Wuxuu ka tegey dhaxal hodan ah oo ay jiilasha soo socdaa u aayi doonaan. Eebbow u naxariiso!
@khadardaud79077 күн бұрын
Alle u naxariiso marxuumka
@AbdiRage-xq6wm7 күн бұрын
Allaahuma arxamhu raxmatan waasica uncle gaariye ilaahay Adeero janatul firdowsa haku geeyo taariikhdaa ku xustay waar heedhaha ma ragbaa nool waa ragii rijaashii xabaalahaa ayey ku jiraan
@AbdiRage-xq6wm7 күн бұрын
Waar heedhaha waar miyaa si uun yeeshaan waar wuxu maxay ahaayeen waar maa si uun noqotaan waar ilayn xoolo xoolo dhalay looma taaghelo indhahaa wada cas bal adigu waatane nin ay ka dhan tahay oo indhuu casyihiin kaalay si dheh caleentiisii ayaa cadaatay
@khadar-gg7mm13 күн бұрын
الله یرحمه
@ufsland16 күн бұрын
Ilahey ha u naxaaristo. Macaalin bu aha somali nadif ah. Talent bu ah Ilaheey siiye.
Dhoor caano laga so lisay nin dhadhamiyay wa garanaya dhul ay qabojaane
@faisalhersi56812 жыл бұрын
Sheekh hadi maher lagamacbay lakin anan la isu galmoon gabadhu iyadu dalbaty furin meher maku ledahy ninka. Mida kale sheekh ninku mka dalbankra xolihi ka galay nagta madama aysan dhaxmarin wax gogol ah iyaduna dalbatay furinka. Mahadsanid sheekh
@geriileguled3472 жыл бұрын
Aadam................. Aadan Maryam...............Maryan Muslim................Muslin Qaar aan isbedelin oon sidooda u qaadanaa jira sida... Zamzam.............zamzam Maqaam...........Maqaam Ereyada carabigaa ee m ku dhamaado o isu bedela n waa sax qaar aan isbedelina waa jiraan.
@xirsicarwo585810 күн бұрын
Wll kuwani wa carabi
@caranahmed62702 жыл бұрын
Sheikh to
@faysalyuusuufcabdi52382 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@abdirisaksalah6792 жыл бұрын
Alla yaa raxma
@xamseaxmed9292 жыл бұрын
Masha Allah ilaahayaw u naxariiso Abwaan Gaariye
@abdihakimabdullahiawaale.67352 жыл бұрын
Professor of the Somali literature.. AUN
@cabdishakuurcumar45422 жыл бұрын
Maansha Allah Allah janadii fardawasa ha geeyo abwaanka, waxaa ku duugneyd xikmad,dhugasho,waayo aragnimo,hibbo iyo maskax fayaw oo qiimaheeda lahayd
@ugbaadcabdi90392 жыл бұрын
Alle haw naxariis to 😪
@suyuhao75922 жыл бұрын
Xqq ictiraamka dadkeena dhintaa qaata abwaan gaarige shishuu wax ka arki jiray xigmad god gashay 😭😭😭😭😭😭
@khalidblodh24332 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano hakaa waraabiyo abwaan qaran abwaan afka soomaliga dadka jeclaysiiyay hanti wuxuu ka tagay sugaan qofka ku hagaysa inuu dulmiga aanu waxba ku maamulin oo uu iska ilaaliyo xaqa dadkiisa shacabkii ku leeyihiin markuu xiisad dhigayo ee uu tilmaan bixinayo xataa wuu guur guuran jiray alle hakuu naxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye
@kaydyare89362 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka warbiiyo gaariye
@Cukaashe2 жыл бұрын
Alle godka ku janee.
@hudaahmed62602 жыл бұрын
Ĺ
@Amiir-kb8fj2 жыл бұрын
Alla ya Raxma Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye he was a great Somalia literature educator and a poet with huge skills