109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.

  Рет қаралды 41,819

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 246
@SahanPodcast97
@SahanPodcast97 3 ай бұрын
Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo: www.aadansahan.com
@YaaZirCali77
@YaaZirCali77 3 ай бұрын
Wlahi aadanaw Hada Anoo Buugii Wan ku salamay ayuu video gan iiso dhacay inyar kahorna tik tok taada ku jiray nin wax wnaagsan lagu barty❤🎉🎉🎉
@Showqi-Show30
@Showqi-Show30 3 ай бұрын
Masha allah , yarkan aqoontisa alle ha u barakeyo , waa nin dhalin yaraa oo ku dayasho mudan ❤
@Faduuma
@Faduuma 3 ай бұрын
Aniga ahaa waxa aminsnaaa arimaha aan fiicnayan I raga somaliyeed laga sheego walow uu I dhalay abihii aduunka ugu fiicnaa rag aan waligay xumaan aanan ka arag wanaag mooyane walalady ixtiraam iyo jacayl mooyane wax kale kama arag Alhamduliah taaso aanan dibada wax jacayla ka daydayin yadoo nimcadooso dhan haysta hadana nin somaliyed siday dumurku u caayen fikir ninka somali ka badaleen lkn Alhamduliah hada wan is badalay waayo waxan garaty in fikirikaga iyo waxad ka filinayso raga hadhow igu so hagaanayn ama aan guursanayo marka maskaxdayda xumaan wan ka saaray wanaag mooyen
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 3 ай бұрын
Fariid
@AbdimajidGuhad
@AbdimajidGuhad 3 ай бұрын
Social anxiety waa mental health problems I suffered with 2013 2017 I am man I used to fear in public places and when I see huge crowds people I got confident nowadays cure is to go and face your fears
@sammaddey9631
@sammaddey9631 3 ай бұрын
@salim omer, u can watch his videos, he's psychologist man, and he's talk about problems facing 🧠 so watch his videos, maybe u get solution.
@umalkhayromar8253
@umalkhayromar8253 3 ай бұрын
Mashallah mahad sanid ustaad allah haku xafidoh aad kuugu mahad celinayaah runtii 20 jirbaah ahay guurkabah waa nacay wlhi lkn hadah waan is badaley ilaahow ku barakee wll❤🎉
@INa_muze
@INa_muze 3 ай бұрын
Nin aadan sahan cml allha No sahlo😁 Annaga neh Hablo fcn allha naga dhigo
@SaprinAhmed-di1hr
@SaprinAhmed-di1hr 3 ай бұрын
Hhhhh salaatulylka tuko isagaad heliyee😂😂
@SayidOmar-oc5vr
@SayidOmar-oc5vr 3 ай бұрын
Run tii rag hadaa nahay dusha wankasimanahay lakiin kala ragsanin
@INa_muze
@INa_muze 3 ай бұрын
​@@SaprinAhmed-di1hr Naag ma qabo miyaa aan aadsade😅
@Somaliadicumentry12
@Somaliadicumentry12 3 ай бұрын
Wuu qabaaa​@@INa_muze
@SaprinAhmed-di1hr
@SaprinAhmed-di1hr 3 ай бұрын
Maya ee ku gaadh 😅
@NasraIbraahin-f5y
@NasraIbraahin-f5y 3 ай бұрын
Waad idawaysay aadanoow run ahnti wxn kamid aha dadka aadka ay usaameyen hwlahasi heer wxn gadhayba rga iska naco sabab la aan hadase wan kadawobay alx wad madsan thy❤😊
@Marwo____Aisha
@Marwo____Aisha 3 ай бұрын
Hooyo iyo aabe ayaa tusaale wngsn iigu filan sasna kama qabo guurka waayo waa hadba sidaad qofkaga ula dhaqanto Hal sirna waan idn sheegaya Dumaroow Ragga qeylada kadaaya oo aayar ula hdla si daganna wax ugu dhaadhiciya haduu kan ugu baqiilsan yhy xitaa gacanta iska daaye jeebku kuu furaya😂❤ THANK YOU AADAN SAHAN❤
@suldanaAlish
@suldanaAlish 3 ай бұрын
sababta kenty in dhalin yartu gurka ka baqan wxa ka kaw ah in ay ragii aminen in ay gabadhu focuskedu yahay hantidisa gabadhuna ay tidhahdo ninku wuxu u danleyahay jidhkeyga . 😢
@hoodo9260
@hoodo9260 3 ай бұрын
Inader cilmiga iyo caqliga Allah hakuu ziyaadsho xaqiiqatan Cilmi iyo aqoon baad dhalinyarada kusoo kordhisaa ❤
@drmucaad2989
@drmucaad2989 3 ай бұрын
Muqaad aad u muhiim ah qof wlbo wng la rabto u share garey aad u mahadsan thy proff aadan sahanow aqriska faidada u leyahy wakas adan sahan ka barta
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
Wll aadan khadar cali ilahay aduun iyo aakhiraba ha kaa abaal mariyo shaqada aad guud ahan bulshada u hayso gaar ahaan Dhalinyarada🤲😊🎉
@Xaali95
@Xaali95 3 ай бұрын
This was such an informative podcast. You showed me a new way of looking at social anxiety. I didn't realise we needed this discussion until after i finished this video. Thanks for everything you do, Aadan.
