10Ka Calaamadood ee Caacada Qiyaamaha | Sheekh Xuseen Cali Jabuuti

  Рет қаралды 2,224

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

3 жыл бұрын

10Ka Calaamadood ee Saacada Qiyaamaha
Fadalan SUBSCRIBE saar CHANNELKA
↪ / @tobanlayda
Sheekh xuseen Cali jabuuti:-RASUULKA SCW ayaa kusoo baxay qaar kamid ah saxaabadiisa oo meel fadhiya markaa buu NABIDU SCW ku yidhi maxaad hadal haysaan bal ii sheega markaasay yidhaahdeen waxaan hadal hayna saacada Qiyaamada waa saman kee waa 1400 oo sano ka hor intay saxaabadu meel fadhiisaatan bay ka sheekaynayeen Saacada qiyaamada ee soosocota goormay dhici doontaa inakaa uga xaq leh inaan maanta hadal hayno saacada qiyaamada markaa buu NABIGU SCW ku yidhi saacada qiyaamada ma dhacayso buu yidhi NABIGU SCW oo imanimayso ilaa ka hor aad aragtaan 10 calaamadood buu NABIGU yidhi SCW.
✔1,Qiiq ka imanaaya samada
✔2,Dajaal
✔3,Daabada
✔4,Imashada nabi Ciise
✔5,Yaajuuj iyo Maaajuuj
✔6,Cadceeda oo kasoo baxda meesha ay ka dhacdo
✔7,Dhulka oo gu'i doons dhulka ay cadceedu ksoo baxdo
✔8,Galbeedka aduunkana dhulka ayaa gu'i doona
✔9,Dhulka Carabta dhaxeedana dhulka gu'i doona
✔10,Dab kasoo baxidoona cadab oo banka qiyaamada dadka ku ururin doona
↪Credit for Background Nasheed
Song: Unknown
Artist:Unknown
Music Promoted by Non-Copyright Nasheedas.
Nasheed Link: • Video
Channel link: / noncopyrightn. .

Пікірлер: 4
@laylarerashe6123
@laylarerashe6123 3 жыл бұрын
👍👍👍
@IbrahimMed3298
@IbrahimMed3298 Жыл бұрын
Wlhi wa ruun, war illahay kabaqa
@mumtaazupdinuur1493
@mumtaazupdinuur1493 Жыл бұрын
ilaahow noo danbi dhaaf
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 73 МЛН
Dagaalkii Uxud || Sheekh Mustafe
8:20
KHAYR BAAHIYE
Рет қаралды 6 М.
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
LIIBAANTU HALKA AY KU JIRTO | SHEEKH XUSEEN CALI
53:06
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 325 М.
Ahlu Jannaha : Sh.Xuseen Cali Jabuuti
10:47
Tasbiix Production
Рет қаралды 151 М.
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 92 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН