01; Haraagii Diimihii Hore ee Soomaalida: Baresare Cabdalla C. Mansuur

  Рет қаралды 20,615

Horn Concern

Horn Concern

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
Soodhoweya, *Professor Abi Shuceyb* Youtubkiisa lasocda, waa qof cilmibadan, iyo kuwakale oobadan. Halasharfo dhamaan Professor ee Soomaaliyeed, halaga faaido, waa dad cilmi leh. Mahadsanidiin dhamaantiin
@abdirisakmohamed5664
@abdirisakmohamed5664 3 ай бұрын
prof. Abi Shuceyb waa professor aqoon badan lakin cilmiga uu youtube kiisa ku gudbinayo kuma fadhiyaan sal cilmiyaysan kaliya waa aragtiyo bulshadu isla wareegto oo uu xoojinayo. waxaanay lid ku yihiin baadhitaanada ay sameeyeen tariikhyahannada dhulkeena wax ka qoray ee Abdalle Mansuur uu ka mid yahay
@ibrahimabdalla3015
@ibrahimabdalla3015 3 жыл бұрын
Mncha allah thankz
@wayeelyusuf8900
@wayeelyusuf8900 5 ай бұрын
Prof cabdule mansuur buugaag uu qoray ma jiraan
@abdirisakmohamed5664
@abdirisakmohamed5664 3 ай бұрын
haa, buugiisa ugu caansan waxaa la dhahaa "Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed"
@Galoolfxtrading
@Galoolfxtrading 7 ай бұрын
Adeer noo Soo dhameestir fadlan
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Жыл бұрын
Waxaa kamit ah garbaha Geela Mesha ay iska galaan af mayga waxaa la dahaa( 23:47 waqay) waana hilibka geela Marsha ugu macaan?
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
waa SOOYAALKA CUSHITIC
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
Waa ilbaxnimadii geeska africa
@daadirabbi
@daadirabbi 3 жыл бұрын
Waa taariikh uu baahan In la xuso
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Dad isdiday dabasocodkoda inadna lagudiido shalaay maroonee shalay dhabeenaa horeey kuulaheed horaado weeyn
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Жыл бұрын
Ma ogtihiin in diintii nabi ibraahim uu ilaahay ku sheegay inuu ahaa mid ka leexday shirkiga oo uu ahaa mid ilaahay u qaalis yeekay cibaadasa ilaahay kaligiis marka gadana umadaan soomaaliyeed wazay yihiin kuwo ilaahay kaliya caabuda waana ilaahay galadiis . Waxa kaloo la raadinayo anigu ma fahmin ma waxaad noo raad raadineysaan Inaan ilaahay la wadaagino cibaadadiisa wax kale Subxaana laah ilaahay hana sugo
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 10 ай бұрын
Sideedaba taariikh waa taariikh waxbana kama bedesho dadka hada nool gaar ahaan dadkeena muslimka ah carab miyaan la inoo sheegin oo quraanka kariimku inoo sheegin inay sanamyada caabudi jireen ilahay ayaa naga qarin lahaa haday wax xun tahay bal e waxayba xoojinaysaa in dadku ilahay ugu mahadnaqaan inuu islaamka ku ciseeyay waxan kala garan waayay dadkiinan taarikhda soomalida ka xanaaqaa waxani diin idinkama ahee ma somali ayaydaan ahayn oo kuwa nagu dhex nool baa tihiin waaban arkay mid kaba xanaaqaya in somalidu boqortooyooyin lahaayeen oo leh carab baa magaalooyinkeena wada dhistay kkk carab uu sheegayana dad bilaabay waaba anaga oo dhaqanka iyo luuqadaba loogu yimid
@Waberi613
@Waberi613 Жыл бұрын
"Caadada Madaxshubka" maxay ahayd???
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
ILBAXNIMADII Cushitics
@mohammedibrahim-ki8wm
@mohammedibrahim-ki8wm 2 жыл бұрын
Come on man. How can you call caqiido duli ah. When you rejected your origin . Let's see if islam helps us in Somalia.
@osamahassan5341
@osamahassan5341 2 жыл бұрын
Dajjalun kadabun kufrigaga gaalnimada haku cawiso
@thisguy2372
@thisguy2372 2 жыл бұрын
Astaqfura Allah
@thisguy2372
@thisguy2372 2 жыл бұрын
Wa Lahi Islamka wa waxa keliyee badbaadiyey dadkeena marhoraa larogi lahaa sidii quwadeeni faraaciinta loorogey
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 жыл бұрын
Ma la oran karaa, Somalidu inta ay dhaqankeedii iyo diinteedii ka guurtay ayay qaateen, tii carabta
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Lama oran karo, sababtoo ah Islaamku waa diinta xaqa ah ee qof walba laga rabo in uu rumeeyo. Mana aha Islaamku diin carbeed.
@khalud1272
@khalud1272 3 жыл бұрын
Aaway cashirada kale, intee ka heli karaa
@nurduube9182
