Illahayow gacantayda marion soo galii waanu ilalin doona intaan awoodee
@Nuur-y2y21 күн бұрын
2025🇸🇴🔥
@abdirahmankaarto31522 күн бұрын
Who is listening this song in 2025
@GuuleedAhmed-abdirahmaan22 күн бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa 2sano xidhiidha indhahaygana ilmaa ka burqata 😢
@BERDILAACSHEАй бұрын
Hadaad iga dambeeso asc
@zakariye5958Ай бұрын
Who is watching 2025 😊😂
@AhmedhassenInahassenАй бұрын
Who is listining 2025
@Katra-ss5km2 күн бұрын
I'm searching know 😅
@SumayoFarax-z7rАй бұрын
2025❤🎉
@Xogsidemedia0Ай бұрын
2005 ilaa 2010 heesihi aadka loo dhegaysan jirya bay ka mid ahayd Nuur Cadde, codkiisa mar danbe ma maqal
@rahmamohamoud7984Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Mahdaahmed435Ай бұрын
Xabsiga dareen iyo rajada jacaylka dhabta ah. Ma is tidhaahdaa sidaad u tahay kuuma aha qofka xidhiidh uu kaala dhaxeeyo, miyaad is waydiisa in aad ka walwal badan tahay , ma tahay qof hinaaso badan , dareen ka aae u qabtid ma yahay mid kaa dhiga mid farxadda oo dhan kaa fogeeya mararka qaar ma kaaba ooysiiya, ma is tidhaahdaa go'aan ka qaado, balse makuu suur toobi waydaa, haddana ma is yar dajisaa, waqtiyada qaar ma is tidhaahdaa waa maxay sababta teleefan ka lagaaga qaban waayay ama jawaab uga heli wayday! malaha qof kaagi waa uu hurdaa, ama shaqo ayaa uu kujiraa ama waa uu xanuunsan yahay. Maku fooganaantaa in aad ilaaliso taleefanka iyo in uu soo galay khadka ama se uu furay mobilkiisa si aad ula hadasho naftuna kuugu dagto. Waa qof wax jecel iyo caadadiiye duruufo badan makala kulantaa oo ay kamid yihiin :- Taleefanka oo dabku kaa dhaco ama ateenka oo kaa taga qadka oo xumaada, adoo taada la liitay haddana hawli makaaga furantaa noloshaada kale. Murugo badana, baahi badana oo xanuun badana, waa jacayl kee ma is tidhaahdaa maxa aad wax u jeclaatay? Intaas oo dhib ah iyo in ka badan kolkaad aragto jaceylkaba ma is tidhaahdaa qofkan ma noloshaada ayaa loo soo diray inuu galaafto, waa yaab iyo amakaage! Xaaladdaada oo sidaas ah, maku ilowdaa jawaab ama farriin aad ka hesho qofkaas maanta oo dhan aad sugaysay,koley waad cadhoon kolka aad aragto ama aad maqasho codka qofka aad sugaysay, mq qarsataa tabashaddaada adoo xanaaqsan ma istidhaahda ku qarax oo wax walba dibadda keen, awood se ma uyeelan waydaa,aamusnaan ma isku qasabtaa oo ma is cabudhisaa. Waa xaqiiq lama soo koobi karo xaaladaha qof wax jecel lasoo darsa iyo dareenadda mar kaliya ku soo hoyda qalbigiisa ee baqdin leh ama boholyow leh ama ba qalbi jab leh, walibana usii dheer tahay rajo iyo naawilaad, alla jacaylku buseel badanaa, baryo badanaa oo soo jeed badanaa, marmar ma is tiraahdaa khilaafkiina waa ka keenay inaad is weydaan ama kala tagtaan, adiga oo og inaad ahayd dhibane lagu siray daacadnimaddiisa sida fudud uu ku bixiyay sida awgeed na uu xabdi ugu jiro xasuustii qofkaas, jacaylkuna makugu qasbaa inaad adigu isa saarto khaladkii ruuxaas oo dhan libinta oo dhana iyada/isaga masiisa, ugu danbayntii maka war doontaa si aad uga baxdo xabsiga boholyawga, nasiib xumo se ma ogaata in ay ka block tay meel kasta oo aad kala xidhiidhi lahayd! adigoo intaas oo dhan soo maray ama iskudaygaas oo dhan soo sameeyay maka rajo dhigi lahayd mise kamaad rajo dhigteen?
