MashaALLAH ILLAHAY hani barakeeyo wallhi dawrada wax badan ayaa laga fahma
@sacdiyagobeey751617 күн бұрын
Jasaaka laahu khayram Macalim
@AwliyoAdan18 күн бұрын
MashaAllaha jazaakalaahu khyer
@XasnaAli-k3s20 күн бұрын
M.Allha ❤❤❤
@UpdullahiBille21 күн бұрын
Shekh sharciga islaamku af soo maali ma aha alaha ku fahan siiyo diinta dadkana waada qaladay aniga ayaa kashaqesto sidaad wax u sharxeyso uma shaqesto iibka toosku ma xaaranbaa mise waa xalaal war diinta baro shekh ilahey beeca wuu xalaaleyay ribadana wuu xaremayay tiens daawa ayeey soo sartaa dadkuna dawada ayeey iibiyaan kadibna komoshin ayeey ka helaan
Jasaaka Laahu khayran Sheikh Cilmi Naxwe wa Baaraka Laahu Fiika
@sacdiyagobeey7516Ай бұрын
Jasaaka Laahu khayran Sheikh Cilmi wa Baaraka Laahu Fiika.
@mohamedawalhassanawalhassanАй бұрын
Scw scw scw scw scw
@ClsamedJamacАй бұрын
❤❤❤maasha allaah ❤
@mustafamuse2904Ай бұрын
Masha Allah
@SafiyaMaxmed-q1iАй бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك في الدنيا والآخرة وجزاك الله من كل خير
@SaeedahmedyusufАй бұрын
Sh xasan khayre allaha ku sharfo run baad ka adintay dadkan madaxda u ordayana aduun ayaa hor orday ilahay khayrka ha waafajiyo
@MuhyadiinAwaleАй бұрын
❤
@IlhaaanClrahmanАй бұрын
ما شاءالله استاذه مديره مربيه امينه والله ما ريت حد مثلك في الدنيا
@SamasamSalebaanАй бұрын
ماشاء الله
@walaalahadaarudacwa81202 ай бұрын
Mashaa Allah sheikhii xabiibii Sheekh Hassan Khayre الله يسعدك ويحفظك من كل سوء ومكروه
@axmedmed14122 ай бұрын
جزاكم الله خيرا
@Buuqa2 ай бұрын
Sh ninka codkaaga maqli waayo, Cagtaada ma yeelayaa.
@diplomancymustafeabdirahma56112 ай бұрын
Sheekh Mohamed yuusuf Muxadiska ugu weyn Gobolada waqooyi ee dalka somaliya inta an ogahay ❤❤ nolow shekhaygii
@AsmaAhmed-wh5ur2 ай бұрын
Wan iska dayy marka yutubka ka arkay adiga iyo sheekh umal😢
@AxmedSaki-k3j2 ай бұрын
Jasaaka llaah khayr sheikh markaan hal maalin isticmaalay ayaa yuutibka ka baadhay ma xalaalbaa hortu mise waa xaaraan deedna muxaadaradaadan iyo mid sheekh umal ah ayaa markiiba iiga jawaabtay wixii aan is waydiinayay ee ahaa ma xalaalbaa mise waa xaaraan waxaana iisoo baxday inay culimadaasi xaaraan ku tilmaameen sidii ayaanan kaga hadhay maanta shalay ayaa bilaabay maantana waan ka hadhay dagaladii aan social madia ka samaystayna waan ka tirtiray illaahay arsaaqad xalaal ah ayaynu waydiisanaynaa dhamaanteen.
@AsmaAhmed-wh5ur2 ай бұрын
Sidookleh walhi inyar ku jiray wanan ka noqdy shekhyadan dartod