$10 Doller Maxay ku Jaraysaa Jigjiga | What Can $10 Get You In Jigjiga

  Рет қаралды 12,439

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

Күн бұрын

$10 maxay kuu goysaa Jigjiga 🇪🇹
.
Follow my journey
.
Instagram: www.instagram....
.
Facebook: www.facebook.c...
.
Snapchat: www.snapchat.c...

Пікірлер: 79
@naruurab1114
@naruurab1114 8 ай бұрын
1. $10 maalin isticmaalkeeda waa lacg aad u badan marka loo eego dakhliga shaqaalaha caadiga ah ee jigjiga kaas oo ah $2-3 perday. 2. Nagga yareey xayeeysiita xabashida. Xataa hadaan ba'ney oo aan sheqeysan weyne waxaad heli kartaa Reysle,ama waiters somali ah. Ha la sheqeysto dhalinyaro aniga xanuun ayuu igu yahay video-gan markaan ka eego meelo badan. Hore u soco deeqsi, dhalinyarada waxuuda tus.
@Cabdijabarshugri
@Cabdijabarshugri 8 ай бұрын
Deqsi man Ree jigjiga way kugu tashtaan kip giong pr0 soo badi buuqaalada oo horay usoo dhig dhig lph ❤❤
@shukejama5368
@shukejama5368 8 ай бұрын
yo, I liked the coloring of the video.
@abdirisakahmed7891
@abdirisakahmed7891 8 ай бұрын
Calankaa gumaystaha inaga cun sxb xabashi wanaag inagama dhaxeeyee
@HabaibGhalb
@HabaibGhalb 8 ай бұрын
شعبك الصومالي احق بالتبرع له من الاثيوبين المستعمرين
@AxmedsalaadcaliFaaqo
@AxmedsalaadcaliFaaqo 7 ай бұрын
War meesha ma Ethiopian baa la wareegay waxay meel walpa Ethiopian baa ku hadlaysaaye nio naga daa somalida noso duub
@mfaisal9737
@mfaisal9737 8 ай бұрын
War nin yahow meesha jigjiga ganacsiga ethiopian baba wada haystee waa sidee meeshu ma bole oo kalaa oo somalidu ku nool yihiin uun
@Taraagle67
@Taraagle67 8 ай бұрын
Deeqsiyow cunada lama afuufo iska jir tan kle bisinka ku bilow wax wlba okay guul iyo gobanimo ❤
@Muumepro
@Muumepro 8 ай бұрын
Runtii Waa Muqaal Aad U Quruxda Badan Muqaalka Waxaan Ka Dhadhansaday In ay Meel Walba Aad Gashay ay Xabashi joogan Dhalinyaro Jigjiga Farihi Soomalida way ka baxaday
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 ай бұрын
150 bir lagugu xiraya ana 20£ o u dhiganta 22$ manta an qorayo aya la igu xira eurobe Wa nacdaL yar 😌
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 8 ай бұрын
arinta layaabka lee waxy thy dhaman gabaha ganacsiga wxaa iska leh ajanib aan somali ahyn jigjiga soo dss ma ahyn
@HamseSADRI
@HamseSADRI 8 ай бұрын
Markaad zxb Africa Wax Ku Duubto Fadlan Color Bilicle Saar Collorgrading Dadkani Ma Fahmayaan
@maqriblabisteofficial
@maqriblabisteofficial 8 ай бұрын
Un talentless man abti waxba nin qayrkaa ah Haku daba darling talent la imoooow😂🙌
@AbdulahiYaqub
@AbdulahiYaqub 4 ай бұрын
Sxb jigjiga taywankeda video kaso duub Labiska Ethiopia lagu gado iga yabiiyay qiimahoda
@samshire8431
@samshire8431 7 ай бұрын
SXB WAA CEEB ADIGA OO JIGJIGA JOOGA INAAD AF AMXAAR KULA HADASHID SHAQALAHA ITOOBIYAANKA AH EE U SHAQEEYA SOMAALIDA..........WADANI ISKA DHIG SXB
@googler5879
@googler5879 5 ай бұрын
Itoobiyaanka jigjigu mayaqaanaan af soomaali ??
@najaxhasan9255
@najaxhasan9255 8 ай бұрын
xisabta wey ka qaldan tahey sxv waxaa ka baxey waaa 50+180+300+140+20=690bir waxaa ku soo harey waa 310 bir
@HodanMustafe-zf5td
@HodanMustafe-zf5td 6 ай бұрын
