Asc wr wb Sheikh Allah ku barakeeyo waxaa ifasirtaa waxan ku riyooday wiil ka an saxiibah nahay oo geel la jooga wan u imid ka dib geelkii uu la joogay mid ka mida baa ibur satay asna waa igareebayay Sheikh isoo sheeg 😢
@LuulHurdaayeАй бұрын
Asc sheeq alaha ku barakeeyo waxaa ku riyooday anigoo anigoo layleeyahay aqri ayatkursi oo aan aqrinaayo
@fatumamuhammad5685Ай бұрын
Sheqaaan ubahny mel kala xiriiro ishega wacodsi wa idin barayaa
@abdiazizjama4290Ай бұрын
Maanshaallah .
@saacidmohamedosman5325Ай бұрын
Sheikh what's up Nambarkaga ii sheeg Riyo Ayaan rabay inaa ii fasirto jazaa-kallaah kheyr
@SaadNoor-o8vАй бұрын
Sheq waxaan kuriyooda haben kasta wanduma
@habibaabdulla756929 күн бұрын
Shiiq waxaa igu soo noq noqotay gabar aan aqaano oo imaaneeyso ka dibna jinn baa iga kor hadlaayo marar badan baan arkay riyadaas riyadaas waan jeclaan lahaa inaad i fasirto Shiiqoow.
Asc sheekhow waxan ku ritoodey libaax gurigeyga soo galayo tartiib ayuu u sosonaya ane gurigii baan oga cararey waxne ima yeel mana i bursan gurigii u iska galey
@SahroAbdi-rd8imАй бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️😘
@bibi9800Ай бұрын
Scw
@deeqaahmed5905Ай бұрын
Asc sheakh waxa isoo fasirtaa riyada roob da aya anoo afka u dhiganaya biyuhuna aad u macyihiiin
Sheikh ayeyadey I imate anigo quran aqrinayo Mel molac camal ayan joga waxey igu dhahde wan fahmi waye lakin kutubki ayey iga qaadate waxan umaleyna iney keen ama nakeen idhahde arintas iso fasir
@hodanalihhh2163Ай бұрын
Wiil kaasina qof ana aqa no muu ahayen
@Ahlamii12Ай бұрын
Asc sĥiikh ani iimama fasirtid riyooyinka aan sooqoro