1- Saykolojiyada Waxbarashada Q - 1aad

  Рет қаралды 27,517

Abdirizak Mohamed Hashi

Abdirizak Mohamed Hashi

4 жыл бұрын

Eduactional Psychology

Пікірлер: 29
@nuuradinmaxamedtawakal3596
@nuuradinmaxamedtawakal3596 2 жыл бұрын
Ustaad Alle Xikmad iyo cilmi siiyey Nolosheena Wax badan kabashey Shukran kun jeer
@mohameddaahirmohamed5696
@mohameddaahirmohamed5696 4 жыл бұрын
Masha allaah waxa iso jiidataY qaabka wanaagsan ee waxa aad usharxeeso 👏👏
@hassanhersi4362
@hassanhersi4362 4 жыл бұрын
Macalin aan jeclahay in aan kudaydo mhdsanid ustad xashi👍👍👍
@humblegirl5314
@humblegirl5314 2 жыл бұрын
Ustaaad xaashi ustaad an inbdn dhagysty waxbdna ka faidysty wad ku mahdsnthy inksto an fursad u helin inn si live ah class yadada uso xadiro se wan rajeen inan fursada helo ilaahy idankii Noso wad barnmijyadada adbn kugu xirnhy 👍
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 3 жыл бұрын
Macalin iyo waayo-arag soomaaliyed Alle ha ka dhigo odhaahdaada mid kheyr leh.
@xikmocaligalbeyte3458
@xikmocaligalbeyte3458 2 жыл бұрын
Ustadii allaha ku barakeyee jamacadde dhigtaa
@arimahacaafimaadka3208
@arimahacaafimaadka3208 2 жыл бұрын
Qeybta 2aad soo gali ustaad aad baan kuugu mahadcelinaayaa
@abdinasirmire8580
@abdinasirmire8580 4 жыл бұрын
Mashaaaa alh 🙏 Alh macalinminta adiga cml ah alh hano badiyo
@abdirahmandaahir5242
@abdirahmandaahir5242 4 жыл бұрын
first one prof keep going prof wax badan ka faaidnay
@badrimaxamed5463
@badrimaxamed5463 4 жыл бұрын
Man sha Allah ustaad ilahay haku barakeeyo
@meymunahmed6342
@meymunahmed6342 4 жыл бұрын
Mnsha allah ustaad Allah ku xifdiyo
@filsanmohametofficial4138
@filsanmohametofficial4138 4 жыл бұрын
Masha allh ustaad xashi
@abdirahmanbashir2416
@abdirahmanbashir2416 4 жыл бұрын
Masha allah prof Abdirizak ilaahay hanoo badiyo adoo kale 👍👏🥰
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 3 жыл бұрын
Illah dartii ayaan ujeclahay wlh ustaadkaan wax badana wan kafaidaa illah hajeclaado
@horayusocotube4881
@horayusocotube4881 4 жыл бұрын
Ilahey haka awaal mariyo qeyrka wado
@xasanuurabubakar5449
@xasanuurabubakar5449 3 жыл бұрын
Asc qaybii kale aaway macalin
@drosamaomar4110
@drosamaomar4110 3 жыл бұрын
wllhi barfashore markan adiga kula soo xiriirey wax badn ayaan fahmey waxaan kugu duceyey Janada fardowso xisab la,aan inuu ilaah ku galiyo Wan ku jeclhy Barfasore
@alihussainmohammed2539
@alihussainmohammed2539 4 жыл бұрын
M.a
@casirmaxamedfaarax401
@casirmaxamedfaarax401 4 жыл бұрын
Ustaad muuqaal ka diyaari sida galaaska loo maamulo
@jokarawil4902
@jokarawil4902 Жыл бұрын
Macalinkan xge jooga neh
@acazaam
@acazaam 2 жыл бұрын
Ustaad abdirzak hashi welcome kkkkkkkkkkk
@mohamedabdisalanali7752
@mohamedabdisalanali7752 4 жыл бұрын
M.a ustaad markaa i hor taagan thy waxaan ogaadaa inaa nolashayda wax kabadali karo lkn Markaa iga tagto sidii hore aan ku noqdaa
@abdirizakmohamedhashi932
@abdirizakmohamedhashi932 4 жыл бұрын
Mahadsanid.. Waa hubaa in aad hadda horey u socoto...
@mohamedabdisalanali7752
@mohamedabdisalanali7752 4 жыл бұрын
@@abdirizakmohamedhashi932insha allaah ustaad
@calioslo2545
@calioslo2545 4 жыл бұрын
@@abdirizakmohamedhashi932 cimrigaada iyo ubadkaada allah ku barakeeyo umada waa anfacday wlhi
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 жыл бұрын
Jeegadaa xun ayay dhalinteenu ka bartaan
@abdirahman9299
@abdirahman9299 2 жыл бұрын
Ninkan lambrkiisa ya haayo
@abdirizakmohamedhashi932
@abdirizakmohamedhashi932 2 жыл бұрын
252615538900
@nuuradinmaxamedtawakal3596
@nuuradinmaxamedtawakal3596 2 жыл бұрын
Ustaad Alle Xikmad iyo cilmi siiyey Nolosheena Wax badan kabashey Shukran kun jeer
2-Habka Waxbarista
12:38
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 29 М.
Tababarka Maamulka Waxbarashada  Q: 2aad
12:15
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 6 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 6 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 22 МЛН
Dhaqanka Ardayga Wanaagsan Q :1aad
14:22
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 27 М.
Maareynta fasalka PROF C/rizaaq Maxamed xaashi
9:36
ANSAN MEDIA
Рет қаралды 7 М.
Guusha 99% waa dhidid iyo dadaal Pro: Abdirizak M Hashi
6:01
Abdirahman Tahlil
Рет қаралды 21 М.
Eng. Abdiwahab A. ELMI, PhD   oo talooyin muhiim ah siiyay ..........
4:47
Eng Cabdullah Honest-Guy
Рет қаралды 2,8 М.
USTAD MUXIYADIIN CASHAR CUSUB JIGJIGA BOOK FAIRE 2024.
19:00
Cabdixamiid Khadka
Рет қаралды 55 М.
Maareynta Fasalka  Qaybta: 1aad
13:52
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 36 М.
1- Habka Waxbarista
13:01
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 29 М.
Qalinjabisayee Maxaa Xiga?
19:09
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 10 М.
Tababarka Maamulka Waxbarashada - Q: 1aad
10:49
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 10 М.