@HamdaJamaismail
@HamdaJamaismail 3 ай бұрын
Allahuma barik wll Waxyaabo badan Oo anan fikrad buuxda kahaysan ayaan kaa faa'iday waar dadoow Runta nolosha iyo waaqicaa jiraa Waa intane dad si caqliyeysan u nool aynu noqono oo aynu kala dambayno qofkastana maamuuska Uu leeyey aynu siino❤
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 3 ай бұрын
Ustaad aad baad u mahadsantahay arrimo badan oo waqici ah ayaad si wacan u sharraxday bulshadaadna doorki kaaga aadanaa si wacan baad u gudatay video gan kaliya qofki dhammaysta ee si fiican u fahma ee dhuuxa macnaha ku jira dhowr buug xogtii uu ka heli lahaa isagaa kaga filan runti magaranayo si aan kuugu mahad celiyo adiga iyo labadi waalid ee ku dhalay kuna barbaariyaba Jannadii Fardowso jidkiin Allaaha ka dhigo guulayso labada daarood
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad muddo todobaad ah ayaan kadhacayey muuqaalka soconaya 1:21: 33 maanta ayaan go aan saday inaan dhamaysto waana dhamaystay waxaana ka faa iiday waxyaaba iga qarsoonaa kuwa kalana waa danawan doona hadii alle idmo, noosoobadi kuwan oo kale ustaad alle hakaa abaalmariyee😊
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 3 ай бұрын
ustaadka meesha ushida guys Gb noqde😢😢
@Sultan_isse
@Sultan_isse 3 ай бұрын
Inta ugu mudan unbaa dhagaysata Aadan sxb
@AsmaIsmacil
@AsmaIsmacil 2 ай бұрын
Walal Ilaahay caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo Wlhi waxbadan baan kaa faaiday ❤
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk 3 ай бұрын
Mahadasanidi Aadan-Sahan, ❤️ Wan idiiku ixatiiramana Ragganimadiin idiikun ka soo Baxa masulayadiin. 😎
@muqtaarmaxmuud3892
@muqtaarmaxmuud3892 3 ай бұрын
Gabdh wax karad ah, m.a waanugu ogtahay
@arafaadabdi8945
@arafaadabdi8945 3 ай бұрын
Masha allah alle haku marakeyo cilmiga iyo caqligaba
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 3 ай бұрын
Mawduuc wax ku ool ah Ayaan u arkaaa , mudana i mawduuc badan aaad ka soo sameyso
@Boqoldile1
@Boqoldile1 23 күн бұрын
Wa mowluuc wanaagsan oo bulshada u baahan
@FihiimaKhadar-c5b
@FihiimaKhadar-c5b Ай бұрын
Mnsha allh geesi geesi dhalay
@Gucur
@Gucur 3 ай бұрын
Halkeedaa dhigtay ustaad, xaqiiqduna markasta waa qaraar
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 ай бұрын
Waxan musuliyada ahi waa shqsiyada qofka gursanaya lkn hada waax nagu soo batay dhaqamadi rer galbeed ka 🎉🎉
@nimcaaxmadMire
@nimcaaxmadMire 3 ай бұрын
Waa run aniga 18 sanaa jiraa guurkana baqaa waxaan mustaqbalka kaa guursan amoo bahal kugu noqdaa 😢abowe aad maad u mahadsantahy fikradeedii waa badashay ❤
@anwarhaji5605
@anwarhaji5605 3 ай бұрын
Aadban ugu faraxsanahay inad wax uun faiday wa waxa an rabno gabdho wax akhristay wax dhagaystay caqligoda kashta oonan nago Feminst ah oo fabio ku riday dhageysan
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
Kula mid baan ahay aniga go'aan baanba ka qaatay
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 3 ай бұрын
Maxaad go'aan ka qaadaty
@Susaan23
@Susaan23 3 ай бұрын
