100 $ COPY & PASTE VIDEO | WEBSITE KAN KA SHAQEYSO

  Рет қаралды 71,472

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 жыл бұрын

Salaam Guys
Clickbank Course gelleschool.thinkific.com/cou...

Пікірлер: 272
@nuuneadamadam8394
@nuuneadamadam8394 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro sidan lacagt loola baxo soo sheeg thansk
@relaxingminecraft614
@relaxingminecraft614 3 жыл бұрын
Gelle mahadsanid wllky
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 жыл бұрын
Mansha alah waa videoga ugu fudud video yada kale macalin. Qaabka PayPalka looga xira video ma ka sameeysay??
@mohamedabdimohamed3026
@mohamedabdimohamed3026 3 жыл бұрын
ugu horeen waan ku salamay Zxp barnaamijyadan aad inala wadaagto adiga lacag maka sameesay....
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 жыл бұрын
Mansha alah wll waan kula socdaa. Lakiin courska iyo video yadaan Aad noo soo gudbisa maxaa farqi oo u dhaxeeya macalin. Koorsada in aan ku biira ayaan talaaba u jiraa. Lakiin waxaad moodaa in aan si qaldan wax u fahmay my last question insha alah tnx.🙏🙏🙏
@yusufabdi9668
@yusufabdi9668 3 жыл бұрын
Sxb faafahinta ka sii bixi steps laga sii bahan yahay sida account information iyo referrals , tolls vediga ka sameey saxb
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
Wow zxp waakan muqaalka aan donay midka aan ninka cadaan ka Haa kafahmi wayay waad mahsantahay
@barodiintaislaamka7661
@barodiintaislaamka7661 3 жыл бұрын
aadbaan kuu salaamayaa saxb WAXAAD DOONAYAA INAAD KA HADASHO WEBSITEKA FREELANCER
@a.shakuursaladali3567
@a.shakuursaladali3567 3 жыл бұрын
Sidee lacagta ugu baxsan karaa ustaad
@ustadfreefire3405
@ustadfreefire3405 3 жыл бұрын
M.a sxb wankula socdhaa inshallah waxan rajeynaya anaa kafaa idhi doona
@SANTIKUMI1
@SANTIKUMI1 3 жыл бұрын
Zxp mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ada mudan sxb
@farsamoyaqan8676
@farsamoyaqan8676 3 жыл бұрын
Website ka aad shegtay adfo waxa leh dal cawaan ah ola yiraah south Afrikan makuwasaa irasaqad laga helaa😊
@yusufabdi9668
@yusufabdi9668 3 жыл бұрын
Wan sameeytay account lkn steps kle u bahanahay inaa wx ka sii ogaado mise shaqdada sii galaa oo vedigo like share sii dhahaa
@kingzahha1907
@kingzahha1907 2 жыл бұрын
Ustaad prefect maney ayaan naqaanaa website prefect maney noo raadi guul wacan
@maxamed27
@maxamed27 3 жыл бұрын
Bitcoin sidee loo sameyaa teacher waan ku daalee adoo mahad san inoo sheeg
@Yaz2687
@Yaz2687 3 жыл бұрын
Engr hada somali ku noolahay oo aan adeeg paypal ama bank account midan aan istcaalin qaab kale lacagt leygu so diro ma jirta? 🙏🙏🙏
@ibraahinxaamudaxmed2905
@ibraahinxaamudaxmed2905 3 жыл бұрын
Gelle zhp Somalia paypal kma shaqyneye sikle oo ka fudud oo an lacgtn kula bixi karo ma hysa
@Abdalle-feer.
