Aadanow sxb marka aad dhameyso buugan inoogu xeji oo ku xigsii buuga uu qoray Robert greene ee la yidhaahdo LAWS OF HUMAN NATURE. Ilaahay haku barakeeyo 🫡
@Filsandiamond9 ай бұрын
Jazakallah Ustad Adan sahan❤
@Sharma_cade9 ай бұрын
Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@Suhayb1_49 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@omermohamed-yt2ct9 ай бұрын
Xagee kadhacday nio waanu kusugaynay baryahanbee
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Waad dadaalaysaa mansh alaah
@gedyhildid1939 ай бұрын
This guy is bloody real from burao, you’re bloody legend
@Mubaarigmooge9 ай бұрын
Aadanoow ustaad waxaad noosoo diyaarisaa podcast ku xiga buuga الطاعون ونهاية الدول
@cshakurkamaal62649 ай бұрын
the 100 a ranking of the most influential persons in history bugaas noguxijisii shp🎉
@AminAbdo-ox6ik9 ай бұрын
Mashallah Buugagataa ha la islaamiyo KZbinrs ku Way nosookoopiyeyaan kaliyaa
@AbakarRashiid-ow5fh9 ай бұрын
Aadam khadar 🙌ustaadkeyga aan waxan ka faaido mooye aan ku khasaareyn🙌😊
@CumarMaxamud-r1l9 ай бұрын
Qeer Allah kaa siiyo inta aa noo faa,ideysay aadnow❤
Tallow buugan ustaad aadan qaadaa dhigayo halkaan ka Heli karnaa
@safa-559 ай бұрын
Mahadsanid wllky 1__8 waankulasocday
@Asmoqurux-z2p3 ай бұрын
Waligaa dad daneysi usocday intaad waxbo ogeyn intaad iskagaa dhigtay ayagaa ma ku daneysatay😮 dadkaas hadhowdi weey is xumeynayaan si aay ayagubaa dacaad ahayeen. Teedan kale ani waxaan isku arkay markaan darufeysanahay gooran dadka daneystay aayaan waynaaa war iskamabaa haayi lkn markaan dheregsanahay waa leyga nabad gelaa oo doqon doqon ayaanbaa iska ahay
@mushtakseed83769 ай бұрын
Mansha allah Aadan sahan waan ka helaa sharaxaadaada alle haku barakeeyo .
@siciidmaxamed45739 ай бұрын
Mansha allaah ustaad sahan allaw ku barakee
@mursalsayed9 ай бұрын
Waad noo faaidaysay ustaad Alle ha ku sharfo
@jalaalmedia9 ай бұрын
#HABSAN Ustaad Waad Lasoo Habsaantat
@KaptanBoy-o3q9 ай бұрын
Mahadsanid Allah ha kuu barakeeyo cilmigaaga
@mohafadal21129 ай бұрын
Jzakalah walalkay qaliH marna ustaaadkayga adan sahan alle hku xfido in badan intaaan kaa faido ayaaa badan❤❤❤❤❤
@JeelanCrashiid-lt2hq9 ай бұрын
Wall kheyr badan Allaha kusiiyo walal
@mohafadal21129 ай бұрын
Guuuuuuuulayso ustaaad adan sharaf kunoooolow role modelkayga ayaad wallhi❤❤❤
@cherrysmartgenz9 ай бұрын
Masha allah guulaysoh hogaamiye
@Araweelo.5999 ай бұрын
Saa u sugayy wan daalay war nio wad mahadsnthr no so dhaqso
@SAMATARE9 ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@abdifataahdeyibseid32695 ай бұрын
Good points
@MukhtarabshirIsack9 ай бұрын
Mahadsanid 💯 ustaad ❤
@ZeinabFarah4 күн бұрын
Thanks🎉
@poweraxmed23999 ай бұрын
The legend aadan wax badan ka faidnay
@MaxamedAdamfaraax9 ай бұрын
Waa ku salamay Aadan-sahan
@Mohahmadle109 ай бұрын
Shukran ustaad.
