#10 | Caadooyin yaryar oo Maalinle ah | Mucjisadda aroortii

  Рет қаралды 9,208

Sagal Ali

Sagal Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@zeinally_mohamet
@zeinally_mohamet 2 күн бұрын
Walshay mcn TikTok ma isticmaalo Ani, dad ila midana inay jiran umlyna sidokle illah ha ku barakeyee INTA Nogu khulasee
@IQraXasan-u3m
@IQraXasan-u3m 2 күн бұрын
Like me Wllhi❤
@fartunmohamed4463
@fartunmohamed4463 2 күн бұрын
Wan isticmali jiraay lkn 2025 nafteyda balan oga qadhe inan iskadafo tiktok
@IqraAbdulahiAli
@IqraAbdulahiAli 2 күн бұрын
Sagal abayo wax badan ayaan kaa faaiday waxaa dhihi karaa maalinkaa ku bartay waxaan ku xirmay meel aan faaidooyin badan ka helay allah haku sharfo abyo❤❤❤❤
@naciimo3199
@naciimo3199 11 сағат бұрын
queen 1m uqalanta hore usoco wlshei ❤wana kutagera
@MaryamaAbdi-v5c
@MaryamaAbdi-v5c Күн бұрын
M.a sagley 5tan caado wan hir galiyey alx sanadkii dhwayd hdana inaa sii wado iyo inaa karti dadka dheerahay baa idarensiisa mhdsanid xppti ❤ Salaad walba waan kugu soo ducayn inaa hadagkaga alle kuu rumeeyo
@maxamedabshirmaxamed8461
@maxamedabshirmaxamed8461 15 сағат бұрын
Keep going wallsha
@naemann8297
@naemann8297 2 күн бұрын
Haa walahi sanadkan 2024 ana arkey faidada ducoyinka subax iyo galab io aqrinta qura anka malin walba waxad abodo wan kafaidey xaqiqatan dagananta😊❤ alx
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 15 сағат бұрын
Ma shaa allah abaayo wlhy dadka ugu mudan baad igu jirtaa social media-yaha jooga❤
@katykadrina9654
@katykadrina9654 16 сағат бұрын
Mashallah Allah Ku barakeeyo anagana allah Naga dhigo kuwi ka faidaysta wanoyinkaad.
@ruminahmed1126
@ruminahmed1126 14 сағат бұрын
Mahadsanid
@FaysalNeeta5572
@FaysalNeeta5572 16 сағат бұрын
Jizaakallaahu qeyr intaa sheegtay waan sameeyaa Alxa
@XayaatAbdinasir
@XayaatAbdinasir 2 күн бұрын
Mash Alllh walshay mcn sagalbdheemaney ku xiisay ❤😢 hanga raagin guulayso mcnto
@AaminoMaxamed-z5v
@AaminoMaxamed-z5v 2 күн бұрын
Alle haku jeclaado qalbi
@A.C06
@A.C06 2 күн бұрын
Sagal qaali alxm .
@JacfarIbraahim-y3t
@JacfarIbraahim-y3t 17 сағат бұрын
Marwalpe guuleyso wllshey❤
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mahadsanid Qaali ❤Jazakallaahu Khayr ❤ilaahay & Cilmiga , Caafimadka, Cumrigaba Hakuu Barakey Hana ku Xifdiyo insha Allaah ❤❤🤲🤲 Abayo mcn. Taladada Qiimaha badan Meeshedii Ku Habooneyd Baad Qodob Qodob U Dhigtay Bismilaah Allahyi Baarik. Qaali❤❤❤❤❤ Rabi Haku Barakeeyo insha Allaah. ❤❤❤❤
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 2 күн бұрын
Ayy san u sugayay thanks xppti
@ANHARITA
@ANHARITA 2 күн бұрын
mashaAllah tabaraka Allah Mcney shukrn 😊❤
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 2 күн бұрын
Waad mhdsn xabiibti aqriska iyo jornalinka ayaa iga dhiman sanadkaan ayaan bilaawaa insha,alah❤
@xamdacisman8941
@xamdacisman8941 Күн бұрын
Mashaa allllah Allahu mabaarik sagaley waan ku jeclahay wlllhi Wax badan ayaan ka faa iiday tiktoktaada ayaan awal ku xidhnaa imikana marhadad xagan usoo wareegty mahadsanid xppty abaal kaagu jano abayo ❤❤❤❤
@idilcabdilaahi9323
@idilcabdilaahi9323 2 күн бұрын
Waan haystaa waxyar markaan akhriyey ayaan joojiyey waan akhriyayaa insha Allah mucjisada aroortii Th miracle morning
@Dagan484
@Dagan484 18 сағат бұрын
Mansha Allah waan kugu cusubahay waad mahad San tahay
@HoodoHaybe-ez2qb
@HoodoHaybe-ez2qb 12 сағат бұрын
Wll appkas ducada iyo tafsiirkeda noso Dhig .
@Sagalicios
@Sagalicios 32 минут бұрын
short ahaan ayaan usoo dhigay darling waana azkar app
@Ihfaa84
@Ihfaa84 2 күн бұрын
Jazakalahu kheyr abyo ❤
@FartuunGambol-dv8be
@FartuunGambol-dv8be 2 күн бұрын
Barakallh qali 💕🎀
@wizzcamaan8571
@wizzcamaan8571 Күн бұрын
Vdio waqtigisa ku imaday wax badana laga fa,iday m.a ❤
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Күн бұрын
Mnsh alh booka mucjisada arorti wa buug aad u qiimo badan hda ayaan wadaa ani Insh alh xamasad badan ban u haya waqti yar ban jeclhy inn ku dhameyo
@Hornstories
@Hornstories Күн бұрын
M.a walshey jazaka laah
@NadaAwilDawil
@NadaAwilDawil 2 күн бұрын
Wll buugu waa imisa bage qaali❤❤
@FartunMoha-lg7qr
@FartunMoha-lg7qr 2 күн бұрын
Waa naga soo daahday qabiyey ❤
@idilcabdilaahi9323
@idilcabdilaahi9323 2 күн бұрын
Sagashaydii wan kuu xiisay❤
@nastexonasta
@nastexonasta Күн бұрын
Sagaley waan sugayy maanta video kan❤❤❤
@AminaAlimohmed
@AminaAlimohmed Күн бұрын
Alle hkaa abaal mariyo wll
@ShugriIbraahim-u4t
@ShugriIbraahim-u4t Күн бұрын
Mash allah sagal jasaakal laah khayr abaayo ❤❤
@filsancadeyinahooyo8978
@filsancadeyinahooyo8978 Күн бұрын
Sagal abayo appka cawey hee inta soo saaar
@saakiryareofficial6275
@saakiryareofficial6275 16 сағат бұрын
Xisnul muslim baa la yiraahdaa wll❤
@hodanali8146
@hodanali8146 2 күн бұрын
Mahadsanid Abayo JazakallaH ❤
@AbdifatahDahie
@AbdifatahDahie Күн бұрын
masha allah good points ayad ka hadashay walalo guuleyso.
@FathiaElmi-hq8yl
@FathiaElmi-hq8yl Күн бұрын
Jazaka allah kher❤❤
@AsmaMaxamed-h7k
@AsmaMaxamed-h7k Күн бұрын
جزاكﷲ خير يااختي ❤❤❤
@badriyahuseinhasan
@badriyahuseinhasan 2 күн бұрын
mahadsanid qalpiyeyy❤
@SamiiroAdem
@SamiiroAdem 2 күн бұрын
Waw mahadsanid abayo❤😊
@banaadirpolydental
@banaadirpolydental 23 сағат бұрын
sagal appka ma soosarin ino sheeg waa ubahanahe
@IssaDaud-k7y
@IssaDaud-k7y 2 күн бұрын
جزاك الله خير ❤❤❤
@nalkainaabdi2319
@nalkainaabdi2319 Күн бұрын
Shukran abayo❤❤
@Ibtizam1914
@Ibtizam1914 2 күн бұрын
Mhdsanid abaayo
@maidoabshirmaxamed2505
@maidoabshirmaxamed2505 Күн бұрын
M.a abyo mhdsnd ❤
@sharafeeyinahussain
@sharafeeyinahussain 2 күн бұрын
Abayo Bisharo rajab kasoo hadal Insha Allah ❤
@najmiitaAadan1
@najmiitaAadan1 2 күн бұрын
mahadsanid abaayo😍
@FaridaO4-i2g
@FaridaO4-i2g 2 күн бұрын
Mhadsanid abyo😊
@FaridaO4-i2g
@FaridaO4-i2g 2 күн бұрын
Thanks 😊
@PahjaApdalla
@PahjaApdalla 2 күн бұрын
I like the way aa wax Nogu soo gudbinayso wxan proud ku ahay Ina ka mid ahay 5%tigas alx
@NasteexoIsaaq-f8x
@NasteexoIsaaq-f8x 2 күн бұрын
Apyo allh ku sharfo marwalpo vidioskaga dawado waxa kasii qada dhiiranan ee haday Macqul thy makula soo xiriri kara❤
@haawomohammed-x8p
@haawomohammed-x8p Күн бұрын
intee kahelna wll
@maryamabdallaabdurahman3291
@maryamabdallaabdurahman3291 22 сағат бұрын
Asc sagal walal wan ka helay youtube kaga waxad ku so bandhigto ilahay haku wafajiyo wax walboo jeceshahay iyo waxa wanaga ah inad nosoo bandhigto hal talo ayan kugu darsana oo ah inaad qaybta kowad markuu video ga sogalayo misica yar aad noogu badasho ereyo dhiiro galin leh ama maqaalo yaryar oo faaido leh thanks.
@Rumaan737
@Rumaan737 2 күн бұрын
Tysm Bestie👸🏼❤
@NasriinyusufMaxamad
@NasriinyusufMaxamad Күн бұрын
Thanks xppti💋
@dauorad
@dauorad Күн бұрын
Thankooz
@AbdirashiidAhmed-t7b
@AbdirashiidAhmed-t7b 2 күн бұрын
Buugaan iisoo dhiib sagaley abaayo 😂
@nimconimco3695
@nimconimco3695 2 күн бұрын
See ku heli karaa
@ayaanhassan947
@ayaanhassan947 2 күн бұрын
M.allah Abaayo codsi Tiktok waa joojiyay ilaa in muda ah marka muuqalada halkaan noo soo badi I.a😢
@hoodoaliiichannel2228
@hoodoaliiichannel2228 Күн бұрын
Anaa ku lamid ah qaliyay tiktok wan jojiyay waa waqti lumis 😮
@FowsiyaMustaf-n1s
@FowsiyaMustaf-n1s 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@MahirCadde
@MahirCadde 2 күн бұрын
🥰🥰
@apdifitah1875
@apdifitah1875 19 сағат бұрын
Intee ka helaa book?
@mamoxabiiba6749
@mamoxabiiba6749 Күн бұрын
sagaleey dadka comnants ka ah waxay isku raceen badanka tiktok inayna isticmaalin marka qulaasada boogta aad tiktok so galisay xagana soo gali shorts ahan
@Sagalicios
@Sagalicios Күн бұрын
Haye walal
@IkranMahmatabdulhi
@IkranMahmatabdulhi 2 күн бұрын
M,a❤
@nimcoabdiwali6193
@nimcoabdiwali6193 Күн бұрын
Sagalay sister buuga english ma ku helayaa mise only somali
@Sagalicios
@Sagalicios Күн бұрын
Haa waa lagu helaa karaa waxa la dhahaa “The Morning Miracle”
@NasriinyusufMaxamad
@NasriinyusufMaxamad Күн бұрын
Abaayo aawe application ka ducoyinka waa ilowday aa filaa mesha masoo saarin dad kasaayo hadee jiraan ii soo sheega
@Sagalicios
@Sagalicios Күн бұрын
Azkar aa ladhahaa sorry waan ilaaway
@NasriinyusufMaxamad
@NasriinyusufMaxamad 22 сағат бұрын
Thanks xppti❤​@@Sagalicios
@SoHRG
@SoHRG 2 күн бұрын
Mahad sanid wll lkn anigu waxaba ma baran guriga hooyaday ayaan iska fadhiyaa tasina xanuun ayay igu haysaa wn jecelay inaan wax barto lkn meelaan ka bilaabo ma garanayo 😢
@WarsanYaseen
@WarsanYaseen 2 күн бұрын
Abayo ha niyad jabin wax kasta online ka ka baran kartaa buugta soomaliga soo gado wa akhrin kartaa
@saynabjama2038
@saynabjama2038 2 күн бұрын
Waan soo iibasaday lkn wali maan akhriyin
@hoodoaliiichannel2228
@hoodoaliiichannel2228 Күн бұрын
Halkee ka soo ibsatay wll
@XaliimoCabdi-l1m
@XaliimoCabdi-l1m 2 күн бұрын
100.k i.a💕
@SundusAbdullahi-n8i
@SundusAbdullahi-n8i 2 күн бұрын
Mhdsnthy paayo 🌸❤️
@Deganqurux-d6l
@Deganqurux-d6l 2 күн бұрын
Qof xamar joga bn ubaahanhy 😢book tu meshn jooga qaar lagama helo kuwana waa Qaali mrkaa book bdn Oo aan jecelhy bn xamar uun ka arky
@msssammy
@msssammy 2 күн бұрын
Kula mid ahy
@LeylaQurux-n7u
@LeylaQurux-n7u Күн бұрын
Abayo anaa ku soo gadayo halke jogta
@Deganqurux-d6l
@Deganqurux-d6l Күн бұрын
@ laascaanood wll
@LeylaQurux-n7u
@LeylaQurux-n7u Күн бұрын
@@Deganqurux-d6l ok
@LeylaQurux-n7u
@LeylaQurux-n7u Күн бұрын
@@Deganqurux-d6l watisapka ii soo qor
@CamankaCaman
@CamankaCaman 2 күн бұрын
Ayanta wananacde sagaley
@JacfarIbraahim-y3t
@JacfarIbraahim-y3t 17 сағат бұрын
Marwalpe guuleyso wllshey❤
@NadaAwilDawil
@NadaAwilDawil 2 күн бұрын
Wll buugu waa imisa bage qaali❤❤
@SalmaMaxamed-m8v
@SalmaMaxamed-m8v 2 күн бұрын
Mahadsanid qalid ❤
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 2 күн бұрын
Jazakallaah khayr xbbti❤
@IsaacShillomar
@IsaacShillomar 2 күн бұрын
❤❤❤
@asliibraahim9786
@asliibraahim9786 2 күн бұрын
🥰🥰
@fathiattam-cu8dt
@fathiattam-cu8dt 2 күн бұрын
@saidadendagan3564
@saidadendagan3564 2 күн бұрын
❤❤❤
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
#5 | Qor dareemahaaga | Journaling
13:58
Sagal Ali
Рет қаралды 15 М.
Daraadan kuu gaar ah: Billawga Sanadka 2025 - Some advice for you in 2025
19:10
Youtuberkii Ugu Horeeyay Somalida ? Last Video!!
35:50
Yislam Omar
Рет қаралды 8 М.
4 QODOB AAD UGA XUROOBEYSID CAADOOYINKA XUNXUN
26:06
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 39 М.
#9 | Sida Loo Bilaabo Caado Cusub | atomic habits
10:00
Sagal Ali
Рет қаралды 8 М.
QALANJO SOMALI- DADKA CAYIL IGU CAAYAN LAKIN MA OGA XANUNKA DAREMO
1:07:48