MOGADISHU SOMALIA
3:27
5 ай бұрын
6 February 2024
1:52
5 ай бұрын
28 January 2024
1:10
6 ай бұрын
CONSTRUCTION IS STARTED
1:56
6 ай бұрын
21 January 2024
1:16
6 ай бұрын
15 January 2024
1:16
6 ай бұрын
GOBOLKA BANADIR 2 & GALMUDUG 1
1:05
4 January 2024
1:36
6 ай бұрын
POZZA NERO CONSTRUCTION
1:33
7 ай бұрын
28 December 2023
2:27
7 ай бұрын
25 December 2023
2:27
7 ай бұрын
23 December 2023
1:29
7 ай бұрын
30th STREET IN MOGADISHU,SOMALIA
1:16
Пікірлер
@khadarmunir
@khadarmunir 20 күн бұрын
Good job
@user-rf2ed6kl1c
@user-rf2ed6kl1c 4 ай бұрын
Гавно строй
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ай бұрын
Dawlad la aantu xumaa qabiilku qadhmuuna
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 5 ай бұрын
Yaa ku yiri wadadaan cali mahdi la yirahdaaaaa
@abdihashi4650
@abdihashi4650 5 ай бұрын
Xamar bile qormey wada jiinkado noqatay subhannallah
@drsocial6889
@drsocial6889 5 ай бұрын
Xaafadeedii goofkay baa bahdilay quruxdeedii
@saaradahi6675
@saaradahi6675 5 ай бұрын
Xamar bile soo guryahii dowlada meehen
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 7 ай бұрын
Nice vedeo
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 9 ай бұрын
Mashallah, but sad to see this new Mogadishu people not knowing the paved road 🛣️ is for the cars and not 🚫 people! The sidewalks look empty for walking
@lionman4191
@lionman4191 9 ай бұрын
U guys are doing great rebuilding the country
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 9 ай бұрын
Ali Mahdi was Never a president! Nobody elected him. A new road and already so dirty! They need street cleaners and enforcers
@saidhussein8669
@saidhussein8669 9 ай бұрын
Beautiful wardhiigley Masha alaah
@lionman4191
@lionman4191 9 ай бұрын
The roads looks great but the garbages need to be cleaned
@tanyagarcia1759
@tanyagarcia1759 10 ай бұрын
🎊 Promo-SM
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 10 ай бұрын
Qashinkaan?away Dawladda Hoose
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 10 ай бұрын
Waaw waa xaafadaydi guul gobalka banaadir 👍
@hyusuf2207
@hyusuf2207 10 ай бұрын
Magaaladan caalamka is ka bareegaynaysaa waa halkee cimaamadeeda lama haysankaro
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 10 ай бұрын
Waa xagee halkaani
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 10 ай бұрын
Oodwayne, degmada dayniile waaye
@samiromar3404
@samiromar3404 11 ай бұрын
My Xafadeydii Xamar bile 2008 iigu Dambesay
@echo5935
@echo5935 11 ай бұрын
👍🏾
@omarhussien8958
@omarhussien8958 11 ай бұрын
Jaalle dhoobada Anna dhagaxa dhisme weeyee! Kii ka dhuuntoo dhibka diidaa dhaxal Kuma lahe ...Dhisa dalkinna Wasaqda Wahabiga ( proxy war) meel ugasoo wada jeesta.
@akramsomali
@akramsomali 11 ай бұрын
Allhuma baarik aad baan ugu farxay inan arko construction workers dalkooda dhisaayo ❤🎉
@dr.abdikanitahlil2780
@dr.abdikanitahlil2780 11 ай бұрын
Sxb tii black sea ee wasqda badneyd maladhisay??????
@boono2912
@boono2912 11 ай бұрын
Xaafadaydii ❤
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 11 ай бұрын
Siinay wuxuu ahaa suuqa labaad ee Ku xiga Xamar weyme Dagaaladii Ka hor ,wuuna Ka weynaa Bakaarha
@user-mt6eo2di4e
@user-mt6eo2di4e Жыл бұрын
aye
@krystian0882
@krystian0882 Жыл бұрын
Soooooo who is gonna take the business with destroying and repair pipes here ?
@fadumachannel
@fadumachannel Жыл бұрын
Warta nabada dhinacee katahay meeshaan
@mjozoa4664
@mjozoa4664 Жыл бұрын
Sus
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Hadaan la nadiifineynin oo aan wasaqda laga ilaalineynin oo miyaha dharma lagu dhaqo ee urtaha hortooda qulqulaaya aan laga joojinin waxba MA taraayo
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
Aaway bulaacadihi biyaha ka qaadi lahaa mise wixiina waa ha burburee aan lacag ku qaadano markale
@maxamedcilmi4133
@maxamedcilmi4133 Жыл бұрын
Marka uu Roob da’ayo Maxa xal ah Malaga fakaray sidi loo xakamayn laha wax yeelada gudaha iyo hareeraha wadada guryahay ku dhow
@dhakardhakar2906
@dhakardhakar2906 Жыл бұрын
Where is the drainage system? When it rains. Water will get into those businesses.
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
Xafade waye
@somahmed123
@somahmed123 Жыл бұрын
Yessssssssssss siiiiir.
@chinaman1
@chinaman1 Жыл бұрын
Good on them pirates.
