092 | Dhagartii Weyneyd | Yuhuuddu sida ay inoo aragto | Damaca Israa'iil.

  Рет қаралды 30,852

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 77
@AxmedCali-i3d
@AxmedCali-i3d Ай бұрын
جزاك الله
@maxamedaxmed6273
@maxamedaxmed6273 2 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay, aadanow
@axmedhello3580
@axmedhello3580 2 ай бұрын
Buugga magiciisa Dhagartii weynayd iyo xogta uu xambaarsan yahay waa Isku sarjaran yihiin. Allaylahee waa Dhagar weyn. Mahad balaadhan ustaad Aadan khadar Cali 👋
@yaasmiindaauud4059
@yaasmiindaauud4059 2 ай бұрын
Ustaad aadam waan ku salaamay salaan kadib, aaway xalqadii aad inoo balan qaaday ee habka turjumida ee inoo balan qaaday la soo dhaqso mahadsanid ustaad.
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 2 ай бұрын
Aadan khadar cali roble ❤
@RodoAhmed
@RodoAhmed 2 ай бұрын
Aadan sahan Alle caqliga iyo cilmiga ha kuu barakeeyo
@MaxamedHassan-px5bp
@MaxamedHassan-px5bp 2 ай бұрын
Big legend adan
@hiboAmal
@hiboAmal 2 ай бұрын
Ustaad Alle haku xiftiyo❤
@lkbchannel5263
@lkbchannel5263 2 ай бұрын
Raca😮😮😮
@AbdicasiisAli
@AbdicasiisAli 2 ай бұрын
Sheekh aadanow mahadsanid wllo
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 2 ай бұрын
Keep going 🎉
@Imraan53
@Imraan53 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 2 ай бұрын
War sxp Allaha ku barakeeyo waa noofaa' ideesaa 🫂🇵🇸🇸🇴
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab 2 ай бұрын
Diimaha Kale ha odhan Dheh Sharaa'icda
@halimoinahoussein6927
@halimoinahoussein6927 2 ай бұрын
Merci wll ❤
@Mariacabdlaahii
@Mariacabdlaahii Ай бұрын
Keep going
@MustafeCali-v9x
@MustafeCali-v9x 16 күн бұрын
Tns adaan
@TiiNCune
@TiiNCune 2 ай бұрын
Arimaha yuhuuda wllkyaw inoo soo badi si aan uga digtoonaano😮
@AliaDirie
@AliaDirie 2 ай бұрын
Alxm maanta ayaan dalbaday❤🎉😊
@DaganMaxamuud-n4f
@DaganMaxamuud-n4f 2 ай бұрын
Aadan khadar cali❤
@MohametDhako
@MohametDhako 2 ай бұрын
legend
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 2 ай бұрын
What you said is 💯 real
@LibanIbrahim-n1f
@LibanIbrahim-n1f 2 ай бұрын
Mahsanid walkenii ❤❤
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab 2 ай бұрын
Muuqaal faa'ido badan ❤❤
@hassansiad2392
@hassansiad2392 2 ай бұрын
aadanow zxp video editor baan aha waxa rabaa inaa kula sheqeeyo
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 2 ай бұрын
Masha Allah
@suhybyuusuf-et9vc
@suhybyuusuf-et9vc 2 ай бұрын
M.a mahzanid wllka❤ 😊
@sudaysmohamed6381
@sudaysmohamed6381 2 ай бұрын
Aadanow zxb aad ayaad umahadaan tahay waxaan ahay qof aad kuu taageera waayo maalintii aad bilayday ilaa hadda waxaan dhameeyay buug fara badan runtii xitaa hab fikirkaygii ayaa isbadalay walaahi
@MUNADHIBYAR
@MUNADHIBYAR 2 ай бұрын
Kor ahow ustaad
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi 2 ай бұрын
guulayso adanow
@MUAD83
@MUAD83 2 ай бұрын
Rageedi 👍🏽
@abdinasirsheikhmohamed3869
@abdinasirsheikhmohamed3869 Ай бұрын
ADAN WAAD MAHAD SANTAHAY WLL
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤
@BoqolJirow-z2f
@BoqolJirow-z2f 2 ай бұрын
M.a mclin ❤❤❤❤
@IsmailMolu-uf7xo
@IsmailMolu-uf7xo 2 ай бұрын
Asl wrm wbrk
@Cabdiraxmaann1
@Cabdiraxmaann1 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl 2 ай бұрын
Adan hal malin mad noga warantid Waa kuma dr mustafe mahamoud
@surayaali6169
@surayaali6169 2 ай бұрын
walaal aadan kasoo hadal falsafada waxa aytahy adigoo mahadsan allaha kubarakeeyo
@niciimaabdirahman9174
@niciimaabdirahman9174 2 ай бұрын
Buugan yaa qoray asalkisa
@Muuse-pp3wf
@Muuse-pp3wf 2 ай бұрын
codsi waxan ubahanahay booktan 20 xabo lqcagto waaa diyaaar
@QuuleXirsi
@QuuleXirsi 2 ай бұрын
Mahanadi wll. Manhajkeena waxbarasho kuma tel tarikhda wadankena 1and ilaa fasalka four 4 . Ee sidee taariikhda iyo xogaha Wadankoda in radsadaan ?
