1- Salafi Baan Ahay Laakin Jihaadka Dhib Baan U Arkaa~Sh. Xassaan Xuseen Xafidahullaah 1/2

  Рет қаралды 87,400

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

13 жыл бұрын

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​

Пікірлер: 79
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 5 жыл бұрын
Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr Sheekh, Jadiidiiya kuwo ladhaho meel baad saartey, Ilaahay diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen Aamiin
@fadhumohussein47
@fadhumohussein47 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh xasaan geesi geesi dhalay dadka runta ayey nacaan sidan kuwad inshallah
@hodancige2647
@hodancige2647 4 жыл бұрын
Masha Alah jazaakumulahu khayr Alaha Haku xifdiyo 💚💚💙💙💗💞💞
@muslimamahamedhhhmuslimama1587
@muslimamahamedhhhmuslimama1587 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@Maclinshale-bl9ok8ft9r
@Maclinshale-bl9ok8ft9r 11 ай бұрын
Sheikh Xasan kujeclahy❤❤
@abdirahmanaadan1428
@abdirahmanaadan1428 5 жыл бұрын
Masha allh SH SH xasan XUSEEN abuu salaman hafidahulah
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 6 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar jasaa kumu allahu qeyr jasaa sheekh xasaan xuseen aadan xafida hulaah
@bashashconstruction1855
@bashashconstruction1855 6 жыл бұрын
Farhaan abdi Aadam
@mohamedahmedabdilahi3270
@mohamedahmedabdilahi3270 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
@cumareymacalin6626
@cumareymacalin6626 5 жыл бұрын
masha Allah
@abdullahiissaqsomali7638
@abdullahiissaqsomali7638 7 жыл бұрын
masha allaah ilaahay ilaahay hakuxafido sh kheenoow
@ibnuqayyiminaqalaf304
@ibnuqayyiminaqalaf304 6 жыл бұрын
Run ahaantii waxaan maqlay dad badan oo qodobka 3aad angsna si niyad samiyaan uqaatay Sheekh Xasaan waxaan dhaho garan maayee IlaaheeyJanadiisa ha galiyo waa aabaheena xaga diinta
@muxadarodiiniya2093
@muxadarodiiniya2093 9 жыл бұрын
WALAALAYAAL ANIGU WAXAAN DHIHILAHAA DIINTA HALABARTO HADUU QOFKU DIINTA BARTO QALADKA IYO SAXDA BUU KALA SAARIKARAYAA
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Wadhwadh.Waar anagu Qawalka ALLE SWT iyo Rasuulkiisii Scw ayaanu rumaysanahay laakin kunkan fariiqo shaqo kumalihin.ILLAAHAW jidkaaga toosan nagu dil.
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
قاعدة المهمة لفهم کلام الاٸمة
@sickballer1995
@sickballer1995 4 жыл бұрын
Allahuma xafid shaykhanaa xasaan
@abdihakimhared5312
@abdihakimhared5312 8 жыл бұрын
Shaxaari Waat edab barantahay ee haku xadgutbin Sheikh
@adennur4427
@adennur4427 3 жыл бұрын
SHEEKHOOW KHAYR ALLE HAKUSIIYEE WACDIGAAGU CARABI AYUU UBADANYAHAY CARABIGNA MATAQAAN SOOMAALIDU
@mustafeali1707
@mustafeali1707 11 жыл бұрын
xafidahullah allah habarakeeyo maanta nin sheikha oo somaliyeed kaas ayaa xaqqa sheega marka laga reebo sheikh shariif cabdinuur xafudahullahu ninka kaxun muxuu xasaan udhistay daarl xadiith makaas ayaad wax kaqaadanaa salafi ayaan ahay jahaadna waan aaminsanahay ma ,ihi salafi aali sacuud iyo al jadiid
@hassanm5128
@hassanm5128 8 жыл бұрын
Bismillah qofka marka uu galo madhabkoodaan jadiidiya waxaa lagu gartaa weerar iyo caayda culimada amaanta madaxda tacasub farabadan iyo cirdiga qofka Muslim ka labanaysto min baan aljarx wattacdiil
@irshaadirshaad1179
@irshaadirshaad1179 9 жыл бұрын
Mujrimkaan guryo samo iskusheegay waxaan leehay kudhimo caradaada Caalimkaan allah ku ilaaliyay diintiisa afkaaga kajeedi xasad iyo xiqdi ayaa kuhaya culumaa,u suugana in lagadigo waa waajib
@mustafyusufmohamed8439
@mustafyusufmohamed8439 5 ай бұрын
Sxb hye manoshahay
@Shaxaaari
@Shaxaaari 10 жыл бұрын
ilaaaheeey hakusoo hanuuniyo sheek-isku sheeg xassaaan
@saynabmahamud8847
@saynabmahamud8847 2 жыл бұрын
Sheekh ma runta ayaad ku haysataa. Waxaba ma garanaysis.