@Abdalle-feer. 3 жыл бұрын
Ustad muqalka markii la Geyo ma in la dhames tirtaa mise hdii la furo waa oo wax yar la dawado laga bixi karaa oo intas lugu heli lcgta tan kale lcgta kenya oo ah $1.40 ima sinayo maxaa Qaldan plz iga cawi dhan kaas,
@mhdhanad1456
@mhdhanad1456 3 жыл бұрын
Zhp anigoo information ka buuxinayaa Ayaa waxa uu iiga baahday address 1 Iyo address 2 xataa aniga oo Somalia Doortay maxaan sameeyaa
@hassantech510
@hassantech510 3 жыл бұрын
Asc bashir gelle sxp,waad mahadsantahay wxan rabaay inaad iga cawiiso rumble, wxu iso qorayaa this service is not available in your country,miid labaad meel an cawinad ka helo ayan rabay Acount tiiga payoneer aya block liiga saraay ,siden unblock uu dahdaa
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 жыл бұрын
Lacag ayaan ka sameeyay casharkan runtii. adfocas PayPal wan sameystay waan ku xirtay. Lakiin waxaan keeni waayay qaabka formu.bodybuilding loo dhiga dhanka mareekanka. Sida loo post gareeya waayo hadii aan meehsaas garan lahaa dadbadan ayaa arki lahaa tnx macalin 🙏🙏🙏
@mukhtarabdinafac2160
@mukhtarabdinafac2160 3 жыл бұрын
xagee kaala soo xariiraa sxb wax yaroo xaga bangiyada iga haysta aan kaa waresan lahaa adoo mahadsan
@elhaamyuunizahamed6282
@elhaamyuunizahamed6282 2 жыл бұрын
Manor faa,iideysido Hala aad taqan wll
@user-gx1be3xv6n
@user-gx1be3xv6n 10 ай бұрын
Asc
@ilaarag871
@ilaarag871 3 жыл бұрын
Sxpow geelow waxada waa ka niyad jabay muqaladada soo dhamaystir video intad tabadtid
@khadaryaree
@khadaryaree 2 жыл бұрын
Asalaamu caleykum sxb geela bashir ciwaankan rabay in aan ka samaysto adfocus wuu ii qaadan laayahay maxaa looga wareegi karaa sxb
@mohamedsalah8781
@mohamedsalah8781 3 жыл бұрын
macalin hadan youtube si toos ugu so qado miyey aheen copyright
@cabdiqadirreermio877
@cabdiqadirreermio877 2 жыл бұрын
Thank you, God
@adamabdulahiahmed3077
@adamabdulahiahmed3077 2 жыл бұрын
macalin waxaa ubaahanahay in aan kusoo qabto ee telkaaga irib ustaad
@hafsiinageesdiir9742
@hafsiinageesdiir9742 2 жыл бұрын
Wllkeey thanks transsection posword ayaan sameysan weynay CJ constyle ka please help me
@omarboqor7160
@omarboqor7160 2 жыл бұрын
asc warax saxiab waxa ku raajeanya qeerbdan
@ibrahimismailomer9209
@ibrahimismailomer9209 2 жыл бұрын
Asc sxb sidee u samayn kar malintii lacag anigu ma lihi wabsit
@kidsHappy101
@kidsHappy101 3 жыл бұрын
Hamplyo sxb 10k m.a
@cmcmedia4153
@cmcmedia4153 2 жыл бұрын
Walaal ad iyo ad ayaan kaga mahad celinyaa
@ciisecaraaye821
@ciisecaraaye821 2 жыл бұрын
Sxp lambarka caadiga ah lacagta ma loogabixi karaa
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 жыл бұрын
Qofki kashaqeyo online asaga Somalia jogo plz rebla isoo gal wll
@waayaarag5658
@waayaarag5658 2 жыл бұрын
Markii la,iisher gareeyo xageen galinayaa linkages on kadaawanayaa
@halimaomar189
@halimaomar189 2 жыл бұрын
Click bank Somalia kama shaqeeyo. do you have another option ?