@فايزهمختارعبد2 ай бұрын
Me
@HalimoAbdiyussuf2 ай бұрын
😢😢
@Zadik722 ай бұрын
Xasuus 8/7/2019 💔
@NimcanAhmed-fx4hn2 ай бұрын
Yes me 2024
@MohaanAbdisakiiin3 ай бұрын
No sobadi ppe
@Guure553 ай бұрын
I listing in 2024❤
@JamiilaJiimi-xq3pv3 ай бұрын
Waaaw khadra silimo nolow❤
@mohammedpalle59343 ай бұрын
Aduun xasuus Nairobi 2007 Anigoo 22 jir ah maantana Canada 🇨🇦 39 jir ah Alxamdulilah I miss my young age fanaan Kaskeey
@HannaCraxmaan3 ай бұрын
13/10/2024 wye waxaay ku aadan thy caawa goorta is baranay jecekayga hudeifa daauud waa ku jecelahay macan🫂🥺 allah hanaga dhigo kuwii isku waara ee dhawan kulma mcn🥺🫂💗
@Muuse-xm8on4 ай бұрын
Gaot
@Apdifatah994 ай бұрын
2025 hada ila dhageysatay like saar
@mahatadan26504 ай бұрын
Music ksitenic ite2butwvjy siteie jhheje8yeviv ieyw wi 😂bsiwv. Sig sub😮 whh9hsowvj😂baig. Aiyeh8ygsigseuwvvswuwb kwywbo2b. 3k3yebsiye sistw8yvjswy skeinbs nsiysboysa whhwtna y😢😂bao. Ustwbue 5thwu2y wutehueveuwheueb uste72yve7etuwtu27638 eid 4gg7 e7e5ev 37ty3bb76y2hvaigwwj jatq8t2bite. Jatwitw kq qitw kwyw whyw jatqb1its. Aytqow. Ai😢😮😊❤ba. Jarwiv akwt akwy. HAtyosbwg. Sust6wigw 😅😢 kahte. Suetev. Ajwoyw nwiwgiw. Akwgw j wjwy skh2. Jwuqr wktwiye baiwvhhdiey nsoyevkyeyeiw nkwgeyvwbkscaoqmalaambapqvsoehsosnvyeywi😂😂vOvbsot naotcqkycwowvteosbd3tq8vryeoevbitsigeyeov sketiwve😢😮😂 jegu2g7y3 heyebqov qkefuwbwjifceie naire kateite ku comebaute. Hsfuvjwowy2 aawhsor nYbeowtvqke ndgeyo2 dy 😂is s it ksgeiwv vahgsi katwif dmuwfw zksgj shy akeyj. Eueyvs jfue wkg ke mveganvkisjotien jegwb. Wie 27 akegj😂 s jeteu. Kfie kiwcjite nkucngea jgie bitsnore jgrie ahewnodybOcrpq slwgepfe. Kuchgw a longfsinga if wjagwbkagw a ke i qghv jsteite jhsysvsc jey😂😂😂vns oycek2ot sky akguy33vnursvkybe kso3vno3gcir wovmw s nfewbwi feb😂😅bzir. Nhueo3vkiafvofvwbgh udyog37g jsrivetvwit 😅😂bk 4i jwyrcwif skycwiwcwutev wbeye beuv isnaohw. Ajfectngrwibcuww v❤b😂 zy nhwiwt93 sn zu3 said she 6b want Ud4hsbsky sky in a relationship with the same person and I have already done a lot for her
@Shekeye-u2c4 ай бұрын
Xaqiqdi indhu inti ay Arkeen Adiga jaceyl ku aburaye X2 Axad kula mido Oon aaminaa Maba aan arkine Aduunyada dhaman Aadanaha ku nool Kuma aanan arag 😥❤️🔥
@SalmaCabdi-z5c4 ай бұрын
Waaw ah yaa jacayl🫶❤❤❤
@ShamsoMohamed-kj8xz4 ай бұрын
Sharma boy goat 🐐 🙌 💙
@aymanmusic67215 ай бұрын
Alla yaa cisak argeeda taan ku ildoogsaday amaan iyo ducaba waa istahishaa inaan ku tirshee ayatiin ku waar xasuus 2016 safar burco to jigjiga ayaan ku xasuusta heestan 2024 ayaan dib soo booqday
Waxa jirta gabadh aan jecelahay balse markaan wakhti badan aan wada hadalno aniga dhankayga wax kayimada kumana dayrin karo waayo ijeceshay ana sidoo kale balse ayadda way iska kay wada siisay balse aniga lugba banaanka itala Mar walba haday khilaaaf na dhex yimaado qofta xalisa wa iyadda caawa heestaan markan dhagaysty waxan goo aansady iyada ma ahane qof kale inuusan iqalmin Waayo qofka mar walba ku daneeya wa qofka mar walba ku jecel hadii Wayne nagu simo wan is arki dona Taloo waxan idin sinaya qof ku jecel ama hami kaa leh waad ka dareemi karta qofkaas hala ilaashado dhalinyaro wakhtigan la joogo qof ku jecel in la helo way adagtahay. Aragtideeeda taan ku ildogsaday Amaaan iyo ducaba Waad istaahishaa inaan ku tirshee Ayatin kuwaar Xaqiiqdi indhu inti ay arkeen Adigaa jacyl Ku aburayee Muno cabdirahmn abdi dhamays dumar❤ 4/8/2024 habeen isnini ah Sacady 23=50 hadad massage aragty cimri dheer iyo cibaado suban wall
@indho-buur-official93246 ай бұрын
Heestan nabad iyo cafimad maku dawa naysa hadaad iga danbayy sid iiduce waxaa lagayaaba inaan dunida jogin😢😢
@farhiyamohamed28012 ай бұрын
Illahay haku cafiyo miyad noshahay imika😢
@muusesomali31426 ай бұрын
Steal 2024 farta soo taga
@abdallaMo-fb6tu6 ай бұрын
Still listening 2/8/2024
@SalmanAbdi-fw9dl6 ай бұрын
Wn ku jeclhy ❤
@RahmaHoussein-r2p6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤habibi AR thank you habibi je taime toi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zulthantwo18286 ай бұрын
WAXAN DHAGAYSANAYA HEBEN TALAADO AH SACADU TAHAY 12:53AM XILI AAN JACAYL AAD U BADAN U HAYO MID KAMID AH DUMAR TII U MUDNEYD MSS QALBI NAJMA TARIIKHDUNA TAHAY 23/07/2024/ WAXANA JOOGA GODEY GACALO