@cabdikhaliqaxmed6774
@cabdikhaliqaxmed6774 Жыл бұрын
نعم والله هي الحقيقة سلفيون ولكن
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
Wax usan aqon duruqsan ulahay ayu kahadlaya wadadku lakin inu yaqano ayu isuheysta
@hassanm5128
@hassanm5128 8 жыл бұрын
Bismillah salafiyal jadiida rabiiciyal madqaliya muslimiintii tafaraaruq bay Ku abuureen diintii xadgudub quluwi bay Ku sameeyeen cadowgooda waa culimada manhajkooda munxarifka aan raacin waa manhaj caay i yo tacasub kudisan iyo xadgudub ilaah xaqa hatuso
@eidabduselam4876
@eidabduselam4876 4 жыл бұрын
Waar maninkule dadka in lakala qaybiyo ayaan kadigayaa ayaad leedahay dadkiibuu kala qaybinayaa dib isugu noqo bal kkkkkkk takale waxan oo magaca maadigaa ubixiayay
@aden37
@aden37 12 жыл бұрын
anoo suufi ah waxaan qiraayaa ninkani inuuu ka cilmi badanyahay umal iyo shibile. ninkani waa daacad wuxuu khiraayaa inuu yahay wahaabi wuu marka mowqifkiisa wuu cadyahay lakiin waxaab ku oron lahaa umal iyo shibile iyo idiriis ineey cadeyaan mowqifkooda
@user-pm1rs8um6e
@user-pm1rs8um6e 4 жыл бұрын
Suufi kheir malehe ee culumadena somali nodaa
@risktaker9119
@risktaker9119 3 жыл бұрын
Wali ma suufi baa tahay Subhana Allah mise Waa towbad keentay
@hashtag1191
@hashtag1191 11 жыл бұрын
dadka sheeqa ceenaayo marka hore is weydii mafahmeysaa waxa uu ka hadlaayo ????? teedi kale Aqoonta uu leeyahay maleedahay isweydiibal ????? sheeqa ninka ceeyo waa nin jaahil ah iyo doqonba ??????? ee illah ka baqa ceyda iyo aflagaadada iska daa' waa dhaqan aan wanaagsanin.
@calimaxamedxasan7081
@calimaxamedxasan7081 4 жыл бұрын
³h
@maxamedelqudadi5073
@maxamedelqudadi5073 5 жыл бұрын
Suaal rabay iiweedi sujuudu tilaawa ayaa imaatay wuu sujuuday kadib waa kasoo toosyay hadane masii wadin hadane wuu rakuucay hadane wuu sujuuday
@mohamedyusuf5401
@mohamedyusuf5401 11 жыл бұрын
@ ceebuur ku yaale doqon adaa ah xayawaana ee sheekha afkaaga kala bax bal intaa le egtahay cirraa kugu taala isku xishood neefyahow
@diegosmith3534
@diegosmith3534 5 жыл бұрын
Africans + Islam = Deadly combination
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 4 жыл бұрын
Is our choice don't worry we die for it
@Dvlly99
@Dvlly99 2 жыл бұрын
@Dayur Warfa My somali isn't good. Please clarify something to me. Is this sheikh a good salafi scholar or is he calling to khawarij ideology like alshabbab?