Haha walhi dad waxaa soo baxay dhalnyardii isku diraya midina gabdhihi baan dufacayaa midna nimankan dufacayaa da hayo. Lkn waxaba Masoo kordhinyaaan aan ka ahayan dhalintii oo ay kala fogaynayaan, waxaan u baahanay dad badan oo positive ah dhalinyarada nolosha dhabta ah iyo jecaylka Bara oo sidii uu wiilka dhalinta reerkisa u dhaqan lahaa iyo sidiii uu gabadha u ixiritaami lahaa iyo sidii uu masuul u noqon lahaa Bara horumarna u Gandhi lahaaa diintana ugu dhaqami lahaa . Sidookale
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
@@abdikafialiissack5669 marriage 😳
@CraxmaanIdiris-q2h
@CraxmaanIdiris-q2h 3 ай бұрын
M,a ustadi Alle Cilmiga ha ku barakeeyo E Sidaa U so badi muqaalada
@asmaomarali1294
@asmaomarali1294 3 ай бұрын
Mash allah, Rabbi cimir dheer iyo cilmiga haku siyaadiyo wll.
@FartuunNuur-f4p
@FartuunNuur-f4p 18 күн бұрын
Maasha allah alla haku barakeyo wall mcn❤
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 3 ай бұрын
War daadow ninka like u sara wa noocma
@muqtaarmaxmuud3892
@muqtaarmaxmuud3892 3 ай бұрын
Maxaa ula jeedaa waa noocma
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 3 ай бұрын
Allaah ku barakeyo aadam sahan❤
@naciimaxaaji7996
@naciimaxaaji7996 2 ай бұрын
Garashada iyo caqliga allaha kubarakeeyo wll wali Somali ah kula fakar ah ma arrag fikradan ama video ga soo celceli lagama xiisodhacaye
@CabdullahiHassan-ge9uf
@CabdullahiHassan-ge9uf 3 ай бұрын
Aadan saaxiib bulahada walhi waad badbaadisay 😊
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 3 ай бұрын
Anu adanba kugu caqliyaystay wado khaldan qaadi maayo maclin😊😂❤
@abdimalikdahirosmaan4700
@abdimalikdahirosmaan4700 3 ай бұрын
mowduuc aad u qima badan masha allah
@MouktarOmar-ds9en
@MouktarOmar-ds9en 17 күн бұрын
Adan sahan ❤❤
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 3 ай бұрын
Anig Waxan Garan Lahay Somalida.Ragoda Iyo Dumarkoda Maxa Isku Diiray Meel Waaliba Way Isku Haystan Xita Kuwii Qurbaha Tagay Wa Arin An Fahami Lahay shaydan Tusow Ah Miya Inagu Dhex jira Mid kale dumarka Iyo Ragga Guurka Ka Baqan Waxba H Ka Baqan Haddi ad Tahay Qof Wangsan Illahay Qof Wangsan Ayu Ku Sinaya
@isramustafa9417
@isramustafa9417 2 ай бұрын
I think sabbtu wa in ay hada ragu la tirsadaan dumarka intay sheegan dumarku hada waligodba way shegi jiren
@SakeriyeMohamed23Mohamed
@SakeriyeMohamed23Mohamed 3 ай бұрын
Rabi ha ku xiftiyo ustaad
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 3 ай бұрын
Niyadaydi guurka ka dhimaty aya maalmahan dib u soo nolaanysa 😊 Barnaamijydan waan la dhacay
@AyaanKhalif-g1c
@AyaanKhalif-g1c 3 ай бұрын
Waxn diyar uahy inan agtada nolsha ku dhamesto ilhayow adn okle no sahal 😍🦁
@bushramohammed2698
@bushramohammed2698 3 ай бұрын
Markuu yidhi gabadha cream keeda eego usoo iibi kuwii kasii dhamaanaya Aad ban uga helay, ilaahay haku xifdiyo wll❤
@Isak.a
@Isak.a 2 ай бұрын
Topic dhaan intas un ba ka qadatay. Dumarka selfish waxad un ka fikirtin adinka waxa la idin sameynaya adinka un inad wax heshin Raguba wa biniamdam daryeel iyo wanag wey u bahan yihin dhagax ma ahan
@libanmohamedodowa5251
@libanmohamedodowa5251 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 3 ай бұрын
Arad iyo daldaalyow Hurre walanwal allah unaxaristo
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 ай бұрын
