Пікірлер
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 11 сағат бұрын
Jacaylkii dhabta ahaaa😮
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 11 сағат бұрын
Alle Ha U Naxariisto dhamantood Codka Kinsi xaji Adam Ereyada Muuse cali Laxanka jiim sh moumin Director Abdiraxman haji
@Dr.ibraahimMuuse
@Dr.ibraahimMuuse Күн бұрын
Masha allaah tabaraka watacala, allaah cizak.
@RATHWANHoshkhan
@RATHWANHoshkhan 2 күн бұрын
Inta kazoo tixraacday facebokga liketa saara
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 күн бұрын
Saalax qaasim naaji gacantisu waa malab
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 күн бұрын
Heeska "Shalambood" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii "Ninna Waal Ninna Waani" ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Xassan Qawdhan Yuusuf, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in jilliinkeeda masraxiyadeed ee riwaayaddan lagu soo bandhigay Golaha Murtida Iyo Madadaalada ee (National theater) 23, February, 1973-dii.
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 күн бұрын
Erayada abwaan cabdi bashiir indha buur alla yarxam 😢
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 4 күн бұрын
Waayo waayo waayo horre waayi hii wacnaaa
@farhanhajji-i3i
@farhanhajji-i3i 5 күн бұрын
caasho cabdoow sulaymaan malayka iyo xuseen suudaani ereyada iyo laxanka axmed cawad rabsho❤❤
@wariyosheeko
@wariyosheeko 5 күн бұрын
Erayadii: Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-ganey). Codka: AHN Khadra Daahir Cige. Laxankan yaabka leh cidda leh iga caawiya.
@Mmahad19
@Mmahad19 5 күн бұрын
What song 🎵
@macruuf4018
@macruuf4018 6 күн бұрын
🎉🎉🎉
@AdmiringMicrophone-wj8lu
@AdmiringMicrophone-wj8lu 7 күн бұрын
²²q1
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 7 күн бұрын
Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@HusseinOsman-u6r
@HusseinOsman-u6r 8 күн бұрын
Cod Aad umacaan
@MaxamedIbraahim-sc7cf
@MaxamedIbraahim-sc7cf 8 күн бұрын
Allah how naxariisto qof qaaliya Xusuuso cajiib ka tagtey allah naxariisti jano ha ka waraabiyo
@hassanabdallahhassan1664
@hassanabdallahhassan1664 10 күн бұрын
Xaliima AUN
@FaaidNuur
@FaaidNuur 11 күн бұрын
Alla mira macaan hèesta xaawo
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 12 күн бұрын
AHN
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 12 күн бұрын
Very good 👍🏽
@mustafecalu
@mustafecalu 14 күн бұрын
wakhtigu nacasa
@mahadsaxane9254
@mahadsaxane9254 14 күн бұрын
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 14 күн бұрын
Allha unaxaristo mamo sahro axmed
@stillgama1291
@stillgama1291 14 күн бұрын
Wwww heestan waa i washy walhi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 15 күн бұрын
Hees xusid mudan mid ka mid ah xulka heesaha iyo kuwooda ugu macaan heestan waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Xaaji Cabdilaahi Hassan Ganney Laxankana Hassan Aadan Samatar ayaa ku Ladhay. Halka Kabanka uu tumayo Ahmed Cali Cigaal Oo sayiga Khadra Daahir Cigge noqday markii Dambe. Erayyada Hassan Ganney Laxanka Hassan Aadan Kabanka Ahmed C Cigaal. Erayada heestana waxa ka mid ah sidan. #PAGE1 Maraan xalayto faalada Waayaha ku foofoon Fiirsada Adduunyadda Oon uur fayoobiyo Faraxiyo Jacaylkaba Firxadkooda maqaniyo Farsamee dantaan idhi Iga sii furfurantoo Fooq waliba iga dumay ALLAHAYOOW allahayoow Fogaydee Naftan meelan Kala faqay Fogaydeee Indhibaato iigu Fillan Faraqaan ku haystee Welli Faalkii Caashaqu Maygu soo fadhi xunyahay Maygu soo Fadhi xunyahay #PAGE2 Marraan xalayto fellegiyo Jacaylka igu fool addag Waa feedh daloosheee Oo godad awdiyo Falanqee is idhiyoo Fiidkii shirkaan galay Markuu ruuxu foojigay Salaad faral u sara kacay Fikirkaan ku gaadhiyo ALLAHAYOOW allahayoow Fogaydee naftan meel Aan kala faqay fogaydee Indhibaato iigu filaneey Faraqaan ku haysteee Weli faalkii caashaqu Maygu soo fadhi xunyahay Maygu soo Fadhi xunyahay. #PAGE3 Marraan xalayto ficilada Farta laysku godo iyo Foolxumadda diid idhi Fulle xantii ma moogee Marna aan ku fooraray Oon dayey falaadhaha Ku farcamay naftaydiyo Fakaloonkan caashaqa Fahmadii igala tegey ALLAHAYOOW allahayoow Fogaydee naftan meel Aan kala faqay fogaydee Indhibaato Iigu filaneey Faraqaan ku haystee Weli faalkii caashaqu Maygu soo fadhi xun yahay Maygu soo fadhi xunyahay. Xunyahay maygu soo fadhi XUNYAHAY XUNYAHAY?. Cajiib! --- AHUN Khadra Dhool Daahir.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 15 күн бұрын
Waah waah waxbaa ka dhacay. Hees xusid mudan weeye runtii Heestan erayada waxa alifay abwaan Mohamoud Tukaale AHN Laxankana waxa saaray Saalax Qaasim Naaji codadkuna waa hibo Mohamed Hibo Nuura iyo AHN Cabdinaasir Macalin Siciid.