@Dvlly99
@Dvlly99 2 жыл бұрын
انا لا اعلم اللغة الصومالية بطريقة جيدة. ممكن توضح لي شيء. هل هذا الشيخ يدعو الى المنهج السلفية الصحيح او هل يدعو الى المنهج الخوارج و يئيد و يصحح اعمال الشباب? ممكن توضيح الامر?
@Atheneon
@Atheneon 2 жыл бұрын
@@Dvlly99 هو خارجي يتابع القاعدة
@Dvlly99
@Dvlly99 2 жыл бұрын
@@Atheneon كيف ؟
@zakrieali2830
@zakrieali2830 5 жыл бұрын
waxaan Lawareeray salafi aan ahay hadana waa joogaa,salaf luqada carabiga wax tagay sow ma aha walaalayaa,
@adamali6252
@adamali6252 5 жыл бұрын
waa manhajka dadkii hore ee wanagsanaa ayan hestaa waye macnaheda
@Ibraahim2
@Ibraahim2 5 жыл бұрын
Waa runtaa sxb wasi daa uu sheegay wlalgay gii iga horeeyey
@koosabdulhi583
@koosabdulhi583 5 жыл бұрын
asc
@Ibraahim2
@Ibraahim2 5 жыл бұрын
@@koosabdulhi583 wcs
@user-xk9hc2wj2j
@user-xk9hc2wj2j 4 жыл бұрын
Wllo luqda baro هناك فرق بين السلف والسلفى والسلفية السلف هم أصحاب رسول الله والسلفى من السلف +الياء النسبة =السلفى السلفى بمعنى أتبع على طريق السلف الصالح رضوان الله واعتقد ما اعتقدوا والسلفية هى منهج والطريق
@abdiali2478
@abdiali2478 4 жыл бұрын
Sheeqow asc Hadaa nahay Somalli 1960 waxaan heeysanay hal mad hab . Xagee nalooga keenay waxaan kale
@Atheneon
@Atheneon 2 жыл бұрын
Sacuudiga
@southernasia8356
@southernasia8356 9 жыл бұрын
salafiyyaah jadeedah muslimiinta wey nii diiden ee carara muslimiinta qof guul deg deg usoo xareeyo ee rabaan noociin oo kalee qamiis iyo cimaamad iska wato maraaban khawaarij nabiga moxoo kutilmaamey gaaloo ee jecliyihiin oo muslimiinta ee weerar kuyihin
@abdullahibulhan9050
@abdullahibulhan9050 5 жыл бұрын
Salaf iyo salaafi midna mi ihi wayo maba aqaano anigu muslim Baa ahy ilhy iyo diintisa iyo nabi mahamed Csw aminsan waxaan u ninkan dal dalayo ma fahmin kulaha salafi Hada aheen mujrim Baa tahy 😏 Shiikh hassan wa tagera lkn mar Marka qaar ma fahmo Wuxu ka hadalo
@Mohamed-Abukar
@Mohamed-Abukar 11 жыл бұрын
Qof ka markuu shiikh rasmiya yahay wajigiisa ayaa nuura oo waxaa ka muuqda iftiinka Diinta Lakin nin kaan wajigiisa ayaaba laga baqaa nuur iska daaye Waji LAADAR ah ayuu lee yahay
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 жыл бұрын
Mohamed Abukar xaran baad kudhartay kadaa culumada cayda baro diintada
@al-irshaadmedia7098
@al-irshaadmedia7098 5 жыл бұрын
indhuhu waxay Qabtaan Sida Qalbigu Urabo so that, Sheekha ineey indhahaga istusiyan Inaad laadir Aragtay Qalbigaga kutusay Lkn Aniga indhaheygu waxay qabanayan Inuu nuurayo Oo caalim yahy
@eidabduselam4876
@eidabduselam4876 4 жыл бұрын
Ana waxay qabaan indhahaygu inuu kamuuqdo madaw iyo bidco