jigjiga waba ijecelsiinsa for somaliland
@najaxhasan9255
@najaxhasan9255 8 ай бұрын
waxa ka baxey waa 50bir oo bajaj ku raacdey iyo 180rb oo aad ku quracatey iyo 300br oo aad timaha & wajika ku dhaqatey iyo 140br oo casiir ku cabtey iyo 20br oo aad sadaqesatey
@seidawil6355
@seidawil6355 8 ай бұрын
waxaad kamid noqotay dadka nenec dadkooda waayo lama arki karo xabashi meel soomaali leeday muuqaal kaduubaya isagoo dadkiisa lahadlaya
@freetrading-pw1re
@freetrading-pw1re 8 ай бұрын
Wr niyow soo badi wn ka helay qabka udibto dhulka somalida oo dhana dalxis kisa so duub like muqdisho garowe lascano hargesa kismayo galkacyo bosaso wn ku sugeyna inshlh rer bosaso hadan nahay sxp guleyso❤
@the_player78
@the_player78 8 ай бұрын
waryaahee aad soomalida wax ka iibsatid mxaa kaa qaldan wixii odhanba itoobiyaan baad siisayee\
@aqanimaxamedofficial1308
@aqanimaxamedofficial1308 8 ай бұрын
DEQSIY0W VIDEO YADADU MA QURAC IO QADO UNBA 😂😂
@Paroaqoon
@Paroaqoon 8 ай бұрын
Keep going pro you are of the most youtubers in africa I can't wait 1million subescribe
@XamseDahabi
@XamseDahabi 8 ай бұрын
Marta ayaa kuu dhiman zxp punkeedii
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 7 ай бұрын
10$ Ethiopian ahan noogu soo sheeeg pro
@mohamedabdirizak9208
@mohamedabdirizak9208 8 ай бұрын
Deeqsi man Funs from baidoa
@Moneycash-c5m
@Moneycash-c5m 7 ай бұрын
Zxp noolow 🎉
@Qaajechannelew4xi
@Qaajechannelew4xi 8 ай бұрын
Muuqaal qurxoon waanku raaxaystay 🙏
@maxamedkhadar2395
@maxamedkhadar2395 8 ай бұрын
Deeqzi sxb sare halkaas ka sii wad horumarka wacan ❤❤🙏
@mohamedabdalah4473
@mohamedabdalah4473 8 ай бұрын
Ninkan waan wataa
@AmiirAhmed1
@AmiirAhmed1 8 ай бұрын
🎉
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 8 ай бұрын
Balanteenu waa ilaaa iyo dubi❤❤
@MubarekDahirOsman
@MubarekDahirOsman 8 ай бұрын
Muuqaalka editing ka codka intaba waa heersare horay usoco guul ayaan ku rajaynayaaa
@Mustafe_shacraawi
@Mustafe_shacraawi 8 ай бұрын
Wow Deeqsi Man Hore u soco bro From Hargeisa
@AliiBurhaan
@AliiBurhaan 6 ай бұрын
Noso badi muqalada magalada jigjiga😊
@UpdijalilSheeekhbadri
@UpdijalilSheeekhbadri 7 ай бұрын
My brother's 🥰👌
@Suhala-f4t
@Suhala-f4t Ай бұрын
𝖶𝗈𝗐❤
@mustafedek
@mustafedek 8 ай бұрын
THE DEEQSI✊️
@jowhar9388
@jowhar9388 8 ай бұрын
Mansha allah sxb horey usoco
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 8 ай бұрын
War jabhado ar sameyno aniga diyaar ah hiiraan ayan ku sugan nhy 10 qof hubeysan ya naso raacaya o na hagaya dib uxureynta somaligalbeed 🇸🇴🦁
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 7 ай бұрын
Oo ma aye marka samyn
@Umayma878
@Umayma878 8 ай бұрын
Alaa mxaa uxisay jigjiga
@dekaabdi3935
@dekaabdi3935 5 ай бұрын
Mashaallah ❤️
@mrfuga6041
@mrfuga6041 8 ай бұрын
This video 🔥🔥🔥
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 8 ай бұрын
Wa qalii $10
@Mustaphy_8
@Mustaphy_8 8 ай бұрын
Hore Usoco Sxb Jigjiga Inbadanbay Bilaa KZbinr Ahayde
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 8 ай бұрын
Freee Xaqa camera 📷 manka no Cuqraac + No coffee ☕️ +No barber 💈 shop
@RIIRAASH
