12 Maahmaahood oo Doqonta ku saabsan"Doqoni Dibir kama dheregto"Sahanka Suugaanta"
Пікірлер: 9
@user-nt4ud9zs6j2 ай бұрын
M.a
@guhaad18422 жыл бұрын
Away doqon ki
@omarahmed832 жыл бұрын
Labadan wiil eed maalmihii dambe soo galinayseen waan ka helay ee noo soo badiya, waliba fadlan dhanka gabayada iyo geeraarada.
@eyqalib2 жыл бұрын
Maaha doqonta usha agteeda ku dhufo haday garan waayda guud keeda ku dhufo ee waa doqonta usha guud keeda ku dhufo haday garawaay dana gurigeeda u dhaaf
@umulkhayrmaxamuud41872 жыл бұрын
Aaad ayaad umahdsantihiin
@fesalfarah43682 жыл бұрын
War mahmahda marka hore so barta waad khaldaysaan nee