Waa runta walahi qof aad nolosha wada gesan points hala isku taabto ee iskadaya nolosha aad kuso lifaqesan dramada aad dawaneesa
@ZalmoAli
@ZalmoAli 3 ай бұрын
Cilmi badan baaaan kaa faaaiday austaaad Adam allh ku xafido
@maxamedcilmi3813
@maxamedcilmi3813 3 ай бұрын
Manta saan u farxay markan vediogan arkay wllhi thanks ustad 🙏💯
@daudinhoman398
@daudinhoman398 3 ай бұрын
ustad aadan sahan
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal qaali I like you very mach
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
Isug aan Tik tokta usoo sheegee warkaan jeclahee😂😂
@missgaani2781
@missgaani2781 2 ай бұрын
Ustaad ❤
@Maxamedmuuse-b7c
@Maxamedmuuse-b7c 3 ай бұрын
I fully support you ❤❤🎉🎉🎉
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 3 ай бұрын
Guuleyso walal Adam 🫡 allé haku xifdiyp
@Isak.a
@Isak.a 2 ай бұрын
Men need peace and respect wana labada wax naagaha somalida ku xun yihin naag soomaali daganaasho iyo xushmad kama heleysid
@hodanaydiid9078
@hodanaydiid9078 Ай бұрын
Wll adigu ka kasbo hadaadan adigu respect umuujinayn see ku respect garayn dumarku wa adoo kale inta rabtid bay rabtaa qof wanagsan noqo gbdhu way ku wanaajin
@ahmedka001
@ahmedka001 3 ай бұрын
man jeclayn inan comment so qoro balse walaalayaal manta hooyo ayaa iga xanusanysee waxan si naxariis leh idinkaga codsanayaa inaad aniga iyo hooyo ba nosoo ducaysan Please
@Faadumonum
@Faadumonum 3 ай бұрын
ale hakuu caafiyo
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 ай бұрын
Ilaahay hakuu caafiyo wll, Xanuunka danbi dhaaf Rabbi ha uga dhigo
@nimcomaxamedhaashi
@nimcomaxamedhaashi 3 ай бұрын
Wll hooyo ilhy hano cafiyo
@Zakariamuhammadhashi
@Zakariamuhammadhashi 3 ай бұрын
Allah ha idin caafiyo❤
@SayidOmar-oc5vr
@SayidOmar-oc5vr 3 ай бұрын
Alha nowada caafiyo mom wallow I.n
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 3 ай бұрын
Aadan khadar cali roble ❤💯
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll Adan
@najahmohmet4966
@najahmohmet4966 Ай бұрын
Pointska anu aan halkaa k qoroy w xanuunka imotionka ah dumarku m xamilan wllhi w runtii oo anun baa is modeyo dadka ku dhaha wn maskaxyare laba arin haday mr ila wada kulmn maskaxduba wey i kartaa oo qalpigan k kubtaa
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 Ай бұрын
Aad Baad u maHdsaN thy madaxeeey
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 3 ай бұрын
adan wuu noo hadlay 👏🏾🥰
@AbdiasisAli-uz4gi
@AbdiasisAli-uz4gi 3 ай бұрын
Jazakal ustaad
@saynabhassan2
@saynabhassan2 3 ай бұрын
Nin ragged ❤aadan sahan
@suweysupdyrisak3730
@suweysupdyrisak3730 3 ай бұрын
Intanan iswaydin inay jiran dumar rgooda dulmiya kahor wa inan iswaydina gabari dhibaato intee la'eg Bay nin ugeysan kartaa tan ugu weyni wa iney ladhaqmi waydo hadey dhacadana wa lagu kalatagaya ninkuna noloshisu horay uwadanaya aydo sas ah hadana culumadu 70% wacdigoodu wa ninka hala adeco o kadedkoda un ba umuqda lkn gabdh aa tiri adiga iyo carurtada aniga kamasula e iskukadhibtay o aydon system keda aqoned iyo xirfadeda shaqaba dhameystirneyn aad ilmo kudayacday nolosheda sameyn inte la'eg bey kuyelaneysa ?anago taas aragna adna aad xalkii kadhigeyso ragoo dhan baa wax dayaca maxa nagu gaara miyaan guur kudhiraneyna?