@user-xp1cz4km6n
@user-xp1cz4km6n 15 күн бұрын
Heesta tan waxan ku aqaaney faadumo haldhaa ee khadra miyaay iyan qaaday
@MustafaAli-nk2py
@MustafaAli-nk2py 16 күн бұрын
See ahaan wwaye sawirkeed miyaa. Allaha kuu naxariisto ..axmed shariif 😢
@IdrisGurhan
@IdrisGurhan 17 күн бұрын
Very nice flashback 😂😂😂😂😂😂
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 18 күн бұрын
Cutupio99999999999
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 18 күн бұрын
Uvc
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 19 күн бұрын
Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah heesaha ugu macaan ama ugu qaalisan heesaha talantaaliga Guud ahaan Carro Eddeg si khaas ah waa heesaha aan aadka u xiiseeyo-: Heestani waxay ka qayb ahayd ama ku jirtay Riwaayadii Caanka ahayd ee SIDAA MAYSKU QABNAA Mise waan qasanaa Ee uu Curiyey, ama hal Abuurkeeda Lahaa, Abwaankii Weynaa Mu'alifkii Cilmiga iyo Jacaylka DR. AUN -Mohammed Ali Kaarie 1976. Heesta waxa Laxameeyey ama codka u sameeyey Ustaad Cabdiqaadir Muuse Luggey AHUN. Kabanka waxaan filayaa inuu Jiim Sheekh muumin garaacayo haddii aanu garaacayna Daa'uud ama Goobe midkood ayaa tumaya sidaan filayo walow aanan hubin. Xagga Coddadka ama Luuqda waxa inagu soo gaadhsiinaya Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Boqoradii Quruxda iyo Bilicda 👸 Khadiijo Mohamuud Qalanjo. #Erayada heestana waxa ka mid ah.👇 00:00 #HassanAadan 00:01 Naftayda waan 00:02 Kuu huri Lahaa 00:03 Hantina kaa bixin Lahaa 00:04 Hagar kuuma quudheen 00:05 Halistaad i gosiyo 00:06 Halkaad igaga taalee 00:07 Hawaa dhalisa 00:08 Caashaqa eey 00:09 Hiyigu raac 00:10 Heddbaa keenta 00:11 Geerida eey 00:12 Ku hor timaad 00:13 Raga iyo haweenkuba 00:14 Midna haybad ma yeeshee 00:15 Ka kaloon Lahaynine 00:16 Hadhow bay odhan 00:17 Layma heesin 00:18 Laylama hadlin 00:19 Doob hurdaa i helay 00:20 Hoobeeyooy 0021 Soo hor caashaqa 00:22 Aan heshiinee. #KhadiijoQalanjo 00:01 Dhankayga waan kaa 00:02 Hanan Lahaa 00:03 Haween u roon 00:04 Kuu noqon Lahaa 00:05 Hawo guur ma diideen 00:06 Hadaan hubo dhankaagee 00:07 Hadaad hagar baxaysee 00:08 Habeen keliya Caashaqu yeey 00:09 Ma hirgalo 00:10 Haye kuma fulaayee 00:11 Horta baro 00:12 Ragga iyo haweenkuba 00:01 Waxay haybad ku yeeshaan 00:01 Habsamaanta guurkee 00:01 Meeloo huro 00:01 Oon horseed wadin 00:01 Looma haadsho 00:01 Way hawirantaa 00:01 Hoobeeyooy 00:01 Haki caashaqa 00:01 Aa haa haaaaa 00:01 Yuu habaabine. #HassanAadan 00:02 Jacaylka waan 00:02 KuLa habayn lahaa 00:02 Hiilna kuu noqon Lahaa 00:02 Hawl kuguma dhaafeen 00:02 Adigoo haraad qaba habeen 00:02 Kaama seexdeen 00:02 Hamaa keenta caashaqa eey 00:02 Halacsiga