Allah kabaq walaalow
@kulanahmed
@kulanahmed 15 сағат бұрын
Anagu ka somali nimada ku weyn tahay ayaan la jirna ka jaajuska ah ee somaliga iska dhigayo jajus jaxima gal uf uf uf
@abdikariin7002
@abdikariin7002 15 сағат бұрын
Kanbasa ayaad aragtaan somalida galada ah ma yara aad ayay u badan yihiin lkn somalidu ma aaminayso nin afsomali ku hadlaya ayaa gaal noqda war is jira kumanaan somali gaala ah ayaa jirta mardhawna way cadaysan doonan oo siyasada ayay ku tartami doonaan
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 16 сағат бұрын
Af-joogo looma adeego sxb miskiinbaa tahaye,isagaa isberiyeeleen,ma adaa beriyeelaya??
@mohsen6878
@mohsen6878 16 сағат бұрын
Bro faaladan waxaa ku jira marin habaabin , this guy cowboy inu gaalyhy iyo inu muslim yahy waxad ka ogaan kartaa buugii uu ka qoray imashihiisi america iyo noloshisii somalia
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 16 сағат бұрын
Somali cowboy baa saxsan 💯 waa wadani.
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 10 сағат бұрын
Mxa wadaniya maad ufiirsaty buuga uu qoray muxuus ka shaqeeya maad midaa ugaato marka hore
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 8 сағат бұрын
War ruux diintiisa shaki Ku jirto wadankuu ilaalinayo waa maxay Diinta iyo wadankase yaa Muhiim ah marka koowaad
@axmedakchannel8179
@axmedakchannel8179 17 сағат бұрын
Labo su'aal ba qaba 1. kaniisad in laga shaqeeyo yaa baneeyay laga tago laga qaatana ya xalaaleyay 2. Isagu goorma luqada togagga bartay mase Eritereyanbaa ma Eritereya iyo cadan bu isku turjumayey
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 16 сағат бұрын
Koley cabdi cow boy waa saxsanhahey waa wadani Somalia 🇸🇴 jecel
@abdulahiconsulting
@abdulahiconsulting 15 сағат бұрын
Inay banaan tahay iyo in Kale Culimada ha la waydiiyo Insha Allah, laakiin Somalia waxaa joogaa Hayado badan oo CWS la mid ah laga yaabo inaad taqaanin qaar ka mid ah sida World Vision, ADRA, jDiakonia, Catholic Relief Services(CRS), Norwegian Church Aid(NCA) iyo kuwo kale oo aan aqoon, kuligood waa hayado Christian faith based ah hadana kumanaan shaqaale Somali ah ayaa u shaqaysa websitekooda gal oo soo baar.
@abdiladifosman
@abdiladifosman 17 сағат бұрын
ani intaan arkay cabdi iftin waxaan ku ogaa inuu yahay sida dadka aad hada sheegoosid ooah turjumaan shaqadiisu iyo waa mutarjam somaalida iyo ameerikaanka anaa kamid ahaanjiray dadka uu waxa uqabtay uu u tarjumay marka walaalkaas yaanan lagu dambaawin mar aan sheekeesanay buu wuxuu iga dhahay xamar waxaan ka ahaanjiray macalin dhiga lukhada englishka
@OmarSadiiq
@OmarSadiiq 18 сағат бұрын
Macalin video editing + Hawlo badan baan jeclaan lahaa inaa iga Caawiso❤ Marka Xageyn kaala soo xiriiraaa Ustaad
@artismagraphics
@artismagraphics 17 сағат бұрын
Instagram: artisma_graphics
@OmarSadiiq
@OmarSadiiq 18 сағат бұрын
Ustaad waad mahadsan thy lkn waxaaa rabay inaa iga Caawiso sida Google Adsense loogu xirto KZbin-ka mahadsanid kun jeer❤ Xageesa lagaala soo xiriiraaa Adoo mahadsan Ustaad
@artismagraphics
@artismagraphics 18 сағат бұрын
Adsense shaqeynaayo miyaa heysataa mise mid cusub ayaa furanee? Instagram igala soo hadal artisma_graphics
@NoblePath-1
@NoblePath-1 17 сағат бұрын
Haye isoqabo
@SharifoAdan-y3t
@SharifoAdan-y3t 18 сағат бұрын
Ustaadow render animation ka markaa dhaho wuu iska soconaa 110 maraa maxa sameya how to fix render 😢😢
@artismagraphics
@artismagraphics 18 сағат бұрын
Frames ka ayaa kugu badan timeline korkiisa meesha end ku qoran tahay 250 ayuu kuyimaadaa inta animation kaaga soconaayo kadhig
@yussefdirshe8953
@yussefdirshe8953 18 сағат бұрын
adiga hada waxaad leedahay Culimada ka jawaabee kadibna waxaad raaciday iney caadi iska tahay
@artismagraphics
@artismagraphics 18 сағат бұрын
@@yussefdirshe8953 haa lkn waxan dhahay "waxay u badan tahay" ee waa caadi madhihin dadyow badan oo muslim ah ayaa tarjumaan ku shaqeysta taas aan ulajeedaa ee kaniisad in laga tirsanaado kama wado. Cafwan
@shariifxasan2851
@shariifxasan2851 19 сағат бұрын
Qof diinta Christanka dadka kuso dhawaynaya waa muslim mala orankara ?
@artismagraphics
@artismagraphics 18 сағат бұрын
Walahi isaga waxa uu leeyahay inuu yahay qof muslim ah anaga qalbiyada dadka ma ogin allaa naga og.
