balanteenu waa shaqo
2:40
10 ай бұрын
22 November 2023
1:03
10 ай бұрын
New intro my channel
0:13
Жыл бұрын
30 November 2022
3:40
Жыл бұрын
Пікірлер
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 4 күн бұрын
M
@DunidaCusub-w9s
@DunidaCusub-w9s 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 күн бұрын
QORAALKA HEESTA ( LYRICS ) Dadka lama ag dhiginoo Loomana ekeynino Markaad yarihi eegtaba Afar iyo tobnaadiyo Iftiin soow ma mooddaan ? Ma ayadoo kaleetaa Ifka lagu arkaayaa Aqal lala galayaa ? Inay aayo wacan tahay Ooy amaanta leedahay Taan ishaartay ay tahay Inta ila taqaaniyo Ummadahaan ogeysiin Abyan waxay ku nooshahay Aqalkoodu oow yahay Iskuraran agteediyo Agagaarka Ceelgaab ************************* Uurka uumistiisii Ilaah baa abuuroo Caqli lagama dhiminoo Iinna looma yeeline Waa ubbad xalaala Ma ayadoo kaleetaa Ifka lagu arkaayaa Aqal lala galaaya Erayada ma badisee Inta kale haweenkaba Waxay ayaado dheer tahay Edebtiyo asluubta Waa lagu aqoonsani Abyan waxay ku nooshahay Aqalkoodu oow yahay Iskuraran agteediyo Agagaarka Ceelgaab ********************** Aadaankiyo Salaadiyo Udeyggii jannnaadiyo Ama ubaxa geedaha Onkod iyo Hillaacay Indhaheyga deeqdee Ma ayadoo kaleetaa Ifka lagu arkaayaa Aqal lala galaayaa Indhaheeda waa sidii Eelado ugaadha Korka laga asteeyey Abyan waxay ku nooshahay Aqalkoodu oow yahay Iskuraran agteediyo Agagaarka Ceelgaab HEESTA : Abyan waxay ku nooshahay LUUQDA: Cumar Cabdulle Shooli ERAYADA: Abwaan Cabdalla Ibraahim
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 күн бұрын
Hees xusid mudan AHN Ustaad Cumar Shooli
@DaahirtTaliye
@DaahirtTaliye 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@DaahirtTaliye
@DaahirtTaliye 9 күн бұрын
Waaaw waayo waayo
@deeqowhaajifiilow2570
@deeqowhaajifiilow2570 11 күн бұрын
🎉🎉❤❤ masha allaah❤❤❤🎉🎉
@juweeriyajamaal
@juweeriyajamaal 13 күн бұрын
1/10/2024 heesta waxan caawa ku dhagaysanayaa arimo igu taalan oo ku salaysa la arimo oo ku xidhan noloshay horumarkeeda Dheeraa wakhtigu Ayaamuha si fogaa 🥺💪 guul I.n naftayda 8:45pm habeen arbac soo galayso🎉
@HamdiDegan
@HamdiDegan 19 күн бұрын
Hhh
@Qadar-h2h
@Qadar-h2h 23 күн бұрын
❤❤❤❤
@Xalluna
@Xalluna 27 күн бұрын
Plz qofki qoraalkeyga arkow iso duceey dhofbaan rajena in ilhy iso sahlo hestaan xasus wen igu lehed 18 September 2024 😢
@Mowliid2024
@Mowliid2024 5 күн бұрын
Abaayo iska joog qurbe anaagaa joogna gabar kuma fiicnee qaaliyeey
@aliisse-cq8zd
@aliisse-cq8zd 28 күн бұрын
16septemper 2024 qofki dhegeeysanayow like isaar
@Ahmedjowmitir
@Ahmedjowmitir 28 күн бұрын
Fgd
@AyaanleMahamed-f8o
@AyaanleMahamed-f8o Ай бұрын
Cawa waxan dhagysanya ano tahripa mobile ki sxpkay ayanle Abdurshid Ahmed rashka rr7 😢 libya
@AmiiraAbdullhi
@AmiiraAbdullhi Ай бұрын
Hestan waxan dhageysanaya malin jimca 13/9/2024 anigo safar ah waliba katagayo qofkan dunida ugu jecla waxwaliba dartis usameyay balse qimahyga garan wayey aadna idhawacay nolosha qalbi jabka ban kasafraya isoduceya inu illahey halkan rabo nabad igu geeyo qalbiguna idago💔😥
@HindaKayd-kj7wf
@HindaKayd-kj7wf 15 сағат бұрын
Ilaahy meshaad rabto nabad hakugu geeyo qalpi. Qof jeclna. Haku aiiyo
@FaadumoBare-es4ie
@FaadumoBare-es4ie Ай бұрын
7 september 2024😢 xasus io qalbi jab ayeey igalise😢💔
@ayanlecabdallemedia8649
@ayanlecabdallemedia8649 Ай бұрын
06/09/2024 Deutschland
@AbdirizakH.2020
@AbdirizakH.2020 Ай бұрын
Yaa dhegeysanaya, 2025😢
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 2 ай бұрын
Who listening 2024 heeskan qiirada leh old is gold 🤔 14/8/2024 igadanbeeyoow like iisaar
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
Awale adan❤❤❤waa ku heestaa
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
I’m just going to
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
❤😂🎉😢😢😮😮😊😂
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉😅😅😮😢😂