@Hanish139
@Hanish139 2 ай бұрын
M.a ialhye kuwiii xaqa ku dhintaa ha naga dhigo aduunkan wuu iska walan yaheee😢
@Hakim13547
@Hakim13547 2 ай бұрын
First comment
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 ай бұрын
Mahad sanid ustaad 🎉
@hindiofficiallyrics
@hindiofficiallyrics 2 ай бұрын
Pro buugta soo baxday miyaan la helayn soft gooda amase pdf kooda
@AnisoAbdi-i3b
@AnisoAbdi-i3b 2 ай бұрын
Ilahow kuwa kuu sharigyeela naga khabo
@Abb3531
@Abb3531 2 ай бұрын
Muqdisho masoo gaaray 3da buug
@MUMIN55
@MUMIN55 2 ай бұрын
Haa awoowe maktabada garaad books baad ka helaysa
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 ай бұрын
Maanta in congress ka mareeynkanka iyo seneterda ba ay yihiin yuhud maxaa diidaaya
@saafially2547
@saafially2547 2 ай бұрын
Buuga carabigiisa ii sheega af soomali ma aqrin kare
@49tube86
@49tube86 2 ай бұрын
Ustaad xageen ka helaa buugan
@49tube86
@49tube86 2 ай бұрын
Ama buugaagta kale ee aad Turjuntay.
@samiaaidarous1163
@samiaaidarous1163 2 ай бұрын
Wey I ficnaan lnan akhriyo buugan
@SidiqimpoSadiqimpo
@SidiqimpoSadiqimpo 2 ай бұрын
Adan sahnow waxan Ogdey iney 1582 kii calendar mobelka fiiru wuxu ku Leyhy bishi Ogtobar wexena ka bilmesa 1 ila 4 Markey socoto waxey isgu badleysa 15 toban kaa Cisho xage ayey tagen
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Dhagaru waa iska illaalin ❤❤❤Haddaa jeceshahay barashada English-ka ku Biir Kanaalkaan kzbin.info/www/bejne/nHu3mWd9mdOSeJosi=Qi_gqpBBSHb7WBci
@Bakar_macalin_mohamed
@Bakar_macalin_mohamed 2 ай бұрын
buugaagtaan xamar lagama helaayo miyaa sxb
@pilandahap3482
@pilandahap3482 2 ай бұрын
Walga heleya fcb kisa kaso eeg maktabada buugta haysa
@Bakar_macalin_mohamed
@Bakar_macalin_mohamed 2 ай бұрын
@@pilandahap3482 iqro buu dhahayee lkn xamar kuma taalaa umaleenaa
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 2 ай бұрын
Waalagaya helaya maktabada garaad books ayaad ka heli kartaa
@xidigtamudug932
@xidigtamudug932 2 ай бұрын
Horta ustaad aadan maxaad ula jeedaa 092 ama 094 ama 098 Numberadan ma buuxsamaan miyaa hoos uga ma dhacdid miyaa Sida 072 ama 084 bal i fahansii
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 2 ай бұрын
Sababto ah Tv ga dadka laga caayo Iyagaa iska leh
@whatsnew3267
@whatsnew3267 2 ай бұрын
Isaq anu wa layaba inad qof warkisa iyo rayigisa aqrisato ma aqoonba adu rayi malihid
@Naagnool124
@Naagnool124 2 ай бұрын
Niyow Calmaaniyadii baa xadhkaha soo goosatayee bal dadka ka wacyi geli
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 2 ай бұрын
buuga مسالة يهودية soo turjun sxb maalik nabi
@mahamudh6983
@mahamudh6983 2 ай бұрын
Dhib badnida waxaa u dheer fulaynimo, kaligoodna ma istaagi karaan, tan kale ilaa bilawgii shiicada wxy dhib io qalalaase ka dhex wadeen suniga, cid aan iyaga ahyna iskama eegaan
@almamy3929
@almamy3929 2 ай бұрын
Muslimiinta diinto ku dhagan waxay ubixiyen extremist Muslims oo ah Muslim ka xagjirka ah! Ayaguse kan diintisa kiristanka, hindiga, yuudiga ah waxay ubixiyeen conservative! Adigu xagjir iyo argagixiso ayad thy balse iyagu waa nin hidisi, dhaqanki iyo dintisi wata 😢
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 ай бұрын
Pashtuunka Afghanistan iyo Pakistan dagaan ilmo yacquub miya?