@MuscabHasanAhmed
@MuscabHasanAhmed 3 ай бұрын
su aashaada muuqaalkaagaa lagaga jawaabay wll ee dhameyso
@ruunjamac8102
@ruunjamac8102 2 ай бұрын
M.a bro
@SugroOmarmahamed
@SugroOmarmahamed 3 ай бұрын
Anaga hana waydiin waa runtaa iskaabulaan ka nahy😅 ani kolay fikirkada wan fahmaya ilahay amarkii saan nolosha u arko unbaad ka hadashaa anu anoo gbdh ah marki aan arkay dumar cabanaya wxaan dib ugu laabtay bal in aan u fiirsado reeraha kuwa dariska qarabada iyo asxbta wxaana ogaaday qoysas badan oo bur buray in ay dumar ka danbeyeen hadad waraysatana ninkii baa khaakh lagaaga dhigi wxaana arkay intay ragu u samraan dumarkooda dumarku uma samri karaan ragooda waxana xaqiiq cidii rabta yaysn is warerin nolosha hareerahada ah u fiirso
@Saidmoktar-r7r
@Saidmoktar-r7r 3 ай бұрын
Aadanow wll qali maxaynan uguursaneyn.
@aminamo7377
@aminamo7377 3 ай бұрын
Off topic Adnow podcast yada kle ano hawlahega heesta dhageesto lkn adi waa dawada expression kaga jeclahay guleeso 😁
@mahameddayib7170
@mahameddayib7170 3 ай бұрын
Jasakallah wll mcn
@PKXDdünyası123
@PKXDdünyası123 2 ай бұрын
Wll ragga wanaagsan aad ka hadlaysaa way jiraan lkn waa minority waxa ka badan nimanka iska daa xaqa xaaskiisa xataa xaqa awlaadiisa aan aqoon sidaasay tahay waxa ka xun inaad guursato qof ajaanib ah
@kifahmohamed
@kifahmohamed 3 ай бұрын
1 maxey tahay sababta Nin iyo naag hadey is guursadaan kadibne Kala tagaan dhaleeceynta ugu badan dumarka loogu geystaa sida in layiraahdo waa tii lasoo furay, wixii lagu soo furay ayey qabtaa Iwm? 2 Maxey tahay sababta hadey ninka iyo naagta sanadooyin is qabaan oo ay wax awlaada heli waayan dhaleeceynta ugu badan gabadha loo saara sida in layiraahdo waa madhasho ,maxey tahay naagta intaaso sano laqabo oo waxba dhaleyn iwm? 3 gabadha hadii la kufsado ama si xoog loo isticmaalo maxey tahay sababta ayadoo la dulmiyay dhaleeceynta ugu badan loogu geystaa? xitaa waxaa macquula iney isku disho kaliya hadaladas foosha xun ee lagu dhahaayo dartooda? 4 xitaa gabadha hadii ninkeeda uu xun yahay oo jir dilo gabadha walidiinteeda waxey ku leeyihiin dulqaado intii lagu soo furi lahaa oo Nala dhihi lahaa gabdhiina lasoo furay maxey tahay sababta? Xitaa waxaa jira waxyaabo kaloo badan oo ay dumarku Kala kulmaan bulshada dhexdeeda?????
