12HOURS NOLOSHEYDA AYAA MAANTA CUMEER LA JOOGAY QOSOL IYO QARAXADA ADUUNKA 🥺

  Рет қаралды 131,140

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

4 күн бұрын

Пікірлер: 591
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 2 күн бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤
@MubarakAbubakar-ly7fv
@MubarakAbubakar-ly7fv 2 күн бұрын
SAFiyOXZC
@MunaAbdullahi-q8q
@MunaAbdullahi-q8q 2 күн бұрын
Scw
@SamiiroQaasim
@SamiiroQaasim 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@user-uz1bq4js7y
@user-uz1bq4js7y 2 күн бұрын
Scw❤❤❤
@RuweydoCiise-x7k
@RuweydoCiise-x7k 2 күн бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤
@M.saadaam
@M.saadaam 2 күн бұрын
Majiraa qof ka sharaf badan nabi muxamad SCW 😢😢😢
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm 2 күн бұрын
Maya abaayo❤
@NafisaDeeka
@NafisaDeeka 2 күн бұрын
Maya❤
@censor140-yi8xh
@censor140-yi8xh 2 күн бұрын
Scw scw scw scw
@MunaShahmad
@MunaShahmad Күн бұрын
May scw
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 2 күн бұрын
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 2 күн бұрын
Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 2 күн бұрын
TEAM Summer isn't Easy yaqay ❤❤labadan yaa iska dhalay sundus funny iO Cumeer Waalow hhhh 😂😂😂😂
@NawaalNawaaliita
@NawaalNawaaliita 2 күн бұрын
Amiro iyo suun duus guul nii rii jeyna hoyo yiin adaak aya tihiin 😢😢 wlhi wAn idunka farxaa
@user-ps2jz3ee6x
@user-ps2jz3ee6x Күн бұрын
Suuro faqired😂
@user-yn4mv5tc3v
@user-yn4mv5tc3v 2 күн бұрын
Sundus abaayo cumeer merkaa lajogtid waa kahelnaa lkn blz hasameynin challenge sidaan cml qofaa lajogaa 12 sacadood waa ceeb qofka utag cml galabkii oo kale wax laduubo katag waa tolo wll nimo ok
@farhiodaahir193
@farhiodaahir193 2 күн бұрын
meshan malaysia ladhaha wa been wxas sister meshode kukala kacsanayan mideda kle wa walked okle what is the problem😂❤
@user-yn4mv5tc3v
@user-yn4mv5tc3v 2 күн бұрын
@@farhiodaahir193 problem malahan lkn mafiicno 12 sacadood inaa qof iska daba socotid 2 saac ama 3 saac wacadi intaas le way hada n.h waxee tiri yakalo kuso sameyaa saas darted udhahay hasa menin
@BTSARMY-vs9qw
@BTSARMY-vs9qw 2 күн бұрын
​@@user-yn4mv5tc3vanage nga walayn daqiiqadu yar isla joogayan😂😂
@Suuban225
@Suuban225 2 күн бұрын
Afkalee waaye abaayo waxaas run mahan waqtiyar ayey isla jogaan mesha ugu badan oo lajoogo waa xafada asad inta kale waqtiyar ayey wax isla duubaan
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 2 күн бұрын
Ninka alay lama sexanayse wa cunuga fedhaha galalane halkay gayn de nagahan waywasheen 😂
@kokobulle6616
@kokobulle6616 2 күн бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤😊
@MunaAbdullahi-q8q
@MunaAbdullahi-q8q 2 күн бұрын
Scw
@user-hi3fb6sd7i
@user-hi3fb6sd7i 2 күн бұрын
Scw scw❤❤
@user-ik7px7uu9y
@user-ik7px7uu9y 2 күн бұрын
❤صلى الله عليه وسلم ❤
@SalmoAhmed12
@SalmoAhmed12 Күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ladancusman889
@ladancusman889 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Faadumo238
@Faadumo238 2 күн бұрын
Nayaa Sunday waa ku jecelahay xuman hano arkin lkn ka fagoow wiilasha qosolkane gaabi abaayo mcney mardanbe 12 waac ha ag joogin wiilal abyooy waku jecelahay lkn adi qiimahaga garo wa ognahy ina asxab tihin lkn waxs o kale ha sameyn
