Rooble &  Nabad iyo Nolol
1:12
Ай бұрын
tahriibka part 2
5:02
Ай бұрын
kkkkk.  Xildhiban Maxamed Abiib
1:09
Пікірлер
@GTribune
@GTribune Күн бұрын
Manta imisuu marayaa sarifka
@amirasiciidofficial6377
@amirasiciidofficial6377 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 10 күн бұрын
Thats a pretty good job Sir Kaashawito !! Laakin waxaad ilowdeyn number si gaar ah la idinka so waco si ay boogga u helaan dadka aan laascaanod joogin
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 22 күн бұрын
Mansha allaah ❤❤
@saidmohamud8229
@saidmohamud8229 29 күн бұрын
General heensaley
@saidmohamud8229
@saidmohamud8229 Ай бұрын
Legend generaal heensaley
@user-hv1dx8ex3t
@user-hv1dx8ex3t Ай бұрын
Inaa lilaah wa ina ilhahi rajicuun
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Naag Nool Hooyo Geesiyad
@subayrcabdi8054
@subayrcabdi8054 Ай бұрын
Siyaasad ma ahayn waxaasiye jaahilnimo halkii u danbaysay bay ahayd 1 qof baa 20 qof loogu aaray سبحان الله
@abdinur6152
@abdinur6152 Ай бұрын
Hadaa run sheegee maxaa waagii lagu kacsanaa Taakeye maxaa u hadli waysay
@AboudiM
@AboudiM Ай бұрын
Trump wins no question ask Somalis should go back to their homes no life for them in Europe and North America and no future but sonalia will benefit waqtiga waa dhamaad 😊guul iyo Gobnimo Trump
@maxamedbille1012
@maxamedbille1012 Ай бұрын
Subxaanallaah waxaan damcay inaan akhriyo aragtida daawada yaasha misana mabajirto cidkahadashay waanasiibdaro dadka intoodii badnayd inaysan danba kalahayn ilaalinta anshaxa& dhaqanka suuban
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t Ай бұрын
Futo
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 Ай бұрын
Nikan dhaqan celis haloodiro anooku hadlayo 25 uu suqa kaxidhay
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs Ай бұрын
Way dhamaatay
@markcaa2942
@markcaa2942 Ай бұрын
Maxaa lagu haystaa ninkan
@ahmedsiyaad9387
@ahmedsiyaad9387 Ай бұрын
Boqolal hiktar oo dhul ah ayaa laga yaaba inuu hysto halka qof marka dalkeena la joogo
@abdulkaadirisaak
@abdulkaadirisaak Ай бұрын
waa runtii mudane abiib qof walba aad runta aad usheegtit wokola culuweyaa
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 Ай бұрын
Kaah ma gaadhid afkaaga ka daaa
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 Ай бұрын
Miyaan qaldamay cidba uma jawaabin
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 Ай бұрын
Yaaabka yaabkii
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
DHULBAHANTE KAMA LIIDATAAN EE WAAD DIRIRI WEYDEEN MAANTA DULLIMO WAA TAAS. AFAR NIN OO ILMO ADEER AH AYAA IDIN BAHDILAYA, AAWAY AQOONTII AAD SHEEGANEYSEEN. DHULKIINII AYAA XABASHI LUGU SOO HOGAAMINAYAA. WAAR DHAXALKA CARUURTIINA BADBAADIYA
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Ай бұрын
Madax waynaha Jamhuuriyada somaliland, sharaf iyo mudanaa ayuu neeyahay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
👍 👍
@adanadan1926
@adanadan1926 Ай бұрын
geesi geesi dhalay
@SouleimanDjibrilAli
@SouleimanDjibrilAli Ай бұрын
Hooydaa wase xinif
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 Ай бұрын
Walaaladiin Soomaali wax idiin dhaama maleh oo diin, af dhaqanba wadaagtaan, waa la diri jirey waana la heshiiyaa, 3dex beri in ka badan in colaad lagu kala maqnaado waa khaatimo xumo iyo camalkoon la aqbalin. Shaqooyinkiinii hoose waxaa la wareegey etoobiyaan,yaman,siriyiin,pakistaani,kenyaan iwm. Vilooyinkiinii waxaa ku dhaldhalaya etoopian, kuwii dhisteyna dibadey digan yihiin. dhalintiiniina waxaa caqiido looga dhigey iney wadanka ka qaxaan oo badaha ku dhamaadaan, kuwa europe tageyna qaar badan khamriga isla dhacayaan. Waxaa shaki iga galey kuwiina hogaanka haya inaad kasoo jeedaan amxaaro ama Falaasho. Waayo walaaladiin kama cararteen. Abey iyo itoopiyaan dadkooda gumeysi ku haya walaal kama dhigateen. Hadey dhalintii aad qixiseen gabdhihiina wax guursan waa ajnabiga aad u fasaxdeen shaqada hoose , kadibna wadanka waxaad ku noqoneysaan aqaliyaad, dadaan jirin. Waxaan rajeyn kuwo dhalad soomaaliyeed iney talada u qabtaan gobolada waqooyi, koonfurna kuwa aan tuuga aheyn oo cadaalada iyo midnimada ka shaqeeya talada u qabtaan.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
Kkkkkkk
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Ай бұрын
War kan mahan madax , ( Ma umul ba ? Look at the satuation now
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
😭
@hussein4223
@hussein4223 Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
Allah hawnaxaristo amiin
@HassanUgas-xm1pv
@HassanUgas-xm1pv Ай бұрын
Subxanallah allow unaxariso
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Maxay dhulkooda u beeriwaayeen.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Waar ummadayadii baa labililiqaystay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
Absolutely 💯
@Imraan12
@Imraan12 Ай бұрын
Askarta tuugo ah maxay baadhi
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Ай бұрын
Wallalnimo ❤❤❤❤hawaarto
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Ай бұрын
Somali Dagal sokeeye ayaa afeeyay xalku kala tag maha waa afadii dhacday in aysan dib u dhicin
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 2 ай бұрын
Walahi waa runtii shekadu muse weyka weyntay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 ай бұрын
Matiri
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 ай бұрын
Somalia Somali baaleh
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
DAD ASALKOODU YAHAY ETHIOPIAN AYAA KA DAMBEEYA DABKA KA DHACA MUQDISHO. ARINKAAS WAA IN BAARITAAN LUGU SAMEEYO
@abdullabdin9385
@abdullabdin9385 2 ай бұрын
Thanks bro
@user-lq4ds5qh4n
@user-lq4ds5qh4n 2 ай бұрын
Unfortunately no lucky person
@user-lq4ds5qh4n
@user-lq4ds5qh4n 2 ай бұрын
Itoobiya aqon ma tihid ee waa waa dulli gaajaysan Somalia naftedu iyda waaba janno janno hada iyada dhaanta
@ruuna1940
@ruuna1940 2 ай бұрын
اعوذبالله الله من الشيطان الرجيم. Maalin dad muslin ah ka xoroobeen. Aad maalin madoow ku tilmaameysaan. حسبنا الله ونعم الوكيل فيكم
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 2 ай бұрын
Karti iyo Dadnimo adaa kugu ogay
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 2 ай бұрын
Midkani Qof ka Doqonsan Weligeey Ma Arag mana Maqal. Siyaad Buu La shaqeeyn jirey dhibaatada S/l Lug Buu Lahaa.Ethopia inay Dabada Kaa Fuusho Baad Sugeysaa Doqonyahow
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 2 ай бұрын
Awdal tolow ma sasabada isaaq bay run moodaan