@MandekDuale9 ай бұрын
Masha Allaah horey usoco
@maftuuxmahdi4 ай бұрын
Ifahama oo idareema 1k Walaalaha somaaliyeed Allah dartii cimaamada iigu soo Tuura. Every one qof kasta oo Ifahama dhiigna wadagno great somaalinimo [ Waa xujo ]♥️🙏🏼
@Jiraalka_Maalinta9 ай бұрын
ALLE HAKU SHARFO BARE..
@haleemasadiaafbarwaaqo30949 ай бұрын
😢Allha ku xifdiyee 3dii bari maqnashahaga wn tabny
@SAMATARE9 ай бұрын
Saxib mahadsanid
@CabdirisaqBusuri9 ай бұрын
M.a usdaad gulayso
@kafiyaabtidoon40439 ай бұрын
SI wanaagsan usharaxday mahadsanid
@samataraxmed33189 ай бұрын
Wad ku mahad santahy sahan
@abdirahmanabdiwaliali30259 ай бұрын
Thanks brother.
@nasriyaasiin62689 ай бұрын
Aadan sahan aadbaad umahadsantahay wll waxbadan baad noo faaidaysay
@cabdullaahiaxmadcawke41777 ай бұрын
Very good 👍
@hamdamohmoud56499 ай бұрын
The legend thanka U walalo ❤
@AbdicasiisAli-md6fe9 ай бұрын
mahadsanid wllo aadan sahan ❤❤
@mrtoraantr59949 ай бұрын
Mahadsanid wll
@AxmadCabdidahir-fh3mj9 ай бұрын
Mahadsanid walale
@ILSARACADEMY36769 ай бұрын
Waar aadaw muuqaalada noocana ku soo dhakhto❤
@Mahuraanchannel-c7n9 ай бұрын
Masha allah
@ZakariaDuubweyne9 ай бұрын
Hadaa tahay qof xiiseeyo podcasts Somali inagu soo biir mahadsanid
@hassansiad23929 ай бұрын
Waanu qabatinay hanaga soo daahin ustaad 😊
@maankeycade279 ай бұрын
WAR NINYAHOOW AADAN ASC 🤝🏾
@CaddehDaahir-qb5it9 ай бұрын
Zaaxib nooso badi😊❤
@maalikibnumaalikmaalik63299 ай бұрын
Aadan xeerarkan maan uisticmaali kar dhanka wnag tusaale waxn rabaa inaan wax kabadlo nidamka xun oo ka jiro bulshada dhexdeed si aan udabarjaro nidaamka miyaan ku danaysan karaa dadka masuuliyeenta si aan hadafkaygii ugaaro xumaanteen dadku uga fogaadaan
@SubeerSaid9 ай бұрын
Guleyso adan sahan
@Buldakrameneater9 ай бұрын
Filmo Tarikh islam oo fican qofki granya ii fa’ide ❤
@WEHELCHANNEL9 ай бұрын
kingdom of heaven Waa filim ka hadlaya furashadii baytul maqdis ee salaaxudiin al ayuubi
@Buldakrameneater9 ай бұрын
@@WEHELCHANNEL thank you 😊
@ramlahussien88747 ай бұрын
Ertugrul ,kurulus osman, magnificent century
@Buldakrameneater6 ай бұрын
@@ramlahussien8874 thank u ☺️
@maxamedaadanmaxamedaadan5299 ай бұрын
Keep going
@AbdixakiinCabaase9 ай бұрын
Wad naga raagta sxp
@maxamedSaYithYusuf9 ай бұрын
Guulayso daDaaaal
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Waad dadaalaysaa mansh alaah lkn aqoonyahanka dhìran waaka masalada fudaydiya tan ina haysata er caqidadii iyo dhaqankii iyo diintiiba lumisay ee shisheeye kudaabanta ah kahadl hana baqin ee runta kasheg raarikhda
Aadanow sxp qoraaga weyn ee reer Masar ee Mustafa Ludfi Almanfaluudi Buugaag tiisa sxp kasoo hadal waa iga codsi mahadsanid Xuquuqda daawadayaasha noo tixgeli
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Gidnad wahaani,ad salfiga tarikhdooda maad ka hadashid wll
@CabdiraxmaanCawiLMaxamed9 ай бұрын
War Adanaw Sxp Howlihii Jaamacadda Kugu Furan Mise Xagga Xukuumadaad Wax Ka Dareentay
@bilaal-ugaaska9 ай бұрын