@MuscabHasanAhmed
@MuscabHasanAhmed 3 ай бұрын
jawaabtoo koban 1: waa fikradaada dumar kaliya lama eedee ragana wala eedaa ragaba ha ugu badnaadan lkn raga dhibtooda wey qarsadaan oo xaas kisa ey kala tageen kama hadlaan, real life majiro nin ka hadlaya naagtisa uu furay , balse wad arkeysa dumar kahadlaya nin soo furay xitaa Social media-ha. hadii aan kusaxo suaashaada waa fikrad ad adiga qabtid 2: suashada labaadna waa fikradaada oo naag iyo ninba madhale wa noqdaan dumar kaliyana lama eedo 👍 3: Adiga aan kuweydiyee eeda loo geysan karo gabar lakufsaday nosheg ?, qof xun hadal uu dhahayna bulsho oo dhan ma matalo 👍 4: tan waa 1% ayey dhacdaa mana aha wax si caadiya udhaco oo reerkeedu yeeli maayaan in gabadhooda la jirdilo, shekadaas aflaamta unbad ku aragtay waa iska sheko , ama waa dhacdo naadir ah uma baahna in jawaab loo raadiyo👍 dhamaadka hadalka waxaa tiri waxyaalo ey dumarka kala kulmaan dadka aya jira Suaal anku weydiyee dumarku soo bini aadam maaha ma malaa ig baa mise waa kitaab quraan sida raga ey dhibaato ula kulmaan ayey ayagana ula kulmayaan , dhamaadka hadalkeyga Sualahan kaa dhex guuxaya waa socail anxiety qeyb kamid ah Saladaada Tuko sida cadiga ey walidkaga unolayen unooloow , adiga qof wanagsan noqo qof wanagsan aya heleysaa 👍
@SuusuuIbrahim
@SuusuuIbrahim 3 ай бұрын
Adanoow warxitaa walasheyda weykugu kacday ilaa aaa udaray muqaalkii oo dhameystiran 😂😂 bal hada dumarka hanagu kicin ❤ adigana waan ku aqaana runta kamaba baqatid taasna waa waxaan kugu jecelahay ❤ waxaan lahadlayaa kuwa muqalada jarjara Allah kabaqa oo dumarka hanagu kicin😂
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 ай бұрын
Walal walasha 10 dollar sadex siu😂❤
@RaxmaCabdiraxman-q7p
@RaxmaCabdiraxman-q7p 3 ай бұрын
Caqliga allaha kuu barakeeyo 🫅
@AbdifatahFatah-dr6qq
@AbdifatahFatah-dr6qq 3 ай бұрын
Libaax baad thy sxb hore u soco
@NuuxAadan-d1o
@NuuxAadan-d1o 3 ай бұрын
Thanks aadan😊
@salamali54
@salamali54 3 ай бұрын
Anaa u horeeyay oo daawaday videogan ❤
@aziizamohamed4658
@aziizamohamed4658 3 ай бұрын
Thank you
@Ramlah-c3g
@Ramlah-c3g 3 ай бұрын
Aadanow aniga saan crush kugu ahaa baan maalin hore kaa xanaaqay oon kaa qalad fahmay, lkn intaan kaa faaiida yaa ka badan intan kugu raacsaneen Hore u soco ustaad❤❤
@SayidOmar-oc5vr
@SayidOmar-oc5vr 3 ай бұрын
Walahi ninkan really uu kahadlaa
@AbdiasisAli-uz4gi
@AbdiasisAli-uz4gi 3 ай бұрын
Walashaa waa laguu hyaa adna nin walaashis baad hysaa that is it
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 3 ай бұрын
Adan sxb fadlan muuqal noga'samee qabka ugu fican ee loo'la falgalo "Guusha" iyo "Yoolka" ama macnaha saxda ah ee Guusha iyo faa'idada hiigsiga wanagsan. Mahadsanid:)
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 ай бұрын
Yool waa sal ama gun shey wax u ah guulna waa guul uun😂❤
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 3 ай бұрын
@@kafiyaabtidoon4043 intas aad iyo aad ayey uga tun weyn'tahay __ ina abtidoney ;)
@KORORSOAQOON
@KORORSOAQOON 3 ай бұрын
Wu sii dhamanaya videoguye aan coment dhiibte aadanow nio caqliga alle haku daaye waxba kamad tagin
@CabdullahiHassan-ge9uf
@CabdullahiHassan-ge9uf 3 ай бұрын
😂😂Haa wuu sii dhamaanaya
@AsmaAbdiqadir-e6t
@AsmaAbdiqadir-e6t 3 ай бұрын
Inta dheystay😊❤
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké 3 ай бұрын
Wll Adan peace ✌️ & love
@MaankaabtrainingCenter
@MaankaabtrainingCenter 3 ай бұрын
Google ka baadho wuxuu dhahay 1minute kiiba 24 qof ayaa loo geystaa tacadiyado kufsi USA dhexdiisa ,Allaah ayaa nimceeyey somaliyey ee Alxamdulillaah dhaha .