@qadirhersi2559
@qadirhersi2559 3 жыл бұрын
Asc gelle sxb kasohadal website kushaqenaya Mpesa Kenya
@drhamidsaid5000
@drhamidsaid5000 3 жыл бұрын
thnks ustad
@khaledonthebeach9758
@khaledonthebeach9758 3 жыл бұрын
Imisa bilood ayaa koorsadaada lagu bartaa ustaad. Mahadsnid
@sadamjamac1778
@sadamjamac1778 3 жыл бұрын
Sxbow wax sax ah dadka usheg oo wipsite ka shaqaynaya somalia marka lacagtana side loola baxo usheeg views xarana iska ilaali
@somtroubleshoter9642
@somtroubleshoter9642 3 жыл бұрын
sidee ban somalia anoo jooga ufuran karaa clickbank?
@apdilaahicali0262
@apdilaahicali0262 2 жыл бұрын
Sidee loogu badalaa evch plus zxp soo zamee please
@Abdalleadam14
@Abdalleadam14 3 жыл бұрын
Zxb howsha waan dhameeyaye xageen geeya linking markaa
@ahmedkayse3004
@ahmedkayse3004 2 жыл бұрын
haa wa sax lacag waa laga samaynaya lkn samir u baahan tahay
@nasrajamac67
@nasrajamac67 3 жыл бұрын
Vbn kii saa la iskaga dwaan galiyo nooso dir zxp
@jaaleofficial8484
@jaaleofficial8484 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bro
@iskokomianbouwy3275
@iskokomianbouwy3275 3 жыл бұрын
Zxp wamahadsanta horta sitha as nogala wathagti waqtigaga ....wax ayar an kuweydi athigo rali eh..horta wax walba wasubi vedio share wadaxi link wan xeli wax kasta wadamey balse paypal account ayan ufuruni rapi wakanoki wayo email iyo number wagili lkn pasward ayan kanoki waxa leydaxa 8 character or longer ha ahatha pasward katha hadna waxa leydaxi Must have upper cases and lower cases letters Next ni ..at least 1 number and symbol like( !@#$ .... Mxan sameya meshas wafaxmi waye ..jawab ayan kasuga zxpxn
@fatumaabdi6854
@fatumaabdi6854 2 жыл бұрын
ASC wll baswer keyga hadan ilawo sideen ku ogadaa adoo mahad san ii soo jawab
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 2 жыл бұрын
Walal geele bal waxa ugu wnagsan aan lacag ka sameyn karno noo soo dir
@mumbaimedia.5286
@mumbaimedia.5286 Жыл бұрын
Captcha does not match,what do they mean?
@naturerelaxationchannel6942
@naturerelaxationchannel6942 3 жыл бұрын
sxb waan kusalamaya video yada so galiso badana markan raco ima shaqay nayan tusale ahan hada vidow gan links ka markan qado ee dad u diro links ku so inu geeyo maha vidow gan udiray qofki magaynayo vidow ga ee waxa uu gaynaya Adfocus maxa qaldan
@NooradinHurdaye1
@NooradinHurdaye1 3 жыл бұрын
Yaa mesha kshaqeystay oo paypal aan ku caawiyaa
@ahmedwalidayib8742
@ahmedwalidayib8742 3 жыл бұрын
Asc zxp paypal kama sheqaynayo somaliya eh miyaad noosoo diyaarisid kuwo mastercard bank ah
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok sxb
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh Ай бұрын
⁠@@GelleBashir waaan la ahay in aaan kula soo xidhiidho i need the course?
