058 | 6 sano oo aan baraha bulshada ku jiray casharrada aan ka bartay!

  Рет қаралды 23,608

Sahan Podcast

6 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZbin: www.youtube.com/@sahanka97
Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97
Facebook Page: profile.php?id=61554727724383&mibextid=vk8aRt
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&_r=1
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 151
@Yahyehiis88
@Yahyehiis88 6 ай бұрын
6 sanno wan ku xidhna waxbadan wan ka fa'iidey guuleyso macalin🤍
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 6 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay walaal wllhi waxaan ahay Hooyo caruur yar yar oo agoon ah u shaqeysa dhana wax ka barata goortaan podcast gaga kusoo xirmey wax badan baan ka faaidey buuga aad tarjuntey ee ah Waan Ku Salaamey Saaxib waan gatey in mudo ah kahor wllhi aad buu ii caawiyey anoo xaalad adag ku jiro oo Seygeyga iga dhintey anoo xaamila ah depression igu dhacay inaan kasoo kabto oo nolosheyda caadiga ah kuso laabto waxaa qeyb weyn ka ahaa Buugaaga Rabbi haku barakeeyo walal dadaalka meesha kasii wad.
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 6 ай бұрын
6 Sano oo khayr ah ayaan ka hayna walal ilahay haku barakeeyo Amiin
@JaamacFarxaan-p5l
@JaamacFarxaan-p5l 6 ай бұрын
Wallaahay wax badan ayaan kaa faaiday ,thank you ماشاءالله تبارك الله فيك
@snm1981
@snm1981 6 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 6 ай бұрын
6 sano ba wa ku xirnaa❤🙈
@CUMARINHO-e9p
@CUMARINHO-e9p 6 ай бұрын
Zxp qaali buuga 48law lasoo dhakhso pro😊
@ArkaadBooks-vn4fd
@ArkaadBooks-vn4fd 5 ай бұрын
Waa 6di sano ee aan caalamka dhabta ah aan aan ogaafay ❤
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 6 ай бұрын
Markan dubay jogay Ila’s anka imi maraykan wan kula socda ila ma suniyada Adan ka maqlay waxa dadka ukeenta wax wanagsan salan sare sahanka 🥰🥰🥰🥰🥰🇵🇸🥰🇵🇸🥰🥰
@ZalmoAli
@ZalmoAli Ай бұрын
Adam zahan caqli xikmad buu ilaahay cilmigiina kuugu daray rabi ha kuxafidooo😊
@lulaothman
@lulaothman 6 ай бұрын
Anakuna adiganu wax badan ka baranay ustad🙏
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 6 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto qofkii so booqda kanaalkayga😢
@MandekDuale
@MandekDuale 6 ай бұрын
Miyuu dhimanayaa qofkii soo buuqdo channel kaaga wll
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 6 ай бұрын
@@MandekDuale may
@maxamedfaysal5421
@maxamedfaysal5421 6 ай бұрын
Masha aallaah waad mahad santahay Aadanow
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin 6 ай бұрын
5 bilood baa ku xidhanahay waxana kafaiide macluumaad badan🫶✨️ mahadsanid❤😊
@aminamo7377
@aminamo7377 6 ай бұрын
Adanow anba waa nooge saa like kugu saraye😂😂
@zara-abdalla-hassan
@zara-abdalla-hassan 5 ай бұрын
5 sano kugu xiranahy adanow waxbdan ka faiday jazakallah❤❤
@fardowsoapdihirsi
@fardowsoapdihirsi 6 ай бұрын
Cilmigu waa caqli la biirshay exactly thnkz ustaad
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 6 ай бұрын
Alle haku barakeeyo walaal waxaad tahay macalin iyo hage mudan in la dhagaysto.
