Sheekh ismaciil maqdashi Taariikhdisa iyo ilaa 5 sheikh ee uu ku arooro
@AliIbrahim-w5k7 күн бұрын
Asc, Shekha Allaha hifdhiyo, eee Shekha Telegram maleyahay?
@calicusmaan-q8q11 күн бұрын
Masha Allah rayigeygu waaa in dadka caamada ah ee aaan aqoonta uleheen diinta waaa inay udaayaan radinta ama dooda culimada ahlu suna sida sheikh shariif almarki sh muxyadiin Xasan Ayaanle sh Abu Bakar Xasan maaalin sh maxamed cambe sh xuseen iimay sh khaalid iyo culimo kale aaan magacooda lasoo koobi karin
@Tahaaahmedofficial795415 күн бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ياشيخ الغالي حفظكم
@Tahaaahmedofficial795415 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Nklp-y5f15 күн бұрын
Inshaa Allah aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
@FaadumoCabdulaahi-fw2wl23 күн бұрын
Masha Allah ilaahow unaxariiso awoowyaashen 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰
@engcosoble17423 күн бұрын
Allow u naxariiso yaa rabbi shiikh qaaliga ahaa
@FaadumoCabdulaahi-fw2wl23 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@engcosoble17425 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@engcosoble17425 күн бұрын
Allow kuu naxariiso yaa rabbi shiikh muuse cadde
@SayidMohamed12327 күн бұрын
Masha allah
@deeqomuqay28 күн бұрын
Maasha alaahu kariim
@AlixusseinAbuabdulahiashaficiАй бұрын
حفظه الله ورعاه شيخنا الفاضل العلامة المحدث الفقيه المفسر المحقق الاصولي شيخ محي الدين حسن ايانلي
@libanahmed675Ай бұрын
Shiikh muuse cadde waan jeclayn Allaha jeclaado.
@libanahmed675Ай бұрын
Shiikh Muxyadin Hassan ayaanle. Alla xafido Shiikheena.
@libanahmed675Ай бұрын
Aaaammmmiiiiin Yaaa Allah.ilaahow u’naxariiso.
@axmadsheekh9183Ай бұрын
Allaha unaxariisto sheekheyna jaliilka ahaay sh.muuse cade sheekheyna jaliilkaa sh.muxyidiin allaha noo xifdiyo cumri dheer oo caafimaad iyo cibaado suuban lasaaxib yihiinna allaha ku arzuqo
@axmedwalijamac4078Ай бұрын
❤
@xafidomediaАй бұрын
Masha allaah
@mohamedhassanahmed355Ай бұрын
Allow unaxariisto sh muse cade
@AHLUSUNNA.FINLANDАй бұрын
Ilaahey shiikhena cimrigiisa hanoo raajiyo
@MaxamedXasan-wo5gqАй бұрын
حفظك الله ورعاك سيدي الفاضل الشيخ
@AHLUSUNNA.FINLANDАй бұрын
Ilaaahey shiikhena hanoo xifdiyo
@AbubakarAhmed-h9bАй бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@MohamedAbshir-ft5nrАй бұрын
Jjjjnnkkkk
@dabolebdabole2 ай бұрын
Maash allaaha ❤
@AbubakarAhmed-h9b2 ай бұрын
جزاك الله شيخنا ، أريد أن أسأل شيخنا عن هذه المسألة ، وقعت مناظرة في مدينة نيروبي كينيا في سنة ٢٠٠٠ تقريبا واستدل بعض العلماء هذه الآية لجواز التوسل ((ولوأنهم إذ ظلموا أنفسهم ))الآية فقال وهي عامة في حال الحياة والممات لأن النكرة إذا وقعت في سياق نفي تعم ، فأجاب بعض الوهابية ، بأن العموم يقع في إذظلموا يعني كثيره وقليله ،قال ،ولايقع العموم في جاءوك حتى يعم في حال الحياة ، نسأل الشيخ مامدى صحة هذا الكلام ؟
@MuxammadCali2 ай бұрын
Sh waa jeclahy salata rabbi cafimaad taam ah ha siiyo Teeda kale walle sheikh naga gaarsiiya In uu noo soodiyariyo Muxadaro ka hadleysa wadada cilmiga lagu xasilin karo .
@anwarabdow57632 ай бұрын
indho sarcaad iga dheh, 25:50 qof nool oo noo duceey ama ii duceey ladhahay ibnu taymiya iyo wahaabiyaba ma dhihin Waa gaalnimo ee aakhiradaada illaasho sheekhow inta islaweyni ku galo yeenan Kula sibqanin bahasha Amiirul muminiin Cumar bin Khadaab ayaa ku yiri saxaabigi reer Yemen ee Nabiga (scw) yiri Waa MUSTAJAABU DACWA markuu arkay ku yiri ii ducee isagoo Amiir ah Ee Sheekow dheesha dhankeey kahalowsantahay Waa ineey banaan tahay in la dhihi karo SHEEKH CABDUQAADIR SHEELIILLAAH UWEES AXMED WALIYA ALLAH Dhankaas ka good dheesha halkaaseey jirtaaye
@anwarabdow57632 ай бұрын
Hadaad rabto inaad aragto indho sarcaad sheekhaan dhageyso, ibnu taymiya iyo ibnu qayim iyo wahaabiyo adoon wax ka sheegin 22:50 adigaa gaal noqonaya hadaad rumeysantahay in sheekh cabduqaadir Illaahay wax kaaga qaadi karo. Kufrina maahan inaad qof nool dhahdo aheekhow noo ducee in Illaahay roob noo keeno ee waxaa kufri ah inaad dhahdo MADAD YAA JEULAANI MADAD
@Abucadnaan2 ай бұрын
Sh kheyr Allah haku siiyee qaabkee lkn inaad tiraahdo Wahaabiyo ibnu teymiya bilaabay iyo mohamed abdi wahab lo nisbeeye wax isqabanaaya ma ahan Ibnu teyma wuxu dhintay 728 Hijri Mohamed abdi wahaab wuxu dhintay 1206 Hijri Wax is leh maba ahee wa sidee waxaada waaba iska hor imanayaane sheekh No cadee bal shukran kheyr Allah ha ku siiyee