@munasarhassan15
@munasarhassan15 3 жыл бұрын
Wll waxaan ubahanhy inaad vedio ka soo sameyso Sida loo ogan karo lacagta meesha ay mareyso Iyo qaabka loogu xirto paypalka🙏🙏
@ridwaancabaas6189
@ridwaancabaas6189 2 жыл бұрын
Asc sxb geele Bashiir sxb sare mindsumo qaabka loo geliyo ama submitted loogu sameeyo
@MarwannashkaNoor
@MarwannashkaNoor 3 ай бұрын
Aniga gmil marekan ayaaa xagaas laiga Soo fure marka paypalka familka marekanka hadii aad ku furto hlkaas inaad jogtid miyaa laguu modaaa
@homeofsports2660
@homeofsports2660 3 жыл бұрын
Teacher waan ku slmy
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Wasalam sxb
@khalifsharif2160
@khalifsharif2160 3 жыл бұрын
@@GelleBashirhy
@somtroubleshoter9642
@somtroubleshoter9642 3 жыл бұрын
Waxan rabaa in aanniska diiwangaliyo xiisas
@updkani
@updkani 2 жыл бұрын
waxba ka qaldan boowe waxani wax jira maaha wax sax ah umada usoo gudbi insha alah xumana ha iiga qadan
@abdulkadirmohamedali6515
@abdulkadirmohamedali6515 3 жыл бұрын
wan ka helay muuqalada ad so geliso ma heli kara contactigada si aan kuula soo xariirio
@xabiibayusuf5922
@xabiibayusuf5922 3 жыл бұрын
Aniga yutub isame wayo waxan ahay hoyo wax igufilan maheste waxan raba in an kashaqesto yutubka wll an can kanoqdo mGaraty
@cabdullaahimaxamed6220
@cabdullaahimaxamed6220 3 жыл бұрын
suuqa onlindka markaa rabo inaa ka shaqeysto maxaa sharuuddo u hor guboon oo leygaga baahanyahy hadii video aa ka saneysayna magaciisa ii sheeg hadaan shaqeysto xage lacagteyda igu soo dhacysa ma inaa accoun leeyahay baaa mudane
@mhdhanad1456
@mhdhanad1456 3 жыл бұрын
Website bilaash la isku diiwaan galinaayo Oo welipa aan sidaa u sii weynayn Nooga soo samee vidio
@mohamettjama8050
@mohamettjama8050 3 жыл бұрын
Sxp paypalka Somalia Lagama Isticmaalee Maxaa Xala
@Hassan-Aadle
@Hassan-Aadle 3 жыл бұрын
Sxp adoo lacagtaas sameyneysid natus bal bro qaabka ula bixi laheed
@mohamedtahir69
@mohamedtahir69 3 жыл бұрын
Paypal kaliya ayay lacagaha ku bixiyaan markaa qofka jooga meel aan mastercard iyo paypal midna ka jirin sidee looga shaqaysan karaa
@cumarxiifeey8879
@cumarxiifeey8879 2 жыл бұрын
crypto kula bixi kartaa sxb
@jamadahirmohamad8968
@jamadahirmohamad8968 2 жыл бұрын
@@cumarxiifeey8879 Shekadii waxad wadaa boqaradii tiri dadkaan maxa ku dhacay meeshan buuxa kadibna lagu yiri rootigii bay la,yihiin ay cuni lahyeen deetana tiri haday rooti wayeen cake may cunaanoo😊😊. Haatan paypal iyo mastercard ayu la,yahay markaa baad crypto u tilmaamin
@mahadabukarahmad9047
@mahadabukarahmad9047 3 жыл бұрын
Lacagta sidee igu soo gareey Eng
@amuudiabdullahi4404
@amuudiabdullahi4404 3 жыл бұрын
sxb waxada dhan wa qabyo maxa dhacay webside halka an lacagtayda kala soconayo dhaq dhaqaqa an sameeyay noma sheegin, mida kale kii hore ee Rumble asna nooma dhamaystirin qaabka lacagta loogala baxaayo labadaan webside aniga rajo ayay i geliyeen lakin qabyo waaye macluumaadka pro
@aiderusabdo1176
@aiderusabdo1176 3 жыл бұрын
Madaxey waa inad badhitan smayso isaguun3 ha ka sugine keep going
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
Zxp dadka somalidu badankodu wa veiws raadis weeyi lkn maaha aqoon gudbin dhab ah