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 6 ай бұрын
جزاءك الله خير macalin aadan sahan
@cabdiqaniismaaciil7653
@cabdiqaniismaaciil7653 6 ай бұрын
بارك الله فيك أخي الكريم
@cabdiciise3469
@cabdiciise3469 6 ай бұрын
Mashaa Allaha Wall aad baad umahasanthy
@abdiazizfaisal7343
@abdiazizfaisal7343 6 ай бұрын
جزاءك الله خير walal
@bukhatir1454
@bukhatir1454 6 ай бұрын
Legend 2maahan ee waa aadan sahan
@Ramlah-c3g
@Ramlah-c3g 6 ай бұрын
Mahdssnid ustaad wax badan baan kaa faaidey qaasatan chanelkan marka bilowday ilaa hada wan kula socday afurka markaan sameynaayo adiga un baa ii baxa markan KZbin ka soo galo qofka ugu horeeyo waa adiga waligeyna barnaamij aad sameysay kuguma dhaliilin waayo waxaa tahay qof Mar walba dhex dhexaad ah oo wax walba aad ka hadleysid waa wax aad hubtid jasakalah ❤❤❤
@RaxmaCabdiraxman-q7p
@RaxmaCabdiraxman-q7p 6 ай бұрын
Aadan sahan allaha ku barakeeyo wll walaahi sidaan kaaga faaiiday ma qiyaasi karo
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 6 ай бұрын
Mahadsanid Aadan khadar cali waxa aan kugu xirnaa ku dhawaad labo sano iyo inka badan Waxa aan kaa faaiidaystay xog oo aan halkaan lugu soo koobi karin Alle ha kaa ajarsiiyo aakhiro iyo Aduunyo Waxa aad buuxisay boos aad u muhiim u haa bulshada Somaliyeed .
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 6 ай бұрын
Labadaaada Chanelle_ba waan ku xidhanahay wax badana waan kaa faa'iiday keep going ustaad
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 6 ай бұрын
Mahadsanid wll adan wax badan ayaan kafaa'iiday
@jireendasa
@jireendasa 6 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@maida.cegag551
@maida.cegag551 6 ай бұрын
Marki ugu horaysan kanalkagi sahanka xogaha aan daawado waxay ahayd 2018 aadanow ina adeer waa mahadsantahay
@Maryan_idil
@Maryan_idil 6 ай бұрын
2021 baan kugu soo biiray aadam Hore usoco kolleeyba wanaag baan kugu bartay.
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 6 ай бұрын
بارك الله فيك adan
@hodoali5714
@hodoali5714 6 ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo ❤
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 6 ай бұрын
Mahadsanid 👏
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 6 ай бұрын
6 daaa sanoba youtube kaaga waan ku xidhnaa waxbadan ayaan ka faaiiday alle cimriga iyo caqliga ha inoo barakeeyo. Aadan khadar
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 6 ай бұрын
Qodobka dambiga iyo ajarka kala dooro✅️✅️✅️✅️
@ayuubahmed1526
@ayuubahmed1526 5 ай бұрын
Absolutely algorithms are makes perfect on your account
@abdfatahabdallahxussen9970
@abdfatahabdallahxussen9970 4 ай бұрын
Guleyso bro wax Badan waka Fa,iday Thanks 🫶
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 6 ай бұрын
Guulayso wll 🎉
@murtikaab9164
@murtikaab9164 6 ай бұрын
Bravo aadan sahan 🖐
@CanabMaxamuud-o7q
@CanabMaxamuud-o7q 6 ай бұрын
Allah ya cizzak adan
@abdullahihayi1656
@abdullahihayi1656 3 ай бұрын
Run ahaantii inbadan kuma xirnayn channel kaga lkn wax badan Ayaan kaa faa’iiday, wax badan oo bulshada anfaca ayaad soo gudbisaa Rabi hakaa ajarsiiyo ugaas
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 6 ай бұрын
*SHUKRAN WALAAL* ❤🙏
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 6 ай бұрын
Muddo badan kugu xirnaay wax badan oo macluumaad aakhiro iyo aduunyo i anfacay ayaan kaa faaiiday. mahad balaaran mudantahay ustaad Allaha ku sharfo.❤
@munamohamed470
@munamohamed470 6 ай бұрын
Mashallaha bulshada cawyigeedii ayaad dhistey Alle caqliga ha kuu dhiso❤❤❤
@Taliye-7
@Taliye-7 6 ай бұрын
mahadsanid wax badan baa iiga baxay 6 sano oo khibrad ah macluumaad kaas hadaan baari lahaa laga yabee in ay sanad igu qaadan lahayd
@Adamshow2665
@Adamshow2665 6 ай бұрын
Ninka aan xogo diiran ooo ogaalkyga koriya u soo doonto ayaad tahy zhp Jazaakalah❤
@abdulaahigargaarahmed
@abdulaahigargaarahmed 6 ай бұрын
Allaha ku xifdiyo sxb wax badan waanu kaa faaidnay
@ayaanabdullahi3551
@ayaanabdullahi3551 6 ай бұрын
Wcs wll mahdsanid
@maxamedsiciid5878
@maxamedsiciid5878 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb🙏
@fahiyemedia252
@fahiyemedia252 6 ай бұрын
Aadan khadar cali markaan bartay wax xun kuma baran wllhy faa'iido ma ahane khasaaro kuma qabin sxb aadan horay u sii wad ❤❤❤
@CumarIimaan-j7c
@CumarIimaan-j7c 6 ай бұрын
Ma sha allah
@Digaale198
@Digaale198 6 ай бұрын
Wcs ustaad mahadsanid Xaqiiqatan waan kulaqaatay labadan qodob ustaad 1;walaahi waa xaqiiq shakhsiyaadda dhijitaalka ah way jirtaa dadbadanna way jiraan oo komanti kudhiiglayaal ah se kaftanka eber ka ah 2;waqtigaaga xadidna waa arin fashilkaada badinayo markay maalin kastaba arin aadan filaynin lugaha kuugu marmaan
@ahmettcarloz3830
@ahmettcarloz3830 6 ай бұрын
Muraad ban leyhy iso duceeya wllyal
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Ilahay caqliga iyo caafimaadkaba ha kuu siyaadiyo wllky aadan khadar cali sharaf iyo karaamo xaqiiqdi wax badan baanu kaa faaiidnay hadanu nahay daawadayaashaada😊🎉
@AhmedHusein-ok5qy
@AhmedHusein-ok5qy 6 ай бұрын
Walaahi aadanow waxaan kaafaa,iiday sida aduunyadan loo maamulo iyo cida maamusho .ilaahay kasokow.
@bisharfaysal
@bisharfaysal 6 ай бұрын
Guulayso sxb
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 6 ай бұрын
Dadkii 2018 is dhihi jiray ninkaan jin buu dagaal kula jira ka mid ahay😂
@Ahmed_alta
@Ahmed_alta 6 ай бұрын
Walhi markaa commentiyadiina markaa akhriyey waa iska qoslaa😂
@RaxmaCabdiraxman-q7p
@RaxmaCabdiraxman-q7p 6 ай бұрын
M.a mawduuca waxaan ka dheefay walaahi caawa qiyaasbmalaha Allah ku sharfo. Waxaan umalayn bishanba ma faaiidin
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 6 ай бұрын
Masha allaah
@asadyare68
@asadyare68 6 ай бұрын
Ustaad mahadsantid qaaciidooyin badan baankaa bartay oo dabakhay
@adan053salah7
@adan053salah7 6 ай бұрын
Nasiib xumo yuotube Somali wax faaido leh ama Macno leh soogudbiya waxa kajira Adan sahan. Iyo ogaansho
@kaltuumaali4520
@kaltuumaali4520 6 ай бұрын
Xamda hussein ma taqaanid miyaa coach maryam mataqaanid miyaa iyo cabdinaasir safaana 2 daas aad sheegtay waa intaad ka taqaanid
@ENTERTAINMENT-hh6pi
@ENTERTAINMENT-hh6pi 6 ай бұрын
Podcast noo soo badi weliba kuwa face ka ah channels soomalida Podcast fcn lagama helo aan hamda hussein iyo dhowr qof aan ka ahayn
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 6 ай бұрын
Hambaliyo walal Adan Khadar Ali mudo hal sano ku dhow baan ku xiranahay wllhi wax badan baan kaa faa'idey Rabbi haku xafido dadaalka meesha kasii wad waxaad tahay wiil dhalinyaro ah oo hal abuur leh.