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Lkn sxb yuhuud badan oo waxaa jira kuwaan zionka ah ka Soo hor jeeda iyo waxa ay aaminsan yihiin
@realmaxamed
@realmaxamed 2 ай бұрын
Haa way jiraan sanado ka hor ayuu ka hadlay ee ka badh channel ka
@MunaMohammud
@MunaMohammud 2 ай бұрын
Adan somaalida waxa la dhahaa islamka way ku dhashen hadana waaq iyo waxa lamaida inay cabudi jiren ayaa la sheega tariikhyada is diiiidaya bal wax kaso dheh
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 2 ай бұрын
Ethiopian ka calaamada kiristanka ah ee Surka u sudhan xaga Siii jeeda Hadaad Soo Rogto waxaa ku qoran Jerusalem Sababta Garanmaayo
@janojecelxusen
@janojecelxusen 2 ай бұрын
marka ree bari iyo ree galbeed is haleelaan kiristaana yahuud fahmo inay ku xamaashaan marka dagalku waa inaga waregi dona kadibna musliminta waxay isu diyarin donan dagaalka udanbeeya cidii roon baana hadhi donta o muslimiinta ah kadibna dhamaadka dunida😊
@caydaro1664
@caydaro1664 2 ай бұрын
Weedhaha ah cadawga ILAAHAY iyo iyo ILAAHAY bay la dagaalamayaan bal ha loo fiirsaday, EEBE ma aamin sani inuu cadaw aadame ah yeelan karo waxayna iila muuqdaan meel ka dhac. Badal kale in la adeegsadaan rajaynayaa, ma hubo in quraan ama xadiis weedho caynkaasa lagu xusay.
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif Ай бұрын
Marekanka Yahuuda Ma ahan wuxuu garabsiiyo e Markoo xooga aduunka lagu sheegay waxaa dunida iskaga imaaday kiristanka qeeb kamid ah ma ahan kiristanka e waa qeeb kiristanka kamid ah kadibna Diimaha kale Ayaa dareemay si aay u dumin ama loo burburin ayeey sameenjireen qiyaano walaahi qiyaanadaas mataqanaa waa midii Sirta eheed balse Sanadahaan markey ogadeen in La ogaaday Run Run balse aan Xiriir la leheen Runta ayeey sameynayaan. Porotestanka si qatarta burburka Marekan xoog badan udhicin waxay sameyeen waxyaabo badan walaahi waxay isticmalan Heshiis ama xoog waxa aay isla heshiyeen balse wali is Aaminsaneen diimo badan iyo kiristanka kale. Waxaa hada Qatarta fahmay kuwa sharwadayaal diimaha Jaanis u diidan waxay cadow kuyihiin diimaha sidaa darteed ayeey Raaceen dad leh dunida casri halagadhigo waxay fahmeen kadib inay Diimaha sida aay xukunka ugu ilaalinkaraan inaytahay waxay wadaan kuwaan dhahaya duni casri ah dal dhan noqonin mid xoog badan kaalinta kowaad lagadhigo qaramada midoobe o cusub dhamaan hal meel iskugu keenan kadibna midba midka kale isku jibiyaan Waxay la imadaan aay Rabin in inta kale kujibiyaan. Waxay Aaminsanyihiin in wadan kamaarmin diin sababtoo ah Amaanka Dalkaas waxaa kamid ah inuu heesto Aqbalaad dhamaan diimaha si jaanis usiiyo xaqa. Marka waxa aay u Rabaan duni casri ah waxay rabaan inay dimaha xukunka ka Xayuubiyaan u diidan walina aay sii xakameyaan. Balse aay ayaga u aqaanan horumarinta dunida balse xaqiiqda waxa waaye waxay Rabaan inay diimaha Awood siinin dhamaan meel iskugu keenan kadibna ayaga isku jibiyaan balse xaqiiqda ilaaha og balse Dad dhahay dunida ayaa horumarinaynaa Waxbo lagama dhihi karo dhamaan diimaha kale iyo kiristanka aan eheen porotestanka waay rabaan waxa kaliya e diidan duni casri ah waa porotestanka kiristanka kamid ah. Ugu danbeen Waxaa jiro sida ladhaho balse aan xaqiiq ahaan aan lahubin. Waa waxa jiro kuwa Diimaha u diidan jaanis iyo kuwa rabo in Diintooda jaanis siiyaan wadan waxay Aaminsanyihiin noqdo wadanka ugu xoogan. Kuwana aay rabaan in Qaramada midoobe o cusub noqdo Awooda ugu sareyso dunida .
@whatsnew3267
@whatsnew3267 2 ай бұрын
Lkn sida saxda somliya nabi sulayman ka timi wayo dhulkayagay boqoasho ku timi nagta cagaha qobka lahyd
@wacyiga_Nolosha
@wacyiga_Nolosha 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
093 | Dhagartii Weyneyd | Calmaaniyadda iyo siraha dagaalkii Bosnia!
20:25
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,6 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 116 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
معركة الوعي -الحلقة 1- ذ. المهدي الشاوي ـ ذ. ياسين العمري
1:01:13
القناة الرسمية للأستاذ ياسين العمري
Рет қаралды 113 М.
FIKIRKAYGA FIKRADA AADAN SAHAN"
8:10
BARKHADLE MEDIA
Рет қаралды 10 М.
Abraham Lincoln | Xoreeyihii Addoomuhu Ma Muslim Ayuu Ahaa?
17:07
Ha is daalin dadku Kuma Yaqaanaan | Fandhaal Podcast 127 |
25:04
Omar Inshar
Рет қаралды 39 М.
Yuhuud | ummadda adduunka loogu neceb yahay!
8:15
Sahanka
Рет қаралды 40 М.
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,6 МЛН