Majeertenku waxba ma ilaaban gabaygan 209kii buu ahaa saaka baa laga jaawaabayaa 😁😁
@ruudvanistelrooy108817 күн бұрын
Leelkase iyo harti dheh halkee rer yar leelkase ugu dhajin
@Timir10421 күн бұрын
War waxu aftahansanaa
@Timir10421 күн бұрын
Waxan gabay waa dhaafay Waa dacar dacar
@abukaryare558922 күн бұрын
Khalaf
@BursalahАй бұрын
Horta Faanka iyo Fulaynimada reer mia Khalifa baad u tahay , 60 video baa channelkaaga ku jira 30 ka mid ah 1 beel baad kaga cabanaysaa , waana dareemi karaayoo xiqdi badan iyo dhibaato badan ba qalbigu kula ololayaa o reerkaas aad ka tabanayso waxa cadaynaya sida aad waqti walba u xasuusan thy , wax la xasuusnaadana waa tahay ileen 1 jifo oo Reer Maxamed Xasan ah ba Odaygii Khalaf Madoobe oo Galdhuumood ku gowracay, Dhulkii aad lahayd Ee Xiriir dhudub ilaa Gaahi kaa Cayrsaday, oo Generalkii Kaliya ee aad lahayd Ee Ilkodheere isagoo Taliyaha qaybta ah Gaalkacyo Dhexdeeda ku dilay Oo xitaa Maydkiisii aad Qaadan wayday , Sidoo Kale Magaaladii Aad aasaastay ee Bursaalax Kula dagay Waliba Jihooyinkeeda 4ta ah 3 Gaar u leh midna wax ka dagan , Galbeedka Bursaalax ( Burca , Axmed Khayr Jeexo) ,Koonfur Bursaalax (Isqanbuus, Qaydardabato, Balilaasoole, Iyo iwm) Bariga Bursaalax (Gerigeeyo, Roox , Uunrays, Buntukhle, Balixabaal, Hadoodil) Dhinaca waqooyina wax ka dagan oo intaas oo baraagood ku leh , waxaa tahay reerka kaliya ee 200 sano Qax ku jira , Waxaad Dagi Jirteen Aaga Galdogob o baadiye ahayd Tuurdibi iyo Galdhuumood Dagaalo ka dhacay baad dhinaca Dagaari u Cararteen ,Waxaad Aasaasteen Dagaari Ilaa Saaxo oo maanta Dagmo ah oo idinka iyo Wagardhac cidna idiinma dhaxayn Waad kasoo cararteen Dagaari , Xiriir dhudub baa timaadeen Reer Maxamed xasan Baa Barqo idinka diray, Doolo baad U guurteen maanta Doolo Tuulo kuma lihidin Xitaa Bookh Waan kula Dagay Magaaladii iyo Baadiyihiiba, Reerka Mudug ugu fulaysan oo aan Waligood Dagaal ku guulaysan waa idinka Dhiidhiyada iyo bakhtiga iska Cun , Halaha Cawaagaha Lehna Hadba markii Jifo aad isqabataan La carar
@khalafyare8491Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@khalafyare8491Ай бұрын
rer khalaf cid kasta waa tabteen
@Mursal-mohamedАй бұрын
walaal xagee kaala soo xiriiraa , xog iyo gabayaan kuu hayaaye , adna ku waydiin lahaaye .
@adoonalahinaaadan3202Ай бұрын
Dadkii hore iyo noloshoodu qiimo badan ayey laheyd. Hadalkooda ayaa Zara Sharaxaad u baahan. Afsoomaali sii dabargo,aya ayaa lagu xasuusanayaa halkan . Mahadsanid DADNA WAA DADKII HORE HADALNA WAA INTUU YIDHI MUUSIGA AYAA DANBI AH. LAAKIIN WEEDHAHA IYO EREYADDA MICNO BADAN BAA KU JIRO WAANA FAAIIDO IN DIB LOO BARTO AFKAN SOOMAAKIGA EE MICNABEELAY.
@Nimahoussein-j5oАй бұрын
Salax sanaGa ayan jeclahy
@رحمه-ذ1حАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsoMuxiyadiin2 ай бұрын
Cidayda rer❤❤ khalaf ❤❤guulaysta dhulka uga quruxda badan dalka baan degnaa❤❤❤
@FarxiyaYuusuf-xp7lt2 ай бұрын
😘🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
@FarxiyaYuusuf-xp7lt2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdikafiLiiil2 ай бұрын
War dheman hees igusoo qad
@CabdikafiLiiil2 ай бұрын
War dheman hees igusoo qad
@Siciiddhegjar2 ай бұрын
❤
@Siciiddhegjar2 ай бұрын
yes qaxandhaale
@AxmettFarax2 ай бұрын
🔥🔥🔥
@Qadaafi963 ай бұрын
10:00 naar naar ~ Adigoo ila doonbiro dunada soo joogay ~ Oon dumarku kaa tagin da'na ka baaqan ~ Dudo yari allaha kuu qoray duriyo xogaga ~ Anna dunida igu kamila kaa isaga dayne
@SadamcaliCiid5553 ай бұрын
Celi vs Harti aheyd
@RoblehAli-z3l3 ай бұрын
Maanshaa Allaah!!!!
@AdamFarax3 ай бұрын
Khadra imisa ayey udhashay axmed
@gureytuke3 ай бұрын
Khalaf jalaf
@Baylemusecabdiqaadir143 ай бұрын
BEEN BEEN BEEN 😂
@Baylemusecabdiqaadir143 ай бұрын
Been iyo dagaal aan jirin baadla wareegaysaa nio 1973 Galaadi gumayte ayaafadhiyey si xoog ahna dadka u qasbayey hal wado ooqura baana laga soogali jiray qofkii dhib bulshadakuwada na asaga iyo rerkiisaba waala layn jiray waabeentaa nio
Rer xasan xusen vs mj abwan dhaga dhere walhi ila hada cid uso jawabta ma jirto buran burkan waxa ini dhantay inad amusnantina ku jirta 😅😂
@BileXirsi-ct5bo4 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto adeer, cismaan Abshir cigaal yey
@رحمه-ذ1ح4 ай бұрын
Abtiyaday 🩸🩸🩸🩸🩸 khalaf
@bowsi94 ай бұрын
Dagaalkaan wuxuu dhexmaray Tanade iyo Kablalax,Barbar dhac buuna ku dhamaaday.0/0 Mida kale leylkasow waan idin leylyeeynay ee caadi iska dhiga wataa aad nagu soo caan baxdeene!
@khadar_hunter14 ай бұрын
Mareexaanku waa niman cisi leh cidaha daarood
@XidigaXidigahamudug4 ай бұрын
Waxa iga gadan dhulkii rer khalaf oodhanbaa buumaray