@nurduube9182 3 жыл бұрын
Baraha Kuma raacsani dadkii hore ee "beeraleyda iyo ugaarsatada" ahaa in ay kushitik ahaayeen!. Tan kale dadkaas wexey ahaayeen dadka hada loo yaqaano jareer Wayne, cadeen DNA 🧬 iyo dhaqamo ayaa Laga haayaa oo gaaraya 20,000 sano kahor.
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 3 жыл бұрын
Dhulka wabiyada waliba juboyinka waa dhulki galamadow ama boran laga kiciyey boran ayana daganan jirtey dagaalada dhexmaray cushitic bay ku gureen dhulkana logu sifeeyay
@samaleh2367
@samaleh2367 3 жыл бұрын
@@SomaliGirl-vh2qw Garbaharey boran . Booran waxay soo weerartay Luuq and Wardey Afmadow q 14aad so dagtay koonfurta laga kiciyay
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 3 жыл бұрын
@@samaleh2367 haa wan maqlay gobollada jubooyinka inay qabsadan isku dayeen lakin laga bixiya si lamid dhul kamid ah oromada dhulkoda waxa iska laha somalida waana lanaga qaatay xitaa wabi meesha mara waxa la dhiha jirey wabi dir hada xita magaci wa laga badalay
@samaleh2367
@samaleh2367 3 жыл бұрын
@@SomaliGirl-vh2qw yes Boran waala karbaashay oo laga saaay webiga jubba
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 3 жыл бұрын
@@samaleh2367waa laga saaray lakin waxan maqlay wardeyya iyo wardey cali inay isku mid ehen oo mid Somali ay aheyd mxa ka jira arinta ??
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 жыл бұрын
DNA test ayaa soo kordhay oo cadaynaya reer Kush inay meel ka soo wada jeedaan
@Batolaali
@Batolaali 2 жыл бұрын
DNA cidii leh magaceesa loo yaqiinay wax tafaasiil ah maka hesaa walal anigu cadeen ayaa haayaa oo googlaha ku jirto magaca DNA daas loo maro waa magac qabaa,iilada somali ka tirsan balsa hada hadaa kuu sheego aa iiga aqbaleen.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Caqiil bin abu taalib kaafir buu ahaa sidee isagoo muslim ah uu xeebaha soomaalida u yimi
@mhnune7746
@mhnune7746 3 жыл бұрын
Dad Ka soo jeeda isaga ama qof u magac ekaa ayaa yimi oo faafiyay Ku abtirsashadiisa
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 3 жыл бұрын
@@mhnune7746 sidan maqlay nin carabta madow ah oo wadaad sufi aha aya faafiyay o la oran hebel jabarti
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 2 жыл бұрын
Walaal caqiil saxaabi weyn buu ahaa warkaa iska hubso ha degdegin
@ilyas8014
@ilyas8014 2 жыл бұрын
Bro at first you have to know that the Somalis, didn't convert slam, but they borne it
@thisguy2372
@thisguy2372 2 жыл бұрын
Carabtii diinta keentey baana kudhalan oo Islamka qaatey marku rasuulka csw soo baxay maxaad kasheekeneysaa walal
@DuniyaSuleiman
@DuniyaSuleiman Жыл бұрын
Taariikhda malagu hayaa Dad Diin cusub loo keenay oo Diintii Abkii iyo isirkii ay la foolxumaatay oo kadoortay Diinta cusub si kastoy u fiican tahay ? hadday jiraan bal ii sheeg. mida kale Taariikhiyan yaa keenay Monotheism? Jawaab taariikhiyan ku salaysan oo ka Madaxbanaan Diinta. Profosorka waxaa la moodaa inuu Xagjir yahay ..waxaad jeceshahay way ka duwan tahay Runta
@abdourahmanidrissawaleh9943
@abdourahmanidrissawaleh9943 Жыл бұрын
Machallah merci
@abdourahmanidrissawaleh9943
@abdourahmanidrissawaleh9943 Жыл бұрын
Machallah merci infiniment mousieur prof
DOCUMENTARY | CABDALLA CUMAR MANSUUR
1:03:23
Astaan
Рет қаралды 135 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
How Quantum Physics and Relativity Explain the Concept of Time in the Quran?
53:02
Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Maxaa inaga khaldan? Prof. Cabdalla C. Mansuur
1:43:29
Prof. Abdallah Mansur -  Muhimmadda Afka ee  raadka taarikhda
46:59
NABBI ERIYA OWENKOMERERO NOBUBAKA BWE ERI EKANISA LEERO
58:16
OMUSANGO MU SDA CHURCH -- FUNA OKUMANYA 1PET 4:17
Рет қаралды 16
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
1:15:42
Xarunta Ifiye
Рет қаралды 88 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 162 М.
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 351 М.
SOOMAALIDU MA FARAACIIN  BAA?  Bare. AAR NABAD, EGYPT-PUNT CULTURE,2017
55:28
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН