Safarkygii saudi arabia  🇸🇦
5:47
Challenge || WALIGA MA SAMEEYSAY?
11:45
Пікірлер
@user-yx6ot8dm4j
@user-yx6ot8dm4j 20 сағат бұрын
saaaxip kugu boorinaya kuguna bogadinya inaad tahy youtuberki ogu horeeyay ee garissa vloc kasodubay hadana keenay nin legend aha oo re waqooyi aha
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 23 сағат бұрын
Inteeeee idinka la idiiin gaaarin: anigaa cabsi cabsi dareemoyaa laakiin waaaa iga geeesi tihiin.. qiiil qiiil ayaan ku dhameysay fiirsigiisa barnamijkaan... KuMahadsanidiin codsi: inoooo sooo badiya barnamijyadanoo kale..
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Күн бұрын
my family qaar baa korsada masaska waawayn aan ka biqin aniga fulay baan ahay ma jeceli mas waan ka baqaaa
@masterBK-___
@masterBK-___ Күн бұрын
Welcome to wajir😊😊😊
@omarhibo9813
@omarhibo9813 2 күн бұрын
M Salah n'habite pas ici 😂😂
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 3 күн бұрын
Naagihi somalida baa isqawiyo biryahan ee cadcad yemen kasoqexe maxaa nagagale
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 3 күн бұрын
SubhanaAllah oo maxaa iskuqaabise nayaa
@Azmarmedia
@Azmarmedia 4 күн бұрын
Hore usoco sxb
@fahimamuse
@fahimamuse 4 күн бұрын
I luv your videos bro keep it up 🥰
@HaileyesusGebregziabheir
@HaileyesusGebregziabheir 4 күн бұрын
You are doing great, Bro!
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 4 күн бұрын
Masha ALLAH TABARKA RAXAMAAN. Waxan dhahana aqal somali.
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 5 күн бұрын
Kkkkkkkkk dhaadhantan ku lahaa waa kacsanyahay gus miyaa
@saadiahassan5332
@saadiahassan5332 5 күн бұрын
Mash allh
@MaajidNuurmowliid
@MaajidNuurmowliid 6 күн бұрын
Nolosheda kirada waxbarashada noga so waran
@mubaarakabdirahmaan2539
@mubaarakabdirahmaan2539 6 күн бұрын
Zxp wxd ii sheegta qaabka heesaha muuqalka saaran bila music uga dhigtay ama halkad ka keentay
@EveSaja
@EveSaja 6 күн бұрын
🇪🇬
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 6 күн бұрын
❤❤❤❤
@ikraanmuuse7096
@ikraanmuuse7096 7 күн бұрын
From Hargeisa
@aarboy2305
@aarboy2305 7 күн бұрын
DHARKA IN LATUURO MA ILBAXNIMAA SUBXAANALLAAH.
@user-er8vd8qq7e
@user-er8vd8qq7e 7 күн бұрын
Hargaysa kawrn ❤
@ahmedhussein4464
@ahmedhussein4464 7 күн бұрын
15 dollar intaas aad ku cuntay maa qaali ah it's very cheap really
@Eng_moy
@Eng_moy 7 күн бұрын
Viva zizu ❤ from somaliland .
@qanciyepro
@qanciyepro 7 күн бұрын
Qoftan dhaqanka hablaha somaliyed ayay meel uga dhacaysa ee hakuso darin videoska danbe pro wa codsi
@user-xv7ex3ey1o
@user-xv7ex3ey1o 7 күн бұрын
fullka xaar lo eed leeba loo maleeyaa araga ayaan kadareemay urkeeda😮‍💨 qalad ha ii fahmin pro
@MaxamedCabdi-z6o
@MaxamedCabdi-z6o 8 күн бұрын
Waar gabadhan cadaan baan u malaynayay😂
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi 8 күн бұрын
Uf naaya is astur oo muslinimada meel ha ugu dhicin doqon yaheey uf
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 күн бұрын
stupid baa tahay qofka markaa u nasteexeeneyso si degan wax ugu sheeg hana u hadlin sida gabdhaha nin rag ma dhaho uf gabdhaha aa dhaha
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq 8 күн бұрын
Islnti mxa qawiyy😅😅
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 8 күн бұрын
Sorry for my comment but waxan qariyo mahay lkn qoftan waxa kudahtha ummad madan aya iguxiran ee daqanka wanajiso kudeh sxp plz igagarsih ان اللة لا يستحي من الحق
@highhigh7476
@highhigh7476 8 күн бұрын
Waaawo are they somal girls?
@abdallachannel242
@abdallachannel242 8 күн бұрын
Afsomaligana wala mid hilibkas birta ku jiro mushkaaki baan dhahna anaka
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 8 күн бұрын
Tan dhaqbo cadiya bay noqotay yahuuu niman ku dhagdhag iyo dhilanimo bay xalki kuso gabagabaysay
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 8 күн бұрын
Zizu walaal maryan dharka islaamka ha xerato ee maxaa helay gawadha subxaanalah hadii yurub ay tagay laheeyd maxey sameeyn laheeyd gawadhasi hada oo keyna jookta ayeey sarwaal fonaanad xeratay sida wiil oo kale ee ilaahey ha soo hadeeyo maryan inshallaha
@user-io4kb2nw2x
@user-io4kb2nw2x 8 күн бұрын
the legend yuor tube in the best 😮😅😅😊😊😊😊😊
@kalamaaniskumaan8434
@kalamaaniskumaan8434 9 күн бұрын
Gabaga wax u sheeg is astur ku dheh pro
@jamabashir7390
@jamabashir7390 9 күн бұрын
Vlogger aad buu uliita iska hagaaji please
@SaraMd1234
@SaraMd1234 9 күн бұрын
please write English title
@NimcoShukhri
@NimcoShukhri 9 күн бұрын
Hargeisa❤
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 9 күн бұрын
Leyla gabar qurux badan 💓
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 9 күн бұрын
Is astuur abyo
@user-cu1lf2ks6v
@user-cu1lf2ks6v 9 күн бұрын
Lacagta leqaway
@user-dr2kl5dh3b
@user-dr2kl5dh3b 10 күн бұрын
Waar waa gabdhi dhaktaar
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka 10 күн бұрын
Xayawaanka Bini aadamka u eg Xaguu joogaa 😂
@PerfectZizou
@PerfectZizou 9 күн бұрын
Waa libaaxa😂
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 күн бұрын
weligee ma maqlin xayawaan bini aadam u eg weeba iiga yaabisay maryan axmdey
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 10 күн бұрын
Akhas waa maxey naagtan qaawan naa is asdur doqon yhay
@AbdikadirMohamed-ek4pv
@AbdikadirMohamed-ek4pv 10 күн бұрын
China blod long life jirani wangu
@PerfectZizou
@PerfectZizou 9 күн бұрын
❤❤
@khadraahmed449
@khadraahmed449 10 күн бұрын
Waa run libaax ninka waa aar Naagtana gool
@PerfectZizou
@PerfectZizou 9 күн бұрын
🙏
@17jirchannel86
@17jirchannel86 10 күн бұрын
Way lacnadatahay ee yaan ladaawan ayadaa sheegatay inay gaalo cad tahay
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 10 күн бұрын
Asc walaal dadbaa kugu xidhana e dhalinyaro teenage ahna e waxa aad soo gudbinaysana e way saamaynayaana e sida uhadlayso ,labiskaaga iwm intaasba waxay u qaadanayana e inay sax tahayna e gabadhaas aanan asturneyna e waxa laga yaaba in gabdhahaas teenage ay ku daydaana ay yidhaahdana e waa wax caadi ahna e in sidan loo labistana e markaas cidkastaba dadka ha hor keenima e mahadsanid.
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 10 күн бұрын
🤣🤣Male Lion =is Aar Female Lion=is Gool That's Right Words Lkŋ Maryan Ahmed Sheekooyin Khayaali Ah Bey Aamin San thy Aad ban Usalamaya Ayadana From Gabiley Sxp Abdi Aziz 🇮🇹
@PerfectZizou
@PerfectZizou 9 күн бұрын
❤🙏
@ABDIASISIBRAHIM-i6q
@ABDIASISIBRAHIM-i6q 10 күн бұрын
Jirjiroole aya La Dhaha Xata wan Ka Yar ee Bule ga Libaax Afsoomali wax Lugu dhab AAR Libaxada Afsoooli wax Lagu Dhaha goole
@PerfectZizou
@PerfectZizou 10 күн бұрын
🙏