@daadaamiinmohamuud5570
@daadaamiinmohamuud5570 2 жыл бұрын
Lacagaha laga sameeeyo mala bixi karaa mise waa fake mida kale paypal ma ku shaqeena gudaha dalka jwb wcn
@aadanibraahin6551
@aadanibraahin6551 2 жыл бұрын
Sxb imnka ayaan samaysan rabay ilaa imnka ma samayna ee I cawi deee
@guulwaddemedia6813
@guulwaddemedia6813 2 жыл бұрын
Vidoegaan ma qaadan akraa sxp
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 2 жыл бұрын
Saxib Gelle ma qasab AA inaa ledhahay Bank Account ..Kenya malaga shaqeysan karaa
@HamseKaamil-hz6iy
@HamseKaamil-hz6iy 3 жыл бұрын
Waxan kuweydiiyay markan share dhaHo ay dadkii Kle arkan ay link GA qaran xagee Aya lagarapaa Iney kuso dawadaan ma KZbin Ka Mise Isla wep Kan aad Hada noshegtay Mida noso Kala cadee
@Bartabulshada101
@Bartabulshada101 3 жыл бұрын
Geographical restriction Somalia adunka kareebay
@wllzizu
@wllzizu 2 жыл бұрын
War nio linkiga qoFka markaad udirto meel kle buu geynaa is diwaan gali io wx kle
@agtube4871
@agtube4871 3 жыл бұрын
SHUKRAN
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks wll
@wllzizu
@wllzizu 2 жыл бұрын
@@GelleBashir webka linkigiisa noo soo dhig
@sabriiinsiciid7312
@sabriiinsiciid7312 3 жыл бұрын
Abowe computer ma hysne talefanka ma lagu isticmaali Kara isoo jawb
@xilkasofficial4959
@xilkasofficial4959 2 жыл бұрын
Wll sin up ayuu iga diidanyahay
@shariifadow6532
@shariifadow6532 Жыл бұрын
Workable luqad aqoon se usameyaa
@mhdhanad1456
@mhdhanad1456 3 жыл бұрын
Pro mrkaa lacagta sidee lagu qaadanayaa
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
shahaadadii cjonsyle mushaaraka kuugu qortay soo bandhig
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
walalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiin
@cnaasirshire353
@cnaasirshire353 2 жыл бұрын
Sxb websiteka aad ugu sheenaysay sida suaallaha loga shaqeeyo linkigisa ii soo dir
@Aidarus369
@Aidarus369 2 жыл бұрын
Mashallah
@xilkasofficial4959
@xilkasofficial4959 2 жыл бұрын
Somalia kama shaqeeyo miyaa wuu iga diidaye
@IbraahiimIsmaciil62
@IbraahiimIsmaciil62 4 ай бұрын
Asc feels bashiit
@hassenabdi8278
@hassenabdi8278 2 жыл бұрын
Sxp xasid ayathy video ga mad baladhisid waa yaab san miyaa like iyo subscriber ku rabtaa
@azhraffowzi7017
@azhraffowzi7017 3 жыл бұрын
Wxn u baah nahay meel aan kala soo xidhiidho si aad talo iyo tusaale ii siisid wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Instagram kayga wll
@shukrishacni5384
@shukrishacni5384 2 жыл бұрын
Walal linking isi dhig wn fhmiwayay
@sheishhussein5928
@sheishhussein5928 3 жыл бұрын
Asc wll waankusalaamay marlabaad lkn wali waxaad moodaa marka lafiiriyo sharaxaadaada wali waadkaboodboodaysaa shukran wll lkn codsigaygu wuxuuyahay wll noodhamaystir sitartiib ah arday dhan ayaankuxiraa channelkan silooga faaiidasto lkn waywada calaacalayaan
@Elmiyaaiin
@Elmiyaaiin 3 ай бұрын
Wlhi sxb sida aad sheegtay aniga xitaa waa arkay walaalken Geelle waa boobsiis wuuna ka boodayaa markuu meel kuu sharaxaayo.
@Elmiyaaiin
@Elmiyaaiin 3 ай бұрын
Geelle waxaan kaa codsaneynaa in aad si aan boobsiis aheyn markaad hadleyso oo dagen noogu sharax macalin waa kugu xirannahay mahadsanid.