@muqtaarmaxmuud3892
@muqtaarmaxmuud3892 3 ай бұрын
Alxmdulillaah ❤
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 3 ай бұрын
😂o dadka ma xumaanta unbad kula tartamaysan marka wanaga iyo horumarkaba kagama dayatane Teda kle nin dhul sharci leh jooga og dambigu gaysto ciqaabtisa inu marayo mxd tussale uga dhigaysaa Wanu ognahy adunka mel anu kufsi ka dhicin ma leh lkn waxa lays dheryhy sharciyada u yaala wadan kasta dalka USA damiga dilka ka wayni waa kufsiga, ninka dilaaga ah iyo ninka kufsade ah marka meel lagu wada xidho kan dilaagi wuxu aminsanyhy kn kufsedeh ah inu ka dambi badanyhy Marka wll dad horumar gadhy o sharciyoh samaysty haku daba lumin
@9Warda
@9Warda 3 ай бұрын
Sax hormarka intii layskaga dayan lahaa dadka qaaq dambiyada ayey cudur daar uraadinayaan​@@kaltuunabdinasir8735
@MuscabHasanAhmed
@MuscabHasanAhmed 3 ай бұрын
@@kaltuunabdinasir8735out of topic bad kahadashy ninkan wuxu kuyiri kaliya raga somalida baa sidaas sameyo maxaa loo dhaha iyadoo ey wadamadi sharciyada adkaay halkii minit 24 tacadi iyo kufsi lageysto aydaan uga hadal
@Apthirahman3
@Apthirahman3 3 ай бұрын
Wlhi waxa RajayN laHa muqaldad Mar HorE in an dawado Adan
@abdifatahali4733
@abdifatahali4733 3 ай бұрын
Great podcast sxb! Waxyaabo badan oo muhiimad sheegtay lkn qeybta aad tidhi raganimada ku jirta in aad gabadh dan ka leedahay ama aad shukaansato in aad kharash galiso wan kaso horjeeda. Raga nimadaasi haba iga Maqnaato😂 gabadh aad shaley is barateen oo aadan qabin oo haday doonto kugu daneysanaysa inad kharash galiso waa doqonimo. Wixii hadyada waa halkeeda kamasoo horjeedo lkn wixi dheerada iyo inan family geeda billiyo allahey ka alla 😂
@daherabdimalik
@daherabdimalik 3 ай бұрын
Du können diese Thema sehr wichtig. Du kannst mehr machen Bruder ehrlich
@HamzeDayib-c9h
@HamzeDayib-c9h 3 ай бұрын
intad jarmal wax kuso qoryso ma jarmlka dhagysanysaa 😂
@MohamedYusuf-ur4ri
@MohamedYusuf-ur4ri 3 ай бұрын
Adanow zxp wax badan ayan ka faidaya
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 3 ай бұрын
Hooyo iyo aabe walba iney isku tanasulaan cadowgana iska tiiriyaan ayey aduun iyo aakhiro ku najaxayaan ubad qiimo badana soo saari kara
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 3 ай бұрын
m.allah jiilka kugu xiran waqtigoodi mauusan lumin 😏👍
@wll___yuuchanel8422
@wll___yuuchanel8422 3 ай бұрын
Social anxiety caadiga kaso hadal guur iyo rag dumar ka daa
@MuscabHasanAhmed
@MuscabHasanAhmed 3 ай бұрын
social anxiety kaliya sidaad moodo looma fasiro wll
@wll___yuuchanel8422
@wll___yuuchanel8422 3 ай бұрын
@@MuscabHasanAhmed orad Google ku qor ada arkaayo wuxu yahay cabsida dad dhax galka waye
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 3 ай бұрын
Hore u soco sxzo
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 3 ай бұрын
Oo aadan buggi "waber" qoragu ma < "max weber ba'a ama Bernard weber ">. Mahadsanid ;)
@hassanabubakar1226