@FaisaMohamud-wx1wx
@FaisaMohamud-wx1wx 2 күн бұрын
Warun taa😂
@CaishaMohamed-i3p
@CaishaMohamed-i3p 2 күн бұрын
Oo waa caadi mxey dhibee miyey korka ka saran tahay
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 2 күн бұрын
Team sundus one like 👍
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 2 күн бұрын
Uf sundusey inader waan ku jecelnhye Nimanka dhexdooda ha ku ordin😭Nimankaana way kugu ciyaarooyiin
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 2 күн бұрын
Abayo isku dir igama ahan lkn ninkan zaki soomali shaxaari waaye var kaadans wuu raadiya iska ilaali oo indhaha u shido waa maxay siduu hoosta kaaga soo galgalayo kaftankaagu yaanu kudhigin meel xun waxaan ku waaninayaa sida qof wllshey ah iska ilaali waxyaalada qaar yaan lagula iman abayo intaasina waano ayay iga tahay abayo midkalena ogow ficilkaaga maanta ama ha wngzanaado ama ha xumaado wuxuu saamayn ku leeyahay mustaqbalkaaga danbe waxad ogaato ficil kasta oo aad samaysid inuu saamayn ku yeelan doono mustaqbalkaaga barito waxan rajaynaya inaad aragtid dhambaalkaygan i.a
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 2 күн бұрын
Waa runtaa
@nimcomohamud9683
@nimcomohamud9683 2 күн бұрын
Run wye
@FaisaMohamud-wx1wx
@FaisaMohamud-wx1wx 2 күн бұрын
Waa runta❤
@Mariadiamond129
@Mariadiamond129 2 күн бұрын
Sax
@Zaki_somali_
@Zaki_somali_ Күн бұрын
Dad ku aqoon ha isku dirin😂
@Fans_sunmriko
@Fans_sunmriko 2 күн бұрын
Team sunmeer one like 👍
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 2 күн бұрын
TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤👍
@user-fg5su4yj6z
@user-fg5su4yj6z 2 күн бұрын
Samiya amarica ayaaan kaaa sooo salaaamayaaaa wllshy qali
@FatxiyaXasanSaalax
@FatxiyaXasanSaalax 2 күн бұрын
♥️♥️♥️🥰🥰🤴
@FatxiyaXasanSaalax
@FatxiyaXasanSaalax 2 күн бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@FatxiyaXasanSaalax
@FatxiyaXasanSaalax 2 күн бұрын
❤❤❤😊😊🎉🎉
@user-dq2vy3om5e
@user-dq2vy3om5e 2 күн бұрын
🎉
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 күн бұрын
Subxanalah wllshyey hal talo iga hoo allah ha kugu anfece Qosolkan badan ee ilaaa qaaxada mujinoso iska da plz because of wxaa la jogta waa rag ha yarado ha waynade xishodka waa muhiim wlhi 🙏
@Dagan9322
@Dagan9322 2 күн бұрын
Qosolka ilaahay baa ku abuuray farxadana allha baa baxshee adiga muxuu kuu dhibayaa
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 күн бұрын
@@Dagan9322 off course qofwalpa alle waku aburay ee adigu hdadan wllnimo iyo gabdhnimo adan kelmed u fari karin wllshaa edeb lehow oo iska dawo anaga tan tagerno xumanredu nadhibaysaye😕
@Yaana0k
@Yaana0k 2 күн бұрын
Sundus abayo waxan waa ceeb iska daa kan waa wiil xitaa gabadh hala sameenin xishood abaayo mida kle qofka wuu kaa xiisa dhaca lama daba socdo ok anna jaceel aan kuu qabo unbaan kuu waaninaya❤
@Alisha-abdalla
@Alisha-abdalla 2 күн бұрын
Muuqalkan ani wanba ka helay dad halkanana canan iyo Buuq bay ku jiran maxay dhibe haday malin bananka la jogto dadkan asxabteda waye awalba way isla jogi jirene caadi iska dhiga😂❤
@saabiriinaxmedmaxamed9551
@saabiriinaxmedmaxamed9551 2 күн бұрын
Isku dhan ayaa tihiin umaleynaa