@maansame4877
@maansame4877 4 жыл бұрын
@@eidabduselam4876 adaa bidci ah markaas waayo wax aad kula doodo ma haysid shekha Indha fiyow baa iftiin arka Ee indha xanuunsan iftiin ma arki karaan
@suldaancasto9828
@suldaancasto9828 7 жыл бұрын
waar diiimaha faraha badan ee aad noookeenteen waa mxy anagu wxn aamisanay ilaahay&nabi muxumed wxn kale ee aad noogashe kaynYsaan waa mxy salafi ixtixaad ictisaam alshabab waar diintii waad xumayseen ee naga dhaafa wxd wadaan anigu ma ogoli hadaan madaxwaynaha mustaqbalka aan noqdo waad yaabi dooontaN sida ugu dhakhsaha badan ayaan hog idiinku gurilahaa
@aadhiin8477
@aadhiin8477 4 жыл бұрын
Suldaan Casto jaahilnimadu dhib badanaa
@xudeyfaaadan9125
@xudeyfaaadan9125 6 жыл бұрын
walaliyal ogada qofwalbo xaqa kutagan cadowgisabadan xisaana runtuu kahadley
@ahmedishaq4319
@ahmedishaq4319 8 жыл бұрын
dacwah salafiyyah waa diintii xaqqa ahayd
@Ibraahim2
@Ibraahim2 5 жыл бұрын
Waa runtaa sxb dadka fahan xumo ayaa haysa ee
@eidabduselam4876
@eidabduselam4876 4 жыл бұрын
Haaa wllee waatiii lagu badbaadaayay xasaanoow dadka naarta haku gurine kadaaa
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Dacwada salafiya Sheekhu madiidana ee kuwo lugu magacaabo Salafiyah oo Ummadii nafta ukeeney, yaga kaligood isku mooda ineey Sunnada waafaqsanyihiin, qeyrkoodna eey ahlu bidca yihiin, Sheekhu ilaahay barakeeyo, xaqiiqada ayuu kahadley, dad badanna hadeey fahmeen, Jazaka Allahu kheyr Sheekh
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
Raacida Salafka & Saxaabada~Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah
1:06:49
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 71 М.
Q2-Manhajka A'imada Sh Xassaan
1:14:56
Qalaafe Media
Рет қаралды 6 М.
MUXAADARO : JIHAADKA
43:13
TAWXIID MEDIA KAMPALA
Рет қаралды 10 М.
Q7-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:24:58
Qalaafe Media
Рет қаралды 23 М.
Xukunka GAALO U Hiilinta~ Sh. Xassaan
1:29:30
Daarul Xadiith
Рет қаралды 40 М.
01 Bidcada Isu Soo Dhawaynta Diimaha~Sh  Xassaan 1/2
1:28:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 52 М.
#Shubuhaadka_2:: Najaashe Ma Gaalnimo Ayuu Ku Dhaqmay? || Sh  Xassaan
39:13
Wixii Na Dhex Maray Sh. Cukaasha ~ Sh. Xassaan Xuseen
1:06:51
Daarul Xadiith
Рет қаралды 113 М.
Милая мебель для котов
0:27
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 1,8 МЛН
ОН МСТИТ ПРОДАВЦУ МОРОЖЕНОГО
0:32
СДЕЛАЛА СТАКАНЫ ИЗ БУТЫЛОК😃🍸
0:46
polya_tut
Рет қаралды 8 МЛН
🎂They Ate Mom's Cake And Got Away With It😲🤪
0:49
BorisKateFamily
Рет қаралды 15 МЛН