04 Al-Qawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwaanil Mubiin~ Sh. Xassaan Abu Salmaan 4/5

  Рет қаралды 69,654

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

11 жыл бұрын

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​ BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
SH. XASSAAN OO KA JAWAABAYA MUXAADARADII SH. UMAL.
Walaalayaal Muxaadaradani Waa Muxaadaradii Uu Sheekh Abuu Salmaan Ugu Jawaabayay Muxaadaro Uu Qabtay Sheekh Mohamed Umal Oo Uu Ku Eedaynaayay Sh. Xassaan Abuu Salmaan Arimo Badan Oo Ay Kamid Yihiin:
1. Inuu Dhiiga Muslimka Baneeyo, .2. Inuu Fatwoodo Dhamaan Culumada In La Laayo Waa Sida Uu Sh. Umal Yiriye. 3. Inuu Fatwooday Inay Gaalo Yihiin Dhamaan Qabaa'ilada Soomaaliyeed. 4. Inuu Aaminsan Yahay Inay Gaalo Yihiin Cid Walba Oo Ku Hoos Nool Xukuumadaha Gaalada Ah. Eedaymahaasi Waxay Soconayeen Qiyaastii 45daqiiqo, Waa Inta Kusaabsanayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan.
Walaalayaal Eedaymahaas Iyo Kuwoo Kale Oo Fara Badan Oo Uu Sheekh Umal Kusoo Gabagabeeyey Mudo Dhan 45daqiiqo Qiyaastii Kuna Wajahnayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan. Hadaba Sheekh Xassaan Abuu Salman Wuxuu Kaga Jawaabay Muxaadarooyinkaan Soconaya 5Maalmood, Isagoo Sheegay Inay In Badan Oo Muxaadaraadka Sh. Umal Ay Ku Jireen Iftiraa '' Been Abuuro Badan '' Iyo Waxyaalo Uusan Iska Hubin Wadaadku.