@Asmadagan-lw5eb
@Asmadagan-lw5eb 2 күн бұрын
Sundus abayo comment inaa baxsho ma jecli abyo waa iska ka jeclhy waana fahmayaa inaa sabartid in lagaa rabo ileen bariis aa shaqeesaneysaaye. wiilashaan wang kuu jilayaan kuumana haayaan runti marki lagu orodsiinaayo chance gaad waaye dhowr jer ku orodsiiyey . Gabdhahaga dhexda ka gal waxyaabo adi kugu sabsn noo soo duub . Love you sister dumarland ❤
@user-lc3vn5ys4l
@user-lc3vn5ys4l 2 күн бұрын
Apyo cumeer team 27 qofka kliya oo soo dhaweyey ee isku fcn yhn amiro io koko xte asa ugu dhow hada beenta la shegin cumeerna saqjanimo laguma ogo waa wiil maskiin cumeer waligiis xte isago jirkeyda firinayo ma arkin maclimo io xazazi iyago firsanayo la arke
@SafaAli-dc6bz
@SafaAli-dc6bz 2 күн бұрын
​@@user-lc3vn5ys4lintee ku arktay wilasha benta kada hazazi maxad been ugu shegeysa
@HodmanAhmed
@HodmanAhmed 2 күн бұрын
Abyo cumer waa wiil wngsn manahan saqajaan qof aan ogeyna majiro muniir aqaa na waa wiil maskiin ah mana lagayaabo inuu waxaas cml kufakiro waligiis uu gabdho kudhexjirijiray uuna lakaftamijuray qofkii yaqaano lee yaqqano wlhi wanag wiil wngsn wexenna ula dhaqmayan Biqorad cml m.a.waa wiilal wngsn marka markasto haaga fiirin dhanka negative ka oki sis
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 2 күн бұрын
KuwaNoo abeera ku soobiiray saynoqonyaN bal sawiro inta iLarabta in sundus cumeer iyo abeera mar wada kuLman kaaly iska arky noqonayaN❤😭😂😂😂
@user-ee9nd8nw7w
@user-ee9nd8nw7w 2 күн бұрын
waliba team Noqda 😂😂
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 2 күн бұрын
Haa wllhi mxaa kafiicn😂😂​@@user-ee9nd8nw7w
@user-ez7kg9tw7f
@user-ez7kg9tw7f 2 күн бұрын
Cumer mocalimo uu iska barejenoyaa cabitanka uu macalimo ka cabay uu ka maserayy asne wuu ka cabay manta barejo tartan ee ku jiran labadoda😂😭
@user-zv3hi3tf6u
@user-zv3hi3tf6u 2 күн бұрын
😂😂😂
@user-fn7np2nc5q
@user-fn7np2nc5q 2 күн бұрын
Margta mazerka😂
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 2 күн бұрын
Ala manooli istaaqfuralaah dhibadanaa umad uu masayray kulaha 😂😂😂😂cumer iyo maseer kala dheer subxnllh 😂😂😂😂
@DrsSaarah
@DrsSaarah 2 күн бұрын
Naa bal ma waalan thy maseer kulahaa videoga uu macalimoo cabitaanka cabaayo inuu daawady baa ka horeysa cumeer
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 2 күн бұрын
Sundus lakin labadoda marabto wakhttiqay isku dhafine😂😂
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 2 күн бұрын
Sunduseey qalbi qosolkaan luuq dhig oo ka carar ninkii qosol laga soo gaadhay ee Abeeraa soo noqdee😂 love you qalbi wanaageey ❤
@RaaxoRaaxoruun
@RaaxoRaaxoruun 2 күн бұрын
Sundus waa kuwataa wa gabadha kaliaha ee qofwalba oo tiimka kamidah wax lasoo duubto❤❤❤
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe 2 күн бұрын
ar sundusaa wa qofka klya qof walba wax laduubto team iyo team uma kala soocno keep going my sister adiyo cumeer waa ini wata kabtiina ima gasho
@user-rg5sh7is8p
@user-rg5sh7is8p 2 күн бұрын
Sundus wiiLshan aad sidii gbdhaha uLa dhqmeyso jooji😮mida kle wiilashan ha isku af barin bisinkeee wxey nimanka Hor ordeeysid😏isku xishooo anagu wan ku jecelnahy lkn khald kuguma dawan karno khaldkaga in lagu sheega vcn❤❤❤
@BisharoAhmed-c8l
@BisharoAhmed-c8l 2 күн бұрын
Is qorqor badana
@user-rg5sh7is8p
@user-rg5sh7is8p 2 күн бұрын
@@BisharoAhmed-c8l ya la isku qor qoraya😳
@DeeqoFaarax-ld4ml
@DeeqoFaarax-ld4ml 2 күн бұрын
Maxaa isla kalaqabanaysa yaa Iska iibin dee wiilasha hadaa rabto laxiriir naag MJ ah laandheere ah buuq uma baahnee ish 😏
@marryme4690
@marryme4690 2 күн бұрын
Sundus Ceeeb mxaaa hee Cumer Aba ka Xishod siise😂😂 Zaki Shaqajaan waye Kasiko😊
@ZuuDiamond
@ZuuDiamond 2 күн бұрын
Amiira waagii ay wiilasha safarka uraacday maxaa oga hadli weydeen markii kle oo asad uusameynaayy koko iyo amiira oradka oo ragga badan joogeen maxaa oga hadli weydeen lkn Sundus hadey hal wiil raacdo waa dhaqan xumo gabadhaan yar amaan siiya wah
@kokobulle6616
@kokobulle6616 2 күн бұрын
TEAM SAMIA ONE LIKE ❤🫡
@AsturMahamed
@AsturMahamed 2 күн бұрын
Team sundus one like ❤❤😊
@inahhahmed8813
@inahhahmed8813 2 күн бұрын
12 hours AMIIRA 12 hours KOOKO 12 HOURS ASAD
@mariamoha4396
@mariamoha4396 2 күн бұрын
@sundus ayanle please waakujecelnhy raga kafogow gabar tahay waa rag waa ku damci karaan abaayoy sharaftaada ilaasho 12hours waa bdnthy ragan Jan’s gaad u egyhn please is ururi oo wax fahan micnahygu maaha ka go Lkn daacdnimdan bdan iskadaa oo raga is ka ururi abaayoy waakujeclhy yaan arkin adoo ooyaya please farxadaaa kuqurxbadanthy alle hku xafido abayo ❤❤
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 2 күн бұрын
Horta labadan yaa ila jecel wayba isku.soo baxayan isku dabeecadna wye isguursada
@marwadeeq5551
@marwadeeq5551 2 күн бұрын
Labada qof hday isku dbeecada yihin qasab miya in ay is gursadan😂😮
@user-mq6mp6yr9l
@user-mq6mp6yr9l 2 күн бұрын
Aniga
@user-mq6mp6yr9l
@user-mq6mp6yr9l 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😅😅
@arawelosheikh2593
@arawelosheikh2593 2 күн бұрын
Naagtaan legemad waaye maashaalaah nimankaa say indhaha ugu shidataa ka helaa laandheerad wiilasha way wada fcnyhiin lkn zaki iyo macalimow kama helo dhaqankooda
@user-lc3vn5ys4l
@user-lc3vn5ys4l 2 күн бұрын
Same😂
@Kingzayon112
@Kingzayon112 2 күн бұрын
Macalimow waa maskin bee se camal
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 2 күн бұрын
Mucalimow udaran shaly ladan intu dhahay dance ibar bu intu ku waregsaday mel walba cabirtay😂
@Fatuush11
@Fatuush11 2 күн бұрын
@@user-ku3lk9th9vma nooli😂😂😂
@Samiaahmed-p3w
@Samiaahmed-p3w 2 күн бұрын
Wllshy Queen Sundus qof karti badan runtii Asxaabta Sundus Ayaanle idinma hayo🙏isoo booqda❤
@Nxjwis
@Nxjwis 2 күн бұрын
yrey niman lagama yeelo or orod io soc socod badan inaad agtooda ku smeyso🙋‍♀️
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 2 күн бұрын
3:58 ilaa 4:01 intaas walax walax yar maa maqlooyaa mise waa dhagahayga guy's 😂😂🤣🤣🤣 CUMEER &SUNDUS waa niwataa ani❤❤😂❤❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 күн бұрын
Prank mlinti bay ka hadlayeen😂
@SabiirinXasan
@SabiirinXasan 2 күн бұрын
Waxay comments oohinta ka socota ma xasusatin miya chelanjiyadi Asad sameyn jiray oo orodka ahaa ay ku jiren koko io Amiira Gabadha yuuska ka daaya😏😅
@Fatuush11
@Fatuush11 2 күн бұрын
Ma ilayaaban thy naagahan wxa haaya la yaabanahy gbdhaha kle mrke wiilasha la socdan Kama so hdlan why Sundus ugu dhagan yhin 😂
