10 Dhibaato uu leeyahay Internetka || Khutbah || Sh Maxamed Umal

  Рет қаралды 38,795

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 78
@hassanamiir6520
@hassanamiir6520 2 жыл бұрын
Xaqiiqada baad kahadashay shiikhow Allah hakubarakeeyo cimri dheer iyo caafimaad Ilaahay hakusiiyo Aamiin
@shankarooninamaxamed7339
@shankarooninamaxamed7339 2 жыл бұрын
Ilaahay hana bad baadiyo fitanta socota hana gees mariyo Allahuma Aamiin
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 жыл бұрын
Alle ha kaa abaal mariyo sheekh khudba lexjeclo ka muuqato ilaahay waxaan ka baryayaa akhlaaqda teeda wangsan iyo kuwii inta wngsan ka daalacda Internet ka.
@mahadali4314
@mahadali4314 2 жыл бұрын
ASC j jasaka alaha khayr
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 жыл бұрын
Waa Runtaa Shequnaa Allaha ku Xafido. Jzklkheyr. 🥲😭🥲😭🥲😭🥲
@ugasbihi5464
@ugasbihi5464 2 жыл бұрын
Jazaka’Allah khayr sheikh Mohamed Abdi Umal, Xafidullah Ilahay Cimri dheer iyo cibada subaan hakusiyo. May Allah bless your age &reward your tireless da’waas
@cabdinoor1026
@cabdinoor1026 2 жыл бұрын
Jazakumullah khayr dadaa jiro oon safmedia waligood maqal ilaaheey hana xifdiyo amin
@mohammedmomo3013
@mohammedmomo3013 2 жыл бұрын
mashallah shiik waarun arintan waan yaabanahay sidan lagujiro
@ifraaxgarane132
@ifraaxgarane132 2 жыл бұрын
Allah hanasohanuniyo amen
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 2 жыл бұрын
Our grandparents were very lucky because they didn’t see this problem,May Allah grant them Janatul Fardows the highest Jannah amen.
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu khayr sheekh maxamed
@zahranurhassan5257
@zahranurhassan5257 2 жыл бұрын
Allow nabadbadi aduun iyo akhiro walahi carurta hata weykufasahaden Allow adunkan shartisa nagaqabo kheirkisa nawafagi anaka iyo carurtenaba
@mohasiad6639
@mohasiad6639 2 жыл бұрын
Subxanallah social media qeerkiisa allaha nasoo aadiyo sheikh umal jazakallahu qeer sheikheena aan jeclahay muxaadaradiisa
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Umada islaamka Waxaan beylah unoqonay afkaar walbo oo khaldan ilaa aan gaarnay heer in dalalkeeni iyo bulshadeeni muslimka aheyd eysan xukun iyo kalabax uaheyn kitabka rabi iyo sunaha rasuulka salalahu caleyhi wasalam... Yaa ikhtiyaar kusiiyey in aad qaadato qaanuun iyo dastuur biniadim qorey muxuu rabigen arintaasi kayiri. أَفَحُكْمَ ٱلْجَٰهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ ٱللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍۢ يُوقِنُونَ Inuu Qofka kajeesto shareecada wuxuu rabi kutilmaamay munaafiqnimo و إذَا قِيلَ لَهُمْ تَعَالَوْاْ إِلَىٰ مَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَإِلَى ٱلرَّسُولِ رَأَيْتَ ٱلْمُنَٰفِقِينَ يَصُدُّونَ عَنكَ صُدُودًا Aakhiradaada utur qabriga keligaa baa lugudhigi. iimaan laan hadhiman adigoo ismoodo Muslim..
@osmanodowa7241
@osmanodowa7241 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@ummumohammed9273
@ummumohammed9273 2 жыл бұрын
Waa xaqiiiq Qof walba oo Muslim ah taabanaysa Dal iyo dibad ba. ILAHAY Swt Awlaada noo hagaaaji
@MohamedIbrahim-tz4vl
@MohamedIbrahim-tz4vl 2 жыл бұрын
Masha allàh ustaad
@aminaissa7307
@aminaissa7307 2 жыл бұрын
Ameen Yas Rabb
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 2 жыл бұрын
Asc sheeq abdi umul sheeq noosoo duceey xanuun iyo cajiska in ilahay naga qaado
@mohsin-40
@mohsin-40 2 жыл бұрын
M.a alaha idin barakeeyo maamulka salaf media sidaad bulshada ugu faa'iideyneesaan oo aad ugu adeegeysaan allaha idinka abaal mariyo
@HareedHussain4990
@HareedHussain4990 2 жыл бұрын
Allah Ha Inaga Badbaadiyo Aafada Internetka Aamiin : Allah Ha Barakeeyo Culimadeena
@wanaagguudbiiye7770
@wanaagguudbiiye7770 2 жыл бұрын
wll mcn naso boqo subscribe like no sara hanaga bakheliina❤❤❤❤
@ummumohammed9273
@ummumohammed9273 2 жыл бұрын
Xasbiyallaha wa nimca wakiil
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 2 жыл бұрын
Subhana’Allah the sheikh spoke nothing but the truth…. Imagine a 6-7yr old being taught that is ok to be gay, that you can choose your own gender whenever u feel like it & etc… May Allah protect us all and our children..