Si maalinle ah baan uso booqan jiray meeshan bal inaad wax so gelisay iyo in kale, arinkaasna dad badan baa igala midaysnaa, ustaad wan sugi kari waynay intaad wax diyaarinaysay. Aad baad umahad san thy walaal
Seykolojigan madow ee hada laga shekeynayo waa halis waxeyna qatar kuyihiin shaqsiyada qofka q
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg9 ай бұрын
Walhi dadkayga goorta ay wax fahmidonan magaranayo lkn manta waxaan ogahy in imaradka waxaa iga dhow galada dab caabudka ah sababtoo ah 😢 Cadow walalka ah oo ku Cunaya waxaa kaga dhow gaalka sanabka cabuda ☹️ Israel 🇮🇱 waxay cadaadinaysaa maraykanka isna wuxuu cadaadinayaa imaradka si uu imaradku uu garab ugasiiyo in ay itobiya hesho bada somalia🇸🇴 😕 ilen imaradku mamul goboleedyada kuli saldhigyo ayuu kuleyahy xita dawlada wayn =ok maxaa dan ah oo ugu jira maraykanka in ay itoobiya hesho bada) Itabiya waxay ladagalamysaa xutiyiinta yaman in aykeceliso marakiibta Israel 🇮🇱 marka wadada lasomarayo waa imaradka ilen waa dad aan u aragno muslimin ☪️ 😢 (Israel 🇮🇱 waxy cadaadinaysaa maraykan 🇺🇸 isna wuxuu cadaadinayaa imaradka)😮
@CabdiMukhtaar-fp7en7 ай бұрын
😊🎉😂❤
@AbdirashidAhmed-bg3bm9 ай бұрын
Uunugu socdaa buuguu ee hajojin
@Master__Bvlogs9 ай бұрын
❤
@mohmoudabdi35529 ай бұрын
Sida faarax xaliimo uga danaysto oo kale tusaale noool😂
@ThemaKEr4109 ай бұрын
Aadan sahanoow shaqo isii please 🙏 video editing
@hassansiad23929 ай бұрын
Zx bilow ahy video editing ma i caawin kartaa
@ThemaKEr4109 ай бұрын
@@hassansiad2392 haa number kaga
@ThemaKEr4109 ай бұрын
@@hassansiad2392luuqa number kaga
@williamwilliam13379 ай бұрын
First❤🎉
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Ururdiimeedyadan takfiirka ah ee dadka lumiyay maad si dhab ah taariikhdooda uga had Shid ileen waad ogtahay in Ay yihiin wax la sameyay oo gaaladu ku adeegato ee kahadal wahaabiyad nsjdi citaa rasulkenaa sii shegay tarikhduna wayba qortaa waxa ay ka shaqeyan
@MaxamedAdamfaraax9 ай бұрын
First coment
@Xaali959 ай бұрын
May Allah love you dearly 🤍🤍
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Fidnad wahaabiyad salfiga tarikhdooda maad ka hadashid wll mise adigaaba ahba
@hamseabdi35439 ай бұрын
Niyadaan kugu hayay
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Ururdiimeedyadan takfiirka ah ee dadka lumiyay maad si dhab ah taariikhdooda uga had Shid ileen waad ogtahay in Ay yihiin wax la sameyay oo gaaladu ku adeegato ee kahadal wahaabiyad nsjdi
@Ikraanxasan6109 ай бұрын
Frist
@nuriye22439 ай бұрын
Niow muuqaaalkan waad la soondaahday
@NemoOmarrr9 ай бұрын
🫡❤️🙏
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Bidcada najdi ee diinta fidnaysay ee wahaabiyada ah ee rer galbedku ku adeegto mad ka hadashid taarikh ahan iyo cilmi diin ta iyo dhaqankooda siyaasiga ah ee fashilan tariikh ahn
@MohaCabdi-n4l9 ай бұрын
Mahad snanid adan ❤😊
@ThemaKEr4109 ай бұрын
Ban ahee
@AbdinasirAbdulahitahir8 ай бұрын
Bidcada najdi ee fiinta fidnaysay ee wahaabiyada ah ee rer galbedku ku adeegto sicil.iyeeysa uga hadl tariikh ahn