@SabiirinXasan
@SabiirinXasan 23 сағат бұрын
@@Fatuush11 wey ka masersanyihin 😅😏
@najmocali6389
@najmocali6389 8 сағат бұрын
Kuwas gabdha kula jire hada kaliged gabar ka eh abayo waxas wa ceeb 😢
@naju-estl
@naju-estl 2 күн бұрын
Sundus dhibley lakiin sikastatahy wankutageera sister❤😂❤🎉
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 күн бұрын
Masha Allaha sundus ❤ qamaarka sidaan u saara quruxlery ❤❤❤❤🫂
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 2 күн бұрын
Team cumeer big fan noosoo badi baayooy😊😢🎉❤
@xaawa6944
@xaawa6944 2 күн бұрын
Qofka koowaad inaa ahay waaku faraxsanahay❤
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 2 күн бұрын
Ceeb wye abaayooy bisinkee waxaan danbe ha sameenin damiirkaaga noole nin aa 12hrs lasoo joogey ceeb wye mustaqbalkaaga danbe ka fikir.😢🙏🏻
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 күн бұрын
Naa waa walantahee isdaji ninka ma hotel bay la,day waa dad bananada wada jooge wah 😂
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 2 күн бұрын
Ninka may lasexaty 😂 lakin wa rune titlkay ku ciyartay 12 sac imamulay inay kadhigtay ahyd
@user-ok6eh5ze8c
@user-ok6eh5ze8c 22 сағат бұрын
Team cumeer one like 👍
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr 2 күн бұрын
Sundus qosol badan Keep going wllshena Mar walbo wxan nahey garab kaaga ❤❤❤
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 2 күн бұрын
Ana ugu horeya oo like saray wooooow😢❤😂😂😂
@MahamedAli-sz9cf
@MahamedAli-sz9cf 2 күн бұрын
ASXBTA HALMER HN KUSALINO NABIGENA MUXMED SC😢❤😊
@abdiwalimustaphe
@abdiwalimustaphe 2 күн бұрын
scw scw scw
@shiyewa
@shiyewa 2 күн бұрын
Sundus ❤qalbi saafi keep going next koko please
@AdnoNorYusuf
@AdnoNorYusuf 2 күн бұрын
Team kooka like 😂🎉❤
@user-nr4dn2yu9h
@user-nr4dn2yu9h 2 күн бұрын
Team sunmir is not easy ❤
@JamacYare-hp1dx
@JamacYare-hp1dx 2 күн бұрын
Apoowo pls Koko la soo qaado maalinkaaga xigaa please sundus 😢😢😢
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 2 күн бұрын
Labadan dhibkoda yaa ila jecel horta😂😂keap goin kuwygiiiiii ❤✨😭🤍💋🦋
@Nuwenajj
@Nuwenajj 2 күн бұрын
Sundus abyoh waxthy gawar qlbi wngsn waxn kuleyhy hori usocoo si ad ugarta guushada coming 400k 🎉🎉
@fardowsaciise6035
@fardowsaciise6035 2 күн бұрын
nayaa zaki somali iska taxadar waa saqajaane maskiin nimadada hakaaga faaideesto uf
@MuntaasAdan
@MuntaasAdan 2 күн бұрын
maxu saqa jan kuyahy malh 😠
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 2 күн бұрын
Kiip goina walshey sundus ❤
@mishkaatabdi
@mishkaatabdi 2 күн бұрын
Naayaa Sundus Zaki somali shaxaari waye vaar kadane wuu raadiyaa iska ilaali naaya indhaha u shido hoosta uu kaa galgalaayo waaxay😏
@naimaarif745
@naimaarif745 2 күн бұрын
Cunugas waa cunug xaasid ah gabdhahana ixtiramin
@Asmadagan-lw5eb
@Asmadagan-lw5eb 2 күн бұрын
Asaaba u damqaday oo ku xanaqy markee dhahdey cumeer I wato
@MaxamedFaarax-sd7iu
@MaxamedFaarax-sd7iu 2 күн бұрын
Muxu dhahay aniga Maba Arkaba be
@king______diini2777
@king______diini2777 2 күн бұрын
Cadi wye walawasa😂
@Qa.70
@Qa.70 2 күн бұрын
​@@Asmadagan-lw5ebwuu ka maseera maahe damqasho kama aha
@MandekAbdi
@MandekAbdi 2 күн бұрын