@hassanabubakar1226 3 ай бұрын
Anigu dumar baan ahay waxaan arkay raga qaar dhaandhaan laga dhigay sidii qaylo loogu waday khadka ka bexeen
@FatxiaDaahir
@FatxiaDaahir 3 ай бұрын
Walee qof kasta waxuu raadiyo un buu heli hadii aad lacag mid leh raadis waad heli lkn hadii uuu qofku ku doorto qofkaan shiiqsi maleeyahy shaqsiyad ahaan qofaad isqaadaneysaan mayahy waad heli Marka ha is daalinina
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 3 ай бұрын
Dumarkena la qaatay saa ugu soo bareertay oo walibana aadan noo kala qaadin xitaa kuwani kale ugu soo bareer ragana nio ama gacan bidixeee
@aminamo7377
@aminamo7377 3 ай бұрын
Yarkan adan la leyahay waa nin quman abyo inbadan ku xeranahy ogaansho asaa dhaamo😂
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 3 ай бұрын
@@aminamo7377 hhhh sidi ogaansho amuu nagu noqda wll ragi kuwi qumana baa la qadanayey ayantane🤣🤣🤣
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 3 ай бұрын
Waxy cuqdadan ku hysa hysa 😂
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 3 ай бұрын
@@xamsetoni7352 bilaa cuqdadba marki kuwi dad kugu xigay ee raga u xisaabsana dumarki dib ugu noqdan
@xafsoquen8278
@xafsoquen8278 3 ай бұрын
Vedio gaga tiktok ku arkey aad iiga xanajiye kadib markan so daawadey asigo dhameystiran waxan ka arkey in dowrka nimanka ee layareysto badana aad doneyse inaa muujiso sida hada aad noogu sharaxdey doorka ay kaso baxan ee adag Mahadsanid suaalo badan aan isweydiin jirey jabaabahod heley jazakallahu kheyr ♥️
@libanmohamedodowa5251
@libanmohamedodowa5251 2 ай бұрын
💯💯💯💯✅✅✅
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 3 ай бұрын
Aadan sahan legend
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
Kani waa macallin waynaaday😂 Ilaahayoow kan Barakee meel aan ogahayna Xaas uga dhig Ilaahoow habar jeclo Romantic ahbaad samaysee mahadsanid 😂❤❤
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
@@YaaSiiN-s6b hhh mawduuc haboon weeye oo loo baahanyahay hhh Naag weynoo Reer hawdaan ahoo Afsoomaali Nin reer hawda rabta
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 ай бұрын
Ustaad aden sahan🫡
@caliahmedmuuse5984
@caliahmedmuuse5984 3 ай бұрын
Adigoo nolosha riyooyin badan ka leh markaad qabto social anxiety 😢
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 52 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
079 | 33 | Meelaha qofku uu ka jilicsan yahay ka mar | Weakness!
28:18
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 275 М.
055 | 15 | Cadawgaaga qofna ha ka reebin ee TIRTIR!
28:00
Sahan Podcast
Рет қаралды 24 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Ha is daalin dadku Kuma Yaqaanaan | Fandhaal Podcast 127 |
25:04
Omar Inshar
Рет қаралды 44 М.
DIB U BILOW NOLOSHAADA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S3E1
1:14:17
AS PODCAST
Рет қаралды 80 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 56 М.