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 6 ай бұрын
Adan khadar Cali adan Satan ilaahay ha kaa abaaliyo waxaad talo iyo tusaale I siisay iyo kobcinta aqoontayda ba niyow dadka waxtarka leh ee umadda meel weyn ugu jira tahay ee hore u soco
@SadaamSuldan
@SadaamSuldan 6 ай бұрын
Ogaansho kuma xidhnayn markii hore lkn waxbadan oo aan fahmay kabacdi maanta waan ku xidhnaandoona inshlh
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 6 ай бұрын
Hanbalyo wll Wlhi Dad badan Ayaad Wacyigooda Badashay❤❤❤
@maxamedaadanmaxamedaadan529
@maxamedaadanmaxamedaadan529 6 ай бұрын
Keep going
@Focusfilm-09
@Focusfilm-09 4 ай бұрын
Blacklist bari hore daawadaye
@UmucamaarBintuabdalla
@UmucamaarBintuabdalla 6 ай бұрын
Wax badan baaan kaa faaiday ustaaad Adam sahan
@NasraIbraahin-f5y
@NasraIbraahin-f5y 6 ай бұрын
Go forward 🎉❤
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 6 ай бұрын
5 years ago kugu soo biirey antikhariisoos iyo mansoniyada kugu bartey ilaa hada Tysm
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 6 ай бұрын
Aadan sahan ❤🎉
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta 6 ай бұрын
Lixdaa Sano eed ku Jirto Baraha Bulshada Shan Sano oo kamida waan kula Socdaa waxanan kaa Faa.iiday wax caqli iyo cilmi aanu koobi karin Alle Haku Sharfo macalin Cimriga Caqliga iyo Caafimaadkaba Alle Hakuu Barakeeyo
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 6 ай бұрын
Aadan ilaahy dartiis baan kuu jeclahay
@waaniye1977
@waaniye1977 6 ай бұрын
Asc qaabku ku helikaraa lacagta baraha bulshada qofka dalkii jooga
@khadarahmed6057
@khadarahmed6057 6 ай бұрын
adan waa nin dhalin yara oo Haldoora. oo inoo Hagar baxay Alle haka abaaliyo dadaalkiisa runtii aniga dadka sida gaarka ah iigu suntan ayuu ku jiraa saamayna igu leh. guulayso labada daaroodba idam Allah
@rashaadali7540
@rashaadali7540 6 ай бұрын
Guuuulyso
@CnaasirClaahi-j4f
@CnaasirClaahi-j4f 6 ай бұрын
Mclin adan sahan❤❤❤
@SAMATARE
@SAMATARE 6 ай бұрын
Walaal sidee baad youtube usameysatay inoo sheeg
@xadiiscabdi-kf2bt
@xadiiscabdi-kf2bt 6 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo walalkay ustaad
@salebanosman9011
@salebanosman9011 6 ай бұрын
5 sanan sahanka ku xidhna İnan xafadayda sodhafo ada sabab uahaa😂😂 Malinban kuso boqanyaa ilahay ha haku barakeeyo😅😅
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 6 ай бұрын
Waxaan kugu Soo biirey horaantii 2019 Adoo haysta 89.8k subscribers 2020kii waxa kanaalkaaga ku jirey 1.1k videos imikana waxa ku jira 1.4k videos waxaan ku dhihi lahaa waqtigaa dedaalkaagu wuxuu ahaa wax kale maaha dhankaaga waa waqtiga adba waad la yaabtaa markaad dub aad u eegto❤❤❤