@youngboy5293
@youngboy5293 Жыл бұрын
30 ka hor baan lahayn
@abshiryusuf7515
@abshiryusuf7515 Жыл бұрын
Xayaawnka iqaabtiisa aaqiraa la isweydiina noocaan oo koronta Ayaan jirta
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Daaqadaha weyneeya
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 Жыл бұрын
Waaaw
@benjaminpollard4114
@benjaminpollard4114 Жыл бұрын
p̶r̶o̶m̶o̶s̶m̶ 😞
@yahyamurat7307
@yahyamurat7307 Жыл бұрын
Yeraltı suyuna dikkat edin arkadaşlar. Ben dikkat etmedim başım belaya girdi. Şimdi düzeltemiyorum.
@mahamudmahamed9893
@mahamudmahamed9893 Жыл бұрын
Waar wll awrkan ciqaabta kadaaya alle ha idiin naxariistee😭😭😭😭😭
@nageeyeconstructionco.3657
@nageeyeconstructionco.3657 Жыл бұрын
Anba waan ka xumaaday matkan arkaymaahinooo
@nageeyeconstructionco.3657
@nageeyeconstructionco.3657 Жыл бұрын
Anba waan ka xumaaday matkan arkaymaahinooo
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 Жыл бұрын
Ka daa please xayawaan waa daalay mashiin soo gado
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 2 жыл бұрын
Ax caruurmimadii ayaan xasuustay hargaysa ayaan idinka soo salaamayaa
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 2 жыл бұрын
Asc wr wb. Axeey ax anigaa kula mida walaalo imikana reer Hargeisa ah, laakiin toos u garanaaya ciyaalnimadeydii dad ehel ii ah ayaa deganaa. Nadiif iyo qurux ayeey ahaayeen. Wallee in aan dawlladii berigaa jirtey wax loo dhigaa jirin!! Dad iyo duunyaba waala baaba'ay. Yaa allaah sharaftii iyo karaamadii noosoo celi aamiin.
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 2 жыл бұрын
Weliba waxaa loo yiqiiney If iyo Aakhiro. Waayo waayo iyo xusuusdheer.
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 2 жыл бұрын
@@fatmasugule9969 shimiteerka ayaa u dhawaa dhinacna iskuulkii general daauud. Korna wadada isbartiimada tagta iyo xaruntii xisbiga
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 Жыл бұрын
Labadiinaba waa idin salaamay, maadaama aad tihiin dhalintii Xamar ku soo barbaaray berisamaadkii, hadana aad reer Hargeysa tihiin, waxaan wadaagnaa noloshii quruxda badneyd isjaceylkii iyo farxadii Iskuukada aan kusoo qaadanay. Waxaan kasoo baxay school banaadir sare, deganaa Waaberi Via Liberia, Ardayda classkeyga kala bar waxey kasoo jeedeen deegaanadiina inkastoo waagaas qabiil aan la isku aqoon, ilaa hadda qurbaha inta nool waan wada xiriirnaa, waxaan dareemaa in ey iiga sukeeyaan dadka kale ee reer waqooyiga ah maadaama aan is fahamno lahjad ahaan iyo sheeka ahaanba. Caafimaad ku waara.
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
@@Shaarkeey100 Asc wr wb. Waan Kaa qaaday walaalo. Waa runtaa walaalo qabiil lama aqoon eedo iyo adeer, ayeeyo awoow beey noo ahaayeen dadku!! Anigu waxaan dhigan jirey Maxamuud Xarbi. 4 markaan ka baxey een 5 galaayo ayaan u soo guurney Wuqooyi waayo? Waddanka ayaa ifafa-faale dagaal kasoo muuqdey. Illaa hadda wallaahi waan xusuustaa noloshii berigaa jirtey. Isbartiimada iyo xaruntii xisbiga, xeradii agoomah amma cuuryaamiinta, si toos ah ayaan u garanayaa. Allaah waxaan ka baryayaa inuu waddankii sidii inoogu soo celiyo. Aad baan kuu salaamayaa walaalo.
@aaminoom
@aaminoom 2 жыл бұрын
Masha Allah horumar wacan guri qurxoon waaye
@mohamedhussein4602
@mohamedhussein4602 2 жыл бұрын
Maa sha الله
@karnatorgersen9088
@karnatorgersen9088 2 жыл бұрын
p̲r̲o̲m̲o̲s̲m̲
@SadiikSindi
@SadiikSindi 2 жыл бұрын
Wow 👏 waan rajeynaya bilaw ila dhamaad inad inoso gidbin doonto Guul I.a 🙏🙏🙏💯
@AliAli-mn
@AliAli-mn 2 жыл бұрын
1991 igudanbeysey walee dhulkii waalahucayaaarey
@khadraali9602
@khadraali9602 2 жыл бұрын
Kuwa dagan xitaa um quraan in ay rinji iska mariyaan waa guryo shaqqlaha dowlada ayaa dagijirey dowladnimada waxaa.loo diidey waxaa ka mid ah guryaha xamar bila afrikaans ville iyo guryihihi rushka wasaaradaha oo dhan guryo ayey lahayeen boligskatten kadaliga guryihii bangiyada milateriga allaa kariim
@cismaciilmuumin6907
@cismaciilmuumin6907 2 жыл бұрын
Xog malado guuuuul