huqbaa keenta 00:02 Hibashada eey nabar hore 00:02 Ragga iyo haweenkuba 00:03 Midna haybad ma yeeshee 00:03 Ka kaloon Lahaynine 00:03 Hadhow bay odhan 00:03 Layma heesin 00:03 Laylama hadlin 00:03 Doob hurdaa i helay 00:03 Hoobeeyooy 00:03 Soo hor caashaqa 00:03 Aaa haa haa haaa 00:03 Aan aan heshiinee #KhadiijoQalanjo 00:04 Hawd geed laa 00:04 Lagu soo hirtaa 00:04 Hareeri dooglaa 00:04 La hadhsadaa 00:04 Haradoo biyowdaa 00:04 Dadku ka haqab beelaa 00:04 Kaliil beeshu hayaantee 00:04 Horraad jar uga tuurteen 00:04 Hablood ugu hoddeen 00:04 Hadimiyo Lugooyaad 00:05 Badaan kaga hadhaan 00:05 Ragga iyo haweenkuba 00:05 Waxay haybad ku yeeshaan 00:05 Habsamaanta guurkee 00:05 Meeloo hurro 00:05 Oon horseed wadin 00:05 Looma haadsho 00:05 Way hawirantaa 00:05 Hoobeeyooy 00:05 Haki caashaqa 00:05 Yuu habaabine THE--------------------END.
@disisfunny88
@disisfunny88 22 күн бұрын
Best song ❤🎉 saado cali warsame. alle haw naxaristo
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 22 күн бұрын
Heesaha beeysaaniga.
@maxdar11
@maxdar11 22 күн бұрын
😭😭😭
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 25 күн бұрын
Boqorkii codka xasan aadan samatar Erayada yamyam Laxanka macalinkii laxamada c/kariin jiir qaarey
@MaxamuudCumar-ms7st
@MaxamuudCumar-ms7st 29 күн бұрын
alle hawnaxaristo
@HalimaSacdia-uy7or
@HalimaSacdia-uy7or Ай бұрын
Codka Cabdi tahaliil❌️ Shey mire ✅️
@Qorsul
@Qorsul Ай бұрын
Xasuus 2005 isgooyska miisanka dhuxusha
@user-jx4bw8zp6p
@user-jx4bw8zp6p Ай бұрын
Ax yaa jecyl 😪😪
@XaawoShaale
@XaawoShaale Ай бұрын
In Dhaha bulshada
@Qorsul
@Qorsul Ай бұрын
2006 mogdisho xasuus ciyal dhusaye 2024 you tube ka dhageysanayan
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Ай бұрын
Eesh qiyaasak hees iyo bar in badan raaciyey heestaan gobaad Alle ha u raxmato Cumar Ali Maxamud (Cumar dhuule)
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Ай бұрын
Handadaad marabee horaydaada dhaaf, holacad wadidna hoygaaga la joog. Iyaaah 😂😂
@abdikarin-barre
@abdikarin-barre Ай бұрын
Marba hadaysan rer mudug ahayn inantu...........layma heli karo walaleey aan daartaa😀
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad Ай бұрын
DANAB group mieda
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Rip big fannaan.
@MaxamadDeeq-rh1dd
@MaxamadDeeq-rh1dd Ай бұрын
Heestan cabdi badil sidu cuud utumay ila hada cid utunta lama hayo copy wa laga sameyn wayay
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym Ай бұрын
Ruwaayadan yaa Alifay Oo Erayda Yaa iska lahaa
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 Ай бұрын
WAXAAAN KAAA DHEGEYSANAYAAA BRISTOL SOUTH-WEST OF ENGLAND ADIGUNA