@Raaginho
@Raaginho 6 ай бұрын
Aad io aad ayaa u Mahadsanthy Aadanow' Niow sidaan kuu daawanaaye oo aan kugu xirnaay wlhy waxaan arkaa mararka qaar markaa wax yara ka fikiraayo inaanba isku arko aadankii yaraaay😂 Lkn wlhy wax badan ayaan kaa faaiday Mahadsanid kaliya kuguma mahad naqi karo si walbo ey ahaato Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid Walaal❤❤ Waxaan rajeynayaa maalin maalmaha ka mid ah inaan caadi isku aragnoo shaqsiyadaada caadiga ah'na aan arki doono Insha'allah 😊❤
@faadumadaahir9760
@faadumadaahir9760 6 ай бұрын
Ani 4sano kuguxiranahy waxbadana wanfahmay runtii allaha aqliga hakuusiyadiyo iyo cilmigaba ani luiqadaha jeclahay midaas kasimanahy🤍🤍🤍🤍
@Ahlaami2
@Ahlaami2 6 ай бұрын
taajir ilaahaybad tahay
@Saidmoktar-r7r
@Saidmoktar-r7r 6 ай бұрын
Aadanow program ka aad turjumada u isticmaasho magaciisa ma ii shegi karta
@asadmukhtar4350
@asadmukhtar4350 6 ай бұрын
Ustaad barnaamijka فوق السلطه baahi weyn ayaa loo qabaa sabankan la joogo, wacyigada dadkana wuu kobcinaya, daawadayaal badana wuu heli lahaa.
@CarafaadNaasir-vj3mw
@CarafaadNaasir-vj3mw 6 ай бұрын
Ustaad Ena muraad da
@XasanBisri-p3g
@XasanBisri-p3g 6 ай бұрын
التمس اخاك سبعين غذرا taladaas waan kaa qaatay wll qli allaha ku sharfo waxaa tahay bulshada howl wngsan u hayo anne waxaan ku arkaa wllke iga weyn inaa tahay maalin unna waan jeclahay inaan is aragno i.a alle danbigaaga ha dhaafo❤
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 6 ай бұрын
sxb aadanow waxad timi xili loguu bahnaaa
@YahyeAbdulahi-k1m
@YahyeAbdulahi-k1m 6 ай бұрын
👍
@Filsaniita
@Filsaniita 6 ай бұрын
Waxan ku ugu xidhanahay 5 sanoh waaaanad istaahishaaa
@haphzamohamed
@haphzamohamed 6 ай бұрын
Adile mahinee ustadka xita wa yaqanaa 😂😂
@Nasiiblay
@Nasiiblay 6 ай бұрын
In bdn ban kugu xidhnaa waxaanan meelo kle ka fa'ideena waan ka Faa'iiday Guulayso Huno😊
@SiciidSalebaan-p4o
@SiciidSalebaan-p4o 6 ай бұрын
Aadan sahan jamaal c/naasir maanad sooba bookhanaynba zxp maalin noo kaalay
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 6 ай бұрын
Wll xogaha sida loo raadiyo inoo soo diyaari plc
@abdidahir9365
@abdidahir9365 6 ай бұрын
Adaanow 6 Sano wlhi waakula socdey hal video aad leedahy ima dhaafin
@arday661
@arday661 6 ай бұрын
Zxp hal muqalo reaction ah noso same😂😂😂😂
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 6 ай бұрын
Alla kada ninka ha dambajinine 😂😂😂
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 6 ай бұрын
That’s true Ani xitaa Waa noogay 😂😂
@Mustafe-mc9wq
@Mustafe-mc9wq 6 ай бұрын
Sahanka xogaha ayuu ku habooneye maxaad magaca u lumisay👍