@mohamedh.4386
@mohamedh.4386 19 сағат бұрын
Saxip ninkan wa Qoraa , waxa una ku shaqaystaa xirfada Qoralka . Waxa uu shaqo u Qabta la shaqeeya cid waliba. So muhiim ma aahn dadka iyo u la shaqeeyo ee wxa muhiim ah iimankiisa iyi waxa u tumaysanyahy . Alle waxa u dalacda qulubta ee ma dalacdo dadka ad la shaqayso
@artismagraphics
@artismagraphics 19 сағат бұрын
Taas ayaa sax ah. Mahadsanid
@mohamedh.4386
@mohamedh.4386 19 сағат бұрын
@@artismagraphics ustad An ku mahadceliyi 3 sano kahor ayan kuguso xirmay waxan ka faiday xirafdo muqal samaynya . Iyi illustrator oo an hada ku shaqeeyo ad bad umahadsantahy
@artismagraphics
@artismagraphics 19 сағат бұрын
@@mohamedh.4386 guulo badan baan kuu rajeynaa sxb hore u soco👏🏽👏🏽
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 19 сағат бұрын
Muuqaal Waxaa Jira Uu zoom kula jiro dumar cadaan ah Oo uu leeyahay Mxaa sababay oo nabiyadu u noqdaan rag kaliya oo ay dumar unoqon waayee
@artismagraphics
@artismagraphics 19 сағат бұрын
@@gurey_muzeh haa waan arkay allahu yaclam qalbadiisa waxa kujira koley kuma dambaabi karno. Muhiimadu waa inaan mar walba baaritaan sameyno.
@ogaalsahmiye7139
@ogaalsahmiye7139 19 сағат бұрын
Soo daawo hada ayaa lasoo dhigay muqaalka dhabta adaada yaabi doono
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 16 сағат бұрын
Cabdi iftin waa geesi .. cadowga Ethiopia waa lugu fahmey.
@godadtv3958
@godadtv3958 20 сағат бұрын
Dadka somaliyeed ee jooga USA dhamantood waxaa dhoofiyey kaniisadaha MARECANKA
@artismagraphics
@artismagraphics 19 сағат бұрын
@@godadtv3958 waa sax xitaa yurubta
@frank77w
@frank77w 20 сағат бұрын
Cabdi iftin diintiisa far baa ku godan. Xuseen waa runtiis dalka diintaa kahoreeso. Somali cowboyna afkiisa wuxuu ku jawaabay somalinimada wax walba iga la weyn
@artismagraphics
@artismagraphics 19 сағат бұрын
Shaki waa jiri karaa lkn yaqiinta allaa og. Lkn qoladaas waa u shaqeeyaa waa hubaal
@frank77w
@frank77w 16 сағат бұрын
Wax walba xaqiiqdooda alla og lkn anaga bin ademka alle wuxuu caqli noo siiyay inaan wax ku qiyaasno wuuna nugu amray inaan ku fakarno caqligeena. Ninkan somali cowboy la leeyahay gaalnimada kumuu jahrin laakin wax badan oo diinka bax ah wuu ku hadlay. Anaga qalbigiisa ma daalacan karno lkn wixii muuqdaa marag ma doonaan. Wixii qarsoona allaa og
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid 21 сағат бұрын
Thanks sxp
@artismagraphics
@artismagraphics 21 сағат бұрын
👏🏽👏🏽
@Maxamed_adan
@Maxamed_adan 21 сағат бұрын
Ku mahadsanid ustaad Casharradeenniina dib innoogu celi, waxan weliba kaa codsan lahaa photoshop thumbnail design qaabab kala duwan ah inaad dhowr muuqaal inooga soo samayso.
@artismagraphics
@artismagraphics 21 сағат бұрын
👏🏽👏🏽
@SahandDesign1
@SahandDesign1 21 сағат бұрын
Somalia cowboy waa nin qadiyad somalinimo ku jirto la iskuma haayo
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 10 сағат бұрын
Mxa qadiyadda arrival halisa ayuuba kujraa xagga diinta , waana laguu cadeeyay , diinta iyo wadaniyadda yaa horeeya , waar dhalinyaroy haku sir mining ninkaan iska hubiya arrinkiiza
@husniyare7185
@husniyare7185 21 сағат бұрын
mahadsanid macalin wlahi course-kaan aad ayaan ugu faa'ideystay thanks
@artismagraphics
@artismagraphics 21 сағат бұрын
👏🏽👏🏽
@egaraad
@egaraad 22 сағат бұрын
wxaas ku kuma baran ustaad nakadaa bilaa camal la.aantas
@artismagraphics
@artismagraphics 22 сағат бұрын
Waayahay sxb
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Күн бұрын
Ustaad mahadsanid aniga war ba kamahayin dakan balse xaqiqda ayad indaha no sartay adigon Xadgudub sameyn
@artismagraphics
@artismagraphics Күн бұрын
Mahdsanid sxb. guuleyso
@anasmohamed8648
@anasmohamed8648 Күн бұрын
Mahadsanid ustaad🎉
@artismagraphics
@artismagraphics Күн бұрын
Adigaa mudan Anas
@Mohamed-uv4tq
@Mohamed-uv4tq Күн бұрын
Runtaad ku adimtay Alle ha u barakeeyo ustaad
@artismagraphics
@artismagraphics Күн бұрын
Mahadsanid sxb👏🏽
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 Күн бұрын
Ustaad,anigu kaman war hayn dagaalkan. Marku notification-kaagu isoo dhacay waxan moodayay cashar cusub 😂😂
@artismagraphics
@artismagraphics Күн бұрын
Kan xitaa waa cashar😄😄
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b 19 сағат бұрын
😂 ok ustaad​@@artismagraphics
@abubara7267
@abubara7267 Күн бұрын
amen yaa rabi ustad
@artismagraphics
@artismagraphics Күн бұрын
👏🏽👏🏽