01 .11 . 2023 | SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 29,687

Daacad Production

Daacad Production

8 ай бұрын

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 22
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 3 ай бұрын
Shiiq Umal markaan arko waa u duceeyaa Alaah ha u aqbalo waa nimcadaa uu noo faa,iideeyo Alaah ha xafido shiiqeena shar iyo shaydaana ha ka qabto caafimaad jamiilana ha siiyo Aamiin
@nrcabdi
@nrcabdi 8 ай бұрын
🥺 .🥺 .🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo iyo allah darti ah. ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 8 ай бұрын
SubxanAllah SubxanAllah
@omardarar3007
@omardarar3007 8 ай бұрын
ma sha Alahaa
@omardarar3007
@omardarar3007 8 ай бұрын
sh umal Allaha gu barageyo
@SalatMohamedHassan-xz6rb
@SalatMohamedHassan-xz6rb 8 ай бұрын
شكر شيخنا
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 7 ай бұрын
JAZZALLAHU KHAYRAN
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 8 ай бұрын
Wax badan ayaan gaal kitaab siiyey alaha hasoo hadeeyo
@anabfarah1178
@anabfarah1178 8 ай бұрын
Msha allah allow noo xifdi culimda
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 8 ай бұрын
Waad mahadsatihiin culmdeen xafida allah ❤❤
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 4 ай бұрын
Mazha allah zheekha zuu ugu gooyay AS ka helay😅😅😅 baraka allah run zheeg baad tahay wlli zheekh Umalow
@user-yh3hw4ro5h
@user-yh3hw4ro5h 7 ай бұрын
@user-xe4pr4hi1k
@user-xe4pr4hi1k 7 ай бұрын
Maanshaa allaah😊
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 8 ай бұрын
Ascwrwb sheekh umul xifdullah Thanks ya sheekh ❤️👍
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 3 ай бұрын
Shiiqa waa runtiis siyaasiyo meel ay ka yimaadeen aan la aqoon oo hal mar but soo yiri oo hal mara la waayaa culimadeena intaan noolnahay ayaga nool yihiin na wacdinaa yay naga jaa,ifayn Alaah ha ka baqaan oo xilka markii loo dhiibo ay ku tumanayaan ha ku ekaadaan kola hadaan laga faa,iidayn
@GabdonCali-qv5pl
@GabdonCali-qv5pl 4 ай бұрын
Hadii gabadha ninkeeda ay kalatagaan markay kalatagayeena ay uurlahayd markii ay culaska dhigto markaas ayaa wakhtiga cidadu ubilaamaysaa marka ninkeedu haduukunoq do sadexda bilaad inta aysan dhamaan waacaadi allaah aclam
@samitasamita9654
@samitasamita9654 7 ай бұрын
Intee kala xariira sheika su.aal aad umuhiima weydiin laha
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 8 ай бұрын
Culimooy fuleynimo looma baahna ee masjidka ha isku dhejine wareejiya, wadaad cilmigiina oo kale gudbinaya ayaa jira, geesinimo iyo Allaah ka cabsina leh, ee AS ka hadla oo xaqiiqda sheega iyo in la dagaalankoodu xaq yahay
@mohamedkenyare8693
@mohamedkenyare8693 8 ай бұрын
Lkn sheikh usuli wuhu kadawajiyey iin suashasi dukaanshada haska weysada ayjabineyso
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 5 ай бұрын
Sowtan laguu kala faahfahiyey midaad qaadan adey kuu talaa, Hadaad shaafici ku ekaaneyso tabashoo dhanba waa kaajabin
@suaadd5788
@suaadd5788 8 ай бұрын
Isagu muu is duro intuu leeyahay xaaskaan duraya,
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 || Sh Maxamed Cabdi Umal
55:38
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 115 МЛН
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 12aad
1:03:47
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 14 М.
Fadhigii 20 aad || Su Aalo & Jawaabo || Sh Maxamed Cabdi Umal
59:52
Dhibaatada Social Media ah// Sh.Mustafe.X.ismaaciil/ Nov.2023
1:13:24
Abdifatah.Mohamed
Рет қаралды 3,1 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,7 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41