@RIIRAASH 8 ай бұрын
Beautiful video keep going legend
@ApdifataH-s4w
@ApdifataH-s4w 8 ай бұрын
Keep going legend
@caaqilyare9924
@caaqilyare9924 8 ай бұрын
zxb hada aa kuso bitey keep going bro xmr aa kaso malamoya wn kusu gena welcom xmr bro 👍👍
@Mudug___Star
@Mudug___Star 8 ай бұрын
Horay usoco nin macquuLa tahay waan kugu xiranahay deeqsi man from Gaalkacyo ❤
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 8 ай бұрын
Sxp qalih deeqsimaan wan ku tageeera horu Mar wacan kuu rajeynayaa
@AhmedMohamed-zs3bz
@AhmedMohamed-zs3bz 8 ай бұрын
Sxp eray aan kugu qiimeyo ma garanayo ee waxaan ku odhan lahaa top waad dhaaftay legenow🎉
@MaxamudTimojilic-gc8hg
@MaxamudTimojilic-gc8hg 8 ай бұрын
War nio jigjiga waxeedu qali bay noqden intan ka maqanhy
@Samatalis382
@Samatalis382 8 ай бұрын
Sxp kan muuqal waa dhaafay waa An other level
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 8 ай бұрын
Masha allah keep going libaax best youtuber of the jigjiga
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 8 ай бұрын
Awesome 😮
@Superofficial-r9j
@Superofficial-r9j 8 ай бұрын
Malinkan Waan ku Arkaay bro Inaad Vlog Walan soo Wado Go Forward
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 7 ай бұрын
You just gained a new sub, keep up the great work deeqsi walaal mcn
@KaderYousuf-c3r
@KaderYousuf-c3r 8 ай бұрын
Thanks wll waxad nooga soo sameysa gymta vlog ❤
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 8 ай бұрын
Horumar wacan zxb deeqsi man
@khadar6424
@khadar6424 8 ай бұрын
Na na unbaa maqlaye Meshu waa xagee😂😂
@hasanshekh4366
@hasanshekh4366 8 ай бұрын
Keep going zxp deeqsi man❤
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 8 ай бұрын
Zhp bunku yun kanoqon balwad
@CabgggCabggg-rm3bo
@CabgggCabggg-rm3bo 8 ай бұрын
Waa qasbaneysaa af amxaariga
@djibami8845
@djibami8845 8 ай бұрын
Deeqsi man lagen sii wad
@axmednuurshmuuse147
@axmednuurshmuuse147 8 ай бұрын
Deqsi man Legend kayga ❤❤🎉
@Eiluo
@Eiluo 8 ай бұрын
Legend
@ShiineBossSIICID-hy1ug
@ShiineBossSIICID-hy1ug 8 ай бұрын
GULASO JIGJIGA❤❤❤❤❤
@RabicaAxmed-i1k
@RabicaAxmed-i1k 7 ай бұрын
❤❤❤
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 8 ай бұрын
Guulayso saxb
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 8 ай бұрын
Legend honey usoco 20k coming soon
@Asmacali-n1q
@Asmacali-n1q 8 ай бұрын
Keep going abt
@sacadaabdikarim7503
@sacadaabdikarim7503 8 ай бұрын
Keep going bro❤
@maslahfitness7855
@maslahfitness7855 8 ай бұрын
🫡
@xiismedia-q7v
@xiismedia-q7v 8 ай бұрын
😮
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabgggCabggg-rm3bo
@CabgggCabggg-rm3bo 8 ай бұрын
Waa qasbaneysaa af amxaariga
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
NIN AAN SEEXAN 29 SANO | THIS MAN HASN’T  SLEPT IN 29 YEARS
19:18
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 8 М.
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 81 М.
10$ Maxay kuu jaraysaa | JIGJIGA ETHOPIA 🇪🇹
10:08
Mawled Zaam
Рет қаралды 43 М.
WAXAAN KU AFURAY WADADA DHAXDEEDA JIGJIGA 🛣️
14:39
DEEQSI MAN
Рет қаралды 23 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12