Пікірлер: 35
@abdihakimmohamedbarrebarre6146
@abdihakimmohamedbarrebarre6146 5 жыл бұрын
والله اني احبه في الله هذاالشيخ االفقيه الجليل الذي ايدنا الله به هذالزمان الذي تلبس بنا الحق با الباطل وقال كل معمم وكل مشيخ ما رأي بمصلحة لدنياه وثبت شيخنا كماكان الحق سابقا لم يبدل وقدوته الإمام امام السنة احمد ابن حنبل رحمه الله وحفظ الشيخ حسان حصين
@Issemohamudismail-jw2wg
@Issemohamudismail-jw2wg 8 ай бұрын
Kan rag iska celi ayu ku jiraa ee sheikh maaha
@abshirabdilahi5992
@abshirabdilahi5992 5 жыл бұрын
Reer daarul xadiith aad baan idiin taageera sh xasaan iyo ardadiisa
@sirajdawil3038
@sirajdawil3038 4 жыл бұрын
mashallah sanbalarabaa
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr Sheekh
@abullahiadam4618
@abullahiadam4618 8 жыл бұрын
siduu u fahmay qawaacido allahaa u fahan siiyo wadaadada wareersan
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 5 ай бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
@abullahiadam4618
@abullahiadam4618 8 жыл бұрын
Masha Allah allahaa xafido sheekha
@omarmohamedahmed881
@omarmohamedahmed881 2 жыл бұрын
SöHåglHås
@raxiimcilmixaaji3039
@raxiimcilmixaaji3039 9 жыл бұрын
السلام عليكم
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan
@abshirabdilaahi2486
@abshirabdilaahi2486 5 жыл бұрын
Caqli iyo cilmi iyo diin aad isku difaacdid baad haystaa ala hakubarakeeyo halkaaga ugahay shaykhnaa
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 7 жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا واكسر أعداءه
@sethjacob797
@sethjacob797 2 жыл бұрын
I know Im randomly asking but does any of you know a trick to log back into an Instagram account? I was stupid forgot my account password. I would love any help you can give me!
@deanimran7938
@deanimran7938 2 жыл бұрын
@Seth Jacob instablaster =)
@sethjacob797
@sethjacob797 2 жыл бұрын
@Dean Imran I really appreciate your reply. I got to the site thru google and I'm trying it out now. Takes quite some time so I will get back to you later with my results.
@sethjacob797
@sethjacob797 2 жыл бұрын
@Dean Imran It worked and I actually got access to my account again. I'm so happy! Thanks so much, you saved my account :D
@deanimran7938
@deanimran7938 2 жыл бұрын
@Seth Jacob happy to help xD
@abdiqaadirwiilwaal2038
@abdiqaadirwiilwaal2038 6 жыл бұрын
xafidahullah
@abdiqadirmohamed9360
@abdiqadirmohamed9360 6 жыл бұрын
Hhhhhhh waaan uganbiyay kulahaa walhi wuu iga qosliyay
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
2:08 daqiiqo sheikhu wuxu shegay inaanan diinka islaamka laga bixi karin ruuxii kabaxana an lagu dhaafeynin ama ladili ama towbo hadalka ah ladili waa kii lix sano kahor igu kalifay inan diinta allah bartoo caamanima god bahalla galeen ah igu ridee maantana sheikheyga saxda ah waa xassaan xuseen wxn kaqaatay السنن كلها منهاج الطالبين وعمدة المفتين خمسة كتب من علم الاصول وكذالك القواعد الفقية للسعدي كتلة من كتب العقائد منها كتب الايمان وكتاب السنة والرد علي الجهمية لابو سعيد الدارمي وبعض كتب علماء الدعوة النجدية و قرئت بعض رسائله المفيدة مثل : ١. اجتماع العيدين ٢. شرح النصوص .... ٣.الجبوتية ٤.لجواب المسبوك ١ و ٢. ٥. والافضل عندي وأحلاها المباحث المشرقة ١ ٦. التنبيهات وكذالك الاعانة لطالب الافادة. shalay wxn ahaa caamo maantana xeroow loox jiidanaya allaahu akbar balankii allah wuu karun sheegay wadadka xasaan ah "لتبيننه للناس ولا تكتمونه "
@ciisemaxamed461
@ciisemaxamed461 5 жыл бұрын
M.A 💯💯💯 Akhii allah kuu ziyaadiyo cilmiga aad ka baratay sheeqa Sheeqana allah sugo asaga iyo anakaba
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
@@ciisemaxamed461 aaamiin ilaahow sug dhamaanten nawada sug saacan hawa cidlaa ayan kunoolaan lahaa hadii anan lala murmi lahayn annana ilaahey xaqqa hanagu khaatimeeyo ilahow aamiin
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 жыл бұрын
Geesi baad tahay. Alle xaqqa ha inagu sugo
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
M
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
V
@user-yv8ol3td4q
@user-yv8ol3td4q 5 жыл бұрын
ما شاء الله
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
tPy
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Xasaan Waa xariif bariiskisa dhacsado lakin diin shaqo kuma leh saa hala ogaado
@ismailabdi4246
@ismailabdi4246 4 жыл бұрын
Calimka ka daaa.. Xasaan waa muftiga somalida
@abuzurcah972
@abuzurcah972 3 жыл бұрын
أحسنت وبوركت لا فض فوك .
Q 12 Dhacdooyinkii & Maalmihi Abu Bakar Iyo Cumar II Sh Xassaan
1:09:43
QEEBTII  4 MUX KUSABSAFIKIRKA KHAWAARIJTA ASBAABAHOODA IYO KOOXAHA KU SAAMOBAY SH MAXAMED CABDI UMAL
48:49
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 11 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 124 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,7 МЛН
8 Qiso oo Cajiib ah || Sh Xassaan
47:54
Daarul Xadiith
Рет қаралды 195 М.
Caalamka Islaamku xagee ku socdaa Sh.Cabdiraxmaan Bashiir
1:20:49
Baraarug Media
Рет қаралды 61 М.
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 92 М.
Q5- Dhacdooyinkii Nolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:40:25
Qalaafe Media
Рет қаралды 37 М.
01 Bidcada Isu Soo Dhawaynta Diimaha~Sh  Xassaan 1/2
1:28:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 52 М.
Amazing
0:37
GT Tradition
Рет қаралды 27 МЛН
Ice Cream or $100?
0:26
Hungry FAM
Рет қаралды 6 МЛН
Что она делает?
0:34
Почему?
Рет қаралды 11 МЛН
iShowSpeed Does a Backflip into the WATER🤯⚡️
0:15
Reidar
Рет қаралды 11 МЛН
Love conquers all rules?
0:26
Den Do It
Рет қаралды 5 МЛН
¿Puedo conseguir chocolate MrBeast y PRIME?
0:20
McBang ASMR
Рет қаралды 10 МЛН