@quenNura
@quenNura 3 жыл бұрын
Zxpo maalin walbo website laga shaqeysto naso gudbisa lkn ila hada hal web kama shaqeyn lcgna kama samayn somali jooga
@xikmad7
@xikmad7 3 жыл бұрын
Ila aragta walal lacagta ayuu naga dhameeyay wax boojo ah ayay u badanyihiin wibesetyada
@cabdalahi5554
@cabdalahi5554 2 жыл бұрын
Asc sxb bashiirow waxaan rabaa inaad ii ogaatid swugbocks ka appka ayaan is ticmaala marka marunbaa mise waa been in lacgta laga helaayo intaas bis ii ogow waa cod si sxb
@cabdiqadirreermio877
@cabdiqadirreermio877 2 жыл бұрын
Lklkk
@sihaamali5326
@sihaamali5326 3 жыл бұрын
Bro maalin walba qaab lacag lagu sameyo ayad so gelisa hal mid oo shaqynayana kuma jiro dadka masakinta ah qalbiyadooda ha wareerin nio
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 3 жыл бұрын
Abay hal mid sax si pratico noo sheeg dheh adigana asaga qalbiga ha jebinin
@qaasimmursal7791
@qaasimmursal7791 2 жыл бұрын
Waa beebaale fataalaha
@abshirjama3743
@abshirjama3743 2 жыл бұрын
KZbin chanalka maku isticmaalikara sxb qali
@isterlinchannel5164
@isterlinchannel5164 3 жыл бұрын
Linkga markan badalo yan uu dirayaa wll
@mhmoudahmed356
@mhmoudahmed356 2 жыл бұрын
sxp adiga ma isku dayday lacgna maka keentay
@hamseabdale296
@hamseabdale296 3 жыл бұрын
Sidee card bank loo sameeystaa
@dinfafiyoislam2705
@dinfafiyoislam2705 2 жыл бұрын
Sxb anigo joga Somalia ayan raba shaqo fudud isoradi sida paypal
@ahmedhassansaidmohamed7855
@ahmedhassansaidmohamed7855 2 жыл бұрын
Sxb aad baad umahadsantahay wlhi wax fiican baad qabaneeysaa
@fariidoahmedfariido7252
@fariidoahmedfariido7252 3 жыл бұрын
Asc wll Facebook sidee usameeya
@maweladadhalanka6925
@maweladadhalanka6925 3 жыл бұрын
Niyahowvwey kavfavideysan karaan fhalinyarada kuwa aan jogin somalia dheh sababtoo ah paypal noma shaqeyo mahadsanid
@Hajj629
@Hajj629 3 жыл бұрын
Anigaa somalia joogo paypal neh lacag waaa liku soo shubaa wuuna iishaqeeyaa
@zayd2892
@zayd2892 3 жыл бұрын
@@Hajj629 Somali hadda kusamaysatay waa maya lkn wadankale ina kusamaysatay haa wa diri wana lagu so diri
@dheeman3348
@dheeman3348 3 жыл бұрын
@@Hajj629 wllo inte kala so xirira
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 2 жыл бұрын
Sxp link GA markaan kusoo dhufto tirda iima sooqoryo❔❔❔
@abdillahiali1612
@abdillahiali1612 3 жыл бұрын
Ustaad adigu lacag makala baxday
Furo Youtube Channel | Faa'idada aan ka helay Youtube ka
9:04
Gelle Bashir
Рет қаралды 23 М.
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 38 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 21 МЛН
I TRIED Making $28 Every 10 Minutes with Google Translate (My RESULTS)
14:16
Anastasia Blogger
Рет қаралды 1 МЛН
Doorashadiisa Qurux Kaliya Ayuu Ku Saleeyay
12:39
Hosow Pro
Рет қаралды 48 М.
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 570 М.
Internetka ka fa’ideyso @GelleBashir
1:06:23
Warsame Bade
Рет қаралды 28 М.
أكبر سرقة بالتاريخ.. العملات الرقمية!
30:24
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 38 М.