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 2 жыл бұрын
Ilaahaw na ilaali oo noo ilaali ubadka.
@abshirshekhhasaan2246
@abshirshekhhasaan2246 2 жыл бұрын
Jazakalahu khayr shekhuna alaha kubarakeeyo wanadada wan kaqatay inasha allha wana kudhaqmidona insha allha
@sheybaani5971
@sheybaani5971 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@fadumomaxamuudyuusuf642
@fadumomaxamuudyuusuf642 2 жыл бұрын
illaahow Naxifdi
@saidomohamed8826
@saidomohamed8826 2 жыл бұрын
Waa sax sh allaha ku xidfiyo
@hamtarrabi399
@hamtarrabi399 2 жыл бұрын
Ilaahow annaka iyo awlaadeenaba na badbaadi
@abdiwelihassan
@abdiwelihassan 2 жыл бұрын
Man sha Allah Sheikhu wuxuu sheegayo waa dhab waa balaayo nahaysata ilahay ha naga qabto.
@hassanrashead9736
@hassanrashead9736 2 жыл бұрын
Ilaahow noo gargaar🥲🤲
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
La ilaha illa Allah.
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 2 жыл бұрын
jazakallahu khayr sheekh maxamed Cabdi umal ilaahay miisanka xasanaatka ha kuugu daro waanadaada ilaahay ha inagu Anfaco Aaamiin yaa rabi
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 2 жыл бұрын
Walaahi hadalkaan xaqiiq waaye. Qofka waalid ah ee qurbo ku nool ayaa garan kara xaaladda sheekhu ka hadkaayo.🥲
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 2 жыл бұрын
Waa run walaal
@ahmedyasinabdulahi8090
@ahmedyasinabdulahi8090 2 жыл бұрын
Wa ruun. Cajib weyan. Subaxanalah. Caruurti Qurbaha. Walidko Utashada. WalalaYal Walo tashaday Carurti dhalinyarti. Ubixii sokoraya Umba garan kara xalada lagu HadlaYo
@abshirmaxamuud3284
@abshirmaxamuud3284 2 жыл бұрын
soommali alle ayaa umaqan meelkastoo ay joogaan allena hadhowro
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Dugsiyo oo ladhigan isborti la aan ilaa dhugsi dhaxe kuwa barafadka soomali ilaa dugsisare oroba maxay ogagadisanyihin garabd xiriga madaxda qorta kuxirtan faraha lugaha maufisaman hori ilen xuriyadoda mahelin
@DaauudNuurow
@DaauudNuurow 2 жыл бұрын
وصَفَ الله -تعالى- في القرآن الكريم خُلق نبيّه -عليه السّلام- بأنَّه عظيم، فقال -سبحانه وتعالى-: (وَإِنَّكَ لَعَلَى خُلُقٍ عَظِيمٍ)، Rabbi hangu hagaajiyo tubta toosan
@umuyahyhashi9591
@umuyahyhashi9591 2 жыл бұрын
M ❤️
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 жыл бұрын
ciyaaraha onlineka, baraha bulshada, waxyaalo kale oo farabadan ayaa lagu mashquul san yahay, waalidka waa in caruurta aysan mobile lada internetka qabta aysan u gadin.. Alle ha na asturo, khamaarka online ka iyo kuwa kale ayaa ayaantaan soo batay iyana. Shiikh Umal iyo culumada kaleba fadlan hawlahaaan wacyi gelinta ah wada oo haka daalina.. dadkii waa lala tegay dadka waaweyn ayaana ugu daran..