Dadkan comments ka ooynayo mxa wye bisnka gabdha shrf weladahy farxadeda iyo hormarkeda kaxunthin uff cadawga haujabinina xishoda
@OSCAR.YT99
@OSCAR.YT99 2 күн бұрын
Saki ayaduu jecelyahe lkn ayada cumeer cumeerne koko😢😂
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 2 күн бұрын
Yaaah wxaasa iska dhaa dhicisay ma cumeerba koko jacel😂😂😂
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 2 күн бұрын
Cumeer koko walaalo waaye😂😂
@FaatimaVilviloHFaatima17-nh7go
@FaatimaVilviloHFaatima17-nh7go 2 күн бұрын
Labadan yaa ila jecel😂😂
@sahraaxmedaadan9615
@sahraaxmedaadan9615 2 күн бұрын
Hore usoco my queen❤
@user-jv5ql8fk2l
@user-jv5ql8fk2l 2 күн бұрын
Team samiya next koko bulle ❤❤🎉🎉
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 2 күн бұрын
vedio gaan kucelis waye malinta group baa laqadatay cumeer kiligiis baa rabnaa 😂😂😂❤
@sucdysheikh198
@sucdysheikh198 2 күн бұрын
Pliz masakaxdada cilaac gee😂😊
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 2 күн бұрын
Haa wlhi kucelis waaye😂😂😂 cumer bis intaa rabata like saar
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 2 күн бұрын
Naagahan ku washtay zaki soomaali ma iyagu fara xumeeyay mise asago wax samaynaayo ayey arkeen naa edeb malihidiine wiilka ka dhamaada uf dad nolashoda ku faraxsan oo waqti qaadanayo haku mashquuline
@MaryanHuseen-dl7ql
@MaryanHuseen-dl7ql 2 күн бұрын
Ani baa ka yaabay
@sahroahmed7148
@sahroahmed7148 Күн бұрын
Team cumeer BigFan one like ❤😢
@SamiraAbdi-ov8zu
@SamiraAbdi-ov8zu 2 күн бұрын
Sunduuus abayo ku jecel nahay gbdho wlalan waan nahay plz challenge cmal wiilasha ah ha samen mida kale zaki iska fogaw ma yaqano xushmada gbdhaa mar bdn arkay plz gbdhaha iyo team wlalba kuwa xitaa same ayaga yaqana ixtiramka dumarka wlashoda ku arka❤❤❤❤
@IimanCade
@IimanCade 2 күн бұрын
Qf walba suu iska dhigo waaye team gooni kuma xirna
@farxiyaxusen
@farxiyaxusen Күн бұрын
Sundus keep going wllshey mcn❤❤❤
@NajaxAbdi-jm4zn
@NajaxAbdi-jm4zn 2 күн бұрын
Sundus amiira koko l love you ❤❤❤❤
@dytffttg6491
@dytffttg6491 2 күн бұрын
Rag bad agjogta wlh waiga talo qoslka bdn iska daa afkaga ad bu umuqda huno smile uun hbt dalqadada muqatee
@user-zv3hi3tf6u
@user-zv3hi3tf6u 2 күн бұрын
Waa talo wanaagsan❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 2 күн бұрын
Sax waye abyo...talo fiican Macha'Allah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
@khadramaxamed2990
@khadramaxamed2990 2 күн бұрын
Hore u soco xbbti
@fartuunsalaad2604
@fartuunsalaad2604 3 сағат бұрын
M.aaa abyo wan iska ka jecelhy abyo mcne horya usoco❤❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 күн бұрын
Samiya rabnaa next video in isla qaadatin wakhti
@qamarqueen8726
@qamarqueen8726 2 күн бұрын
Sundusteyda ❤
@quruxwanaag4337
@quruxwanaag4337 2 күн бұрын
Macalimoo la qado malintada kale 😢❤
@user-rh5jv1ng7t
@user-rh5jv1ng7t 2 күн бұрын
Amira lasoqado waqtigaa bis habnahy tim sundus cdsi gena notix gali😢❤❤ 400k kamison sibal xabibti ❤❤bay abayo🎉
@IkraanmaxamedLabaale
@IkraanmaxamedLabaale Сағат бұрын
Wow samiya qurux baan walashay❤❤
@DrsSaarah
@DrsSaarah 2 күн бұрын
Next koko😅ama amira
@user-jj6xu3tv7h
@user-jj6xu3tv7h 2 күн бұрын
sami guulyso❤
@fathiMohamedSabriye
@fathiMohamedSabriye 2 күн бұрын
Boqorada puntlan love you
@AhmedAlixayoow
@AhmedAlixayoow 23 сағат бұрын
hellow geys welkom back ❤😮😊 cumeer iyo sundus family ayaan nii rijeenaa aroos kiina ayaa wada sugeynaa iigu waca
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 2 күн бұрын
Team Amiira qurux one love ❤
@AbdirahiinGaaljelow
@AbdirahiinGaaljelow 2 күн бұрын
Amiira ceyday rabtaa cumeerna Amiira uu rabaa sudusna cumeerey rabtaa zaki soamlina sundus uurabaa😂😂
@HalimaAbukar-ul8lr
@HalimaAbukar-ul8lr 2 күн бұрын
Next macalimow❤
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 2 күн бұрын
Sundus xeerka Dumarland wax ka taqaan gabdhaha maba is cadeeyaan kulahaa ❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 күн бұрын
Heeee : Masha"Allah❤ Sundusteena ❤qosol & qaraaxa wanaagsan (🎉 my darling🎉)💦💦🩵🩵🩵💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩵🩵🩵🩵
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 2 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@user-tu5rp7bx9e
@user-tu5rp7bx9e 2 күн бұрын
Next ceyda
@mohcade2754
@mohcade2754 2 күн бұрын
Zaki Aa U Saqajansan Dhalinyaradaan Asgaaa Wax Walba Oo Wasaqnimo Ah Samaynaaayo Waraa Gabadha Ka Xishoooo
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 2 күн бұрын
Sundusey Amiira Safarka uraac yaah
@HappyComputer-pb5hg
@HappyComputer-pb5hg 2 күн бұрын
one like team sundus😂
@omarahmed7071
@omarahmed7071 2 күн бұрын
Fuck😅
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 2 күн бұрын
Vedio baa idinsobaxay team summer ❤❤❤
@user-ij1hw8ez9c
@user-ij1hw8ez9c 2 күн бұрын
Asc asxabta sundus ku xidhan waxan idinka codsanaya inaad janalkayga soo booqataan ❤ plz plz
@isse_mohamet
@isse_mohamet 2 күн бұрын
Gabadhaan wa jeclahay hadane waxa oran lahaa sidaan xal maahin dhaqan muslim & mid somali 2 duba maahin walasheey xooga yar isbadal sameey wa iga talo kaftankaaga & quruxdaada kaga faideyso siwacan
@user-kz3mm6ih5g
@user-kz3mm6ih5g 2 күн бұрын
Amira qurux ❤️‍🔥 ❤️‍🔥
@nabiihanabiihita2628
@nabiihanabiihita2628 2 күн бұрын
Inta og inay cawa hani ayale imaanayso omg wllhi farxad lee noo thy anagah wewe❤❤❤
@albayare
@albayare 2 күн бұрын
Koko wakubaryaa plz sundus😢😢😢
@aaminacabdi5731
@aaminacabdi5731 2 күн бұрын
habbti alle hayga dhafee maanta hadaan cumeer kula joogin cashar bu ku dhigi lahaa saki😂😂
@user-bm5lu9je4o
@user-bm5lu9je4o 2 күн бұрын
Sundus amiiro uraac dalxiiska vediowgana soo badso saa ugaartid 500k
@Jamaoto
@Jamaoto 2 күн бұрын
Next waxa ka soo dhigtaa adan iyo alpha team hailsta
@user-ix7eb7qz1j
@user-ix7eb7qz1j 2 күн бұрын
Wow qofkii uhoreeye pls reply
@cabdiqays0423
@cabdiqays0423 2 күн бұрын
Koko malinteeda laqado part 2
@user-jt7zj7xv7c
@user-jt7zj7xv7c 2 күн бұрын
Team sundus one likr
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 30 МЛН
SAFAR SALAMA WAA NIXISIDONA AMIRA CEYDA MACALIMOW SALAX😭
15:00
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 143 М.
SUNDUS OO ILMADA CESHAN WEYSE WIILKEEDA AYAAN SURPRISE….?
11:48
King Ceyda
Рет қаралды 202 М.
UGU DAMBEEN WAA NABAD TAGNE RAFAAD DHEER KADIB IYO …?
15:17
King Ceyda
Рет қаралды 53 М.
GABDHAHA OO KALIYA KOKO OO MADAXA SI XUN LOGU GARAACAY QOSOLKA ADUUNKA
17:08
FARAXADA ADUNKA MY RAJO OO AAN USMEYI SURPRISE
8:22
Fartun Happy
Рет қаралды 2,5 М.