@AbdirahmanAliAbdi-l3n
@AbdirahmanAliAbdi-l3n 2 ай бұрын
Waaaw
@haboniita5847
@haboniita5847 2 ай бұрын
26 july 2024 😢 rabi haisku keen simo gacaliye 😢
@mohajamal8367
@mohajamal8367 2 ай бұрын
Xasuus wakhtiga🕒💌 wuxu dad Kala fogeyy 2011 ayaan gabdh aroos isku Baraney Isla heestan ayaa Ka darnayd balse tariib ayaa galay mudo xabsi ah ayaan codkeeda maqal markasta xafada waco walalkay ayaan waydin jiray xaladeda balse marka Kaso baxay xabsiga tariibka walalkay ayaan wacay si aan u dhaho xaladeda I waydiyo balse waxaa u dhahay ilahay Ayaa inaga jeclaadey hadda malmo ka hor ayaa geeridedi laga kacay 😢 barigi Aya heestan igu dambysay hadda waa los angelis America 2024 😢
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 2 ай бұрын
Sorry! Bro xasuusta aad gashay
@AxlamQurux-f8h
@AxlamQurux-f8h 3 ай бұрын
❤❤❤ heeskan ayaa lahan jitaya
@NimcoNimco-y1n
@NimcoNimco-y1n 3 ай бұрын
Jah❤❤😊😊😅😅😢
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 3 ай бұрын
Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@Maxamed_yaasiinCumar
@Maxamed_yaasiinCumar 3 ай бұрын
Views maxaa idinka heley ulimo😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Wax kasta dan kuhosdugan dowlada kale silolawadago badrol hub lacag
@Maslax_Media_Tv
@Maslax_Media_Tv 3 ай бұрын
20 Jun 2024 😢 inta iga Danbeyso Like 👍♥
@Maxamed-wardi
@Maxamed-wardi 3 ай бұрын
Wakhti iyo xasuusti dhaha!,waxaan dhagaysanayaa heesta cawa 20/06/2024 ,waxanay I galisay xasuus iyo baryo-samaadkii.ciddi iga danbaysay aad baan idin sallaammaya.
@Maslax_Media_Tv
@Maslax_Media_Tv 3 ай бұрын
Lajan 11 Hours 😂😂
@abdinaasiryuusuf1179
@abdinaasiryuusuf1179 3 ай бұрын
Wallaahi 2011 sooxasuusti😢😢😢😢
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 3 ай бұрын
Waxaan dhageesanayaa heestan anigoo shaqo ku jira io waqti aad igu adag waxaan heestan kamaqlay wiil aan isla shaqaynano oo qadaya markiiba youtube kaso radiyey runtii heestan anigA iga hadlee😢😢😢 2:21 habenimo 💔2024
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 ай бұрын
in la is xado oo la is qariyo miyaa la bilaabey😅
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 4 ай бұрын
Discr.. soo fiiri meesha ayaaa kuugu xusay sxb
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Tanna may ii dhinayd inataan hees soo dhagaysanayay!!! Waa hees koobsatay Waaqica dunida aynu ku noollahay dhan walba, dar-allee abwaankii heeskan sameyay waxba maanu il duufin innaba hayaraatee" Alla indheer garadsaneyde maxaa ilahay xigmad iyo caqli ku mannaystay adoonkaas💯Allah yarxam isgaga iyo Fanaankaba🤲🙏 Adiguna aqoon darri Ayaad iila yaabtaa!!!! Aniguna itaalkay...... Ayaan kula dul joogaa Ogow nabsigu waa adi🙇‍♂️ Galabnimo jimce ah 14-june-2024 ayay ii baxaysaa goobtuna waa Mogadishu cadey❤
@mukhtaardhaaye4307
@mukhtaardhaaye4307 4 ай бұрын
2009 ban dhegaysan jirey
@DunidaCusub-ps9nr
@DunidaCusub-ps9nr 4 ай бұрын
Sareeye gaas
@Hamdamohamedd11
@Hamdamohamedd11 4 ай бұрын
Heestaan cwa anoo meel iska fadhiya o ka fekeraya wayahayga nololeed iyo arin cusub o aan bilaabay mana fekeraya sida aan uga guul gaari laha ayey igu so dhacday 5/6/2024 allow no rumee waxkasto rabno
@HindaKayd-kj7wf
@HindaKayd-kj7wf 15 сағат бұрын
Amiin wllo ana eegya igu soon dhacdya anoo kafikirya schoool
@KhatraAli-zq8sh
@KhatraAli-zq8sh 4 ай бұрын
Tariqdha cawa waa 31/5/2024 😭😭😭😭💔💔💔💔❤️‍🩹
@KhatraAli-zq8sh
@KhatraAli-zq8sh 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@dunidacusubtv123
@dunidacusubtv123 4 ай бұрын
Dhibmalaha waa iska xaal aduun
@abdig2533
@abdig2533 4 ай бұрын
❤❤ used lady
@abdig2533
@abdig2533 4 ай бұрын
Hi nabsigu waa iska duweeye xababi
@HiilDanTV
@HiilDanTV 4 ай бұрын
1977 Songs
@amaalsaciid8352
@amaalsaciid8352 4 ай бұрын
Hees xasuus muudan
@abdig2533
@abdig2533 4 ай бұрын
❤❤❤❤ kids made
@SagalHassanMohamed-b6o
@SagalHassanMohamed-b6o 4 ай бұрын
2024🎉