@nimconalkaahmed2612
@nimconalkaahmed2612 2 жыл бұрын
Scw wlhi xaqiqi weye shiq umul
@umumanaal6610
@umumanaal6610 2 жыл бұрын
بارك الله فيك يا استاذي
@abdilaahiahmed1177
@abdilaahiahmed1177 2 жыл бұрын
ما شاء الله شيخ محمد أمل جزا الله الخير الجزا 🥰
@fahankanolosha6347
@fahankanolosha6347 2 жыл бұрын
Social media waa cadowga ugu halista badan ee jirta qarnigan waxana la rabaa in laga taxadiro sidii lasaga badbaadin laha waalidkuna ha la socsadaan ubadkooda
@wardaabdille5631
@wardaabdille5631 2 жыл бұрын
Waxaan arkey gabar ooysay telka habeen ka jabay seen caawa kukogaa caawa ilaa biri masugikaro walhi waa naxay
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 2 жыл бұрын
سبحان الله.ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم.
@abdisheekhadan6336
@abdisheekhadan6336 2 жыл бұрын
Sheekh umal ilaahay haw daayo mashalah
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 жыл бұрын
Jazakalaah Cheick mohamed apdi umal
@Ahmed-hp8ov
@Ahmed-hp8ov 2 жыл бұрын
JAZKA'LLAHU KHAYERN, Wa'khayerul JAZ'A Xafidaka lla'hu SHEEKH.
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 Жыл бұрын
Masha Allah shiiqoow Alle hana barakeyo dhmnteen
@yuusufmohamed8845
@yuusufmohamed8845 2 жыл бұрын
Jazakallah Anaganuna Rabbi nagu anfaco amiin
@hamzehassan2652
@hamzehassan2652 2 жыл бұрын
جزاك لله خيرا يا شيخ محمد امل ورعاك
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 жыл бұрын
Shiiqow kuwa somalia jooga hoos u eek.
@shaaficikaash2878
@shaaficikaash2878 2 жыл бұрын
Masha alaah
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 2 жыл бұрын
Ina layska daayo internet ya roon.
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
💝🌴ماشاءالله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💖☘️ Salaf Media merci d'avance & ☘️💖 💝🌴 اللهم يعزاكم و يحفظكم و يسعدكم و يبارك فيكم عاجلاً غير آجلا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلٱ و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@axmednurcabditootole
@axmednurcabditootole 2 жыл бұрын
Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah
@zuhurismacil4448
@zuhurismacil4448 2 жыл бұрын
Jasaakalaha
@yuusufmohamed8845
@yuusufmohamed8845 2 жыл бұрын
khayr
@abdullahimohamed3324
@abdullahimohamed3324 2 жыл бұрын
mashaAllah
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 2 жыл бұрын
Jazaakalaah
@dr.sakarieadem1324
@dr.sakarieadem1324 2 жыл бұрын
Baarakallahu Fiikka
@lieutenant101
@lieutenant101 2 жыл бұрын
Jazakallah sheekh
@husseinabdi398
@husseinabdi398 2 жыл бұрын
Wuu mahadsanyahay sheekha balse clibkan waa lasaaray meesha hadalkana sheekha marhoruu yiri dadka comanta qoraya miyay waxba fiirinin’
@HareedHussain4990
@HareedHussain4990 2 жыл бұрын
Allah Ha Inaga Badbaadiyo Aafada Internetka Aamiin : Allah Ha Barakeeyo Culimadeena
@gdsgr64
@gdsgr64 2 жыл бұрын
شيخنا جزاك الله ألوف خيرا.
@nuuneycabdullahiyare5270
@nuuneycabdullahiyare5270 2 жыл бұрын
Yaarabi😭😭😭😭😭😭😭😭
@anfarmohammad3471
@anfarmohammad3471 2 жыл бұрын
M a ❤️
@mulki4485
@mulki4485 2 жыл бұрын
Jasaka laaah
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 2 жыл бұрын
M.a shequnaa we love you soo much
@abdiazizbashir7924
@abdiazizbashir7924 2 жыл бұрын
First viewer
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 2 жыл бұрын
صح لسانك يا شيخ .كلام صحيح . جزاك الله خيرا على هذا الموضوع.
@asmabashir3032
@asmabashir3032 2 жыл бұрын
Jazakalaah khery
@aboubakerhassan2588
@aboubakerhassan2588 2 жыл бұрын
Jazakallah keiyr
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش 2 жыл бұрын
بارك الله فيك ياشيخنا الفاضل
Muxaadaro || 12 shey oo faqriga looga baxo || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:02:41
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 40 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 229 М.
What You Need To Know About Hell | #Jahannam Webinar by Dr. Omar Suleiman
1:19:21
CIMRADA QAABKA SAXDA AH EE LOO GUTO  ᴴᴰ┇► SHEEKH MAXAMUD SHIBLE
18:22
Maandooriyaha waa furaha Shar oo dhan || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:24:05
Lamaane Somaliyed Oo soo Bandhigay (JACEYL Qaangaaray) Sh.Abu Dalxa
8:31
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 86 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН